
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Midowga Afrika oo furmay iyo Digniin laga soo saaray Xaalada Somaliya. Last Updated::2007-01-29 16:55:47 Adis Ababa:- Waxaa maanta si rasmi ah uga Furmay Caasimada Itoobiya Shirweynihii 8aad ee Midowga Afrika. Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen 53 wadan oo kamid ah ururka Qaarada Afrika, ayaa waxaa kamid ahaa Madaxweynaha Somaliya C/laahi Yusuf Ahmed. Waxaa sidoo kale shirkan ku sugan Wafuud kala gedisan oo uu kamid yahay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay iyo wafuud ka kala socota dalalka Reer Galbeedka iyo Aasiya. Furitaankii Shirkaasi ayuu ka hadlay Guddoomiyaha ururka Midowga Afrika Alpha Omer Konari. Guddoomiyaha midowga Africa Alpha Omer Konari ayaa ka digay in xiisadaha colaadeed ee kataagan dalka Soomaaliya ay ku fidaan wadamada gobolka oo idil haddii dib u dhac uu ku yimaado ciidamada nabad ilaalinta ee la geynayo wadanka Soomaaliya. Golaha loo dhan yahay ee Midowga Afrika oo uu u khudbeenayo Guddoomiyaha Midowga Afrika Shirweynaha Midowga Afrika ayaa qodobada ugu muhiimsan ee looga hadlayo waxaa kamid ah arrimo ay ku jirto xaalada Soomaaliya, ayadoo shirkaasi muddo laba maalmood ah uu socon doono. Alpha Omer Konari ayaa sheegay in fashil ku yimaada ciidamada nabad ilaalinta ee la geynayo dalka Soomaaliya ay ka dhignaan doonto in xaalada Soomalaliya ay faraha ka baxdo, isagoo ku baaqay in la dedajiyo ciidamada nabad ilaalinta ee la geynayo dalka Soomaaliya. Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo lagu wado in khudbad uu ka jeediyo shirkaasi ayaa ka codsan doona madaxda Africa iyo beesha caalamkaba in ay gacan ka siiyaan dawladiisa xasilinta dalka, ayagoo u soo diraya ciidamadii nabad ilaalinta oo ay u yabooheen dawladdiisa. Madaxweynaha Ghana John Kufuor (Midig) iyo Madaxweynaha Nigeriya Olusegun Obasanj (Bidix) Shir madaxeedkan ayaa ku soo aaday xilli dawladda Mareykanka ay sheegtay in ay ka saacideyso Midowga Africa in diyaarado ay ku soo daabusho ciidamada nabad ilaalinta ee la keenayo dalka Soomaaliya si ay gacan u siiyaan dawladda taagta daran ee ku fashilantay xasilinta dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Liibiya Col.Qadaafi oo soo gaaray madasha shirka Midowga Afrika Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga oo kamid ah Hogaamiyaasha Midowga Yurub ee ku sugan Addis Ababa Madaxweynaha Falastiin oo kamid ah Marti sharafta iyo hogaamiyaasha goobjoogayaasha ka ah shirka Midowga Afrika Wadooyinka Addis Ababa oo ay si weyn uga muuqdaan ciidamada Amniga Louis Michel Xoghayaha Horumarinta ee Midowga Yurub oo ku sugan madasha shirweynaha Midowga Afrika Isbuursi weyn oo ka dhacay Illinka laga galo hoolka shirka kadib markii ay Illaalada Qaramada Midoobay ay dib u celiyeen suxufiyiin badan Inta uu shirkan socdo ayaa lagu wadaa in ay dhacaan shirar kale oo hoose oo ay si gaar ah u yeelanayaan wafuuda kala gedisan ee wakhtigan kuwada sugan xarunta Midowga Afrika. HorseedNet.com
-
^^^Abwan, the President is supported by most of Somaia, obviposuly you and Abu's here who pretend that Mogadishu belongs to you have no love for him, but the Somali people do appreciate the hard work the old man and his government is doing. Kismayu, Marka, Afgoyee things are happening quite fast.
-
southern italy right? That was funny. Castro, mayhem in Mogadishu has not stopped anything, in fact we expected these criminal acts from dayone. The Police recruitment is going well. Col Ali Sacid a local is head of the city. The new Mogadishu admin is working over time and things are moving well. Other cities are calm and so will Xamar insha Allah. We are celebrating because the TFG is in power with no real armed opposition..
-
Djibouti supports AU troops, funny really..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^He will get them soon enough... -
Kismaayo:Isbeddel xagga ammaanka ah oo Kismaayo laga samaynayo. Isniin, January 29, 2007 Kismaayo(AllPuntland)- Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose waxaa ka socda hawlgal ballaaran oo ay wadaan ciidamada dawladda federaalka Soomaaliya ee halkaasi kusugan. Hawl galladan ayaa waxaa lagu aruurinayaa nooc walba oo uu hubku leeyahay , laga bilaabo qoryaha daran dooriga u dhaca , tooreeyaha iyo mindiyaha booda. Sida uu AllPuntland u sheegay wariye madax bannaan oo kusugan magaalada Kismaayo ciidamada ammaanka ee dawladda federaalka waxay illaa iyo haatan xabsiga dhigeen dad gaarya 4 qof oo lagu soo qabtay ayagoo hub wata, kana dhaga adaygay awaamiirta dawladda. Hawl galkan hub aruurinta ayaa si xawli ah u socda sida wararku sheegayaan, waxaana ciidanka ammaanku ay baaritaan ku hayaan guryaha , goobaha ganacsiga iyo goob walba oo ay shaki ka muujiyaan in hub lagu qarinayo. Dhinaca kale ciidanka ammaanka ee Kismaayo waxay dhineceeda kawadaan hawl gal kale oo ay ku baadigoobayaan dadkii ka danbeeyay weerar dhawaan loo gaystay askar Itoobiyaan ah oo kusugnaa Kismaayo , kuwaasoo mid kamid ah dhaawac culus loo gaystay midna dhaawac fudud. Col: C/risaaq Yuusuf Afguduud oo madax u ah guutada koowaad ee ciidanka dawladda federaalka ayaa sheegay in lasoo ogaaday cidda ay yihiin dadkii ka danbeeyay weerarkii ciidamadaasi loo gaystay, gacantana lagu soo dhigi doono. Taliyuhu wuxuu sheegay inay jiraan dad ay soo qab qabteen , hase ahaatee ay usoo qabteen oo kaliya raadad soo galay, sida ayagoo aad ugu dhawaa meelaha uu weerarku ka dhacay. Marka la isku soo duubo ammaanka Kismaayo waa mid aad u wanaagsan, waxaana la filayaa in hawl gallada hubka nooc walba oo uu ahaado uu sii socon doono maalmaha soo socda. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Djibouti supports AU troops, funny really..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Indeed. He has profited from our problems, but he should have played a more impartial role. He has an opportunity to change course, will he? -
Minnesota: Somalis come out to support the TFG :PICS
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
His poem was amazing and he contributed through-out the night. -
Djibouti supports AU troops, funny really..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^If I was Gulleh I would have coltevated good relations with Somalia or even Somaliland. Today he has no support outside Abdiqasin and his clan courts group and they are running for their lives. -
I thought it was a joke. Are you saying you mark Ashura as a religious festival? Or are you just reminding us that you claim to be a Hashimi?
-
Minnesota: Somalis come out to support the TFG :PICS
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
^^^The poet Sangub was also there. It was quite emotional specialy the singing of the national anthem that was great.. -
Muqdisho: " Hawsha dawladdu qabatay ayaa kawayn, waxyaabaha Muqdisho ka dhacaya" Xildhibaan Dalxa. Isniin, January 29, 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya Prof: Maxamed Cumar Dalxa ayaa shaaca ka qaaday inay jiraan dad ka faa'iidaysanaya inay buun buuniyaan waxyaabaha ammaan darada ah ee ka dhacaya Muqdisho, si ay Muqdisho uga dhigaan meel aan amaan ka jirin, hase ahaatee wuxuu taas baddalkeeda sheegay in Muqdisho xasilloontahay. Dalxa oo waraysi siiyay Radio Galkacyo ayaa sheegay in hawsha ay dawladdu qabatay ay aad uga wayn tahay waxyaabaha dhacaya, wuxuu xusay in dhacdooyinkan ammaan darada ah gacan adag lagu qaban doono. Md: Dalxa oo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri" Dalal naga horumarsan ayay ka dhacaan falalkan oo kale , Washington iyo New Yorkba way ka dhacaan, waa arin caadi ah,hase ahaatee dawladda federaalka ayaa xalkeeda ku jirta " . Mar wax laga waydiiyay waxa ay dawladdu ka qabanayso Muqdisho xilli qaraxyo, tacshiirado iyo ammaan daro kalaba ay ka jirto Muqdisho wuxuu sheegay in dad ka faa'iidaysanaya ay jiraan, oo aan marnaba doonayn in Muqdisho xasilooni ka dhacdo. Xildhibaan Dalxa wuxuu sheegay in dawladdu ay kulamo kula jirto odayaasha, wax garadka, aqoon yahannada iyo ururada bulshada , kalana tashanayso sidii Muqdisho loo xasilin lahaa. Wuxuu xusay in goor dhow dalka oo dhan maamullo loo samayn doono , hase ahaatee arintaasi laga wado wada tashi lala leeyahay beelaha Soomaaliyeed. Dhinaca kale dawladda federaalka ayaa ka codsatay shacabka Muqdisho inaysan la shaqayn dad ay ku tilmaantay dad tiro yar oo ammaanka kasoo horjeeda, hase ahaate taas baddalkeeda loo baahan yahay inay dawladda la shaqeeyaan. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Shir Madaxeedka Ururka Midowga Afrika oo maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa. Addis-Baba, Isniin January 29, 2007 Simba Radio Shir Madaxeedkii Ururka Midowga Afrika, ayaa maanta ka furmaya Magaalada Addis Ababa, ee caasimadda dalka Ethiopia ayada oo looga hadlayo Arrimha Somalia. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galaya in ka badan Konton Madaxweyne oo ka socda Qaaradda iyo sidoo kale Xoghayaha Guud Jamciyaddda Qurumaha ka dhaxeysa Ban Ki-Moon . Kullanka ayaa Waxaa diiradda lagu saari doonaa sidii ciidamo nabad ilaalin ah oo ka socda qaaradda loo geyn lahaa dalka Somalia . Dalal badan ayaa la filayaa in ku dhowaaqaan sida ay diyaarka ugu yihiin inay howl galka nabad ilaalinta ee Ururka Midowga Afrika uu ka fulinayo Dalka Somalia ay ciidamo ugu tabarucaan. Madaxweyanaha Dowladda Federaalka KMG ah ee Somalia Cabdullaahi Yuusuf Axmed, ayaa ka mid ah Madaxda ka qeyb galeysa kullaankaasi, ayada oo la filayo in mar kale uu ciidamo nabad ilaalin ah dalbadao. Xoghayaha Guud ee QM Ban Ki-Moon, oo horey ugu baaqay inay Beesha Caalamka taageero deg eg ah siiso Somalia , ayaa lagu wadaa in sidoo kale uu ku cadaadiyo Hogaamiyayaasha Qaaradda ee halkaasi ku shirsan inay ciidamo u diraan Somalia . Ban waxa uu sheegay in Somalia ay hadda ku jirto dhibaato baratan siyaasadeed iyo mid Milatari ka oogtay Gobolka Geeska Afrika. Arriamha kale ee kullanka looga hadli doono, ayaa waxaa ka mid ah dhibaatada ka taagan Gobolka Darfur ee Galbeedka Dalka Sudan , is beddelka Cimilada iyo shaqaaqooyinkii ugu dambeeyay ee ka dhaca Gobolka Guinea Simba Media Center, Muqdisho Somalia. Email: simba@simbanews.com
-
^^^Indeed and many thanks for the info brother. Keep us updated insha Allah..
-
audio
-
Xaflada furitaanka safaarada Yemen 23 Jan 23, 2007, 19:47 khudbadahn ayaa laga akhriyay furitaanka safarad Yemen ka furatey Muqdisho iyo bixitaanka ciidamada Ethiopia. Khudbadan ayaa waxa jeedinya Xuseen Ceydiid oo ah wasiirka arrimaha gudaha isla markaana ah ra'isal wasare ku-xigeen...ka dhageyso halkan Cabdi Fatax Axamad,GO
-
Yemeni leader vows support for Somalia 27 Jan 27, 2007, 15:07 Yemen should deal with the latest developments in Somalia in light of the recent withdrawal of the Ethiopian forces from Mogadishu, Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi told President Ali Abdullah Saleh via his foreign minister, Seyoum Mesfin, last Wednesday, when the two men met in Sana’a. Now that the Ethiopians have withdrawn, there is some concern as to who will be in Mogadishu to protect the interim government in residence there. Somalia and Ethiopia hope that African Union peacekeeping forces can be deployed to help maintain peace. The message from the Ethiopian prime minister also dealt with the ways Yemen and Ethiopia could coordinate to serve the security, stability, and peace in Somalia and in the African Horn in general. The message also addressed other issues concerning the agenda for the upcoming meetings of the Sana’a Assembly to be held in Addis Ababa. Saleh reassured the Ethiopian foreign minister of Yemen’s desire to create prevailing security and stability in Somalia and of Yemen’s support for all the efforts that encourage the resumption of dialogue among the different Somali factions, in a way that ensures continued peace in Somalia and the rebuilding the institutions of the Somali state. Saleh said that the security of Somalia does indeed concern Yemen and all the countries in the region. At the end of the meeting, Saleh sent Mesfin a reply message to be conveyed to the Ethiopian prime minister, Meles Zenawi. In related news, Yemen reopened its embassy in Mogadishu last Monday, making it the first country to reopen its embassy there since the Somali interim government took over the country. Yemen plans to send a team from the Ministry of Public Works to Mogadishu to help remove the wreckage left in the trail of the recent fighting, a source told the 26 of September website. The source added that this was decided as part of Yemen’s support for its brothers in Somalia, so as to help them overcome the effects of the war as well as to help in restoring life to Somalia. Source: Yemen Observer
-
Mbeki to lead delegation to AU summit January 28 2007 at 02:36PM President Thabo Mbeki will lead a delegation to the African Union's Heads of State and Government Summit in Addis Ababa on Monday and Tuesday, said the department of foreign affairs. An executive council of foreign ministers would make recommendations to the summit on, amongst others, Somalia and Sudan, Burundi, the Ivory Coast, the Middle East and Palestine was well as the status of Africa-Europe dialogue, spokesperson Ronnie Mamoepa said on Sunday. Foreign Minister Nkosazana Dlamini-Zuma led a South African government delegation to the executive council's meeting on Thursday and Friday. - Sapa
-
Wasiirada IGAD oo ka shiray Xaalada dalka Soomaaliya Last Updated::2007-01-28 15:56:08 Addis Ababa:- Wasiirada Arrimaha Dibada ee dhamaan dalalka IGAD ayaa ku shiray magaalada Addis Ababa shalay oo Sabti ahayd. Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xoghayaha IGAD Dr Atallah Bashir oo kulan khaas ah la yeeshay 7 Wasiir ee Arrimaha Dibada ee matalaya dalalka IGAD kamid ah. Wasiirada iyo Xoghayaha Guud ee IGAD Dr Atallah Bashir ayaa ka wada hadlay arrimaha dalka Soomaaliya khaasatan ciidamada Afrikaanka ah ee dhawaan la geenayo dalka Soomaliya. Shirkan ayaa horu dhac u ah shir weynaha Midowga Afrika oo berito oo ay Taariikhdu tahay 29 Janaayo ka furmi doona magaalada Addis Ababa. Wasiirka Arrimaha Dibada ee dalka Somaliya Ismaaciil Hura Buubaa ayaa sheegay in shirkii shalay looga hadlay sidii IGAD ay uga qeyb qaadan lahaayeen kaalinta uga soo aada Taakuleynta ciidamada dhawaan la keeni doono dalka Soomaaliya. Ciidamada ka socda Midowga Afrika iyo IGAD oo gaaraya 8000 ayaa lagu wadaa in dhawaan ay soo gaaraan dalka Soomaaliya. Dalalka hada sheegay in ay ciidamo diyaarinayaan ayaa waxaa kamid ah Nigeriya, Malawi, Ugadha, Ghana iyo Rwanda oo ayagu sheegay in ay ka qeyb qaadan doonaan hawlgalka IGADSOM. Dalalka Koonfur Afrika iyo Liibiya ayaa ayagu sheegay in aysan ciidamo soo diri doonin balse ay ka qeyb qaadan doonaan dhinaca Taakuleynta, Farsamada, iyo dhaqaalaha qorshahaasi. Waxaa ayaguna la sugayaa in ay dalal kale oo dheeraad ah kusoo biiraan qorshaha ciidamo geynta Somaliya, marka uu furmo shirka Midowga Afrika oo berito si rasmi ah u bilaaban doona. Qodobada ugu muhiimsan ee shir weynaha Midowga afrika ayaa waxaa ugu horeeya arrimaha dalka Somaliya, Sudan iyo DR. Congo. Waxaa sidoo kale shirkaasi markale diirada lagu saari doonaa mideynta dalalka Afrikaanka ah ee dhinaca Dhaqaalaha, Siyaasada iyo Amni sugida. Ahmed Musse HorseedNet.com
-
^^^You run out of news.. I like that.
-
Djibouti supports AU troops, funny really..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somali foreign minister says many countries change their policy towards Somalia Aweys Osman Yusuf Mogadishu 27, Jan.07 ( Sh.M.Network) Somalia’s foreign minister, Ismail Hurra Buba, said on Friday night that many countries in the world have altered their policy towards Somalia after the Ethiopian and government troops undermined the Islamists’ military power last year. Speaking to reporters at Addis Ababa, the capital of Ethiopia, Buba said the international community was ready to lend a hand to the Somali Federal Government (TFG) and the African peacekeeping mission due to be deployed in Somalia. According to Alsharqalawsat, the Somali foreign minister said the TFG expects military trainers and other logistic support from countries that could not offer peacekeepers to the strife-torn country to enable the Somali government handle the deteriorating situation. The Arab League envoy for the African affairs, Samir Husni, has stated that more African countries have extended support to the Somali interim government. Meanwhile, Djibouti foreign minister has told reporters after the African Union summit for Somalia in Addis Ababa on Friday that Djibouti had backed up the African peacekeepers for Somalia. -
Minnesota: Somalis come out to support the TFG :PICS
General Duke replied to Taako Man's topic in Politics
-