
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Yeey-Axmaar moving to Afgooye under Tigree protection.
General Duke replied to Jabhad's topic in Politics
^^^So you are not sure? Saxib, you should have waited for more concrete info, this sound like the "Courts are in Baidoa district", you know how that turned out. -
Does President Yusuf even know Faisal Warrabe? Has ever even acknowledged this mans existance? The fact is that Faisal Hayna always speaks about Yusuf Yey and his governemnt, has Yusuf ever replied and spoken about UCID? The Jackal is too big for the toothless talk tough warrabe, a former NSS spy.
-
Yeey-Axmaar moving to Afgooye under Tigree protection.
General Duke replied to Jabhad's topic in Politics
^^^Are you sure saxib? -
CONGRATULATE DUKE ON HIS APPOINTMENT AS SPOKESMAN FOR THE TFG
General Duke replied to Faarax-Brawn's topic in Politics
How come GD can embody and take on so many persons at the same time, will the crowd please out the real GD either Xuubsireed or Cabdirashid Aaden Seed, which one is it now as I'm confused? :confused: I am baffled. I would like to congradulate the DUKE. He is taking my old post. EU here I come Taako, dont confuse these folks further. It is for men to deal with recondite messages,not for the unmanly sort. Wonderful Engineer Xuubsireed oo loo magacaabay Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya mudugonline Never knew the dude, but I wish him all the best.. -
The clan courts wanted war, now want peace..this is not even funny..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
MUQDISHO: Maxkamadihii Islaamiga ahaa oo sheegay inay diyaar u yihiin inay la hadlaan Dowladda Somalia Posted to the Web Feb 27, 06:04 Muqdisho (PP) – Maxkamadihii Islaamiga ahaa ee Soomaaliya ayaa bayaan ay ka soo saareen kana sii daayeen Telefishinka Afka Carbiga ku hadla ee Al-Jaziira ku sheegay inay diyaar u yihiin wadahadal ay la galaan Dowladda Soomaaliya. Bayaankaan ayay ku sheegeen Maxkamadihii Islaamiga ahaa in jidkaas uu yahay jidka keliya ee ay Soomaaliya kaga bixi karto qalalaasaha iyo dhibaatooyinka soo jiitamayay muddada dheer. Qoraalkaan oo ay ku saxiixnaayeen Maxkamadaha Islaamiga ah oo caalaammadoodana ay ka muuqatay ayaa loo qaybiyay warbaahinta qaarkeed, iyadoo Telefishinka Al-Jazeera oo bayaankaas baahiyay uu sheegay in aad loogu cambaareeyay Qoraalka Dowladda KMG-ka ah, adeegsiga ay adeegsatay Ciiidammada Ethiopian-ka ah. “Waa dambi aad u weyn iyo qiyaamo in ciidammo Ethiopian ah dalka la keeno, in ciidammadaas dalka laga saaranaya waa waajibka ugu weyn ee iska caabinta Qaran ee aanu wadno” ayaa lagu yiri bayaanka la sheegay inuu ka soo baxay Maxkamdihii Islaamiga ahaa ee laga itaalka roonaaday. Qaraxyada ka dhaca Muqdisho ayaa inta badan madaxda Dowladda waxay ku eedeeyaan Maxkamadihii xubno ka haray, waxaana sidoo kale Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf uu dhowr jeer oo hore sheegay inaysan wax hadal ah la galayn Maxkamadihii Islaamiga ahaa ee laga itaalka roonaaday isagoo dhowr jeer ku celiyay oraahda ah: “Maxkamado aan la hadalno ma jiraan oo waa hore ayay baaba’een”. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mugadisho E-mail: jantiile@puntlandpost.com -
The clan courts wanted war, now want peace..this is not even funny..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Bood boodkooda aya aad u badnaa waxaana ay arrintaasi ka tarjumeysa micnaha ay xanbarsanayd Oraah Soomaaliyeed oo lagala haray Oday waaya joog ahaa tasoo oranaysay {Dad waxaa ugu daran Marka hore Bootin Libaaxleh marka dambena Kuftin sagaaroole leh} Sidaas si la mida ah aya haatan ku dhacday maxkamadihii beelaha midoobay ee Islaamiga sheegan jiray. -
Maxkamadihii Islaamiga sheegan jiray oo iyagoo dibad joog ah sheegay wada hadal nabadeed in ay oggolyihiin {Markii Hore Bootin Libaaxle-yaal markii dambena kuftin sagaarole-yaal} Mogadishu, 26 Feb. (AKI) –Hoggamiye yaasha maliishiyooyinkii Islamiga sheeganjiray ee laga saaray dalka Soomaaliya ayaa sheegay in ay haatan doonayaan wada hdal nabadeed in ay la galaan dowladda federalka dalka Soomaaliya oo iyana sheegtay in aanay ba garanayn halka ay joogaan sidaa daraadeedna wax lala xajoodaba aanay dhamayn. Haraadigii maxaakimtii Islaamiga sheegan jiray ayaa haatan waxaa ay wadan rabshado ay ku dhibaateynayan shcabka Soomaaliyeed ee Muqdisho kunool iyagoo iska dhigaya dagal in ay kula jiraan millatariga Soomaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ee la ologga ah. "Waxaanu doonaynaa in aanu wada hadal nabadeed la yelano dowladda federalka,maadama wada hadalka nabaddu uu yahay wadada keliya ee looga bixi karo mashakilaadka ka taagan dalka Soomaaliya"ayaa lagu yiri war murtiyeed kazoo baxay madax ka tirsan maxaakimtii baaba'ay ee Islamiga sheegan jiray,kaasoo uu shaaciyay TV-ga AlJazeera ee dalka Qadar. Todobaadkii lasoo dhaafay aya madaxweynaha Soomaaliya C/llahiYuusuf Axmed Waxaa uu kasoo dabcay fikirkiisii hore waxaaana uu sheegay in ay dowaladdu wada hadal la yeelanayso masuliyiinta Moderete-ka ah ee maxaakimta ka tirsanaa kuwaasoo aan ku sii fogaan afkaraha argagixisanimada. Maxkamadahan Islaamiga isku tilmaamay ayaa intii ay awoodda lahaayeen waxa ay diideen in ay xitaa is arkaan masuuliyiin dowladda ka tirsan maantana waxaa ay kubaaqayaan wada hadal nabadeed in ay oggolyihiin xilli aanba la garanayn halka ay joogaan oo loogu hagagi karo. Bood boodkooda aya aad u badnaa waxaana ay arrintaasi ka tarjumeysa micnaha ay xanbarsanayd Oraah Soomaaliyeed oo lagala haray Oday waaya joog ahaa tasoo oranaysay {Dad waxaa ugu daran Marka hore Bootin Libaaxleh marka dambena Kuftin sagaaroole leh} Sidaas si la mida ah aya haatan ku dhacday maxkamadihii beelaha midoobay ee Islaamiga sheegan jiray. Markii hore waxaa ay ismoodayen Libaax oo waxaaa ay u boodeen libaax sidiisii,lakin awooddooda yar awgeed waxaa ay u kufeen sidii sagaro ookale. By Shamis shamisfine@hotmail.com
-
Yeey-Axmaar moving to Afgooye under Tigree protection.
General Duke replied to Jabhad's topic in Politics
^^^Are you sure saxib? -
Abu Originally posted by abu ansaar17: he does not speak enlgish :eek: Man you are losing it. Anyhow the President is making moves, insha Allah he will be successful.
-
Somaliland minister blames outsider for clan wars.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Waxaa Ilo lagu kalsoon yahay laga helay in khalkhalkaasi saddex magaalo oo waaweyn lagu horaysiiyo, iyada oo loo adeegsanayo gobolkasta iyo magaalo walba dadkii u dhashay, saddexda magaalana waa Burco, Hargeysa iyo Boorama. Mar wadaado ayaa laga hadli jiray nimankan reer Koonfureed (Somalia) inagu waan u ducaynaa, iyagauna (Somalia) way ka naxaan waxaan qabsanay waxayna jecel yihiin in aan sidooda noqono, The logic here is that these clashes are occuring because of the jelousy and envy of the "Southerners".. :eek: -
Somaliland minister blames outsider for clan wars.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Sida aad maqasheena beryahan dambe waxaa soo galay Somaliland mu’aamaraad, dhaliyay dagaalada sokeeye ee aad maqasheen ee ka dhacay Gobolka Sool oo laba beelood ku dagaalameen, Sanaag oo Ceel-Afweyn agagaarkeeda lagu diriray, Saaxil oo aad maqasheen in Askari iyo hal qof oo shicib ah ku dhinteen iyo tan ka dhacday Daroor ee labada beelood ee walaalaha ah isku laayeen. -
“Somaliland Waxa Soo Galay Mu’aamaraad Dhaliyay Dagaaladan Sokeeye, Khal-Khalkana Waxa Lagu Horeysiinayaa Saddex Magaalo Oo Waaweyn”Mr.Buuni hadhwanaag 2007-02-26 (Hadhwanaagnews) Wasiirka Xidhiidhka golayaasha ee Somaliland Cabdi Xasan Buuni ayaa shalay gelinkii hore shir ku qabtay Hutelka RAYS ee magaalada Boorama, shirkaas oo ay ka soo qayb galeen 150 qof oo isku jira qaybaha Bulshada ee ku dhaqan Boorama, Sida Maamulka Gobolka, Golaha Degaanka, Madax dhaqameedada, Culimada, Haweenka iyo Dhalinyarta. Sida uu ku soo waramay Weriye ka tirsan shabakadda Awdal News (Haashim Goth), waxa ugu horayn hadalka furay Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Sh. C/laahi oo ka qayb galayaasha u sheegay in shirkan uu qabtay wasiirku, “isaga oo ah wasiirka keliya ee dadka la socodsiiya marxalada dalku marayo, Badhasaab ahaan waxaan tacsi u dirayaa dadkii ku geeriyooday dagaalada Daroor, waxaanan hadalka ku soo dhaweynayaa wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Mr.Cabdi Xasan Buuni,” ayuu yidhi Mr. Maxamuud Cabdillaahi, waxaanu Makrafoonka ku wareejiyay Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha, Cabdi Xasan Buuni waxaanu wasiirku hadalkiisa ku bilaabay mahadcelin uu ujeediyay ka soo qayb galayaasha shirka ee madasha iskugu yimid, intaas ka dibna wuxuu khudbadiisa ku bilaabay oo uu yidhi: "Ujeedada kulankeenani wuxuu yahay mid xogwaran ah, oo aan idin soo gaadhsiinayo waxyaabo yaryar oo aydaan ka warhayn, waxaas oo ah wax xukuumaddu soo qabatay ama ku dhexjirto iyo waxyaabaha Somaliland dhexdeeda ka jira iyo waxa kale ee inagu xeeran. Sida aad maqasheena beryahan dambe waxaa soo galay Somaliland mu’aamaraad, dhaliyay dagaalada sokeeye ee aad maqasheen ee ka dhacay Gobolka Sool oo laba beelood ku dagaalameen, Sanaag oo Ceel-Afweyn agagaarkeeda lagu diriray, Saaxil oo aad maqasheen in Askari iyo hal qof oo shicib ah ku dhinteen iyo tan ka dhacday Daroor ee labada beelood ee walaalaha ah isku laayeen. Waxyaabahaas dhacaya hadaan nahay Dawladda waxaan ku sababaynaynaa, gacan Shisheeye oo la soo adeegsaday loona soo diray in ay khalkhal geliyaan nabada iyo xasiloonida Somaliland ku naaloonayso. Waxaa Ilo lagu kalsoon yahay laga helay in khalkhalkaasi saddex magaalo oo waaweyn lagu horaysiiyo, iyada oo loo adeegsanayo gobolkasta iyo magaalo walba dadkii u dhashay, saddexda magaalana waa Burco, Hargeysa iyo Boorama. Mar wadaado ayaa laga hadli jiray nimankan reer Koonfureed (Somalia) inagu waan u ducaynaa, iyagauna (Somalia) way ka naxaan waxaan qabsanay waxayna jecel yihiin in aan sidooda noqono, waxaan idiinka digayaa dadkiina ka yimaad Somalia ee muddo ku noolaa xagaa iyo wixii la mid ah in aanay idin soo dhex galin. Intaas oo dhacdo ah ee dhacdayna dad la soo adeegsaday ayaa sabab u noqday oo waxyar ku soo dhuuntay, Dawladdu si fiican ayay uga hortagtay, mid walbana halkii ay joogtay ayay ku qabatay, Dadaal aad u weyn ayay dadka iyo dawladdu kaga jiraan Hargeysa, Anigana ujeedadayda aan shirka u qabtay waxay tahay in aad sidaa u ogaataan oo aad ka foojignaataan. Hadaad maqasheen golayaasha qarankaa is khilaafsan ama aad aragtaan Warsaxaafadeed ama raadiyaha ka maqashaan, oo aad moodaysaan in belaayo taalo Hargeysa oo ay ka dhacayso Hargeysa Dawladnimada ayaa leh, Markii la yidhi Dimuqraadiyada waxaa xor ah loo yahay hadalka, waad ogtihiin aqoonteena halka ay gaadhsiisan tahay, iyada oo wax badan jaraa’idka xaaraan ka yahay in lagu qoro, weliba wixii qof naftiisa taabanaya ama wixii muwaadin xaq u leeyahay in la taabto.... Hadana waydinkii aad maqasheen in Madaxweynuhu qabtay guddiyaal iskugu jira golayaasha qaranka, waanagii ku shirnay Sheekh ee aan ku heshiinay in cid walba wixii dastuurku siinayo ay ku dhaqmaan, oo aan qolaba qolada kale aanay awoodooda faragelin ama dhexgalin, go'aankaasi inkasta oo aanu meelo ka hirgalin, haddana waa ka keenay in saddexda xisbi iyo xukuumaddu intay kulmaan ku heshiiyaan in wakhtigan la joogo la midoobo, taas ayaa lagaga bixi karaa marxalada taagan in laga midoobo wixii danta guud, waataan wada qabanay Banaanbixii waynaa ee dalka oo dhan ka dhacay laguna ayidayay qadiyada guud ee Somaliland, bishan 22 keediina wuxuu ka dhacay London iyo Oslo. Xaga Aqoonsiga waxaan maraynaa meel fiican, bisha June shirka Afrika ee ka dhici doona wadanka Ghana waxaan ka filaynaa arrin wanaagsan, waanan ka qayb qaadan doonaa, sida aduunka ayaanan raacnay oo axsaab ayaan samaynay, maantana Somaliland saddex xisbi ayaa lagu abtirsadaa, waanan dhaafnay qaabkii qabaliga ahaa, Qabyaaladuna way xun tahay waxayna keentaa burbur, habkii heshiiska dhaqanka ee hoose wax aan ahayn ee la isku gargaarayay. Hadaad tihiin reer Awdal waxaan idinku amaanayaa nabadiina iyo in aad ahaydeen Hoygii nabada iyo dib u heshiisiinta Somaliland, Haddii ay wax dhacaan waxaan idinku dardaarayaa in aan lala boodin, nabada iyo xasiloonida aad haysataana xajisataan, meesha wax ka dhacaana sidii dhaqanka idiin ahayd degdeg ugu gurmataan oo aad nabada ka shaqaysaan, wixii meel ka dhaca waa wax ina wada saamayn kara. Meelaha ugu daran ee aan arkay waa dhanka garoomada ciyaaraha, Caruurtiina u sameeya meelo ay ku ciyaaraan si maskaxdooda iyo muruqoodu u dhismo, Hay’ad garoomo dhisaysa ayaa igu tidhi Boorama meel garoon laga dhisaaba ma jirto, Madaxda gobolka in aad wax ka qabanaysaan ii balan qaada hawlahaas, Indhahayga waxaan ku soo arkay garoonkii oo dhagax la dhigtay, intaas ayaan hadalka kaga baxayaa” ayuu yidhi wasiir Buuni. Waxa kale oo iyana halkaas hadashay Marwo Ikraam Daa’uud oo ah mudane ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, waxayna tidhi: “Waxaan u mahad celinayaa abaabulayaasha shirka iyo dadka iskugu yimid, wixii horumar ah waa in loo midoobaa waxaanan jecelahay in aan samayno gudi haweena oo colaada Daroor u gurmata, wakhtiyadii hore marka ay wax dhacaan waan banaan bixi jirnay inaga (haweenka) oo waxaan odhan jirnay Hooyo Oyda dooni mayno, Aabo Ooya dooni mayno...Marka siyaasadda laga hadlayo waxaan nahay Xisbiyo qof walba ka u dan ah ayuu raacayaa.” Dad kale oo ka hadlay goobtaasi ma jirin, iyadoo shirkaas Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha ay ku weheliyeen dhanka Dawladda Badhasaabka iyo Gudoomiye ku-xigeenka Degmada Boorama Muumin Gadiid. Wasiirka Warfaafinta, Axmed Xaashi Daahir Cilmi oo la filayay inuu shirkaas ka soo qayb-galo kana hadlo ayaan isagu ka dhex muuqan madasha oo ka maqnaa. Haatuf
-
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abwan, the people of every region the TFG visited have welcomed them, while only the armed warlords, and clan courts opposed them, hence who is a majority the criminals with the guns? Go through this thread, which areas or clans are missing outside the secesionist areas? -
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^IndaCade, was an icon of the warlords era and so was Xasan Dahir, they started this war to keep hold of their possesions, which they have lost for good. Anyhow look at the reception the TFG received when they arrived in Somalia, wonderful stuff indeed. -
^^^No victory for the Somali people and time for reconstruction and creation of viable state for all Somali's. However those who have occupied looted properties and lived on illegal emans for so long, just hate change.
-
^^^Shabbele is going the way of its owner Yusuf Inad Cade, into history..Objective my ***, this is a clan based radio that spews hate at every opportunity.
-
Somalia's President Prime Minister- Jowhar +Hiiraan+PUNTLAND+Baidoa
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Look how popular the TFG is. The people welcomed them every where they went, Jowhar, Hiiraan, Puntland, Bay. However it was the warlords & their clan courts that oppsoed the government through force and propoganda. They [warlords] started a war which they lost badly. -
reception in Beledweyne Hiiraan two years back
-
The old man is a hero indeed
-
Northerner you have your proof. The TFG asked for support and got it.
-
^^^Ok there have been fake Mahdi's right? So why not fake religious movements? Saxib that line of argument is weak. As for the clan courts, their union was based on specefic sub-sub clan courts. For example Chircoole was based around the clan of Cadaado.led by Abdulkadir Macalin. Ifka Xalin, was Guriceel and led by Xasan Dahir, including warlords, Cirfo[afgoyee occupier], IndaCade and others. Al-Furqan Was based on the south Galkacyu clan and led by Cagawayne. Sisi was based on the clan of Mohamed Dheere and Geedi, and led by Sharif Ahmed, Abukar Cadaan. Every sub-clan of south Mogadishu had a seperate clan court and each was independent.
-
Mohamed Qaynyare is using the system and is suing. taking Shabbele Radio taking them to court for fabrication.. source
-
^^^No saxib the unmasking is for the public & to outisders, to highlight to them that this whole noise is coming from the defated groups louts & some desperate groups and should not be mistaken for a genuine opposition. The media, in itself is the last area occupied by the defeated group or the clan courts and their sympathisers. Take the guns away from the few districts of Mogadishu and what do you have?
-
The Clan courts was not based on Islam, but they used the faith to mask their occupation and other illegal activities. And they failed..
-
Mohamed Dheere is saying all the right things, but he is control of nothing, if he was, he would start with "Yusuf is this and that", good to see there is some change in tone of all former warlords. Mohamed Qaynyare is using the system and is suing. taking Shabbele Radio taking them to court for fabrication.. source