
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Madaxweynaha Shiinaha oo taageeray hawlaha nabada ee dawlada KMG ah Posted to the MOL November 7, 2006, 8:33 am Madaxweeynaha dalka shiinaha Hu Jintao ayaa maanta sheegay in dowlada shiinahu ay taageereyso dadaalka nabadeed iyo dib u dhis ee DFS ay ugu jirto sidii Somaliya nabad loogu soo dabaali lahaa. Madaxweynaha Shiinaha ayaa sheegay in loo baahan yahay Qaramada Midoobay taageero la taaban karo u fidiyaan dawlada KMG ah si ay u hanato nabad galyada wadanka una suurogasho sidii dib u dhis loogu samayn lahaa wadanka Somaliya oo dagaaln sokeeye ka socday 16-kii sanno ee la soo dhaafay. Madaxwene C/laahi yuusuf ayaa dhawr beri ka hor safar ku tagay dalka Shiinaha uu uga qayb galayay kulanka madaxweynaasha Afrika iyo Shiinaha sidii Qaarada Afrika wax ula qabsan lahayd wadanka Shiinaha oo hadda noqday wadan awood weyn ku leh dunida xag dhaqaale iyo xag ciidanba. Hadalka ka soo yeeray madaxweynaha Shiinaha ayaa waxaa si weyn u soo dhaweeyay madaxweynaha SOmaliya oo sheegay in shacanka Somaliyeed aysan marnaba illaaweyn xiriirka wanaagsan ee ay waligood la lahaayeen shacabka Shiinaha. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa maanta u soo duulay dalka Singapore oo uu ka helay casumaad rasmi ah madaxweynaha dalkaas. Mudugonline.com
-
How much does ICU resemble SNA (of ina caydiid)
General Duke replied to Kamalu Diin's topic in Politics
^^Indeed and Baidoa was the end of the SNA.. -
Bejin: Madaxwaynaha Soomaaliya oo kulamo la qaatay dhigisa wadanka Shiinaha kuna soo fool leh wadamo kale oo ku yaalla qaaradda Aasia. Talaado, November 07, 2006 Bejin (AllPuntland)- Madaxwaynaha dawladda Soomaaliya Mudane C/laahi Yuusuf Axamed ayaa waxa uu kulamo la qaatay madaxwaynaha wadanka Shiinaha Hu Jin Tawn. Madaxwayne Yusuf ayaa waxa uu kala hadlay madaxwaynaha Shinaha sidii xukuumadda Somaaliya ay taageero uga heli lahayd wadanka Shiinaha. Labada madaxwayne ee Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa waxa ay heshiis ku gaareen in dawladda Soomaaliya loo fidiyo taageero dhaqaale oo lagu gacan qabanayo. Madaxwaynaha dawladda Soomaaliya iyo wafdigiisa ayaa waxaa la filayaa in dhowaan ay ka soo ambabaxaan magaalada Bijin iyaga oo cagta soo marin doona wadamo ku yaalla qaaradda Aasiya. Madawaynaha ayaa waxa u ku soo fool leeyahay wadanak Singabuur halkaasoo uu kulamo kula qaadan doono madaxda dalkaasi. Madaxwaynaha ayaa waxaa la filayaa in uu socdaalka cagta ku soo marinayo wadamo ay ka mid yihiin Thailand iyo Malaysia. Isku soo wada duuboo madaxwaynaha Soomaaliya ayaa dhowaanahaan waxa uu ku soo fool leeyahay wadanka Kenya. Mahad Jama Koronto AllPuntland
-
Minister Barre Hiiraale arrives in Baidoa.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Red Sea, is still in catch up with Somali politics, now you have just introduced a new name Xiddig, all so confusing.. -
Minister Barre Hiiraale arrives in Baidoa.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You will not make much impact with me, so try someone else. -
A/Qaybdeed pushes courts further back, limited Puntland support..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol. It was IndaCade who today blamed Puntland and not A/Qaybdeed on the incident that took place in Galinsoor. As for threatening Puntland, what is the difference between Puntland and Bay& Bakool, or lower Shabbele or the Juba's? The clan courts would love to move into our areas but only the guns of the region is keeping them at Bay. Have you forgotten you used to say the courts are not going to attack Kismayu.. -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^^No I dont belive that Erigavo is united udner the Somaliland, flag. Your argument does not stand, since two major clans live in Erigavo and one is Somaliland while the other supports Somaliweyne and Puntland state. If you belive other wise then, what can I say, its like those who used to claim LA had Somaliland flag a few years back. -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^^Most of Snaag you say, I will gibe you that you control parts of Sanaag, CeelAfwayne, Parts of Erigavo and so on. No one is looking to control most of anything, just our towns and villages, which we know. You can not deny a man his home. -
Minister Barre Hiiraale arrives in Baidoa.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^I have no idea, but we will see.. Red Sea, nor would he arrive if he belived the courts were so powerful. -
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^^Which as ususal he could not, since all those areas are Puntland. -
Minister Barre Hiiraale arrives in Baidoa.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Lol at reer hebel news, then only BBC is reer English, CNN reer America and so on.. As for that why dont you investigate on your own, the Col Farataag moment of the clan courts.. -
A/Qaybdeed pushes courts further back, limited Puntland support..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
iska hor imaad dhexmay Malayshiyada maxkamadaha iyo kuwa Col Qaybdiid ee ku sugan deegaanka Galinsoor Posted to the MOL November 6, 2006, 6:38 pm Gaalkacyo:- Iska Hor imaad hubeysan ayaa sida la sheegayo waxa uu Deegaanka Galinsoor ku dhex maray malayshiyada maxkamadaha Midoobay iyo kuwo kale oo taabacsan Col qaybdiid oo ah nin ay maxkamadaha ku dagaalameen magalada Muqdisho ee caasuamda dalka somaliya. Iska Hor imaadkan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxa uu saakay dhex maray Malayshiyo ka amar qaadata Maxkamadaha iyo kuwa Cabdi qaybdiid oo ku sugan deegaanka galinsoor oo 90km dhinaca koonfurta u jira magalada xaruntu u ah Gobalka Mudug ee Galkacyo. Madaxa Amaanka ee Maxkamadaha ka jira Magalada Muqdisho Yuusuf Indha Cadde ayaa Dowlad Goboleedka Puntland ku eedeeyay inay ka qayb qaateen dagaalkaasi iyaga oo la socda Ciidanka Col qaydiid balse saraakiisha ciidamada Puntland ayaa shegay in aysan wax dagaal ah ku qaadin Meelo ay ka taliyaan maxkamadah Muqdisho iyagoo sheegay in Ciidamadoodu ay ku sugan yihiin oo kaliya xaduuda Puntland ay la wadaagto Kunfurta Somaliya aysana doonayn dhulbalaarsi sida maxkamadaha Muqdsho. Mudugonline.com -
A/Qaybdeed pushes courts further back, limited Puntland support..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Who denies their good work, but no one wants one clan agenda shuffed down their throats. The people of Puntland have done their good work long before, so whats the problem? Also get your facts right before you make silly comments if you know who A/Qaybdeed is and how much support he has you would not be saying what you did above, and oh as usual you bring nothing but to comment on the Duke, who is not part of the topic. Red Sea, ope ypr eyes, the charcoal trade is up, the occupation of lower shabbele continues and the likes of IndaCade are talking for the courts.. I also pointed out to you that if they came even close to Galkacyu there would be fireworks. They are 90kms and there are fireworks. -
Cabdulahi Yusuf oo booqasho ku tagaya Singapore 6 Nov 6, 2006, 19:17 SINGAPORE: Madaxwaynaha DFKMG ah Cabdulahi Yuusuf ayaa waxa booqasho shaqo ah ku tagayaa Talaadada wadanka Singapore kadib markii uu martiqaad ka heley Madaxwayhane S R Nathan oo ay ku kulmeen wadanka China. Booqshada Madaxwaynaha DFKMG ah oo ay ku weheliyaan Xaaskiisa iyo qaar ka mid ah waasiirada dowlada ayaa wararka soo baxaya sheegayaan in ay qaadan doonto ilaa maalinta Khamiista. Cabdulahi Yusuf ayaa inta uu ku sugan yahay wadanka Singpore waxa uu kulamo la yeelan doona Madaxawayne Nathan iyo ra'isal wasaare Lee Hsien Loong. Wararkan ayaa intaa ku daraya in Madaxwaynaha Singpore S R Nathan uu martiqaad qado u fidin doono Madaxwaynaha Somaliya iyo wafdigiisa. Wafdiga Madaxwaynaha ayaa booqshadooda la xiriirtaa arrimo ganacsi iyaga oo la kulmi doona saraakiil ka socota wasaarda ganacsiga iyo warshadaha ee wadanka Singpaore. Isha wararka: Garowe Online
-
Minister Barre Hiiraale arrives in Baidoa.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Buaale the damage went two ways, we even hear many top clan court commanders were injured or dead. Lets wait and see, but the idea that Baidoa will fall soon, seems another Farataag moment. -
^^^I do not think this is necessary or even in the works, let the Sharif have enough rope to hang himself. He has done this before but wont get far.
-
A/Qaybdeed pushes courts further back, limited Puntland support..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lol, it took the "mighty courts" three whole days to stop him and he only had 300 fighters and killed more of their fighters than all the warlords put together. Qaybdeed now is in his home turf the man is more dangerous than any other fighter from Mogadishu including those in the courts... PS: This is Mr Black Hawk down himself. Even Xasan Dahir Aways praised him for fighting the Americans and his role in toppling Barre regime. But Red Sea what would you know since your knowledge of the south is built on what you read from clan court media.... -
The Puntland dictatorship - No more public gatherings or poltical meetings
General Duke replied to me's topic in Politics
I have never seen such rubish, in no way can you call the clan courts religious or what they are doing as Shariah law implementation. Flogging some people while ignoring others is not law of Islam. Also Yusuf IndaCade is not more religious than Cade Muse, so lets chill for a minute. -
Madaxweyne Yuusuf oo saacadaha soo socda ku soo beegan dalka Singaboore Posted to the Web Nov 07, 00:04 Bejing: (pp) - Maxaxweynaha dalka Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ku soo beegan dalka Singaboor , saacadaha nasoo aadan.Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo ay ku weheliso xaaskiisa ayaa waxaa casuumaad balaaran u fidiyey madaxweynaha dalkaasi Singaboor S R Nathan. C/laahi Yuusuf iyo Wafdigiisa ayaa waxay qado sharaf la qaadan doonaan labada hogaamiye ee dalkaas ugu sareeya oo kala ah madaxweyne Nathan iyo raiisal wasaarihiisa Lee Hsien Loong, goobtaas oo lagu wado in lagu kala qaado warbxin ku saabsan furitaanka heshiisyo ganacsi oo dhexmara labada wadan ee Soomaaliya iyo Singaboore. Waa waqtigii ugu soo horaysay uu wafdi uu hogaaminayo madaxweyne yuusuf ay heshiisyo caalami ah la galaan wadamada horay u maray ee xiiseeya suuqyada dalalka Afrika iyo Soomaaliya , waxaana Soomaaliya u furmay ayaa la dhihi karaa xiriir caalamiya oo u dhaxeeya wadamo badan oo aduunka kamida. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa soo dhamaytay kulan loogu magacdaray Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC). oo lagu martigeliyey 40 hogaamiye oo kakala socday dalalka Afrika.Waxaana goobta shirka ku soo dhaweeyey Madaxweynaha dalka Shiinaha Hu Jintao oo saxaafada u cadeeyey in dowladiisu ay taageero caalami ah siinayso Soomaaliya. Shirkaas ayaa bilowday maalintii Axada ahayd ee la soo dhaafay , waxaana halkaas madaxdii isugu timi ay ka jeediyeen qudbado aad u dhaadheer oo lagu maamuusayey xiriirka soo jireenka ahaa ee u dhaxeeya Afrika iyo dalka China. Madaxweyneyaasha qaarkood oo uu kamid yahay Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa heshiis ganacsi iyo maalgashiba la soo galay dowlada Shiinaha , taas oo loo maleeyo inay wax weyn ka taridoonto heshiiska u dhaxeeya 2-da dal. Sida la rajaynayo Madaxweynuhu heshiiska uu la soo galay dowlada China ayaa lagu wadaa inuu faah-faahin ka bixiyo waqtiga uu wadanka dib ugu soo laabto. Shirkaan oo ka dhacay xarrunta Biejin ee dalka Shiinaha ayaa go'aanadii ka soo baxay waxaa si toosa u wada akhriyey Madaxweynaha dalka China , Xusni Mubaarak oo ah madaxweynaha dalka Masar iyo Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Malez Senawi, ayaa markii ay dhameeyeen akhrinta qodobadii lagu heshiiyey ayaa waxaa sacab aad u wanaagsan gaaray dhamaan madaxdii halkaas isugu timi oo u muuqday kuwo goobta kala dareeray guulo la taaban karo. Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa goobahaas kulamo goos goos ah kula yeeshay Madaxweyne Xusni Mubaarak, Raysalwasaare Zenawi , Obo Sanjos-ka dalka Nanyeeriya, Mbeki oo ah Madaxweynaha Koonfur Afrika, Mai Kibaki oo ah madaxweynaha dalka kenya iyo Ismaaciil Cumar Geele iyo madax kale oo farabadan. Shirkan oo siyaabo badan looga hadlay ayaa waxaa lagu tilmaamay inuu ahaa shir ka duwanaa shirarkii kal hore ee ka dhici jiray dalkaasi China , waxaa la xajiijiyey in guulo la taaban karo ay labada dhinacba gaareen , goobtaas oo ay dalaka badankood ay ku kala saxiixdeen dowlada Shiinaha heshiiyo cusub oo hor leh. Maxamed Jaamac Puntlandpost.com Saaxiibkaa u *** Daabaco Qormadan
-
A/Qaybdeed pushes courts further back, limited Puntland support..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^ So Qaybdeed is wrong, Hobyonet is wrong and you are right. Qaybdeed is worse than Yusuf IndaCade, I guess not, your hypocracy is breathtaking. Stop being so reightous you do not hold the moral high ground and never did. The clan courts are built on power, they will soon learn to take many steps back. -
^^^Why a party I think he was not that much of a threat in any case. LSK, no one from the "other side" even Hiiraale or Faratag have claimed his death, the rumour has been spreading from word of mouth and the Buuale incident. It is through the public that this news is circulating. So even if he is a live it wont be like the Farataag moment.
-
Mixture of Photographs from Puntland State of Somalia!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
NN, I was told they are still updating the pics but there are pictures of all the regional capitals of Puntland including Buhudle. -
Madaxwaynaha Somaliya Mudane Cabdullahi Yuusuf Axmed oo isagu Booqasho ku jooga Dalka China ayaa maalinta barito ah Socdaal Shaqo Booqasho ugu tagi doona Dalka SingaboreIsaga oo Halkaas ku sugnaan doona ilaa maalinta khamiista., Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa la sheegay in uu casuumad sharaf ka helay Madaxda Dalka Singapore oo ay horboodayeen Madaxwayne S.R.Nathan iyo Raysul Wasaare Lee Hsien Loong. Madaxwaynaha soomaaliya Mudane Cabdullahi Yuusuf ayaa ka mid ahaa 40 Madaxwayne oo Afrikaan ahaa oo dalka china shir ku saabsan wadashaqayn ganacsi iyo mid siyaasadeed oo dhexmarta Qaarada Africa iyo Dalka China, Waxaana xusid mudan in Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane Cabdullahi Yuusuf uu ka mid ahaa Madaxwaynayaal si gooni ah loogu casumay qasriga Madaxwaynaha China, taasoo muujinaysa xiriirka qotoda dheer ee uu dhexeysa Dowlada china iyo Dowlada Soomaaliya. Idamaale News
-
President of Somalia to visit Singapore from Tuesday Monday, November 06, 2006 Channel News Asia Tool Posted: 06 November 2006 1919 hrs SINGAPORE: The President of Somalia, Abdullahi Yusuf Ahmed, will make a working visit to Singapore from Tuesday till Thursday at the invitation of President S R Nathan. President Abdullahi Yusuf will be accompanied by his wife and various ministers. During his visit, President Abdullahi Yusuf will meet President Nathan and Prime Minister Lee Hsien Loong. President Nathan will host a lunch for President Abdullahi Yusuf and his delegation. The Somali President and his delegation will also be briefed by officials of the Ministry of Trade and Industry, Economic Development Board and International Enterprise Singapore. - CNA /dt