
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^Hot air, saxib, Yusuf was not always the chairman of the SSDF, Mohamed Abshir Muse was heading it through the 1990s. Also did the SNM not wage a clan war and killed and assasinate many in Borama? Are you saying there was no war between Egal & Tuur supporters, and between major clans of the Burco-Berbera-Traingle? and that it was waged in Burco destroying that town, and resulted in the deaths of many? Jaylani, you are a comedian, Yusuf was elected i Puntland, got his term extended and was elected as Somali leader. Saxib you can not selectively take parts of history. The late Egal, Tuur, Silanyo are all warlords if Yusuf is a warlord. Or does warlords only inhabit the "south" of Somalia?
-
African peacekeepers arrive in Somalia !!!!!!
General Duke replied to Wisdom_Seeker's topic in Politics
^^Somalia is back, and yes the Oromo, Eritreans, foreign fighters and their warlord/clan court hosts have been chased out. The nation has a chance for the fisrt time in 16 years, those who lost their homes, those who were discreminated because they had no guns, the "minorities" the women, the youth all have a chance for a better future. A stable Somalia benefits us all. -
Reconciliation conference to be held in Mogadishu.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Its great news... -
Reconciliation conference to be held in Mogadishu.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Its great news... -
^^^No saxib Yusuf was never a warlord, he was a leader of a Rebel movement like Siilanyo & Tuur. He was an elected regional leader [Puntland] like Tuur, Egal & Riyaale [somaliland]. He fought his opponent Jama ALi in Puntland, like Tuur & Egal did in Somaliland. However the war between Jama & Yusuf was on a much smaller scale than the one between Tuur & Egal. The one difference between those men from Somaliland & Abdullahi Yusuf, is that he was elected the President of Somalia, thus unlike them he became a national leader. If any of these facts are wrong kindly correct me.
-
BAYDHABO: Saraakiil Ugandese ah oo gaaray Baydhabo, kuwaasoo la sheegay inay hordhac u yihiin ciidanka Uganda Posted to the Web Mar 01, 12:27 Baydhabo (PP) – Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya inay maanta gaareen halkaas 30-sarkaal oo ka tirsan ciidammada dalka Uganda, kuwasoo la sheegay inay yihiin hordhaca ciidammada Uganda ee Soomaaliya la keenayo. Ciidammadaan ayaa la xaqiijiyay inay ka soo dageen garoonka diyaaradaha ee Baydhabo, waxaana keentay sida la sheegay diyaarad nooca Milateriga ah oo Mareykanka uu leeyahay, iyadoo sidoo kalena diyaaradda laga dajiyay qalab kala duwan. “Waa dhab, waxaa garoonka diyaaradaha ee Baydhabo saakay ka soo dagay saraakiil Ugandese ah kuwaaso lagu sheegay inay yihiin hordhaca 1500-askari oo ka socda Uganda oo lagu wado inay yimaadaan Soomaaliya” ayuu u sheegay Reuters sarkaal ka tirsan Booliiska oo lagu magacaabo *****. Sarkaalkaan ayaa sheegay in diyaraadii keentay ciidammadaan ay sidoo kale dajisay qalab aad u fara badan oo ah kuwa ciidammada, balse ma uusan sheegin wixii qalabkaas uu ahaa. 1500-askari ee lagu wado inay Soomaaliya u soo dirto Dowladda Uganda ayaa la xaqiijiyay inay imaanayaan 24-ka saac ee soo socda, waxaana lagu wadaa inay dhammaantood ka dagaan Baydhabo, dabadeedna loo soo qaado dhanka Magaalada Muqdisho oo ay fariisin ka dhiganayaan. Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaveni ayaa la sheegay inuu saakay soo sagootiyay saraakiishaan isagoo la sheegay inuu kula ballamay inay ka hortagaan koox walba oo isku dayda inay dagaal kala hortimaaddo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
-
Its Mogadishu : peace conference date announced..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf,“Shirka Waxa uu ka dhacayaa Xamar Waxuuna dhacayaa 16-ka April.” Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo maanta qudbad dheer ka jeediyay fadhigii Baarlaamanka Somalia ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in dowlada ay soo bandhigi doonto dhawaan qorshe cusub oo ku aadan dib u heshiisiinta dhinacyada kala duwan ee Soomaalida. Madaxweyne Yuusuf ayaa intaasi ku daray in qodobada qoshahaan dhawaan loo qeybin doono Baarlamanka Soomaaliya si buu yiri ay iskula jaanqaado dowlada Federaalka Soomaaliya isla mar ahaantaana ay xiligaani wixii ka dambeeya ay ka go'antahay sidii ay dib u heshiisiin u dhex dhigi laheyd dhinacyada kala duwan ee Soomaalida. Madaxweyne Yuusuf ayaa dhinaca kale shaaca ka qaaday halka iyo xiliga la qabanayo shirka dib u heshiisiinta ay dowladu qaban qaabinayso wuxuuna sheegay in shirkaasi mudo 45-cisho gudahood lagu qaban doono isla markaana uu ka dhici doono wadanka gudihiisa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shirkaasi dib u heshiisiinta uu ka dhici doono caasimada dalka Somalia ee Muqdisho o ayna ka soo qeyb gali doonaan sida uu sheegay ku dhawaan sedex kun oo ruux oo isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaasi oo ka kala imaan doono wadanka gudisiisa iyo waliba dibadiisa. Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegay in shirkaasi uu socon doono muddo 2-bilood ah mudadaasina lagu soo afjari doono khilaafka siyaasadeen ee u dhaxeeya dhinacyada kala duwan ee bulshada si buu yiri loo soo afjaro dagaalada sokeeye ee mudadada 16-ka sanno ah ka socotay dalka Somalia Yuusuf ayaa intaasi sii raaciyay in shirkaani dib u heshiisiinta uu mira dhalan karo hadii ay si dhab ah u heshiiyaan dhinacyada kala duwan ee Somalia isla markaana uu sheegay in uu rajaynayo in la soo afjaro doono khilaafka mudo soo jiitamayay. Ugu dambeyntii, Cabdilaahi Yuusuf ayaa sheegay in uu u ambabixi doono dalka dibadiisa mana uusan sheegin halka uu u ambabaxayo bals waxaa uu ka codsaday xildhibaanada Baarlamanka in ay sii wadaan howshooda isla markaana uu dhawaan wadanka dib ugu soo laaban doono. Waagacusub News -
France has a President & a PM..
-
Its Mogadishu : peace conference date announced..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yuusuf oo shaaca ka qaaday Magaaladda iyo waqtigga la qabanayo Shirweynaha dib u heshiisiinta Soomaaliya. Muqdisho ,Khamiis, Marso , 01 , 2007, Waagacusub.com Madaxweyne Cabdilahi Yuusuf Axmed ayaa markii ugu horeeysay si rasmiya shaaca uga qaaday in 16-ka bisha April uu shirka dib u heshiisiinta Qaran ka furmayo Magaaladda Muqdisho . Madaxweyne Yuusuf wuxuu dhamaan hogaamiyaasha dhaqanka iyo diinta ugu baaqay inay ka qaybgalaan Shirweynaha dib u heshiisiinta sii loo soo afjaro khilaafka iyo is mari waaga Siyaasadeed ee mudada dheer ragaadiyay dalka Soomaaliya. “ Shirweynaha Qaran wuxuu ka furmayaa Caasimadda Dalka waxaana ku raja waynahay inuu noqon doono mid lagu soo afjaro Colaadaha iyo isnacaybka u dhaxeeya Beelaha Soomaalida”sidaasi waxaa yiri Madaxweyne Yuusuf Madaxweyne Cabdilahi Yuusuf wuxuu ku nuuxnuuxsaday in shirka dib u heshiisiinta ay ka qaybqaadan doonaan sedex kun oo qof oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee bulshadda iyo Jaaliyadda dibadda isagoo dhinaca kalana xusay in Shirweynaha dib u heshiisiinta ay daadihin doonaan Ergo madaxbanaan oo ay shacabka ku kalsoonaan karaan. Cabdilahi Yusuf Axmed oo Warbaahinta kula hadlayay Baydhabo wuxuu Beesha Caalamka ugu baaqay inay shirka taageeraan oo gacana ka gaystaan dhaqaalaha ku baxaya. Shirweynaha uu iclaamiyay Cabdilahi Yuusuf ayay aad u yar tahay rajadda laga qabo inuu mira dhalo maadama ay aad u adag tahay sida ay kaga soo qaybgalaan hogaamiyaashii Maxaakiimta ee Koofurta Soomaaliya looga itaalka roonaaday. Madaxweyne Cabdilahi Yusuf ayaa lagu wadaa inuu Kuwait gaaro Maalinta Sabtidda kadib markii uu dowladaas ka helay Martiqaad rasmiya.waxaana Garoonka Caalamigaa ee Dalka Kuwait ka degay Maanta wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashigga Caalamigaa Proff Ismaaciil Maxamud Hurre Buubaa. Oo maalmahii la soo dhaafay ku sugnaa Dalka Sacuudi Carabiya oo ay kaga qaybgaleen Shirkii dalalka Islaamka. -
Ciidamadda Dalka Uganda oo eheladooda ku macsalaameeya xaflad Murugo laga dareemayay oo ka dhacday Jinja uuna ka qaybgalay Madaxweyne Musfeni. Jinja 01 March 2007 Waaga Cusub.com Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa ka qaybgalay xaflad lagu sagootinayay 1500 oo ka mida askarta dowladiisa ay u soo dirtay Somaliya. Taas oo ka dhacday dhacday Magaalada JINJA oo 80 LM dhinaca Bari ka xigta Caasimada UGANDA ee Kambala. Madaxweynaha Dalka Uganda Yuweri Museveni oo khudbad ka jeediyay xafladaas ayaa dadka reer Uganda ku qanciyay in Ciidamadaas ay u direen Soomaaliya si ay uga qaybqaataan nabad soo celinta dalka walaalahoodda Soomaaliyeed. 1500 ee Ugandheeyska ah ayaa lagu wadaa inay dhawaan soo gaaraan dalka Soomaaliya iyagoo fariisin ka dhiganaya Muqdisho.waxaana Xaasaska iyo ehelada Askartan lagu arkayey Xerada weyn ee Qadaafi Barakis iyagoo saagootinaya Wiilashooda oo ay ka ilmeeynayaan Aayaha noloshoodda . Xaflada JINJA ayaa ku beegneed xilli ay Madaarka Baydhabo ka degeen 35 Sarkaal oo ka socday dalka UGANDA kuwaasi oo u gogol xaar u ah Ciidamadaas magacoodda lagu sheegay nabad ilaaliyaal. Ciidamadda Reer Uganda ee ku soo fooda ayaa labisnaa Tuutayaasha lagu yaqaan Nabad illaaliyaasha Midowga Afrika iyo Koofiyado Cagaaran ee lagu hardhay Astaanta Midowga Afrika. Ciidamadda Dalka Uganda waxay noqonayaa Ciidamadii ugu horeeyay ee wata magac nabad ilaalineed loona soo diro Soomaaliya tan iyo markii 1994-tii ay isaga huleeleen si caro xambaarsan Ciidamadii Qaramadda Midoobeey ee Restore Hope,qorshahooda hoowlgal ahaa laakiin markii dambe isku milay siyaasado gaara oo lagu qaarijin rabay Jeneral Maxamed Faarax Caydiid. Dowladda Uganda oo noqoneeysa dowladii ugu horeeysay eek u dhiirata inay Ciidamadeeda u soo dirto Soomaaliya hadana waxaa calaamatu su-aal saaran tahay halka ay ku dambeeyn karaan Ciidamadda 1500 ah . Ciidamadda Midowga Afrika ee Soomaaliya laga sugayo oo gaaraya 8000 oo Askari ayaa laga sugayaa dalalka Nygeria,Burundi,Malawi iyo Ghana marka laga reeba Uganda oo soo dirtay.
-
UGANDA::: Museveni oo Saagootiyey Cutubyadii ugu horeeyey ee ciidamada loo diray Somaliya Last Updated::2007-03-01 18:33:54 Kambala:- Xaflad balaaran ayaa maanta oo KHamiis ah ka dhacay Xerada Ciidamada ee Qadaafi Barakis ee magaalada Jinja ee dalka Ugandha. Xafladan oo uu kasoo qeyb galay Madaxweynaha dalka Ugandha Mr.Yuweri Musefeni ayaa lagu saa gootinayey 1500 oo ah askarta Ugandha u dirtay dalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay soo gaaraan dalka Soomaaliya. Munaasabadan maanta ka dhacday magaalada Jinja oo 80km dhinaca Bari kaxigta magaalada Caasimada ah ee Kambala ayaa ah midii sida rasmi ah loogu saagootinayey ciidamadan oo isla maanta bilaabaya in ay u ambabaxaan dalka Soomaaliya. Xafladan ayaa dhacday xili ay maanta magaalada Baydhabo gaareen Saraakiil ka socota Ciidamada Ugandha kuwaasi oo u gogol xaari doono imaanshaha ciidamada rasmiga ah ee ka socda Midowga Afrika. Ciidamadan Ugandha ayaa maanta ku labisnaa Tuutayaasha lagu yaqaan Nabad illaaliyaasha Midowga Afrika iyo Koofiyado Cagaaran iyo Astaanta Midowga Afrika. Ciidamadan ayaa noqon doona kuwii ugu horeeyey oo noocooda ah oo dalka Soomaaliya loo soo diro tan iyo 1994tii kadib markii ay dalka Soomaaliya isaga baxeen ciidamadii Qaramada Midoobay ee ku socday Qorshihii Restore Hope ee lagu fashilay. Midowga Afrika ayaa ciidamadan u qoondeeyey in ay tiro ahaan noqdaan 8000 oo askari, waxayna ka kala imaan doonaan dalal dhawr ah oo ay ku jiraan Ugandha, Nigeriya, Burundi, Malawi iyo Ghana. Xaasaska iyo ehelada Askartan ayaa maanta lagu arkayey Xerada weyn ee Qadaafi Barakis ayagoo saagootinaya wiilashooda. Madaxweynaha Ugandha Mr.Yuweri Musefeni ayaa sheegay in ciidamadan ay u socdaan in ay wax u qabtaan dadka walaalahood ah ee Soomaaliyeed oo uu sheegay in ay burbur ku jireen 17kii sano ee lasoo dhaafay. Mr.Musefeni ayaa sheegay in kaalin ay uga banaantahay sidii dalka Soomaaliya loo taageeri lahaa iyo dib u dhiska dalka Soomaaliya oo uu ku sheegay mid kamid ah dalalka ugu Qadiimsan Qaarada Afrika. Ahmed Musse HorseedNet.com
-
Its Mogadishu : peace conference date announced..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yuusuf oo shaaciyay xiliga iyo goobta shika dib u heshiisiinta uu ka dhacayo. Baydhabo, Khamiis March 1, 2007 Simba Radio Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somalia Cabdilaahi Yuusuf Axmed oo maanta qudbad dheer ka jeediyay fadhigii Baarlaamanka Somalia ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in dowlada ay soo bandhigi doonto dhawaan qorshe cusub oo ku aadan dib u heshiisiinta dhinacyada kala duwan ee Soomaalida. Madaxweyne Yuusuf ayaa intaasi ku daray in qodobada qoshahaan dhawaan loo qeybin doono Baarlamanka Soomaaliya si buu yiri ay iskula jaanqaado dowlada Federaalka Soomaaliya isla mar ahaantaana ay xiligaani wixii ka dambeeya ay ka go'antahay sidii ay dib u heshiisiin u dhex dhigi laheyd dhinacyada kala duwan ee Soomaalida. Madaxweyne Yuusuf ayaa dhinaca kale shaaca ka qaaday halka iyo xiliga la qabanayo shirka dib u heshiisiinta ay dowladu qaban qaabinayso wuxuuna sheegay in shirkaasi mudo 45-cisho gudahood lagu qaban doono isla markaana uu ka dhici doono wadanka gudihiisa. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in shirkaasi dib u heshiisiinta uu ka dhici doono caasimada dalka Somalia ee Muqdisho o ayna ka soo qeyb gali doonaan sida uu sheegay ku dhawaan sedex kun oo ruux oo isugu jira qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaasi oo ka kala imaan doono wadanka gudisiisa iyo waliba dibadiisa. Madaxweyne Yuusuf ayaa sheegay in shirkaasi uu socon doono muddo 2-bilood ah mudadaasina lagu soo afjari doono khilaafka siyaasadeen ee u dhaxeeya dhinacyada kala duwan ee bulshada si buu yiri loo soo afjaro dagaalada sokeeye ee mudadada 16-ka sanno ah ka socotay dalka Somalia Yuusuf ayaa intaasi sii raaciyay in shirkaani dib u heshiisiinta uu mira dhalan karo hadii ay si dhab ah u heshiiyaan dhinacyada kala duwan ee Somalia isla markaana uu sheegay in uu rajaynayo in la soo afjaro doono khilaafka mudo soo jiitamayay. Ugu dambeyntii, Cabdilaahi Yuusuf ayaa sheegay in uu u ambabixi doono dalka dibadiisa mana uusan sheegin halka uu u ambabaxayo bals waxaa uu ka codsaday xildhibaanada Baarlamanka in ay sii wadaan howshooda isla markaana uu dhawaan wadanka dib ugu soo laaban doono. Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com -
Its Mogadishu : peace conference date announced..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baydhabo: Madaxwaynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay xilliga iyo meesha la/lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta qaran iyo Madaxweynaha oo safar dalal carbeed ku tagaya 1. Mar 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo raysulwasaaraha Cali Maxamed Geeddi ayaa la hadlay baarlamaanka dawladda federaalka Soomaaliya. C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ku dhawaaqay in shirka dib u heshiisiinta qaran la qaban doono 16ka bisha April ee sanadkan 2007da, wuxuuna sheegay inay ka soo qayb gali doonaan dad ka badan 3,000 oo qof oo ka kala socda qaybaha kala duwan ee bulshada. Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in magaalada Muqdisho lagu qaban doono shirka dib heshiisiinta Soomaaliya, ayna kawada qayb gali doonaan gobollada dalka oo dhan. Wuxuu sheegay C/laahi Yuusuf in beesha caalamka loo gudbin doono qorshaha shirka, lagana codsan doono inay bixiyaan maaliyadda ku bixi doonta shirkaaasi. Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in shirkan dib u heshiisiinta qaran uu kaga dhawaaqay shirkii midowga Afrika ee ka dhacay magaalada Adis Ababa, ujeedadiisuna tahay dib usoo noolaynta sharaftii iyo qaranimadii shacabka Soomaaliyeed. Shirkan dib u heshiisiinta ayuu sheegay inuu ku yimid wada tashi ay ka yeesheen dhammaan waaxyaha dawladda Soomaaliya. C/laahi Yuusuf wuxuu xusay in 45 maalmood loo diyaar garoobayo shirka dib u heshiisiinta qaran, muddadaasina wax laga qaban doono arimaha ammaanka . Madaxwaynuhu wuxuu sheegay in uu safar dibadda ah u amba bixi doono, balse ma uusan sheegin xilliga iyo meesha uu safarkiisa ka bilaabayo. Dhinaca kale raysulwasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa baarlamaanka siiyay warbixin kusaabsan safaro uu dalka uga maqnaa, asagoo sheegay in arimo caafimaad safarkiisu u badnaa. Geeddi wuxuu sheegay inay lasoo xiriireen madaxda dalka Imaaraadka Carabta oo dawladda federaalka u ballan qaaday inay dhinaca maaliyadda ka taageeri doonaan. Wuxuu xusay in dawladda Faransiiska ay sidoo kale ballan qaadday inay dawladda federaalka ka caawin doonto arimaha ciidamada tababarkooda. Raysulwasaaruhu wuxuu sheegay in dawladdu ay wax ka qaban doonto arimaha ammaanka caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. CCC Farayaamo AllPuntland -
Its Mogadishu : peace conference date announced..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
“Shirka dib u heshiisiinta Qaran waxaa lagu qaban doonaa haddii ALLE idmo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana uu dhacayaa 45-casho kaddib marka maanta laga billaabo” -
BAYDHABO: Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaca ka qaaday xilliga la qabanayo shirka dib u heshiisiinta Qaran, halka lagu qabanayo iyo mudada uu soconayo Posted to the Web Mar 01, 12:27 Baydhabo (PP) – Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta daboolka ka qaaday xilliga uu dhici doono shirka dib u heshiisiinta Qarank, goobta uu ka dhici doono iyo inta ruux ee ka qaybqaadanaysa. Madaxweyne Yuusuf oo khudbad u jeedinayay Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in shirkaas uu dhici doono 16-ka April ee sannadkaan, waxaana uu sheegay inuu ka dhacayo Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho. “Shirka dib u heshiisiinta Qaran waxaa lagu qaban doonaa haddii ALLE idmo Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxaana uu dhacayaa 45-casho kaddib marka maanta laga billaabo” ayuu yiri Madaxweyne Yuusuf oo sheegay in shirkaas uu noqon doono mid socda muddo 2-bilood ah. Sidoo kale Madaxweynaha wuxuu sheegay in shirkaas Qaran ay ka qaybgeli doonaan 3-kun oo Ruux oo uu sheegay inay ka kala imaanayaan gobollada dalka, qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Dibadda dalka waxaana uu sheegay in shirkaan uu yahay mid lagu dhameynayo khilaafaadyada yaryar ee jira. Madaxweyne Yuusuf ma uusan sheegin in xubnihii Maxkamadaha ee haatan ku sugan Dalka Carabta qaarkood ay ka qaybgalayaan kulankaas Qaranka ee lagu qabanayo Muqdisho iyo in kale, waxaana Wasiirka Arrimaha dibadda ee Yemen uu sheegay inuu ka qaybgalayo shirkaas Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha ayaa dhanka kale u sheegay xubnaha baarlamaanka inuu safar ku tagayo dalalka Carabta qaarkood, waxaana uu sheegay in baarlamaanka uu howshiisa sii wato, marka uu soo laabtana uu warbixin siin doono xubnaha baarlamaanka. Ra’iisul wasaare geeddi ayaa dhankiisa la hadlay xildhibaannada baarlamaanka isagoo uga warbixiyay safarradii uu soo maray, waxaana uu sheegay in dalal dhowr ah oo uu kula kulmay Dalka Faransiiska ay u ballanqaadeen inay gacan siin doonaan Dowladda Soomaaliya. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
-
^^^lol. If President A/Yusuf is a warlord then so are the late Egal & Tuur, who fought heavily in the early 1990s, so is Siilanyo the commander of the SNM and so is Riyaale.
-
^^^Like that made much sense..
-
^^^lol. How do you know my contacts? Its like me saying you are bitter because you lost the looted properties you illegaly occupied in Afgoyee, since your husband IndaCade was chased away... Dont make up stuff, advice from your brother Duke..
-
African peacekeepers arrive in Somalia !!!!!!
General Duke replied to Wisdom_Seeker's topic in Politics
^^^lol. You must have some army waiting some where? The AU is here, maybe Somalia will be part of Uganda, or Nigeria is here to occupy us.. -
African peacekeepers arrive in Somalia 50 minutes ago MOGADISHU, Somalia - The advance team of an African peacekeeping force to Somalia arrived unannounced in the country on Thursday, a senior police officer said. Thirty Ugandan troops arrived in a military plane Thursday morning, according to Adan Biid Ahmed, the police chief of the southern town of Baidoa, where the transitional parliament sits. "This is the first batch of African peacekeepers to be deployed in Somalia," Ahmed told The Associated Press on the phone from Baidoa. The governor of Baidoa, Mohamed Madey Issaq, and Somali military officials welcomed the troops at the airport.
-
^^^I dont know a single Ethiopian. So no, I just say that to my Somali brethren no matter how confused..
-
^^^Who is Koshin? You seem to be advertising him saxib, maybe he is a friend of yours.
-
Baydhabo: Qaybtii ugu horaysay oo kamid ah ciidanka Uganda oo Baydhabo gaaray. 1. Mar 2007 Baydhabo(AllPuntland)- Tiro aan badnayn oo kamid ah ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u imaanaya dalka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Baydhabo. Ciidamadan ayaa lagu sheegay inay yihiin horudhac, qaybihii kale ee ciidankuna ay kusoo daba jiraan illaa maanta iyo maalmaha xiga . Aadan Biid Axmed oo ka tirsan Booliska Baydhabo ayaa sheegay in ciidankan ay dhan yihiin 30 askari oo ka tirsan ciidanka qaranka Uganda. Ciidankan ayaa waxaa waday diyaarad kuwa millatariga ah oo laga leeyahay dalka Uganda , waxayna shalay kasoo dagtay magaalada Baydhabo. Axmed Biid oo u waramayay wakaaladda wararka ee AP wuxuu sheegay in dufcaddii ugu horaysay ay ciidankan yihiin, Ciidamadan ayaa waxaa si diiran garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo kusoo dhaweeyay guddoomiyaha degmada Baydhabo Maxamed Maddey ***** iyo saraakiil ka tirsan ciidamada Federaalka. CCC Farayaamo AllPuntland
-
^^^Alaways at your service brother..