General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. If you can not tell the difference between an Ethiopian and Somali.
  2. Ciidamo Tiradoodu kor u dhaafeyso dhowr kun oo Dowladda federaalaka oo jowhar soo gaaray Wararka naga soo gaarayo magaalada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in ay halkaasi soo gaareen ciidamo fara badan oo taabacsan dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ujeedadoodu tahay sidii ay ugu qeyb qaadan lahaayeen howlgal ay shaacisay dowladda Federaalka iney kula dagaalameyso hubka sharci darada ee gudaha magaalada Muqdisho yaala. Ciidamadan faraha badan ayaa la sheegayaa in iney ka yimaadeen gobolada Puntland, waana kuwo si weyn u tababaran oo isugu jira noocyada ciidamada , waxayna wataan dhamaan qalabkii ciidamada ay ku howlgeli lahaayeen. Wararku waxay sheegayaan in ciidamadaas ay aroornimada soo geli doonaan magaalada Muqdisho iyagoo haatan bilaabay iney u soo dhaqaaqaan dhinaca magaalada Muqdisho, laguna wado in caawanimada soo istaagaan irida hore ee magaalada Muqdisho. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iyadu in berito oo sabti ah ay dooneyso in howlgal hub ka dhigis ah ka bilowdo magaalada Muqdisho iyadoo adegsaneysa awoodeeda.
  3. Ciidamo ka badan Sedex Kun oo ciidamada xooga dalka Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo ku sugan Baydhaba ayaa waxaa saakay halkaasi soo gaaray Ciidamo aad u fara badan oo ka badan Sedex kun oo Militari Somalia.ah Ciidamadan ayaa waxaa ay degeen Xerooyinka Deynuunaay iyo Manaas, waxaana la sheegay in ay ku soo wajahan yihiin Magaalada Muqdisho oo ay ku sugan yihiin ciidamada xooga dalka Somalia ah. Ciidamadan dheeraadka ah ayaa la sheegay in ay ku biirayaan ciidamada Muqdisho joogo, waxaana la sheegay in ay kala qeyb qaadan doonaan howlaha hub ka dhigista oo haatan iyo wixii ka dambeeyo Dowladda Federaalka ah ay ku dhawaaqday in ay so awood ah hubka u qaadeyso. Waxaa la sheegay ciidamadan in la dejin doono Xarumo dheeraad ah sida isgoysyada, Saldhigyada, iyaga oo la shaqeyn doono Ciidamadii hore iyo kuwa dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.
  4. Ciidamo ay leedahay Dawlada KMG Somaliya oo la keenay magalada Jowhar si ay uga qaybqaataan Hubkadhigista lagu samaynayo Guud ahaan Dalka Somaliya Posted to the MOL January 5, 2007, 10:33 am Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo tiradoodu gaareyso 800 ilaa 1000 askari ay soo gaareen magaalada Jowhar, iyadoo lagu xareeyay garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi. Ciidamadan oo oo sida la sheegay ka tagay Gobalada Puntland ayaa ujeedada halkaasi loo geeyay ay tahay sidii ay uga qeybgali lahaayeen hubka dhigista dowladda KMG ah ee Somalia oo berri ay ka bilaabeyso caasimadda Muqdisho, ka dib markii lagu guul dareystay in hubka yaalla caasimadda muddo 3 cesho ah lagu soo xareeyo oo RW Geedi uu u qabtey. Sidoo kale warar kale ayaa sheegay in Dhamaan Ciidamada KMG ah ee Somaliya oo kusugan Muqdisho lagu wargaliyay inay hawlgali doonaan barito si dadka hubka haysta loga dhigo hubka sida la sheegayo waxaa laga dareemayaa magalada Muqdisho dhaqdhaqaaqa ay samaynayaan Ciimadamada Dawlada KMG ah ee somaliya iyadoo uu maantay RW Geedi sheegay in dadku ay ka faa,iidaystaan maantay oo jimce ah kuna eg mudadii loo qabtay hub dhigista. Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo, Puntland, Somaliya Mudugonline.com
  5. Somali President: Peace Force Now Nairobi, Jan 5 (Prensa Latina) Somalia President Abdulahi Yusuf Ahmed Friday called for the rapid deployment of a peace force in his country with financial and technical support to guarantee a "democratic government." Yusuf Ahmed made his statements during the meeting of the International Contact Group, which is being held in this city with the participation of Somalia and representatives of the Arab League, the African Union, Europe, and the US under Secretary for Africa Affairs, Jendayi Frazer. In his speech, the Somali president called for the rapid deployment of a peace mission force and the fulfillment of the agreement adopted in the UN Security Council resolution in December. He also asked for financial support and technical support "to reinforce their government institutions" in order to keep peace and security, adding that his cabinet is ready "to do whatever is necessary". When talking about the Somali forces offensive supported by Ethiopia, the president said that his administration is controlling most of the areas of the country where the Islamic Courts Union were expelled. ln ajs jcd mf
  6. Somalia meeting calls for peacekeepers and funds Nairobi, Kenya (AFP) - An international meeting called for urgent funding for a peacekeeping mission in Somalia which the strife-torn African country's president said was desperately needed, but failed to set a deployment timeline. The United Nations, United States, European Union, African Union, Arab League and East African states discussed the crisis as the Somali government and their Ethiopian allies hunted Islamist leaders that were forced out of Mogadishu last month. US naval forces were also patrolling off the Somali coast to ensure Islamists did not flee by sea The panel, known as the international contact group on Somalia, "emphasized the urgent need for funding to facilitate the deployment of a stabilisation force in Somalia based on UN Security Council resolution 1725," said a statement read by Kenyan Foreign Minister Raphael Tuju on Friday. Previous US and UN peacekeeping forays into Somalia between 1993 and 1995 ended disastrously. "It is essential that an inclusive process of political dialogue and reconciliation reject violence and extremism - be launched without delay," it added. President Abdullahi Yusuf Amed of Somalia called for a "speedy deployment" of international troops which he said would be crucial to hopes of bringing order. The UN has called for the deployment of 8,000 peacekeepers and Uganda has pledged troops. Other potential contributors include Rwanda, Tanzania, South Africa and Nigeria. The US top diplomat for Africa Jendayi Frazer said Washington would release an extra 24 million dollars -- 10 million for development and 14 million for the force -- bringing the total US pledge to 40 million dollars.Other donations have yet to be announced. "It is very important that the governement reach out very broadly (to) include moderate elements of the Islamic Courts Union ... It is the Somalis to identify who is moderate," she added. In Brussels, the 27 EU countries urged the government "to turn its military victory into a political success, which implies an opening up and an inclusive (political) process," a diplomat told AFP, adding that inclusion of Islamist moderates would be "a condition for the continuation of our aid". "The transitional federal government is already a governement of inclusivety," responded Somali Foreign Minister Ismael Muhamoud Hurreh. No deployment date has been set, but the force will be designed to help the Somali president increase control of his lawless nation, which is still splintered along clan lines. At the contact group meeting, Kenya, which organised the regional initiative that brokered the formation of the government, warned of renewed anarchy in Somalia if international support was delayed. "Failure to act immediately will lead to vacuum that would certainly be exploited by the warlords and other extremist forces," Tuju said. In Addis Ababa, Ugandan President Yoweri Museveni and Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi also called in a joint statement for the "immediate deployment" of troops in Somalia. AU commission chairman Alpha Omar Konare told the two leaders "we need to have an immediate response," and added that the African body would oversee the whole exercise. Earlier this week, Ethiopian troops backing government forces forced Islamist fighters out of their final strongholds, after a two-week war, and vowed to unify the country, which disintegrated following the 1991 ouster of dictator Mohamed Siad Barre. The Islamists last year restored some order by quelling warlords. But largely Christian Ethiopia supported the weak two-year-old transitional government and said the Islamists were a threat to Ethiopian security. The Islamists have vowed to wage a guerrilla war against the government. Al-Qaeda number two Ayman al-Zawahiri meanwhile called for a jihad, or holy war, in Somalia to help the Islamists, in an audio message released Friday. "I call on all Muslims to respond to the call for jihad in Somalia," Osama bin Laden's deputy said in the message posted on a website normally used by Al-Qaeda. "The real war will start with attacks against the Ethiopian forces of aggression," said the recording, whose authenticity could not be verified. Previous peacekeeping forays into Somalia between 1993 and 1995 ended badly. The international troops were forced to withdraw, leaving the country in shambles after more than 140 UN troops and 18 US Special Forces troops were killed. But analysts have warned that unless the Somali government receives resources to enable it extend its control across the country, the presence of peacekeepers could resemble an occupation which Somalis would reject. The Nairobi meeting was the latest attempt to help the nation of about 10 million people, whose life has been compounded by recurrent famine, drought and flooding. Source: AFP, Jan 05, 2007
  7. ^^ You sound like Yusuf IndaCade sister, you ignore all the signs, the TFG used what ever resources avaialable to it and the support of its neighbours to get in the advantage point. Thus a governmetn will have many options while factions have very few. Again the coffee smells, nice, the days are great and my nation is coming back step by step, what warlords, fake wadaads or scarpmerchants say matters not.
  8. Ciidamo xirey Isgoysyada Muqdisho 5 Jan 5, 2007, 20:38 Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa caawa xiray isgoysyada magaalada Muqdisho qaarkood, waxana lagu arkayey iyagoo wata gaadiidka dagaalka oo isku dhafsan. Ciidamadan ayaa la sheegay in ay yihiin kuwiii loogu talagalay in maalinta Sabti-da ay hub aruurin ka bilaabi doonaan guryaha iyo xarumaha kale, iyadoo ciidamadu ay adeegsan doonaan awood milateri. Wasiir ku-xigeenka Gashandhiga Salad Cali Jeelle ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay guri walba geli doonan iyadoo meel walba oo casimada Muqdisho ay ka dhaceyso hub arurintan. Waxaa jira cabsi laga qabo isku dhacyo laga yaabo in ciidamada dowladda iyo shacab-ka iyo kooxo siyaasdeed oo ka soo horjeeda in ay hubkooda si fudud looga qaado, waxaana dadka Muqdisho badankkoda qabaan in ay jirto khaladaad qaabka ay dowladdu hub arurinta u sameyneyso. Cali Muxayadiin Cali,GO
  9. ^^^The emotive argument aside, the TFG is standing up and its now recruiting the old veterans, if they have a complaint they would show it. Thus you can say what ever , the veterans will be forgiven for not defending the people. The time for governance is here.
  10. ^^^The Somali people of the south are liberated, thats enough for me. The governent is in Mogadishu, the world has now turned to our plight. I see a clear window of hope. Thats enough for me, its not about Puntland, or any otehr region, but about the return of the republic. I tell you there will be no Ethiopian occupation and no need for this emotional out bursts and naked lies on behalf of the lost groups.
  11. ^^^Emotive arguments aside, they where roaming Moigadishu past 16 years when women and children where getting massacred and they watched as some criminals tourched the capital and the people killed each other. The time is here for them to support their government, take part in training, of the new generation of Somnali army.
  12. Ciidamada dowladda oo si weyn u adkeeyay amaanka xarunta xisbiga Ciidamada Militariga Somalia
  13. Ciidamo loo diro Somalia oo tageero dhaqaale helay 5 Jan 5, 2007, 19:38 Madaxwayne Cabdulahi iyo Jandayi Farzer Dowlada Mareykankan ayaa balan qaadey in ay ku bixin doonto 40 Malyun oo dollar aduun lagu qiyaasey arrimaha siyaasada, bini'aadnimada iyo ciidamada nabad ilalineed oo la qorshenayo in loo diro Somalia, sidaa waxa yiri wakiilka ariimaha africa u qaabilsan arrimaha Somalia Jendayi Frazer. Wadamada midowga Yurub ayaa sidoo kale balan qaadey in bixin doonaan khrashka ku baxaya ciidamada nabad ilaalineed oo gaaraya 8000 Askari balse ku xiray in DFKMG ah ay wada hadal la furto dhamaan bulshada Somaliyeed si meesha looga saaro kalsooni laa'aanta 15 sano la soo dhaafey ka dhex jirtey shacabka Somalida. Kulankan ka dhacey Nairobi ayaa waxa ka qayb galey dowladda Mareykanka, midowga Yurub, Jaamacada Carabta iyo kooxda xiriirka caalimiga ah (ICG). Kooxda Xiriirka caalamiga ayaa si weyn u taageeray tallaabada horumarka leh ee dowladda KMG ah ku talaabsatay iyadoo arimaha ciidamada la geynayo Soomaaliya loo xilsaaray in uu dalalka Afrika kala soo hadlo wasiirka arrimaha dibada Repheil tuju oo booqan doona wadamo badan oo africa ah. Dhinaca kale u qaybsanaha arrimaha Africa ee Mareykanka ayaa dowlada Uganda ka codsatey in ciidmada ay balan qaadey geyso Somalia dabayaqada bisha January.Dowlada Uganda ayaa balan qaadey in ay Somalia u dirto 1000 Askari. Taageerada dhaqaale oo loo fidinayo ciidamada nabad ilaalineed ayaa si aan toos aheyn waxa ku xiran shardi ah in DFKMG ah ay wadahadal la gasho qaybaha kala duwan ee bulshada Somaliyed. "Hadii la rabo in tageerada caalami in ay noqoto mid wax tar ah, waxaa muhiim in la bilaabo wadahadal siyaasadeed iyo dib u heshiisiin... kuwaas oo lagau dhaqaqayo dib u dhac la'aan," ayaa war murtiyeed ka soo baxey kulankan lagu sheegey. Wasiirka arrimaha dibadda Somalia oo ka hadley kulankaas ayaa sheegey in dowladiisa ay markii horeba aheyd mid dib u heshii-need. Madaxwaynaha dowlada KMG ah Cabdulahi Yusuf oo ka hadley kulankaan ayaa sheegey in fursad qaali ah oo wadankiisa soo martay ay tahay sidii xal looga gaari lahaa dhibaatadii wadankiisa ka jirtey 15 sano ee la soo dhaafey balse loo baahan yahay tageero caalami. Akhri: Kulan looga hadlayo Somalia oo Nairobi ka socda
  14. Geedi oo ku baraarujinaya ciidamada xoogga dalka in ay ka qeyb qaataan xasilinta dalka
  15. Ra’iisal Wasaare Geedi oo maanta Qudbad Niyad dhis ah u jeediyay Qaar ka mid ah Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya Jimco, January 05, 2007(HOL): Ilaa 3837 Askari oo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu rigeeyay Barxadda Xaruntii Xisbiga ee Magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ugu qudbeeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu horkacayay Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi. Ciidamada la isugu geeyay Xarunta Xisbiga oo aaney ahayn markii ugu horyesya oo halkaasi loogu qudbeeyo ayaa waxay isugu jireen kuwo howl-gab noqday, kuwo ku sii socda iyo kuwa weli shaqeyn kara balse aan daryeel heysan. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi, Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Salaad Cali Jeelle iyo Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamuud Salaad Nuur ayaa Ciidamadaas u qudbeeyay waxayna u jeediyeen hadal niyaddooda dib u soo nooleeyay oo ahaa in la tayeynayo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya. Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa u sheegay Ciidamadii uu la hadlayay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay dooneyso Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed in ay noqdaan sidii ay ahaan jireen xiligii hore, wuxuuse ka codsaday Ciidamada in ay diyaar u noqdaan in ay la shaqeeyaan Dowladda, iyadoo dowladdana ay xuquudooda miiska saari doonto. Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi waxaa uu u sheegay Ciidamadii uu kula hadlay Xaruntii Xisbiga in Madaxweynaha Dowladda Federaalka uu yahay nin Mileteri ah oo aan moogeyn Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, isaga qudhiisana uu yahay Dhal Mileteri, sidaas darteedna ay kalsooni muujiyaan. Ra’iisal Wasaare Geedi waxaa uu sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in uu arko Ciidamadii Xoogga dalka Soomaaliyeed oo is-abaabulaya, kuwaasi oo sida uu yiri ay xuquuqdooda xaqiri jireen maamulladii dalka soo maray iyo weliba Maxkamadihii Islaamka oo uu ku eedeeyay in ay necbaayeen saraakiisha Ciidamada iyo dadka aqoonyahannada ah. Waxaa uu ku baaqay in laga joojiyo Siyaasadda dowladda Federaalka xanta ah in ay dowladda dooneyso in ay kaliya hub ka dhigis ku sameyso Magaalada Muqdisho, wuxuuna warkaasi ku tilmaamay kuwo aaney waxba ka jirin, wuxuuna caddeeyay in ay dowladda hub ka dhigista dalka oo dhan ka sameyneyso, balse waxa magaalada Muqdisho loogu soo hormariyay ay tahay iyadoo Muqdisho ay tahay Caasimaddii Dalka oo aan la kala lahayn. Wuxuu ku cel celiyay Ra’iisal Wasaare Geedi in ay Ciidamada u diyaargaroobaan ka qeybqaadashada hub ka dhigista iyo sugidda ammaanka, isagoo xusay in ay dowladdu dhawaan dib u howlgelineyso Saldhigyada Booliska, iyadoo maalintii shalay ahaydna la dhaariyay Xubno ka tirsan Golaha Garsoorka Dowladda Federaalka, kuwaasi oo iyana howshooda qabsan doona. Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi waxaa uu Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka codsaday in ay la shaqeeyaan Ciidamada Itoobiyaanka ah ee kaalmeynaya Dowladda Federaalka, isla markaana ay iska iloobaan wixii kala raacay labada ciidan sanado hore, isagoo caddeeyay in ay Ciidamada Itoobiyaanka iyo dowladdoodaba doonayaan in ay wixii horay u dhacay ku bedeshaan derisnimo wanaag iyo walaaltinimo. Sidoo kalena waxaa Ciidamada la hadlay Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo sheegay in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ka qeybqaataan hub ka dhigista maalinta berri ah ay dowladda bilaabeyso, isagoo sheegay in Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ay yihiin kuwa la rabo in ay dadka hubka ka qaataan, kuna ilaaliyaan. Kulankan dhexmaray Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Mas’uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo maalinta berri ah ay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliyeed iyo kuwa Itoobiyaanka ay doonayaan in ay Muqdisho ka sameeyaan Hub ka dhigis ka soo gudubtay seddex maalmood oo dadka Muqdisho degan loogu baaqay in hubka iska geeyaan Xarunta Villa Baydhabo iyo Dekeddii hore ee Muqdisho. Ugu dambeyntiina Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tan iyo markii ay bur burtay Dowladdii hore aan helin wax daryeel ah ayaa maanta waxay awoodi waayeen in ay Qudbaddii Mas’uuliyiinta dhegeystaan iyagoo taagan, iyagoo sida sawirka ka muuqda iska fariistay markii ay cabaar taagnaayeen. Xiligii Dowladdii Carta ee uu Madaxweynaha ka ahaa C/qaasim Salaad Xasan ayay heleen xoggaa daryeel ah, intii ka dambeysayna waxaa loo sheegi jiray qudbooyin ballanqaadyo wata oo aan wax loogu qaban, waxaana horay isugu keenay Hoggaamiye Kooxeedyadii Muqdisho ee Dowladda Federaalka ka tirsanaa xiligii ay Dowladda Federaalka Muqdisho iyo Jowhar kala deganeyd iyo Maxkamadihii Islaamka oo soo xusuustay markii ay dagaalka la gelayeen Ciidamadii Itoobiyaanka ee ka awood roonaaday, maanta oo ugu dambeysayna waxay ballanqaad kale ka heystaan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo iyadana la eegi doono waxa ay u qabato. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  16. Raisal wasaaraha Somalia oo kulan la qaatay saraakiisha xooga dalka iyo maalin lagu daray soo wareejinta hubka wakhtigii loo qabtay Raisal waasaraha Somalia Cali Maxamed Geedi oo kulan la yeeshay saraakiishii hore ee xooga dalka Somalia ayna kawada hadleen arimo quseeya sidii loo xasilin lahaa dalka iyo waliba sidii hubka dhigista loo samayn lahaa iyadoo ay siwayn isula meel dhigeen arinta hubka dhigista talooyin ku saabsan. Raisal wasaaraha ayaa sidoo kale wuxuu maalin ku daray sadex bari oo uu horay ugu qabtay inay hubka kusoo wareejiyaan dadka shacabkaa iyadoo arintaas aysan jirin cid wali si rasmi ah uga jawaabtay marka laga reebo beel kamida beelaha Muqdisho oo soo wareejisay hub yar iyo maleeshiyadii wadatay hubkaas. waxa iswaydiinta mudan ayaa ah hadii dawladu ku guul daraysato inay hubka ka dhigto shacabka halkeebuu ku dambayn doonaa amaanka Muqdisho oo cabsi looga qabo inay kala goostaan qabqablayaal dagaal siday horay u ahaanjiray. seeraar qalay2005@allmudug.org
  17. Geedi oo la kulmey ciidamada 5 Jan 5, 2007, 08:41 Ra'iisul-wasaaraha DF Cali Max'ed Geedi ayaa maanta kulan xasaasi ah waxa uu xarunta xisbiga magalada Muqdisho kula yeeshay qaar ka tirsan ciidamada Xooga dalka Somalia. Geedi oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay in ciidamada xooga dalka Somalia ay ku biiri doonaan ciidamada haatan DF u diiwaan gashan, isla markaana howl-galka hubka lagu aruurinayo ay gacan weyn ka geysan doonaan. Wasiirka ku-xigeenka Gaashaandhiga DF Salaad Cali Jeele oo kulankaasi ka hadlay ayaa tibaaxay waxqabadkii ay ciidamadaasi Somalia u soo qabteen, isagoo sheegay in waxii maanta ka bilowda ay ciidamadaasi hoos yimaadaan Wasaarada Gaashaandhiga Qaar kamid ah ciidamadaasi oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay iney aad u taageersan yihiin qaabka ay hada wax u wado DF isla markaana ay la shaqeyn doonaan. Kulankaan ayaa kusoo beegmay xili maalinimada berito ah lagu wado in ciidamada DF ay guri guri Muqdisho hubka ugu baaraan sida uu sheegey wasiir ku-xigeenka Gashaandhiga. Cabdi Fatax Axmad,GO
  18. ^^^Thats nothing more than mere, propoganda. Puntland troops will not disarm Mogadishu, the TFG troops will do complete that difficult task. We must not lie to ourselves, as for Garoweonline, they are part of the losing side.