
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Sheikh Aaden Madoobe new Speaker of Parliament!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Somalia’s parliament elects new speaker Web posted at: 2/1/2007 4:22:32 Source ::: REUTERS BAIDOA, Somalia • Somalia’s parliament elected a new speaker yesterday to replace one ousted over his overtures to Islamist rivals defeated by government and Ethiopian troops during a two-week war in December. Members of parliament voted overwhelmingly in favour of Justice Minister Sheikh Adan Mohamed Nour Madobe, who takes over from Sharif Hassan Sheikh Adan, voted out of office January 17. Adan’s sacking drew international criticism that President Abdullahi Yusuf’s government was missing a crucial post-war opportunity to become more inclusive in a country divided since the 1991 ouster of a dictator. Deputy Speaker Osman Elmi Boqore said Madobe won 154 votes, while runner-up Ibrahim Adan Hassan won 54. “I wish to congratulate the members of parliament who voted for me, including those who did not vote for me. I promise to be fair and just to all,” Madobe told parliament. Parliament sources said the 50-year-old enjoys support from Yusuf, who arrived in Baidoa on Tuesday evening. Madobe is expected to resign from the Justice Ministry because Somali law does not allow him to hold the two posts at the same time. Madobe studied Islamic theology, and became a businessman dealing in livestock before entering politics in 1990. He comes from the same Digil & Mirifle clan as his predecessor who he lost out to in the initial vote for speaker held in Kenya. Former speaker Adan had close ties with Mogadishu businessmen who financed the Somalia Islamic Courts Council. He tried several times to strike peace deals between the government and the Islamists—moves that infuriated the administration. The government, backed by troops and weapons from Ethiopia, drove out the Islamists who had controlled the capital Mogadishu and much of the south for six months. -
^^^The people have been dying for the past 16 years, and they where occupied by the fake religious groups you supported past 16 years. Now everything does look nice and our leaders are working hard for the nation. Camir thanks mate.
-
^^^The tanks and the armour from Ethiopia was nothing compared to the Eritrean, oromo and outside support for the courts, thus the truth is that one ally defeated another. As for the government it is real, has elected its new speaker working and in control. Though your clan centric psyche which tells you are Ahlu-Bait will not let you realise the truth. Instead you make another false prediction, Puntland is stable, so is Somaliland, so will the south be insha Allah, there is nothing speial about that area..
-
The suffereing of unarmed clans was greatest....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The level of suffering was never equal. For example can you tell me a region like Lower Shabbele which was occupied by outside forces for duration of the war? -
The suffereing of unarmed clans was greatest....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^They fall into the same category, the unarmed and marganalised clans who's area, homes have been taken over by other Somali's.. -
Goballada Jubbooyinka oo laga billaabay ururinta ciidamo bolis ah. Warara ka imaanaya goballada Jubbooyinka ee koofurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi laga billaabay dhaq dhaqaaqyo lagu diiwaan gelinayo ciidamadii hore ee booliska Warara ka imaanaya goballada Jubbooyinka ee koofurta dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi laga billaabay dhaq dhaqaaqyo lagui diiwaan gelinayo ciidamadii hore ee booliska Soomaliyeed iyo maliishiyooyinka beelaha oo la ururinayo si tababar xagga boolisnimada ah ay u qaataan. Taliyaha booliska goballada Jubbooyinka General Axmed Maxamed ayaa u sheegay saxafadda inm ujeedada ciidanka loo ururinayo ay tahay in la nidaamiyosi deeto ay kaga qeyb qaataan dhaq dhaqaaqayada la doonayo in lagu xaqiijiyo amaanka iyo kala dambeynta dalka gaar ahaanna gobbalada Jubooyinka ee haatan howshu ka socoto. "Dhamaanba wixii maliishiyooyin ah waxan ugu baaqayaa in iyagoo wata hubkooda ay iskasoo diiwaangeliyaan xeryaha loogu tala galay diiwaangelinta"ayuu yiri taliyaha booliska Soomaliyeed ee goballada Jubbooyinka General Axmed Maxamed oo shegay in tixgelin gaar ah la siinayo booliskii hore ee dalku lahaa ka hor dhicitaankii dowladdii hore ee Soomaliya. Inkasto booliskii horer aytixgelin gaar ahaneed leyihiin aya hadana taliyuhu waxaa uu ka dhawaajiyay in hadana la qiimeynayo dhalinyarada hatan soo b axday oo uu sheegay in ay leeyihiin maskax dhallinyar kana bixikareysa wax kasta,isago intaa ku daray in meeleynta dhalinyaradu ay tahay waxa ay dowldu diiradda sida aadka ahu sarayso. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho..
-
HUB MAANTA LAGU WAREEJIYEY GACANTA DAWLADDA - KISMAAYO, Xaruntii hore ee dalxiiska Waamo ayaa maanta ciidamada Itoobiya waxay kusoo bandhigeen boqolaal qoryaha deegta laga rido ah iyo rasaas aad u tiro badan oo ay sheegeen in laga soo qabtay ciidamadii maxkamadaha e ay dagaalka la galeen. hubkan oo runtii isugu jiray qoryaha loo kala yaqaan AK47, Baasuukeyaal, BKM, M16, M69, Jiijood, Hoobiyeyaal, suug & G3 ayaa ahaa kuwo lasoo isticmaalay oo duug ahaa, waxaana wehliyey rasaas aad tiro badan oo noocyo kala duwan ah. qalabkan ayaa waxaa wareejiyey saraakiil Itoobiyaan ah oo lakala yiraahdo Saydi & Col. Tafe oo labaduba isku raacay inay hubkan ku wareejiyeen gacanta dawladda KMG ah ee aanay qabiil siin. waxay kaloo xuseen in la siindoono ciidamada haatan tababaradu uga socdaan xeryaha ciidamada ee kala gedisan. Hubkan oo uu u guddoomay dawladda Col. C/risaaq Af-gaduud ayuu isna sheegeay in lagu sugi doono amniga shacabka Soomaaliyeed looguna adeegidoono ee aan cid gooni ah wax loogu dhimidoonin. hubka ayaa lagu keenay laba gaari oo nooca uuralka loo yaqaan ah, iyadoo markii danbana dib loogu raray, waxaana la sheegay in laga soo kala qabtay Iidaale, Jilib, Dhoobley, Buulo Xaaji & Raas Gambooni. jewiga wareejinta hubka ayaa ahaa mid ay aad u bileen askar kala duwan oo wada lebisan dharka dagaalka ee Tuutaha loo yaqaan oo kaftan & isku dhoola cadeyn sameynayey, kuwaasoo laba-laba iyo sadex-sadex iskula taagnaa. A.Cigaal Carmooyin.com Kismayo Somalia
-
^^^Near a hundred then. One Somalia is not under any occupation, unless you are from the defeated group and thus any talk will suffice. The second point, to compare Iraq to Somalia is laughable it took Iraq weeks to be taken over while it took a week to chase out the rag tag clan courts. Iraq had a formidable army which fought two major wars and its remenants are the insurgency. The clan courts had IndaCade and he is in Saudi Arabia. Thus the Somali officer cor, are in the TFG while the Iarqi officer cor are with the insurgency. Somalia has a government being supported by its neighbours, Kenya, Ethiopa and Igad. Iraq had a government which was being destroyed, institution to institution. Even Afghanistan the Taliban ran the cuntry for a decade. The clan courts did not have a single institution apart from the name Shabaabe and so on.
-
Sheikh Aaden Madoobe new Speaker of Parliament!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Baydhabo : Sh. Aadan Madoobe oo ku guulaystay gudoomiye nimada baarlamaanka Soomaaliya. Baydhabo (kisamaayopost)- Doorashada gudoomiyaha golaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay ku soo gabagabowday magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay gaar ahaan xarunta ADC. Doorashadaasi oo gaartay saddex wareeg ayaa waxaa markii hore isku soo taagay in ka badan 10 mudane, waxaana intii anay doorashadu bilaaban tartanka ka tanaasulay 3 musharax. Wareegii koowaad ayaa waxaa ka soo gudubtay 5 musharax waxaana wareegii labaad ku haray saddex musharax. Sh. Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) iyo Ibraahim Kiishbur ayaa waxa ay ku tartameen wareegii saddexaad ee doorashada gudoomiyaha golaha baarlamaanka ee dawladda Soomaaliya. Sh. Aadan Maxamed Nuur ayaa waxa uu ku guulaystay gudomiye nimada golaha baarlamaanka dawladda Soomaaliya, iyada oo wareegaasi looga adkaaday Xill, Ibraahim Khiis bur. Sh. Aadan Madoobe ayaa waxa uu ku guulaystay codad gaaraya 153 iyada oo mudanihii la tartamayayna uu helay codad gaaraya 54 cod, waxaana xumaaday 6 cod. Natiijadaasi ayaa waxa ku dhawaaqay gudoomiye ku xigeenka labaad ee golaha baarlamaanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqorre. Sh. Aadan Madoobe ayaa waxa uu badalayaa Xill. Shariif Xassan Sh, Aadan oo dhowaan golaha baarlamaanku uu ka qaaday xilkii gudoomiye nimada golaha baarlamaanka. Shiikh Aaden Madoobe ayaa ahaa musharaxii la tartamay oo uu ka guulaystay Shariif Xasan Sh. Aaden markii loo tartamayay gudoomiyanimada baarlamaanka Soomaaliya xiligii lagusoo dhisay dalka Kenya. king wafaa kismaayopost@gmail. -
Hub lagu warejiyay ciidanka DF 31 Jan 31, 2007, 14:14 Ciidamada dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wareejiyay hub aad u fara badan oo ciidamada Itoobiyaanka ay ka qabsadeen Maxkamadihii Islaamiga. Xaflad ka dhacday magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxaa lagu soo bandhigay hub aad u fara badan iyadoo ciidamada dowladda Itoobiya ay ku wareejiyeen saraakiisha ciidamada DF, iyadoo hubkan badankiisa laga soo qabtay Howdka Koonfurta dalka Somaliya oo Maxkamadaha iyo ciidamada dowlada oo tageero ka helaya kuwa ay dagaal xoogan ku dhex maray. C/risaaq Afgaduud oo ah Taliyaha guutada koowaad ee dowladda Federaalka oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in hubkan badankiisa u badan yahay hubka waaweyn isla markaana gacanta dowladda uu ku jiro doono. Ma aha markii ugu horeysay ee ciidamada Itoobiya ay hub ku wareejiyaan dowladda KMG ah iyadoo markaan ay aheyd hubkii ugu badnaa ee ciidamada Itoobiyaanka ku wareejiyeen kua dowlada. Cali Muxyadiin Calo,GO
-
Badioa erupts into celebration as Sheikh Adan Madobe wins.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dibad bax lagu taageerayay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Soomaaliya oo galabta Baydhabo ka dhacay. Dadweyne aad u farabadan ayaa galabta isugusoo baxay wadooyinka waaweyn ee magaalada Baydhabo si ay u mujiyaan tageerada ay u hayaan guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka dalka Soomaliya ee lagudortay doorashadii manta ka dhacday magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Soomaaliya. Dadweynaha bannaanbaxayay oo watay sawirrada guddomiyaha cusub ee baarlamanka dalka Somaliya ayaa ku dhawaqayay hal kudhigyo ay ka mid tahay ha noolaado guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Sh Adan madoobe hana ka guul gaaro hamigiisa siyasadeed iyo kalimado kale oo dhamaantoodba lagutaageerayay guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka dalka Soomaliya. banaanbaxan oo ahaa mid aan horay loosii qaban qaabin aya kusoo beegmay wax yar uun kladib markii guddoomiye ku xigaha labaad ee baarlamaanka dalka Soomaaliya Boqorre uu ku dhawaaqay in Sh Adan madobe uu ku guuleystay doorashdii maanta dhacday. Sh Aadan madobe ayaa horay ku dhawaad laba sanadood iyobar ka hor waxaa uu ugu tartamay xilka guddoomiyenimada barlamanka Soomaliya,inkastoo xilligaa hamigiisii ku guul darreystay,iyadoo maanta wixii ka horreeyayna uu ahaa wasiirka caddaaladda ee dowladda federalka ee dalka Soomaaliya. Waqtiyada inasoo aadan ayaa la filayaa in magaalada Baydhabo ay ka dhacdo munaasabadda dhaarinta iyo caleema saarka guddomiyaha cusub ee baarlamanka dalka Soomaaliya Sh Aadanm Maxamed Nuur Madoobe,iyadoo la filayoin munaasabadaasi ay kasoo qeyb galaan masuuliyin ajaanib ah. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. -
The anti governemnt coalition, have always tried to downplay the acheivement and the opportunity for success, of the Somali govenrment from inception. 1. All major stakeholders of Somalia took part in the peace processes held in Kenya and which led to the creation of this parliment and government. When certain groups lost the electon they started to propogate false news, such as this was not an all includive process, and that it was "Ethiopian" led even though it was held in Nairobi and had the support of the whole international community notably IGAD, the AU as well as the Arab league. 2. When the government was formed they said " It will not be able to relocate" yet it did and successfully so. 3, When the governemnt moved back to Somalia, they highlighted that it was split and predicted it will never unite. The Adan agreement brought a end to the divisionw ithin the TFG. 4. Many predicted that the combined strength of the warlords and clan courts would deny the TFG access to the capital. With the removal of both groups the TFG has access to the capiatal as well as other important southern regions. 5. Their latest prediction is of a strong Iraq & Afganistan like insurgency, however this is just another false prediction as the clan courts movement was never anything comparable to the nationalistic and religious movements of Iraq and Afghanistan. Again another false prediction
-
Badioa erupts into celebration as Sheikh Adan Madobe wins.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Banaanbax ka dhacey Baydhabo 31 Jan 31, 2007, 14:29 Banaanbax ballaaran oo lagu taageerayo Guddoomiyaha cusub ee Barlamanka ayaa gelinkii danbe ee maanta waxa uu ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay. Bannaanbaxan oo ay isugu soo baxeen boqolaal dadweyne ah oo luxayey boorar iyo sawiro lagu soo daabacay muuqaalka Guddoomiyaha cusub,iyagoo ku dhawaaqayey erayo ay ku soo dhoweynayaan Sh. Aadan Madoobe. Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka oo noqday Sh. Aadan Madoobe oo sida la rumeysan yahay haysta tageerada Madaxweyne Cabdulahi Yusuf. Cali Muxayadiin Cali,GO -
The suffereing of unarmed clans was greatest....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Indeed, they must play a key role in the future of Somalia. Insha Allah they will. -
Maleeshiyo gaareysa ilaa 700 oo laga qaaday deg. Afgooye oo ku wajahan Balli-doogle Afgooye 31, Jan.07 ( Sh.M.Network) Maleeshiyooyin gaaraya ilaa 700 oo laga soo uruuriyay tuulooyin hoosyimaada degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa la geeyay xerada Balli-doogle ee gobolka Sh/hoose. Maleeshiyadaan ayaa laga soo uruuriyay degmada Afgooye iyo tuulooyinka hoosyimaada, iyadoo lagu wado marka ay soo dhameystaan tababarka loogu qaaday Ballidoogle in ay ku soo laabtaan halkaasi si ay uga qeyb qaataam sugidda amaanka sida u shabelle u sheegay Taliyaha degmada afgooye C/laahi Cabdi. Sidoo kale maleeshiyo tiradoodu gaareyso ilaa 400 oo laga keenay dhinaca gobolka Hiiraan ayaa ku wajahan garoonka Balli Doogle oo ka mid ah meelaha dowladda Somalia Madaxdeeda ay cayintay in hubka iyo maleeshiyooyinka lagu soo uruuriyo. Xasan mayow Shabelle Media Network Sh/hoose E-mail us: info@shabelle.net
-
Somalithinker is correct. Somaliland will stay as it is until the time for change. This can come from two factors. 1. Dialogue with the TFG and in which differences are ironed out and an agreement workable to both aries are agreed. 2. Internal dynamics change forcing the regime in Hargaysa to change and rejion the union from a weaker position. There is no millitary option for Somaliland, as it is against the interets of all Soamli's to go through a nother conflict.
-
Sheikh Aaden Madoobe new Speaker of Parliament!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
audio -
Sheikh Aaden Madoobe new Speaker of Parliament!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
-
Abu, in Iraq by this time hundreds of caoilition soldierswere dead and the whole country was brought to a standstil by the insurgency. To compare this to Iraq is just laughable.
-
Sheikh Aaden Madoobe new Speaker of Parliament!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^^Horn, the man can read and writte and is more literate than the former speaker. Lets give him a chnace as we had the previous speaker.. -
Hub culus oo maanta ciidamada Itoobiyaanka ku wareejiyeen ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo. January 31-2007-HornAfrik, Mogadishu Maxamed Xaashi Tawakal “Kismaayo” Hub isugu jira Qoryaha fudud iyo kuwa lidka Diyaaradaha iyo madaafiic kale duwan ayaa maanta ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan gobolka J/hoose si rasmi ah ugu wareejiyeen ciidamada dowladda ee ku sugan magaalada Kismaayo. Munaasabad ay ciidamada Itoobiyaanka ee magaalada Kismaayo ku wareejiyeen hub laga soo qabtay maxkamadihii Islaamka oo ka dhacday xerada Dalxiiska ayaa waxaa goob joog ahaa saraakiisha ugu sareysa ciidamada dowladda KMG ah ee Jubbooyinka iyo kuwa Itoobiyaanka, guddiga gobolka iyo qeybaha bulshada. Hubka ay saraakiisha Itoobiyaanka ku wareejiyaan saraakiisha ciidamada dowladda KMG ah aaga Jubbooyinka u qaabilsan maxkamadihii Islaamka looga soo qabsaday dagaaladii iyaga iyo ciidamada dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ku dhexmaray deegaanada Diinsoor Buula-xaaji iyo Dhoobley. Hubka ay wareejiyeen saraakiisha ciidamada Itoobiyaanka ayaa ka koobnaa qoryaha Hoobiyaasha lidka Diyaaradaha iyo qoryo kale oo culus. Sidoo kale saraakiisha ciidamada Itoobiyaanka wareejiyeen rasaas aad u badan iyo weliba raadiyaasha nuuca Taararka oo ay isticmaalaan ciidamada. Goobta lagu wareejinayey hubka iyo rasaasta laga soo qabsaday xoogagii maxkamadaha oo mas’uuliyiin kale duwan ka hadleen ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay mid ka mid ah saraakiisha ugu sareeysa ciidamada Itobiyaanka ee Jubbooyinka isagoo sheegay in hubkaas iyo rasaasta ay ku warejiyeen saraakiisha Soomaalida. Waa markii ugu horeysay oo ciidamada Itoobiyaanka ku wareejiyaan ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya saanad militari oo intaa la eg tan iyo markii ay gobolka soo galeen ciidamda Itoobiyaanka iyo kuwa dowladda.
-
^^^Great news indeed.
-
Sheikh Aaden Madoobe new Speaker of Parliament!
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^^ better than the illeterate Qad merchant who worked for warlords this man is a hero to his people... Sh. Aadan Madobe oo noqdey Afhayenka Barlamanka 31 Jan 31, 2007, 08:28 Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Madoobe, ayaa loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Somalia, kadib markii uu ka adkaaday Ibraahim Aadan Xasan, Kiish Buur. Doorashada ayaa ahayd mid adag oo labada Musharax ay isugu soo hareen wareeggii ugu dambeeyay. Natiijada ayaa waxaa ku dhawaaqay Guddoomiye ku-xigeenka labaad Barlamanka Cismaan Cilmi Boqore. Aadan Madoobe, ayaa helay codad gaaraya 153 halka Kiish Buur oo laga adkaadayna uu ka helay 54 cod, waaxaan la sheegay inay halaabeen 6 cod. Sheekh Aadan Madoobe oo khudbad halkaasi ka jeediyay ayaa u mahadceliyay dhamaan xildhibaanada inta doorataya iyo inta aan dooran, isagoo sheegay inuu wax badan ka badali doono hanaanka Barlamaanka Somalia. Sheekh Aadan Madoobe ayaa la gudoonsiiyay labo gaari uu ku socdo iyo ciidamo ka tirsan DF oo ilaalo u noqonaya. Sheekh Aadan Madoobe ayaa la rumeysan yahay siyaasad ahaan in uu aad ugu dhowyahay Madaxweynaha DFKMG ah halka warar kale ay sheegayaan in Salim Caliyo Ibrow uu tageero ka helayay ra'isla wasaare Geedi. Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan, aaya xilka laga qaaday 17 kii Bishan aynu ku jirno. Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan oo 17 January xilka laga qaaday ayaa si weyn u dhaleeceeyay doorashada maanta Baydhabo ka dhacday, isagoo sheegay inay soo abaabushay Dowlada Ethiopia. Madaxweynaha DFKMG ah iyo ra'isla wasaare Cali Maxamad Geedi ayaa goob joog ka ahaa codbixintaaa. Garowe online -
Amiin brother. Abu ansaari, the weapons were seazed from the courts in Ras Kamboni, it matters not where they deliver it.
-
Badioa erupts into celebration as Sheikh Adan Madobe wins.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dhimaca kale Banaanbax lagu taageerayo Sheekh Aadan madoobe sida uu ugu guuleeystay Afhayeenimada Baarlamanka Somalia ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Baydhabo, iyadoo boqolaal dad ah ay isugu soo baxeen wadooyinka magaalada Baydhabo.