General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Prof.Geedi oo la kulamay Ciidamadii Xooga dalka qeybtoodii Muqdisho ku sugan (Daawo Sawiro) Last Updated::2007-01-05 16:08:19 Muqdisho:- Ra'iisul Wasaaraha Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaa maanta la kulmay Cutubyo ka tirsan Ciidamadii hore ee dalka Soomaaliya. Geedi iyo xubno ka socda xukuumadiisa ayaa maanta booqday Xaruntii hore ee Xisbiga ee magaalada Muqdisho. Halkaasi oo hada fariisin u ah intii kasoo hartay Ciidamadii xooga dalka ee hada ku sugan nawaaxiga magaalada Muqdisho. Geedi oo halkaasi ugu khudbadeenayey boqolaal kamid ah Saraakiishii hore ee ciidamadii Dowladii Soomaaliya, ayaa u sheegay in ciidamadaasi dib loo hawlgelin doono. Geedi ayaa maanta ka hadlay arrimo dhawr ah sida loogu baahan yahay in ciidamadii hore ay uga qeyb qaataan difaaca dalka, balse Geedi ayaa mar uu la hadlayey Ciidamadaasi sheegay in wakhti cusub la galay. Geedi ayaa sidoo kale ka hadlay sida loogu baahan yahay in ciidamada Dowladii hore ay ulla shaqeeyaan ciidamada cusub iyo waliba kuwa Itoobiya. Geedi ayaa sheegay in dagaalkii u dhaxeeyey Itoobiya iyo Soomaaliya uu dhamaaday, isla markaana loo baahan yahay in la heshiiyo. Dhinaca kale Wasiirka Gaashaandhiga ee DFKMG Soomaaliya Salaad Cali Jeele ayaa ka hadlay arrimaha horyaal ciidamadii hore. Amniga nawaaxiga Xarunta Xisbiga oo ay si weyn u sugeen Ciidamada DFKMG Mr.Jeele ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay xooga saari doonto sidii loo labayn lahaa dibna loogu hawlgelin lahaa ciidamadii hore. Waa kulankii ugu horeeyey oo dhexmara Ciidamadii hore ee Muqdisho ku sugan iyo Dowlada Federaalka tan iyo intii ay la wareegtay magaalada Muqdisho. Dowladihii hore ee soo maray Soomaaliya kadib dagaalkii sokeeye ayaa dhamaantood ku fashilay in ay dib u hawlgeliyaan ciidamadii hore ee Qaranka. Burburkii Soomaaliya ku yimid ayaa si gaar ah u saameeyey ciidamadii hore ee Qaranka, kuwaasi oo u kala jabay deegaanadii ay beelahooda kasoo jeedeen. Halka qaar kamid ah ayba hogaanka u qabteen maleeshiyooyin beeleed ka qeyb qaatay dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay, ayadoo ay hada adag tahay in sidii waa uu ahaa ciidanka Qaranka Soomaaliya dib loogu soo celiyo. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  2. The real losers, including all the pundits on SOL. The TFG is here embrace it or not, that is not the governments concer.
  3. My goodness, the SOL crowd can get you down, I wish the dude all the best, at 28, with no degree it would seem kind of stange choice. Maybe he is staging the whole thing to get noticed? A politician indeed.
  4. Mystic, you seem to be crying way too much lately at the demise of indacade and his court group.
  5. ^^^Mujahid-SNM, you are no more Muslim than them, thus spare us the snide comments. Your [Hargayse, sweet home] you suppose is ok, thus you can insult the people of Xamar? I wish nothing but luck for these men, they have allot of work to do. I wish them success in making Mogadishu greatest city in the Horn.
  6. ^^^Its not us who romantacise the colonial period or make it the myth of national existance. Rememebr Edna Adan "We are the orphansa of her majesty the queeen of England" Oh was Egal not alleged to have written to PM Rabin of Israel? And if one wants to talk about Ethiopia, was it not chairman Faisal Warrabe" The child born in Adis is closer to me than tha child born in Mogadisu" Or where these gaffes? So far only the thinker has brought some valid suggestion.
  7. ^^^Everyone other than truck driver Indacade seems to be a puppet to you. Stop insulting the new leaders of Mogadishu districts.
  8. ^^^The utmost repsect for you brother, yu are right the TFG has all it needs, so any failure will be squarly on its leadership and no one else. It must tread carefully and let the people build their own admisntrations, every region and district must be empowered. I agree that the armed forces and police must be made up of all clans, and not be dominated by any group.
  9. Somali thinker, I thank you for your effort, I liked the last point you made. So in closing my view of somalia state itself coming back dose not worry me. What does is will we talk together respectfully to come to some sort of understanding or will we in the end start war bring us back to square one with the north becoming what the south was.
  10. ^^^Bambo, you are right, the securty of Mogadishu must be done by the local clans, just like Puntland, take the boys into the armed forces and police. I think this is the main idea, but they need to be expressed.
  11. It is harsh, Clan courts failed in two matters, they choose war over peace, they then rearmed the city of Mogadishu. That in a few hours they destroyed their legacy. “ There is no such thing as good or evil I can attest only to incompetence” - Old greek saying. Most Somali institutions are incompetent.
  12. Garsoorayaal la dhaariyay 4 Jan 4, 2007, 11:46 Munaasabad ballaaran oo uu ka soo qeybgalay ra’iisul wasaare Cali Maxamed Geeddi isla markaana lagu dhaarinayey Garsoorayaasha Maxkamadaha racfaanka iyo ku-xigeenadooda ayaa maanta ka dhacday xarunta Maxkamadda sare ee gobolka Banaadir. Garsorayaasha la dhaariyay ayaa afar ka mid ah goobta ka soo xaadirtay halka mid kale uu ka maqnaa, sidoo kale ku-xigeenada xeer-ilalayaasha oo gaarayey shan xubnood ayaa lagu dhaariyay. Guddoomiyeyaasha 8 degmo oo gobolka Banaadir ka mid ah ayaa sidoo kale xafladdaaas lagu dhaariyay halka qaar kale ay maqnaadeen. Xafladaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay marti lagu casuumay iyadoo halkaasi uu khudbad ka jeediyay ra’iisul wasaare Cali Maxamed Geeddi oo kula dardaarmay xubnaha la dhaariyay in xilkooda si daacad ah ay ugu soo baxaan isla markaana si caddaalad ah ay ku shaqeeyaan. Geeddi ayaa sheegay in sharci la’aantiis aysan dowladdu howlgeli karin isla markaana sharciga uu wax walba ka weyn yahay, wuxuuna intaa raaciyay in dhawaan xukuumaddiisa ay howlgelin doonto saldhigyadii booliska, isagoo ka codsaday shacabka la shaqeeyaan Garsoorka iyo Booliska Soomaaliyeed. Cali Muxayadiin Cali,GO
  13. Garsoorayaal la dhaariyay 4 Jan 4, 2007, 11:46 Munaasabad ballaaran oo uu ka soo qeybgalay ra’iisul wasaare Cali Maxamed Geeddi isla markaana lagu dhaarinayey Garsoorayaasha Maxkamadaha racfaanka iyo ku-xigeenadooda ayaa maanta ka dhacday xarunta Maxkamadda sare ee gobolka Banaadir. Garsorayaasha la dhaariyay ayaa afar ka mid ah goobta ka soo xaadirtay halka mid kale uu ka maqnaa, sidoo kale ku-xigeenada xeer-ilalayaasha oo gaarayey shan xubnood ayaa lagu dhaariyay. Guddoomiyeyaasha 8 degmo oo gobolka Banaadir ka mid ah ayaa sidoo kale xafladdaaas lagu dhaariyay halka qaar kale ay maqnaadeen. Xafladaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay marti lagu casuumay iyadoo halkaasi uu khudbad ka jeediyay ra’iisul wasaare Cali Maxamed Geeddi oo kula dardaarmay xubnaha la dhaariyay in xilkooda si daacad ah ay ugu soo baxaan isla markaana si caddaalad ah ay ku shaqeeyaan. Geeddi ayaa sheegay in sharci la’aantiis aysan dowladdu howlgeli karin isla markaana sharciga uu wax walba ka weyn yahay, wuxuuna intaa raaciyay in dhawaan xukuumaddiisa ay howlgelin doonto saldhigyadii booliska, isagoo ka codsaday shacabka la shaqeeyaan Garsoorka iyo Booliska Soomaaliyeed. Cali Muxayadiin Cali,GO
  14. You are wishing for trouble, a valid point to disarm the public thats all.
  15. ^^^lol. I know every clan is represented and so does the majority of the Soamli public who know their MP's. Thus as I do not know your clan, I can in no way be bothered to play a guessing game. Thus if you have a point make it. But I very much doubt you have any valid point.
  16. ^^^Indeed, it has to, however the population wants to disarm and thats the main point here. There are groups that think its romantic for every clan to be armed ans even wish for the status quo to remain. The reaction so far has been posative, you are right we dont need mistakes in which some clans are aggrivated, but one must not allow the situation to remain as it is.
  17. ^^^Horrible Failure indeed. You skiped the issue at hand thus you have no answers what so ever, personalising the issue will not cover up the fact that Riyaale, Selanyo, Warrabe and others have not the faintest clue what to do and are feeding the masses with nonsence in order to get rich of the few resources of the region. Berbera is a shameful state, while neighbouring Djibouti has emerged as regional port, and even little Bossaso is doing quite well. Somaliland has no army, what so ever and they can not venture outside the traingle of Berbera-Hargaysa-Burco. As for Ethiopian support, one should not lies, and in such a naked way, the Somaliland state has a "deep" relationship with Adis and even one you used to boast about, remmeber when you claimed to have an Ethiopian embassy in Hargaysa? As for Somalia, as you know the international community has given its support from US, EU, AU IGAD and even Egypt the Arab power house all support the effort to bring ths state back from the ashes. A developmnet that adds to the fear of the secessionits. Thus political isolation, corruption and nepotisam is what can observe. How does one counter this, any ideas?
  18. The comparison to Rwanda highlights the deperation of the confused one. Remmeber that no one belived that Mogadishu could fall so easily, now do not belive the wepons can not be taken. Also no clan, X, Y or Z has come out and said they will not disarm. The time for action has come, there must be procedures put in place to secure the capital city and safe guard its people.
  19. Hub ururin ka dhacdey Jilib 4 Jan 4, 2007, 12:02 Ciidamada Dowladda Federaalka KMG ah iyo kuwa Ethiopia ayaa shalay lagu soo waramayaa in ay hub arurin ka bilaabeen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe. Sadax gaadiidka dagaalka oo labo ka mid ah ay sarnaayeen qoryaha waaweyn iyo hub gacmeedyo ayey shalay la wareegeen, hubkaas ayaa waxa ka tagey ciidamadii Maxkamaddaha Islaamiga ee looga awood roonaaday dalka. Goobihii ay dagaalada xoogan ay ka dhaceen ee tuulooyinka hoostaga Jilib ayaa lagu soo waramayaa in ay ku aasan yihiin wadooyinka qarkood Miinooyin ay dhigeen ciidamadii Maxkamadaha, waxaana dadka lagu wargeliyay in ay ka fogaadaan. Cali Mucayadiin Cali,GO
  20. ^^^Dont try to confuse the public, he never opposed foreign millitary assistance , he even voted yes to bring troops from every region including the front line states. What he has done is oppose the TFG in every way, he went under the wing of the warlords once before and now went under the arm pit of IndaCade, thus he has lost all credibility.
  21. ^^^Every Somali clan is represented in the TFG parliment and even cabinet. There is a power Sharing formula that underpins the TFG institutions. If you have proof, please provide for the clan that has bee left behind,if not kindly stop with the pretences.
  22. Egypt "understands" Ethiopia's Somali intervention 04 Jan 2007 12:25:24 GMT Source: Reuters More SHARM EL SHEIKH, Egypt, Jan 4 (Reuters) - Egypt said on Thursday it understood why Ethiopia intervened militarily against Islamists in Somalia, despite an earlier Arab consensus that Ethiopian troops should withdraw. Egyptian presidential spokesman Suleiman Awad said President Hosni Mubarak stated the Egyptian position at a meeting with Ethiopian Foreign Minister Seyoum Mesfin. "President Mubarak expressed his understanding for the reasons behind the Ethiopian intervention in Somalia, which was based upon the request of the legitimate interim Somali government," Awad told reporters after the meeting. Before the Somali government and Ethiopian troops captured the capital Mogadishu last month, Arab governments said unanimously that Ethiopian troops should leave the country, which is a member of the Cairo-based Arab League. But conservative Arab governments such as Egypt's also had reservations about the Somalia Islamic Courts Council (SICC), which had imposed sharia law across much of southern Somalia. Awad added that Mubarak said he supported the deployment of an African peacekeeping force in Somalia. The SICC fled Mogadishu last week in the face of advancing government troops backed by Ethiopian tanks and warplanes. Many Somalis say they resent the government as an Ethiopian puppet propelled to power by Ethiopian troops, and analysts say the SICC may still launch an insurgency against a government they see as supported by a hated, Christian-led "occupier". In November, a U.N. report said Egypt was among a number of countries had provided training to the SICC. It said a senior retired Egyptian officer, who is also a member of the Muslim Brotherhood, was aboard a vessel carrying arms to Somalia. At the time, an Egyptian Foreign Ministry spokesman said the report was "totally untrue".
  23. Xusni Mubarak oo sheegay inuu fahansan yahay Sababta ay Ciidamada Itoobiya u galeen dalka Somaliya Last Updated::2007-01-04 16:53:51 Qaahira:- Madaxweynaha dalka Masar ayaa qaabilay wafdi balaaran oo ka socda dowlada Itoobiya oo safar ku jooga Qaahira. Xusni Mubaarak oo la hadlayay Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Itoobiya Seyuum Mesfin ayaa u sheegay in dowlada Masar ay fahansan tahay sababta ay ciidamada Itoobiya u galeen dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay galeen dalka Soomaaliya ayagoo ka jawaabaya codsi uga yimid Dowlada Soomaaliya. Wuxuuna sheegay Xusni mubaarak in uu ay dowladiisa taageersan tahay dowlada Federaalka, isla markaana ay dooneyso in arrimaha Soomaaliya lagu dhameeyo jid nabadeed. Dowlada Masar ayaa sheegtay in ay la socoto codsiga ay dowlada Itoobiya ka jawaabeysay markii ay gashay dalka Somaliya, inkastoo ay dowladaasi kamid ahayd dowladihi Carabta ee ugu baaqay Itoobiya in ay ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya. [...Inkastoo ay Masar kamid tahay Jaamacada Carabta iyo dalalkii ku baaqay in Itoobiya ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya, hadana hadaanu nahay dalka Masar Waanu fahansanahay in ciidamada Itoobiya ay galeen dalka Soomaaliya si ay gacan u siiyaan ciidamada DFKMG, arrintaasina ay codsatay xukuumada Soomaliya...] ayuu yiri Maxamed Xusni Mubaarak Madaxweynaha dalka Masar oo qaabilay wafdiga ka yimid dalka Itoobiya. Dowlada Itoobiya ayaa wafduud kala gedisan u dirtay dalalka Masar, Jabuuti, Sudaan iyo Kenya si ay uga dhaadhiciso dalalkaasi hawlaha ay ciidamada Itoobiya ka qabanayaan dalka Soomaaliya gudihiisa. Dalalka Masar iyo Itoobiya ayaa lagu sheegaa in ay yihiin kuwo si weyn isugu haya siyaasada Afrika gaar ahaan dhinaca Somaliya. Balse Dowlada Masar ayaa markii ugu horeysay muujisay dabecsanaan la xariirta dhinaca Somaliya iyo Itoobiya, ayadoo arrintaasi loo aaneenayo Dowlada Maraykanka oo ayadu taageertay in ciidamada Itoobiya ay galaan dalka Soomaaliya. Dalka Masar ayaa kamid ah dalalka Afrika ee xiriirka dhaw la leh xukuumada Maraykanka. Cabdullahi Haji HorseedNet.com