
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^CG, you seem to be an honest individual, but all you have to do is go backa few weeks and remmeber all the predictions of a "regional war", sucking in the whole Horn, what has come of it? Now all the "experts" predict an Iraq style insurgency, what? Who will prosecute this war, the make belief army in cyberspace, those who predicted they would kick the TFG out of Baidoa? We have turned a corner, will there be some policing operations? yes, will there be trouble, by the scrapmerchants, clan courts supporters? yesits to be expected, but a war? No
-
^^^CG, you are contradicting yourself, the man Confused Castro here has shown over time here to hold deep hate for a specefic clan. I remmeber him crying about the size of Puntland and claiming that all from that clan "wanted to be president" and making some snide jokes. Thus what drives him today, is not nationalisam but clan hate. As for the system, its the best formula the Somali's could come up with, what suggestion do you have, hold elections without a census, in a land [2004] held by clan warlords? Thus this formula was one set in Djibuti, it was hailed then as suceess by those who supported Abdiqasin, now its wrong since he lost the election. The irony, brother. "I loves my gun, loves my gun." I would add that some here, would love an all out clan war, one they predicted for two years. Thus insha Allah there will be no war and this government will move forward. As it has done past two weeks.
-
^^^Your wishes and the predictions of the western media wont come to naught, who will wage this gurrela war? You, and those who predicted a regional war, remmeber that? Mogadishu is clam, with some groups hiding behind the women and children and holding demo's.
-
^^^Calm down CG, the TFG is built on a real world in which these men hold some power within their communities. As you know some where demonstrating today to keep their beloved guns, while these guns where not effective in defending against their "enemies" real or imagined. We live in a difficult nation, one in which clan looters like IndcADE who you no doubt loved and Xasan Dahir who pranced around as being an ALim while putting his clan millitia to rule every district in lower Shabbele. Today in Somalia no clan millitia can claim to rule over a region or proclaim, like Cirfo, Sharuub, Indacade, Xalane to be mayors and governors through force. Cry all you want lad, this is tough country, but these MP's have been defanged and they can return to their homes, they should keep their summer homes ready for if they start trouble they will be chased out like before. Again a sign of change that MP Suudi in the national airport, under the TFG
-
Some can not contain their clan hate no longer, Mr Castro is running around talking about a insulting the Somali national government, why? A confused clanist, pretending to be a nationalist is quite amusing to say the least. However nothing will change the reality on the ground, the TFG was never given hope and now it is the single strongest power in the country. So secessionist, ex warlord, ex courts supporters join the bandwagon and keep your sanity.
-
After the defeat in battle and political circles, the supporters of the warlords now MP's and the lan courts have begun to stage an insurgency on the world wide web. As the BBC is running out of steam, the tabloids are trying their best to bring some new life into anything they see as anti government. Keep up the good work people, this strategy has not been effective in the past five years and it wont be now..
-
What progresss, MP Musa has to relly on the TFG troops and not his millitia in the airport
-
Parliments meets in Baidoa.. + MP's must lave Nairobi
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Barlamanka DF oo mooshin la keeney 6 Jan 6, 2007, 11:54 Wasiirul dowlha warfaafinta DFKMG ah Wasiirul dowlaha warfaafinta DFKMG ah ah Sahro Cabdulqaadir oo maanta kasoo degtay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho markii ugu horeysay tan iyo markii ay burburtay xukuumaddii Somalia ayaa sheegtay in ay aad ugu faraxsan tahay in ay kasoo degto Muqdisho 16 sano ka dib. Sahra Cabdulqadir ayaa sheegtay in maanta intii aysan u soo kicitimin Muqdisho ay ka soo qayb gashey kulan golaha Baarlamaanka KMG ah isugu yimid kaasoo si wanagsan u dhacay waxayna intaa raacisay in looga hadlayey arimo ay ka mid ahaayeen, sidii laga yeeli lahaa xildhibanada aan soo xaadirin fadhiyada Barlamanka, miisaaniyada loogu talagalay xildhibaanada iyo qodobo kale. Kulanka maanta ee Baarlamaanka Baydhabo ku yeeshay ayaa waxaa sidoo kale looga hadlayey mooshin ka dhan guddoomiyaha Baarlamaanka oo mudanayaal ka tirsan wadaan sidii xilka looga qaadi lahaa Guddoomiye Shariif Xasan oo lagu eedeeyay in uu ku tuntay sharciyada dowladda KMG ah, iyadoo arintaasi ay isla garteen in lala sugo guddoomiye ku-xigeenka koowad oo dalka ka maqan. Cali Muxayadiin Cali,GO -
^^^The brother is playing with you.
-
Ra’iisul Wasaaraha Somalia oo maanta kulan xasaasi ah la yeeshay Gudoomiyeyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo masuuliyiin ka socotay bulshada Rayidka Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 06/01/07 Gudoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa maanta kulan xasaasi ah la yeeshay Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Fkmg ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi kulankaasi ayaa waxa uu ku saabsanaa sidii looga wada shaqeyn lahaa nabadgalyada degmooyinka gobolka Banaadir. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu u balan qaaday inuu siin doono Ciidamo Booliis ah oo la geyn doono dhamaan goobaha saldhigyada Booliiska degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Banaadir. Mudane Geedi ayaa warbixino ka dhagaystay dhamaan gudoomiyeyaasha degmooyinka gobolka iyo masuuliyiin kakala socotay bulshada Rayidka waxaana ay dhamaantood soo jeediyeen talooyin wax ku ool ah sidii hubka loo qaadi lahaa. Bulshada Rayidka, xildhibaano ka tirsan Dowlada Fkmg iyo Siyaasiintii hore ayaa loo magacaabay gudiyo heer qaran ah oo laga doonayo inay keenaan talooyin ay ku hawl galaan ciidmada Dowlada kuwa Xooga dalka iyo Booliiska. Waxaana maalmaha soo socda looga fadhiyaa sida ugu sahlan ee nabad looga dhalin karo magaalada Muqdisho, waxaana laysku raacay in dhamaan isgooysyada magaalada Muqdisho oo kor u dhaafaya ilaa boqol la doonayo in la dhigo ciidamo ka tirsan dowlada Federaalka isla markaana la sugo amaanka guud ee magaalada Muqdisho. Markaa ka dib la bilaabo hub uruurin si dadweynaha ay ugu qancaan sidii ay u heli lahaayeen amaan buuxa, mid ka mid ah bulshada rayidka ayaa soo jeediyey hadii magaalada amaankeeda la sugo in dadweynuhu ama gacansatada ay dhiibi karaan hubkooda. Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa magacaabay gudiyo isku jira oo heer qaran, Gobol iyo degmoba leh sidii magaalada Muqdisho ay ugu shaqeyn lahaayeen iyadoo laga sugayo talo soo jeedin ah. Prof. Cali Maxamed Gedi ayaa sheegay inay diyaar u yihiin ciidamo Milatery iyo kuwo Booliis ah bulshada rayidkana laga sugayo talo wax ku ool ah.
-
Parliments meets in Baidoa.. + MP's must lave Nairobi
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
BAYDHABO: Xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka oo ka soo baxsaday Nairobi gaarayna Baydhabo Posted to the Web Jan 06, 14:39 Baydhabo (PP) - Xildhibaanno aan tiradood la sheegin kana tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Dowladda Federaalka, iyadoo la sheegay inay kasoo baxsadeen Nairobi. Xildhibaannada yimid maanta Baydhabo ayaa waxaa ka mid ahaa Xildhibaan Cusmaan Xasan Cali (Caato) oo ay kal hore u diideen inuu yimaado Magaalada Muqdisho maamulkii Maxkamadaha waxaana wararku ay sheegayaan inay ka soo baxsadeen Magalaada Nairobi ayna ku soo laabteen Magaalada Baydhabo. Sida wararka ka imaanaya Nairobi ay sheegay xildhibaannadaan ayaa waxaa ku raad joogtay Ciidammada Ammaanka ee dalka Kenya oola sheegay inay doonayeen inay xiraan, kaddib markii ay dacaayadao ka dhan ah dowladda Federaalka Soomaaliya ka baahiyeen gudaha dalka Kenya. Xildhibaannadaan soo fakaday ayaa waxay miciin bideen halkii ay ku sugnayd Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ay dacaayaadka ka fidinayeen, waxaana lagu wadaa inay soo gaaraan Magaalada Baydhabo, kaddibna magaalada Muqdisho. Baxsadka Xildhibaannadaan ayaa ku soo beegmay xilli ay ka soo tageen Nairobi xildhibaanno kale oo laga sii daayay xarigga iyadoo ay shalay xireen Boliiska dalka Kenya. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandposmog@hotmail.com -
Unnecessary Violence In Mogadishu Is Not Needed!!!
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
^^^You have a right to critice the gvernment even if they make the land one full of milk and honey. The few business men and others trying to start trouble and destabalize the city will not suceed. Insha Allah -
Parliments meets in Baidoa.. + MP's must lave Nairobi
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Waxa uu shaaciyay in 84 mudane ay wadaan mooshin ku aadan in xilka laga qaado gudoomiyaha baarlamaanka dawlada Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay in uu sharciyada jabiyay -
Gaarisa: Ciidamada Kenya oo gacanta ku soo dhigay Abuukar Cumar Caddaan, wiil uu dhalay iyo sadax nin oo Oroma ah Sabti, January 06, 2007 Gaarisa(Allpuntland)-Howlgal ay fuliyeen ciidamada Dalka Kenya ayaa maanta waxay kusoo qabteen xubin sare oo ka tirsan maxkaamdaha Islaamiga kaasoo dhaqaalihii ugu badnaa ku bixinayey maxkamadaha Islaamiga. Xaaji Abuukar Cumar Caddaan oo ah xubin laf dhabar u ahaa jiritaanka Maxkamadaha Islaamiga iyo wiil uu dhalay ayaa maanta ciidamada Kenya ay kasoo qabteen guri nin ganacsade reer Kenya uu ku lahaa deegaanka Liboya Kenya halkaasi oo ay ku sugnaayeen. Sidoo kale sadax nin oo kasoo jeeda Qowmiyada Oramada ayaa ciidamada Kenya ay qabteen kuwaasi oo ka tirsan Jabhada xoreynta Soomaali galbeed ee loo yaqaan ONLF, kuwaasi oo dhamaantood loo gudbiyay degmada Gaarisa, halkaasi oo su’aalo lagu weydiinayo. Abuukar Cumar Caddaan oo ka tirsan ganacsatada Soomaaliyeed ee magaca ku leh dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu inta badan hantidiisa ku bixiyay Maxkamadaha Islaamiga isagoo ahaa maskaxdii ka danbeysay abuurista gole ay ku mideysan yihiin maxkamaddaha Islaamiga isla markaana dagaaladii ka dhacay Muqdisho kaalinta ugu weyn ka soo qaatay, isagoo u huray maalkiisa. Xaaji Abuukar Cumar Caddaani waa Cuuryaan lixdiisa lixaad ku waayay shil baabuur waxaana lagu wadaa gaadiidka cuuryaamiinta ay ku socdaan, iyadoo aan la ogeyn tallaabada dowladda Kenya ay ka qaadaneyso sidii ay ka yeeli lahaayeen Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan. Cali Sandheere Allpuntland, Muqdisho
-
Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan iyo Xubno la socday oo Booliska Dalka Kenya ay gacanta ku dhigeen Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 06/01/07 Wararka ka imaanaya Xadka kala qeybiya somaliya iyo Kenya ayaa sheegaya in Ciidamada Dalka Kenya ay xadka ku qabteen Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan iyo Wiil uu dhalay, iyo Sedex Sedex xubnood oo la sheegay in ay ahaayeen Dagaalyahano oromo ah. Xaaji Abuukar ayaa waxaa la sheegay Saakay in uu u gacan galay Ciidamada Kenya ee jooga Libooya Kenya, waxaana la sheegay in aan wax dhibaato ah la gaarsiin waxaana boliiska ay u kaxeeyeen dhinaca Magaalada Gaarisa lama oga go’aanka laga qaadan doono. Ganacsade Xaaji Abuukar Cadaan waxa uu ka mid ahaa Mas’uuliyiin badan oo isaga baxay Muqdisho ka dib markii Maxkamadaha looga awood roonaaday Deegaanadii ay maamulayeen, waxaana si gaar ah isaga uu uga mid ahaa dadka laf dhabarta u ah Howlihii Maxaakiimta islaamiga ah. Ganacsadahan oo ah nin Naafo ah ayaa waxaa uu Magaalada Kismaayo la tagay Mas’uuliyiinta Maxaakiimta Islamaiga ah oo aan iyagu haatan la ogeyn halka ay ku sugan yihiin, iyada oo warar na soo gaarayo ay sheegayaan maanta in ay ka baxeen Deegaanka Raas Kambooni. Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo ah nin ganacsade si weyn looga yaqaano Koofurta Soomaaliya ayaa waxa uu ka mid ahaa Aas-aasayaashii Maxaakiimta iyo dadkii Hantidooda u huray, waxaana dad badan ay xasuustaan dagaalkii u horeeyey ee ka dhaca Galgalato 13-kii janaayo in uu dhex maray Maleeshiyooyinkiisa iyo kuwa Bashiir Raage, taas oo markii dambe dhaliyey dagaaladii bilowday 28 Febraayo ee lagu kala baxay. Dhinaca kale waxaa maanta gacanta lagu dhigay gudoomiyihii golaha fulinta Maxaakiimta Islaamiga ah Shiikh faarax macalin, waxaana laga qabtay Degmada buulo burte, waxaana la geeyey Baladweyn iyada oo markii dambe la sii daayey haatana uu si nabad ah ku joogo Magaalada Baladweyn ee gobalka Hiiraan.
-
Unnecessary Violence In Mogadishu Is Not Needed!!!
General Duke replied to raadamiir's topic in Politics
There is no trouble in Mogadishu, the old clan courts and warlotrd supporters are finding it difficult to adjust to the new life. The elders, intellectuals are working well with the TFG. Also its a good step not to rush the forced disarmament, but this project is the most important take these guns out of circulation. -
Parliments meets in Baidoa.. + MP's must lave Nairobi
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowlada Kenya oo diiday in Taageerayaasha Maxaakiimta dalkeeda hawlo siyaasadeed la yimaadaan Last Updated::2007-01-06 15:02:38 Nairobi:- Waxaa magaalada Nairobi shalay lagu xidh xidhay qaar kamid ah Xildhibaanadii Dowlada Federaalka oo ku sugnaa caasimada Kenya. Dowlada Kenya ayaa bilowday in ay qabato xildhibaanadan kadib markii la sheegay in ay Warsaxaafadeed ay ku dhaliiceynayaan Dowlada Somaliya iyo tan Itoobiya ku qabteen magaalada Nairobi. Dowlada Kenya ayaa sheegtay in xildhibaanadaasi Viso shaqsi ah ku joogeen magaalada Nairobi ama dalka Kenya ayadoo sheegtay in ay soo qaban doonto dadkii ku xadguba sababa ah ay dalka Kenya u joogaan. Xildhibaanadan ayaa kamid ahaa Xubno ay si weyn isugu dhaw yihiin dhinaca Siyaasada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan. Booliiska Kenya ayaa sheegay in ay ku raad joogaan xubno kale oo Xildhibaano ah oo ay sheegeen in ay dalka Si sharci daro ah ku joogaan. Xildhibaanada la xiray ayaa ahaa kuwo si weyn u dhaliiceeyey DFKMG iyo tan dalka Itoobiya oo ay sheegeen in ay dalka Soomaaliya kusoo duuleen. Dowlada Kenya ayaa ayadu shaacisay in aysan u ogolaan doonin siyaasiyiin si bareer ah u taageersan Maxaakiimtii laga itaal roonaaday in ay dalkeeda si sharci daro ah shirar jaraa'iid ugu qabtaan, taasi oo ay sheegeen in ay wax u dhimi karto xiriirka ka dhaxeeya dalalka Kenya, Somaliya, iyo Itoobiya. Warar dheeraad ah oo aanu hada ka helayno illo xog ogaal ah ayaa sheegaya in xildhibaanada ay booliisku su'aalaha weydiinayaan ay ka badan yihiin 4 oo ay gaarayaan 10 xidhibaan. Ahmed Musse HorseedNet.com -
Parliments meets in Baidoa.. + MP's must lave Nairobi
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nayroobi: Xukuumadda Kenya oo 7 cisho u qabatay in ay dalkeda uga baxaan xildhibaanda Soomaaliyeed. Sabti, January 06, 2007 Nayroobi (AllPuntland)- Xukuumadda Kenya ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ugu baaqday xildhibaanada dawladda Soomaaliya in ay muddo gaaban uga banaxaan dalka Kenya. Qoraal ka soo baxay xafiiska madawaynaha wadanka Kenya ayaa waxa lagu sheegay in muddo ku siman 7 cisho loo baahan yahay in xildhibanada dawladda Soomaaliya ay dib ugu noqdaan wadankeeda. Wariye Liibaan C/Salaan oo ku sugan magaalada Nayroobi ayaa waxa uu sheegay in saxafadda wadanka Kenya ay maanta qodobadaasi si aad ah uga hadashay. Qoraalkaasi ayaa waxaa lagu sheegay in lagu amray waaxda socdaalka ee wadankaasi Kenya in ay ku dadaasho meel marinta go`aankaasi. Waxa ay arrintaasi ka danbaysay iyada oo dhowaan ay kulan qaateen madaxwaynayaasha wadamada Kenya iyo Soomaaliya. Waxaa la filayaa in wax yaabihii ay ka wada hadleen ay ka mid ahayd arrimahaasi. Waxaa sidoo kale warku intaasi ku darayaa in ciidamada wadankaasi Kenya ay xabsiyada dhigeen tiro ka mid ah xildhibaanada Soomaaliya ee ku sugnaa magaalada Nayroobi. Mahad Jama Koronto AllPuntland. -
Baydhabo : Golaha baarlamaanka dawladda Soomaaliya oo qodobo kala duwan oo ay ka mid yihin xil ka qaadidda Shariif Xasan maanta ka dooday. Sabti January 06, 2007 Baydhabo (AllPuntland)- Golaha baarlamaanka dawladda Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kalfadhigooda magaalada Baydhabo waxa ay uga doodeen arrimo kala duwan o ay ka mid yihiin sida laga yeelayo xildhibaanada ka maqan fadhiga baarlamaanka. Xill. Xasan Isxaaq Yacquub ayaa waxa uu sheegay in golaha baarlamaanka dawladdu ay maanta ka doodeen sida loola dhaqmayo xildhibaanada dalka ka maqan, iyada oo ay baarlamaanku iska dhex magaacaabeen guddi soo diyaariya qodkaasi, oo tixraacaya xeer hoosaadka golaha baarlamaanka. Mudane Gees cadde ayaa waxa uu cadeeyay in xildhibaanadaasi ay ku tunteen sharciga dawladda Soomaaliya. Waxa uu sidoo kale sheegay in lagu soo qaaday kulankii maanta arrimo ku aadan xil ka qaadista afhayeen baarlamaanka dawalada Soomaaliya. Waxa uu shaaciyay in 84 mudane ay wadaan mooshin ku aadan in xilka laga qaado gudoomiyaha baarlamaanka dawlada Soomaaliya, oo uu ku tilmaamay in uu sharciyada jabiyay. Mar wax laga waydiiyay sababaha keenay in xilligani lagu dhawaaqo arrintaasi ayaa waxa uu sheegay in ay sugayeen gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha baarlamaanka ee dawlada Soomaaliya. Ugu danbayntii waxa uu xildhibaan Yacquub sheegay in qodobadii ay maanta isku soo qaadeen ay ka mid ahayn ka doodidda miisaaniyadda loogu talo galay xildhibaanada dawladda Soomaaliya, dibna looga balamay. Mahad Jama Koronto AllPuntland
-
Sudan’s Omar al-Bashir “we are not interested in who rules Somalia”
General Duke replied to SOO MAAL's topic in Politics
We said it from the first day since the first government was formed after Siad Barre, and we even told Abdelqasim Salad Hassan — former president of Transitional National Government— that we will support anyone who comes and achieves security, peace, and stability in Somalia.”