
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
The cyber warriors wont like this, Afgoyee, Lower Shabbele is back in the hands of the locals, with no fuss. The TFG has done in days what Xasan Dahir, Sharif Ahmed where not prepared to do in 6 months. Give the locals their district. AFGOOYE: Maamulkii Degmada Afgooye oo dhawaan lagu wareejiyay dadka u dhashay Deegaanka Posted to the Web Jan 07, 09:30 Afgooye (PP) – Xaflad dhawaan ku soo gabagabowday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada hoose ayaa laga wareejiyay maamulkii ka jiray Degmada Afgooye ee u madaxda ka ahaan jiray Xuseen Cali Wehliye (Cirfo). Maamulka ayaa lagu wareejiyay xubno ay dhawaan u magacowday Dowladda Federalka Soomaaliya Degmadaas oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Shabeellada Hoose, waxaana wareejinta maamulka gobolkaas si weyn maanta u soo dhaweeyay xubno ka tirsan dadka deegaanka oo xafladda goobjoog ka ahaa. Wasiirka Arrimaha gudaha Xuseen Caydiid oo hoggaaminaya wafdi ka tirsan dowladda ayaa uga qaybgalay dowladda xafladdaas wareejinta ah, waxaana hadal uu halkaas ka jeediyay ku sheegay sheegay Xuseen Caydiid in dowladda Federaalka ay doonayso inay cid walba xukunto deegaankeeda oo aanay xukumin xubno kale oo aan u dhalan deegaanka. Sidoo kale Xuseen Cirfo oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in uu ka codsanayo dadka deegaanka inay cafiyaan sidoo kalena isaga uu cafiyay dadka deegaanka, waxaan carrabka uu ku dhuftay in xilligii uu maamulayay degmada Afgooye uu ka qabtay wax badan oo ay ka mid tahay sugidda ammaanka degmada Afgooye iyo hareeraheeda. Dadka deegaanka ayaa aad ugu faraxsanaa maanta wareejinta maamulka lagu wareejiyay gacmahooda muddo 16-sano ah oo uu dalka ku jiray fowdo kaddib, waxayna sheegeen inay dowladda uga mahadcelinayaan arrintaan. Arrintan wareejinta dadka deegaanka lagu wareejiyey maamulkooda ayaa waxay tusaale u tahay gobolada kale ee soomaaliya , taas oo soo afjaraysa dhibaatooyinkii horay loogu hayey meelo ka mida gobolada Koonfurta , siiba dadka laga tirada badan yahay oo deegaanadooda lagu haystay xoog inkabadan 15 sano. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
^^^Taako Man, leave Olol, he always makes the wrong predictions, and always the opposite happens. The TFG is not going any where the courts are finished even poster boy Sharif Xasan has asked them to surrender. As for Xamar, even Geedi is against negotiating, he asked, "who should we negotiate with"?.
-
Sharif Xasan asks Clan Court leaders to surrender...
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Maxkamadaha ugu baaqay inay is dhiibaan. Muqdisho, Axad 07 Jan 07 Simba Radio Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa ugu baaqay waxa uu ugu yeeray haraadiga Maxkamadaha Islaamiga ah inay isa soo dhiibaan Islamarkaana ay ka qeyb galaan hanaanka Siyaasadda ee dalka si loo soo geba gebeeyo 15 sano oo fowda ah. Shariif Xasan oo xiriir Wanaagsan la lahaa Maxkamadaha Islaamiga ah, ayaa codsaday degenaasho, iyo in wax uu ku tilmaamay haraadiga Maxkamadaha ay is dhiibaan. Shariif Xasan oo la hadlay Wakaaladda Wararka ee AP, ayaa sheegay in xilligii Dagaalka uu dhamaaday, islamarkaana dhammaan Soomaalida ay tahay in ay ka wada shaqeeyaan sidii loo soo celin lahaa xasiloonidii Dalka. Shariif Xasan, ayaa waxa uu sidoo kale hoos u dhigay mucaaradnimadiisii ku aadaneyd ciidamo nabad ilaalin ah oo dalka la keeno, waxaana uu dhammaan Soomaalida ugu baaqay inay soo dhoweeyaan ciidamadaasi, si ay hab nabadeed u keenaan. “dadkeyga Soomaaliyeed, waxaana ku oran lahaa inay degenaasho muujiyaan, ayna nabad baaqi kusii ahaadaan” ayuu yiri Shariif Xasan kadib kullan uu Magaalada Nairobi kula yeeshay diblomaasiyiin Mareykan ah. “waxaan ugu baaqi lahaa Maxkamadaha Islaamiga ah inay nabad u yimaadaan, waxaana ugu baaqi lahaa inay yimaadaan miiska, islamarkaana laga dhaadhiciyo inay qeyb ka noqdaan wada hadallada dib u heshiisiinta qaran” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Shariif Xasan. Shariif Xasan, ayaa sheegay inuu rumeysan yahay in Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamiga Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu dhego nuglaan doono codsigiisa. “waxa aan isaga ka garanayo, ayaa ah inuu yahay nin nabadeed, haddii aan helo fursad aan kula hadlana, waxaana ka dhaadhicin doonaa inuu nagu soo biro, waxa ay u wanaagsan tahay dadkiisa iyo dalkiisa” ayuu yiri Shariif Xasan. Shariif Xasan, ayaa uga mahad celiyay Jendayi Frazer dadaaladeeda ku aadan Somalia . -
Diinaari: Puntland will not disarm Mogadishu the national army will
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
“waxaan ogahay dadka Muqdisho in waligood maskaxdooda dad dano gaar ah wata ay xadaan, isagoo sheegay in ciidamada puntland oo soo socda ay tahay arin la rabo in lagu kiciyo” Nicely put, the anti government coalition is trying to start trouble. -
Ciidamo Puntland ka tirsan oo la beeniyay iney Muqdisho hub ka dhigis ku sameyn doonaan. Jan 7 . 2007 Radiofreesomalia.com DF ayaa gaashaanka u daruurtay wararka sheegay in Ciidamo ka tirsan Dowlada Goboleedka Puntlnad ay kusoo jeedaan Muqdisho si ay ugula qeyb qaataan Ciidamada DF hub dhigista Muqdisho ka bilaabaneysa. Afhayeenka DF C/raxmaan Nuur Max'ed Diinaari ayaa sheegay in xiligaan loo baahneyn warar aan jirin in lagu qalqal galiyo dadweynaha Soomaaliyeed. Diinaari ayaa sheegay in Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed meel kasta oo ay dalka ka joogaan la isku shaandheyn doono, isla makaana aysan jiri doonin Somalia sidii ay horey beelo beelo u kala xirxirnaan jirtay. Diinaari ayaa sheegay in 16-sanno lagu jiray in la isku dagaalo hub, isagoo sheegay in Ciidamada xooga Dalka Somalia la is dhaafin doono oo ciidan kasta uu ka howl gali doono goob uusan qabiilkiisa joogin. Diinaari ayaa sheegay in Ciidamada Puntland ay kamid yihiin ciidamada u diiwaan gashan DF isla markaana loo baahneyn in si qaldan loo fasiro. “waxaan ogahay dadka Muqdisho in waligood maskaxdooda dad dano gaar ah wata ay xadaan, isagoo sheegay in ciidamada puntland oo soo socda ay tahay arin la rabo in lagu kiciyo” Ayuu yiri Diinaari. Diinaari ayaa si kulul u sheegay in Puntland ay ka tirsan tahay Somalia isla markaan ciidamadeeda ay xaq u leeyihiin iney kamid noqdaan Ciidamada xooga dalka Somalia .
-
Flip floper, asked a few days ago to keep fighting, now he says surrender, the man is confusing himself. NAIROBI: Shariif Xasan Sheekh Aadan: "Madaxdii Maxkamadaha waxaan kula talin lahaa inay is dhiibaan" Posted to the Web Jan 07, 18:53 Nairobi (PP) - Shariif Xasan Sheekh Aadan oo qaar ka mid ah wakaaladaha wararka kula hadlay Nairobi ayaa sheegay inuu ka codsanay madaxdii Maxkamadaha inay isdhiibaan maadaama laga awood badiyay. Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ku sheegay wareysigiisa inuu u soo jeedinayo Madaxdii Maxkamadaha iyo dagaalyahaniinta ka hartay inay is dhiibaan si ay uga badbaadaan inay ku dhammaadaan dagaalka ay kula jiraan Dowladda Federaalka iyo Ciidammada Ethiopia. "Waxaan kula talin laha inay is dhiibaan madaxdii Maxkamadaha si loo dhameeyo dagaallada ka socda weli gudaha Soomaaliya, waxaana qabaa in haddii ay is dhiibaan ay baaqan karaan dagaallo ka sii socda gudaha Soomaaliya" ayuu yiri Shariif Xasan Sheekh Aadan oo haatan ku sugan Nairobi. Shariifka ayaa sheegay inuu aad ugu kalsoon yahay inay Maxkamadaha hadalkiisa qaadan doonaan ayna is dhiibi doonaan, waxaana uu sheegay inuu rajeynayo inaan dhibaato loo geysan doonin haddii ay is dhiibaan. "Waxaan aad ugu kalsoonahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo aan hubo inuu hadalkayga qaadan lahaa haddii aan fursad isku heli lahayn, waxaana filayaa in hadalkeyga haddii uu maqlo uu qaadan doono" ayuu mar kale yiri Shariif Xasan Sheekh Aadan. Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa u muuqda inuu iska hilmaamay hadalkiisii ahaa inuu diidan yahay ciidammo shisheey ah ayaa ku jira gudaha Soomaaliya, waxaana siyaasad ahaan lagu tilmaamay inuu taageeray Ethiopian-ka. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
-
^^^Sadly you may be somewhat smart, oh my, thats enough for the old General. Thank you my sister, as for this exchange I must apologise and call it a night. Captain Xalane, how have you been old man?
-
^^^No warlord is back in power, they are back home with their wives and children as IndaCade were a few days back. They know the Zuu, and technicals mean nothing in the present Somalia, the TFG is taking incremental steps, thus your pointing a slimy finger at broken men, who lost weight running from Shadows. Lets wait on these men, if they have not learned anything, they will soon. The men, you mentioned where nothing, the real powers where IndaCade, Xasan Dahir, Cayrow and Abukar Cadaan and we know what they did and how they even started this war.
-
^^^outch
-
My tribe: The next wave of terrorism in Somalia
General Duke replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
Allah Ubahane, dont hurt yourself, things will get better my old friend. You have admited that the courts was a clan thing, thus your title My tribe: The next wave of terrorism in Somalia As Xoogsade alluded to, dont give the game away. -
Mystic, while we differ in opinion, I have the highest repsect for you as a person, because I know your problems stem from sheer ignorance f the subject matter. I have no doubt that with knowledge your anger will diminish.
-
^^^You can call them what ever, it wont add any more heat in cyber space, nor make an impact on the real world.
-
Mystic, me aggressive, in what way my dear sister? Halgan, come on you can do better than that, symantics aside, I have not forced you to start an exchange, it was you who made the first move, now why cry?
-
^^^lol. Are you tha latest stand up on SOL. How on earth where the clan courts eradicating clan when they where from a single clan, Cayrow, Xasan Dahir, IndaCade, Abukar Cadaan and then built up clan based courts? Go tell that to some one else, even in Puntland they tried to open a courts for a Sub-Sub clan from Galkacyu, oh how people laughed at this comedy. Puntland, supports its state which has developed our state, we need only Allah SWT.
-
^^^Thats it Mystic, now its about the rape of the girls, Aids, and all by the dreaded Ethiopians, I even heard they did not allow people in Mogadshu to pray in Eid, while their Muslim majority did in Adis and other areas. I heard they changed the flag, they changed the map, they changed the coulour of the sky, those darn "Amxaro". The thing is people who get all excited and angry and cry have never provided any evidance and use this emotive arguments to further give life to their lost groups. Keep it up sis, never give up.
-
^^^Now you care about the people of Puntland, at least you know the name, I give you that much. As for Abdullahi Yusuf, even the old enemy ICG has changed its tune, so who ae you? In a communiqué issued in Nairobi, the Group welcomed a commitment by Somali President Abdullahi Yusuf to inclusive governance and the prevention of a resurgence of warlord activities.
-
^^^******* always try to hide behind others, leave Mystic alone she can talk for herself and holds her own quite well. As for you, bring it on, dont be over sensative now. [ January 07, 2007, 03:10 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
^^wow, I like the damage limitation excercise, its great news for Somalia that Somaliland and its leaders like Faisal dumber than a cow warrabe is getting into the game. As for me, the TFG is the main power of Somalia, thus what the opposition says means nothing, blame your loss on ignorance, or "Tigray" or anyone, it matters not I have no one to blame for success knows no anger..
-
Wwarlords, Courts supporters war on the web.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Couls not care less what you are, as for the people, check how many posts I made regarding the unarmed clans and their plight, and check how many sorry excuses many made for IndaCade and his group? Now tell me what you oppose, the new found power of the TFG, the liberation fo the unarmed clans, liberation of lower shabbele, demise of IndaCade and the fake shiekhs? Be clear now -
Halgan, no way do I want to divide these groups or oppose them in any way, what I want is for Somaliland admin to take more steps and get sucked into the great game taking place. Hold a meeting in Hargaysa and we will hold one in Mogadishu, Baidoa and Bossaso to bring greater undertsanding between the kin folks of Somalia Faisal is hitting all the right notes, to build a bridge between the people as a whole. I wonder why it took him so long?
-
Security concern cancels top U.S. diplomat's Somalia visit
General Duke replied to Castro's topic in Politics
^^^Obviosuly he less petrified than Xasan Dahir, IndacADE, Abukar Cadaan and others who ran away from Mogadishu after making all that noise, what about Abdiqasin? What happened to his promise of taking his AK47, give us a break.. President Yusuf was in Baidoa, they tried to threaten him, blow a bomb [which killed his brother] and ten they attacked him, thus by Allah's choice he stands tall , while all the fakers run for cover. -
^^^Ah angry are we, whats the new term my good Shiekh has used, ah ******* led by Clanist Castro . Well our sister mystic need to learn basic Somali history and even the difference between Amhara, Tigray and Oromo and the change that has taken place in modern Ethiopia. Duke, saxib even if the rebels (Tigre) released him, are you informing us Yeey doesn't quite comprehend today Ethiopia's long-held aspirations towards the land of the warring nomads?? LSK, brother I think the Ethiopian state has changed dramaticly, it is now a state that recognises the right ofd every tribe to his area so the Afar, Oromo, Tigray, AMhara as well as our Somali brothers each ahve their own state, this was never the case in Imperial, and Derg Ethiopia of the past. Thus the Ethiopia that can not subjugate Djibouti, Eritrea or even control all its region will not eb able to occupy or colonise Somalia, thats the starbucks lay man philosophy and no more. Today we must overcome our own fears in order to suceed in the new region. [ January 07, 2007, 03:09 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
^^^Somaliland you say, I never take my brothers in the North West as a threat, they have aright to rule thier towns and districts, but as we all know the British Somaliland day drea, is over. As for Warrabe, his ignorance is bliss, and a blessing for us, imaginge Sudi Yalaxow and Faisal Warrabe in the same team, a case of dumb and dumber.