General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^You ask so many question and ignore the answers given. The TFG is a broad based government, which is trying to build national army made up of all clans For example the police force of Mogadishu are locas and not from anther region. Thus the foreign troops will help the TFG with security, training and so on. The last time foreign troops came there was no government and they did not have a political solution to the proble. This time the country has a national government that will lead the AU troops.
  2. Dadwenihi halkaas isugu yimid ayaa waxa laga dareemayey wajigooda qiiro iyo in uu ka muuqdo farxad iyo dareen dowladnimo. Dadkii halkaas isugu yimid oo loo diyaariyey 5000 oo kursi ayna buuxdhaafiyeen kuraastii, halkaas oo ay noqotey in ay dadweyne farabadan kaga qayb galaan xaflada iyaga oo taagan. Ugu dambeyntii ayaa waxa dadweynihii la Hadley Prime Minister, Ali Geedi ugana mahad celiyey reer Minnesota, xaflada quruxda badan ee loo sameeyey dowladiisa.