General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Heshiiskii Cadan Taariikhdu markay ahayd 5tii bishii Janaayo 2006 ayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Somaliya iyo Madaxweyne C/laahi Yusuf Ahmed ay heshiis taariikhi ah kuwada saxiixeen magaalada Cadan ee dalka Yemen. Heshiiskaasi ayaa ahaa kii soo afjaray kala qeyb sanaantii Baarlamaanka Soomaaliya uu ku jira. Waxaana heshiiskaasi kadib ay hogaamiyaasha DFKMG wada go'aansadeen in Baarlamaanka Soomaliya la isugu keeno magaalada Baydhabo ayadoo laga soo wareegay magaalooyinka Jowhar iyo Muqdisho oo ay labada garab kala fadhiyeen. Shariif Xassan ayaa heshiiskaasi u arkay mid aad u muhiimsan maadaama uu Baydhabo kasoo jeedo isla markaana ay guul u ahayd shacabka deegaankaasi in dowlada ay xarun ka dhigato halkaasi, xiligaasi oo ay magaalada Baydhabo ka jireen amni xumo iyo dhibaatooyinka dhinaca Bulshada. Ayadoo taasi u dheertahay magaalada Muqdisho oo ay xaaladeedu markaasi cakirneyd isla markaana hogaamiye kooxeedkii uu Guddoomiyaha gacansaarka lalahaa oo si weyn isugu khilaafay maamul u sameynta gobalka Banaadir.
  2. Kala Jabkii Baarlamaanka Maaha markii ugu horeysay oo Guddoomiyaha lagu eedeeyo inuu sharciga garab maray, ayadoo si weyn loo xasuusto xiligii uu Baarlamaanka Somaliya dagaalka ku dhexmaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya taariikhdu markay ahayd 17 Maarso 2005 xiligaasi oo uu Guddoomiyaha Go'aamiyey ansixin buuq ka taagnaa oo la xariirtay in la keeno ciidamo shisheeye dalka Somaliya. Rabshadaasi ka dhacday madashii kalfadhiga Baarlamaanka ee Hotel Grand Regency (Nairobi) oo soo jiitay indhaha caalamka, maadaama idaacadaha adduunkana laga siidaayey, ayaa waxaa si weyn uga qeyb qaatay feerkii iyo kursi tuurkii halkaasi ka dhacay Hogaamiye kooxeedka Muqdisho oo markaasi si weyn uga soo horjeeday in ciidamo dalka Somaliya la keeno. Wakhtigaasi kadib ayuu Guddoomiyaha iyo taageerayaashiisa oo ku dhaw 100 xildhibaan ay usoo baxeen dhinaca magaalada Muqdishoayagoo markaa garab ka heysta Qabqablayaashii , dagaalka oo wakhtigaa kasoo horjeeday Dowlada. Shariif Xassan ayaa xiligaa ku guuleysan waayey inuu maamul la sameeyo hogaamiye kooxeedkii Muqdisho oo dhexdooda cadaawad isu hayey, ayadoo ay ku adkaatay qorshihii isbaaro qaadida oo siyaasadiisa laf dhabarta uga dhigay, maadaama uu doonayey in ay dowlada timaado Muqdisho.
  3. Shariif Xassan oo laga Xayuubiyey Xilkii Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo -(Taariikh kooban)- Last Updated::2007-01-17 15:22:23 Baydhabo:- Baarlamaanka Somaliya ayaa maanta Xilkii ka qaaday Xildhibaan Shariif Xassan oo ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka. Kalfadhigii maanta Baarlamaanka Somaliya yeeshay ayaa looga dooday Mooshin ay soo gudbiyeen 31 Xildhibaan oo codsaday in kalsoonida lagala noqdo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xassan Shiikh Aadan. Mooshinkan ayaa lagu xusay dhawr qodob oo uu jabiyey Guddoomiyaha Baarlamaanka oo kala ahaa: 1.- Inuu kasoo xaadiri waayey Kalfadhiga Baarlamaanka 2.- Inuu Guddoomiyaha Diiday 7 maalmood oo uu Golaha siiyey inuu kusoo galo Xarunta Baarlamaanka ee Baydhabo 3.- In Guddoomiyaha uu ka horyimid Qodobo uu horey u Ansixiyey Baarlamaanka uu asaguna guddoomiyey 4.- In Guddoomiyaha Baarlamaanka iskiis u qaato go'aanada Golaha ansixintiisa ka baxsan. 5.- In uu si Toos ah u Qaadacay Go'aano uu Baarlamaanka Ansixiyey oo sharciyeysan iyo qodobo kale. Waxayaalaha kale oo loo heysto Guddoomiyaha ayey qaar kamid ah Xildhibaanada sheegeen in uu heshiis iskiis ulla galay Maxaakiimtii la burburiyey, ayagoo sheegay in wakhtigaasi uu Guddoomiyaha ka dhego adeegay inuu Baarlamaanka fasax ka qaato ama codkooda uu weydiiyo. Golaha ayaa waxaa maanta fadhiyey 192 Xildhibaan, waxaana dood dheer kadib loo gudbay u codeynta kalsooni kala noqoshada iyo xil ka qaadista. * 183 Xildhibaan ayaa u codeeyey in xilka laga xayuubiyo Guddoomiyaha * 9 Xildhibaan ayaa Diiday in xilka laga dejiyo Shariif Xassan Kalfadhiga oo uu Guddoominayey Guddoomiye kuxigeenka 2aad ee Baarlamaanka Md.Cismaan Cilmi Boqore ayaa ku dhawaaqay go'aanka Baarlamaanka asagoo si rasmi ah u shaaciyey in Golaha uu xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Baarlamaanka oo asagu hada dalka ka maqan. Shariif Xassan ayaa hada ku maqan Yurub asagoo si weyn uga horyimid inuu soo galo dalka gudahiisa.
  4. Somalia to issue new passport The transitional government is trying to establish its authority in the capital, Mogadishu [AFP] Somalia's interim government is set to issue new passports in its headquarters in Baidoa for the first time since the civil war erupted in 1991. Legislators also voted out on Wednesday the influential speaker of the Somali parliament who had tried to negotiate with the Council of Islamic Courts group. The transitional government says its decision on passports is a response to the forging and selling of existing Somali passports, both inside and outside the country. Abdullah Mahmud Javo, the immigration chief, said: "The Somali passport was easily available to non-Somalis. "Drug dealers had forged passports. We now announce that old passports will be cancelled starting July 2007." Border controls The decision also aims to prevent the entry of foreigners or people the government calls "terrorists", Al Jazeera reported. Your Views "Peace is possible if the interests of US and the Ethiopians are removed" Ahmed, Bossaso, Somalia Send us your views At the same time, the Somali foreign ministry has ordered its embassies around the world to grant travel visas to citizens or visitors wishing to enter Somalia. "Of course we have to know why a foreigner would come to our country. We do not want Somalia to be open for people to come without the government's knowledge," Hussain Jamea, the Somali deputy foreign minister, said. The Somali government has set July 2007 as the deadline for renewal of old passports. Applicants will have to hand over their old passport to obtain a new one. The government said that old passports will automatically be cancelled. It is hoped that this new measure will reduce the obstacles faced by the Somali people travelling in the past. Many countries had stopped recognising the Somali passport, which had forced many citizens to acquire new nationalities. Speaker's dismissal Wednesday's vote to dismiss the speaker, who is currently out of the country, garnered a total of 183 MPs gathered at the transitional government's base of Baidoa. Nine voted against the move. "We do not want Somalia to be open for people to come without the government's knowledge" Hussain Jamea, Somali deputy foreign minister Sharif Hassan Sheikh Aden angered many in November when he launched unauthorised negotiations with the Islamic courts, who were then ruling large parts of the country, including the capital, Mogadishu. Mohammed Adow, Al Jazeera's correspondent in Mogadishu, said that the move to dismiss Sheikh Aden is all part of the government trying to deal with internal conflict. "Sheikh Aden has always been seen as a renegade and someone who is opposed to the president and prime minister and, therefore, the issue of the parliament voting him out is seen as the government dealing with the conflict within itself," Adow said. Since their removal late last month, the government has been trying to stamp its authority and end the factional fighting which has dogged Somalia for the past 16 years. Adow also said that it did not seem likely that voting Sheikh Aden out would lead to violence in the capital, even though Sheikh Aden has support in some quarters of Mogadishu. "The government continues to exert its authority all over Somalia and the capital," Adow said. Somali watchers however have warned that the dismissal of Aden, a member of the Rahawein clan, could undermine stabilisation efforts and polarise the government and parliament, whose formation is based on a complex power-sharing alliance among fractious clans.
  5. ^^^Well said brother, this man was against everything and nothing, he was not a member of the courts, he was a stooge of Qaynyare not long ago.. Good buy dear Sharif.
  6. Muuse Suudi iyo Max'ed Qanyare oo hubkoodii ku wareejiyay dowladda KMG ah ee Somalia Posted to the MOL January 17, 2007, 8:21 am Muqdisho:- Muuse Suudi iyo Max'ed Qanyare oo labaduba hadda ah xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somaliya awalse ahaa hogaamiye kooxeedyo muqdisho ku lahaan jirey awood weyn intii aysan xooga uga saarin maleeshiyadii maxkamadaha ayaa maanta qeyb ka mida ah hobkoodii ku wareejiyay dawlada KMG, balana qaaday inay waxa dhiman soo wareejin doonaan sida ugu dhaqsaha badan. Munaasabad Ka dhacday Degmada Dayniile oo xarunta u ahaan jirtay Max'ed qanyare ayaa waxaa lagu wareejiyay dowladda Somalia hubkii uu lahaa Max'ed Qanyare oo aad u fara badnaa. waxaa sidoo kale hubkaas lala wareejiyay 600 oo maleeshiyo ah kuwaasi oo loo sameyn doono tababarro lagu ciidameynayo kuna kala biiri doona ciidamada kala duwan ee dawlada KMG ah. Qanyare oo hadalo ka jeediyay xafladaas ayaa dawlada Itoobiya ugu baaqay in aysan ciidamadeed aysan kala bixin Somalia inta ay ka imaanayaan ciidamada Africa. Waxaa isna ka hadlay xaflad taas la mida Muuse Suudi yalaxow xafladaas oo lagu qabtay degmada Kaaraan oo fariisan u ahaan jirtay Muuse Suudi. Muuse ayaa sheegay inuu ku wareejiyay dowladda hubkii uu lahaa, isagoo sheegay in uu jiro hub ku maqan baadiyaha iyo qabaa'ilada laguna howlan yahay sidii loo soo celin lahaa oo loogu wareejin lahaa dowladda. Gudiga hubka lagu wareejiyay ayaa waxaa hogaaminyay Taliyaha ciidamada xoogga dalka Somaliyeed Gen. Naaji. oo goobjoog ka ahaa xaflihii hub wareejinta. Dhawr maalmood ka hor ayaa hogaamiyaasha hubaysan ee Somaliyeed shir ay la yeesheen madaxweynaha iyo RW Somaliya waxay ku balan qaadeen inay hobkooda ku wareejin doonaan dawlada lana shaqayn doonaan dawlada si Somaliya u soo ceshato sharafteedii dawladanimo si loogana baxo fawdada iyo burcadnimada socotay 16-kii sanno ee la soo dhaafay. Dawlada ayaa hadda u muuqata inay gudanayso waajibaakeedii iyadoo cabsi badan jirtay asbuucii u horeeyay oo dawladu muqdisho ku soo noqotay iyadoo ay daadihinayaan hogaamiye kooxeedyadii muqdisho oo shacabka Somaliyeed horey uga quusteen inay wax wanaaga sameeyaan. Mudugonline.com
  7. ^^^Qaynyare gives 50 technicals over to the TFG and 600 men it is significant. Another pilar of the anti-TFG groups comes crushing down.
  8. I must for once agree with Castro, there is no point to quiting or giving up. Tommorrow will be a new day. You never know what might happen. Its healthy to have differences of opinion, discourse and heated debate and this place would be boring if we all agreed. Thus lets continue on this journey and if you support the ICU, Somaliland, Puntland, the TFG or any other group, continue to be tough, stick to your guns, and fight for your corner. I expect to see all my foes here, the secesionists, the confused lot otherwise us "door *****" would be bored.
  9. I think this is another example of the genius of Riyaale, he lets these people demonstrate and take their anger out on our national flag. Yet he does nothing to get recognition or ignite a war with Somaliweyn, you have to give it to him. Viva Somalia, long live the republic.
  10. Puntland controls Xudun,Taleex, Lascaanood districts. Only caynabo is not in puntland control. The people ofBuhoodle of togdheer district pledge support for puntland just like the greater majoirty of reer sool. Puntland controls the majority of SOOL, SANAG & CAYN which are part and parcel of Puntland State which is part and parcel of the Federal republic of Somalia.
  11. They have lost every argument, no insurgency no major blood bath and no occupation, now they want an occupation just to make a point..Pathetic really.
  12. East Africa seeks outside troop contributions for Somalia force Posted to the MOL January 16, 2007, 5:05 pm NAIROBI (AFP) - An east African bloc is asking eight outside nations to contribute troops to a proposed regional peacekeeping mission in lawless Somalia. The Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) has approached the countries to man the planned 8,000-strong force endorsed by the African Union and the United Nations but strongly opposed by Somali Islamists, officials said Tuesday. The seven-member group has asked Angola, Mozambique, Nigeria, Rwanda, South Africa, Tanzania, Tunisia and Zambia for soldiers to help restore stability after Ethiopian and Somali forces ousted the Islamists, the Kenyan chair of IGAD said. "As chairman of IGAD, (Kenyan President Mwai) Kibaki has dispatched six special envoys to (the eight nations) to explore possibilities of additional troop contribution to the peacekeeping force," his office said in a statement. The deployment of the mission, first approved by IGAD nearly two years ago, was repeatedly delayed by internal bickering in the bloc, funding and manpower woes and fierce opposition from the Islamists who controlled much of southern Somalia until last month. The statement was released here after Kibaki and Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi met to discuss Somalia weeks after troops from Ethiopia entered the country to support its weak government against the Islamists. "The two leaders ... welcomed the offers made by a number of African countries to contribute troops and invited other African countries to support the initiative," it said, without providing details of the offers. Thus far, only one IGAD member, Uganda, has publicly offered to contribute to the mission and few others appear likely to do so as Somalia's immediate neighbors, Djibouti, Ethiopia and Kenya are precluded from participating under a UN mandate. IGAD has been deeply split over the proposal with Ethiopia, Kenya, Uganda and the Somali government in favor and Djibouti, Eritrea and Sudan opposed. Somalia has been without a functioning central authority since the 1991 ouster of strongman Mohamed Siad Barre plunged the country into anarchy. The Somali government, created two years ago in Kenya, has been riddled with infighting and unable to assert control amid the threat posed by the Islamists who controlled Mogadishu from June until late December when Ethiopian and Somali forces expelled them. AFP
  13. Somalia has turned a corner, those who where scared of occupation have an answre, those who dont want a governmet will have theirs soon. The TFG will be standing fimr from now on the Ethiopian pull out has begun and thats important.
  14. Mozambique looks at troops for Sudan and Somalia Tue Jan 16, 2007 4:35 PM GMT Printer Friendly MORE By Charles Mangwiro MAPUTO (Reuters) - A Mozambican military contingent is training intensely in preparation for possible deployment as part of peacekeeping forces in Somalia and Sudan, a military spokesman said on Tuesday. Defence Ministry spokesman Lieutenant Colonel Joaquim Mataruca said the training began in December in response to U.N. and other requests for more peacekeepers. "At the moment we are preparing a strong military contingent ... but we still do not know what type of missions or where the troops would be deployed," he told Reuters, declining to give any specific troop numbers. Mataruca said Sudan and Somalia were likely candidates for troops from Mozambique, which in 2003 contributed its first troops for international peacekeeping operations as part of a contingent sent to Burundi. Kenyan President Mwai Kibaki recently sent ministers to seven African countries seeking support for a continental force for Somalia to help prevent anarchy after Somali government troops backed by Ethiopian forces ousted Islamists in a two-week war in December. South African President Thabo Mbeki said on Monday Africa's economic powerhouse would consider sending troops to Somalia but military operations elsewhere may limit its ability to deploy soldiers to the Horn of Africa nation. Ethiopia has said it wants to withdraw its troops from Somalia within weeks, raising fears the Somali government could collapse given its lack of popular support. The African Union and East African body IGAD say they are willing in principle to send more than 8,000 peacekeepers into Somalia, provided funding is made available and member nations supply soldiers and equipment. In Sudan's Darfur conflict, the United Nations this week said it would reassess whether to send peacekeepers to Chad and the Central African Republic after Darfur violence began spilling across their borders. Sudan has more or less agreed to a "hybrid" African Union-U.N. force in Darfur but has rejected the 20,000 peacekeepers and police the U.N. Security Council wanted to send to support some 7,000 AU troops already in the region.
  15. Kenya and Ethiopia agree to find help for Somalia -------------------------------------------------------------------------------- By Standard Reporter and PPS President Mwai Kibaki and Ethiopia Prime Minister, Mr Meles Zenawi, have called for deployment of African troops to the war-torn Somalia. Zenawi, who jetted into the country on Tuesday morning, held talks with Kibaki on the need to deploy the African Union-cum-Inter-Governmental Authority on Development forces to Somalia, in line with the UN Security council resolution December 6, 2006. Zenawi arrived un-announced in the morning and proceeded to State House, Nairobi. The two later released communiquÈ in which they agreed on the need to immediately deploy an AU-cum-Igad peace keeping force to Somalia. The two leaders welcomed the offers so far made by several African countries to contribute troops and appealed to other African countries to support the initiative. Kibaki and Zenawi noted that the developments in Somalia and in particular the return of the Transitional Federal Government (TFG) to Mogadishu, was a positive development that presented a window of opportunity for the international community to consolidate peace and stabilise Somalia. The two agreed to intensify consultations between Somalia’s TFG and neighbouring countries to enhance Somalia’s stability. --------------------------------------------------------------------------------
  16. Kenyan, Ethiopian leaders vow to stabilize Somalia Leaders of Kenya and Ethiopia on Tuesday vowed to push forward efforts aimed at stabilizing the situation in Somalia, which has been undergoing military operation for the past three weeks. In a joint statement issued in Nairobi, Kenyan President Mwai Kibaki and Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi also underlined their commitment to mobilizing regional and international support to help Somalia achieve peace and security and embark on the process of reconstruction. "The leaders called for the immediate deployment of an AU-IGAD stabilization force to Somalia in line with the UN Security Council Resolution 1725 of Dec. 6, 2006," said the statement issued after a one-day visit by Meles. "The two leaders welcomed the offers made by a number of African countries to contribute troops and invited other African countries to support the initiative," the statement said. The Ethiopian premier's visit came as Kenya, which chairs a seven-nation regional peace body, the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), is lobbying African countries to contribute troops to a peacekeeping force in war-ravaged Somalia. Kenya has sent ministers and special envoys to ask Rwanda, Tanzania, Mozambique, Angola, Zambia, Tunisia and Algeria to contribute to a proposed 8,000-strong peacekeeping force. So far only Uganda has offered a 1,500-strong troop, although parliamentary approval is yet to be gained. During the meeting, the two leaders noted that the developments in Somalia, in particular the return of the Ethiopian-backed government to Mogadishu, was a positive development which presented a window of opportunity for the international community to consolidate peace and stabilize Somalia. "In this regard, they agreed to intensify consultations between the Transitional Federal Government of Somalia and the immediate neighboring countries in order to enhance the stabilization in Somalia," the statement said. They urged the transitional government, which routed out Islamists from Mogadishu, to continue pursuing the consolidation of peace and the reconciliation in Somalia. Meles thanked Kenya for the constructive role it had continued to play in the regional peace efforts. He also expressed his gratitude to his host, President Kibaki, for the warm and brotherly welcome extended to him during the visit. African Union (AU) officials are currently in Mogadishu to discuss peacekeeping at the invitation of the Somali government but regional diplomats said it is unlikely AU members would agree to send peacekeepers unless fighting comes to an end. Source: Xinhua
  17. Meanwhile - as Ethiopia plans for the replacement of its troops in Somalia by African peacekeepers and the establishment of Somali's first central government in over 15 year - Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi is also in a position to enjoy his easy victory over Eritrea. "It is evident that the Eritrean Government is prepared to fight Ethiopia until the last drop of blood of the people of Somalia," Mr Zenawi told the Addis parliament in a different way of explaining the Somali war. "The Eritrean government elaborated this strategy in order to advance its objective through the blood of the Somalis," he told Ethiopian MPs. "It believed that the strengthening of the extremists in Somalia would put Ethiopia in an inextricable situation. But more importantly it did so because it does not have the capacity and willingness to wage direct military confrontation," Mr Zenawi claimed. The Ethiopian Prime Minister held that it was "clear that the Eritrean government would have waged war if Ethiopia was bogged down in a quagmire in Somalia." However, this "projected quagmire for Ethiopian defence forces did not take place. When the interventionist Eritrean forces had to flee from one end of Somalia to the other, the Eritrean government did not directly dare lift a finger," Mr Zenawi bragged.
  18. ^^^And thats why they get closed down in every country in the world, when ever they threaten the security of the nation. These media outlets went over the top, they served a narrow interest and they either adapt to the new reality, become profesisonal or become extinct, its simple as that.
  19. ^^^Saxib you talk utter nosnece, Somali has been at the bottom of the world for far too long, fake clans, fake wadaads and fakers like yourself who thing everything is about the dollar are the past insha Allah. We have agovernment, young, weak but it is the Somali peoples government it is our hope and it insha Allah will get us out of last place and part of the world community. Sitting in California in comfort and talking nonsnece wont do mate, either go back and make a contribution or give us a break.
  20. GAARISA: Booliiska Kenya oo maanta su'aalo weydiinayo mas'uul sare oo ka tirsanaan jiray Maxkamadaha Posted to the Web Jan 16, 08:03 Gaarisa (PP) - Booliiska dalka Kenya ayaa waxay maanta su’aalo weydiinayaan mas’uul ka tirsanaan jiray Madaxdii sare ee Maxkamadaha oo Kenya lagu qabtay. Mas’uulkaan oo aan magaciisa aan la sheegay in ayaa lagu qabtay meel ku dhow xerada qoxootiga ee Dhadhaab oo ku taalla bariga Magaalada Gaarisa ee Waqooyi Bari Kenya, una jirta 100-km Gaarisa. Booliiska Kenya ayaa waxay daboolka ka qaaden in ruuxaan ka tirsaan jiray madaxdii Maxkamadaha kuwooda ugu sarreeyay aysan kala garanayn inuu yahay Sheekh Shariif Sheekh Axmed amma Xasan Daahir Aweys oo labaduna markii ugu dambeysay ku sugnaa koonfurta Soomaaliya. “Waxaan doonaynaa inaan waydiinno iyaga waxay yihiin, waxaana su’aalaha marka la weydiiyo kaddib go’aan ka gaari doonnaa sida laga yeelayo, haddii dambi lagu waayana waan sii daynaynaa” ayuu yiri sarkaal u hadlay booliiska Kenya oo magaciisa qariyay. Dowladda Kenya ayaa waxay sheegtay in haddii ruuxaan la qabtay uu noqdo mid ka mid ah labada ruux ee la sheegay ay tahay guul weyn oo ay dowladda Kenya ka gaartay inay dalkeeda ka dhowrto inay soo galaan hoggaamiyeyaashii ka tirsanaan jiray Maxkamadaha oo ay dowladda Soomaaliya la dagaalantay. Sarkaal u hadlay booliiska ayaa sheegay in soo gelitaanka ruuxaan u soo taallaabay gudaha dalka Kenya ay u soo sheegeen sirdoonkooda ku sugan xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, taasna ayaana sahahay in booliisku gacanta ku dhigaan. Booliiska Kenya ayaa waxay inkireen inay jiraan rag ka tirsan Maxkamadaha oo u soo gudbay dhanka Kenya, haatanna ku sugan gudaha dalka Kenya, waxayse qireen inay jiraan kooxo u dagaalamay Maxkamadaha oo Kenya ay ka baadi goobayaan, gaar ahaan Nairobi. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  21. ^^^Saxib these three media outlets over played their hand they attacked the TFG from inception and led the propoganda war against it which udermines the security of the nation. Thus they have been shut down, they will only come back when they have reformed. The days of the wild west is over, the country has a govenrment with teeth.
  22. ^^^You would not understand my dear lad, the nation is bigger than anything even money, but you would not understand would you.
  23. ^^^Because they were spewing vile shitt and that they were the tools of the clan courts.
  24. Northerner, one never uses such terms against his own people. Thus while you can not logicly explain the reason to tageting innocent camel herders you stick to the plot in order to achieve what?