
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Islamic Fatwa is on our side, Gaalo's support is on their side!
General Duke replied to Alle-ubaahne's topic in Politics
Ubaahne, has a fatwa to boomb North Galkacyu and to celebrate the deaths of Mogadishu police officers and local leaders. He even admits that his "tribe" are ready to wage a holly war, for what? -
Dowladda Federaalka iyo Waxgaradka xaafadaha gobolka Banaadir oo bilaabay olole looga hortegayo kooxaha shacabka dhexdiisa hoobiyaha ka tuura Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 24/02/07 Magaalada Muqdisho oo maalmahan ay ka dhacayeen falal lagu wiiqayo nabadgelyada laguna weerarayo xarumaha ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiyaanka ee caawinaya ayaa iminka u muuqda in iminka laga hortegayo kooxaha dagaal mindhicireedka ka wada shacabka dhexdiisa, iyadoo gantaalo dhowr ah oo laga genay xaafadaha Muqdisho ay waxyeelo ka soo gaartay dadka rayidka ah, tiiyoo madaafiicda jawaabta ah ee ka imaaneysa dhinaca Dowladana ay qasaase midkaas la mid ah geysteen. Labadii toddobaad ee ugu dambeysay ayaa kulamo is daba joog ah oo ay lahaayeen Waxgaradka, dhallinyarada xaafadaha magaalada iyo ciidamada Dowladda Federaalka iyo waliba Saraakiisha ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Muqdisho waxay kulamadooda uga wadahadleen sidii looga hortegi lahaa kooxaha falalka qaraxyada ah ka fuliya xaafadaha gobolka Banaadir. Xaafadaha Warshiigley, Caymiska, Trebuunka, Tusbaxle, Black Sea, Howlwadaag, MBC, Siinaay iyo meelo kale ayaa sameystay ciidamo madani ah oo suga amniga xaafadahaasi, waxaana degaanada qaarkood ay ciidamada madanigu ku soo rogeen bandow ku eg in baabuurtu socodkeedu hakanayo wixii ka dambeeya 8:00 habeenimo ama saddex saac qofba sida uu u yaqaano, halka socodka dadkana uu ku eg yahay ilaa 9:00 habeenimo, iyadoo cidii jebisa amarkaasina ee la soo qabtana jeelka la dhigi doono. Tallaabooyinka ay ku dhaqaaqeen inta badan xaafadaha gobolka Banaadir oo ku timid kulan ay yeesheen waxgaradka iyo dadka ay talada ka go'do ee xaafadahaasi ku dhaqan iyo Dowladda Federaalka ayaa durbaba wax ka bedelay jawigii ay hore ugu sugneyd Muqdisho, kadib markii kooxaha baabuurta yar yar iyo kuwa Homeyda wata ee qaraxyada fuliya ay waayeen meel ay wax ka ridaan, howshoodiina ay iminka ku soo koobantay oo kaliya inay si dhuumaaleysi ah gantaalo u tuuraan. Mid ka mid ah waxgaradka ku dhaqan xaafadda Waaberi ayaa u sheegay weriyaha Somaliweyn in dableydii ka dambeysay dilka Guddoomiye ku xigeenkii Degmada qaarkood gacanta lagu soo dhigay, halka lagu raad joogo cidii ka dambeysay falkaasi foosha xun, isagoo sheegay dhinaca kalena in xaafadaasi ay sameysatay ciidamo madani ah oo sida uu sheegay ay wada shaqeyn buuxda kala dhaxeyso Dowladda Federaalka, isagoo intaasi raaciyay inay ciidamada dowladda ku wareejiyeen kooxo meelo kala duwan oo xaafadaasi ka tirsan damacsanaa inay halkaasi madaafiic uga tuuraan xarumaha dowladda iyo kaabayaasha bulshada Muqdisho. Dhinaca kale Taliyaha ciidamada madaniga xaafadda MBC Axmed Maxamed Nuur ayaa uga digay kooxaha maleeshiyooyinka nabad dhibayaasha Muqdisho ah inaanay isku dayi Karin isla markaana ay gacan bir ah ku qabanayaan cidii lagu arko iyadoo ku kaceysa tallaabooyin wax u dhimi kara nabadgelyada iyo xasiloonida degaankooda, isagoo sheegay in maleeshiyooyin ay ciidamadiisu ka soo qabteen meelo kala duwan oo xaafadda MBC ka tirsan, kuwaasoo sida uu sheegay isku dayay inay Hoobiye ka tuuraan xaafadaasi, isagoo sheegay in iyaga iyo gawaaridii ay wateenba uu ku wareejiyay ciidamada Dowladda Federaalka.
-
^^^Ethiopia was invited to give support to the TFG. The Clan Courts invited many fellows and gained support from Ethiopias regional rival Eritrea [not an Islamic country], thus Ethiopian support Yemeni, Kenyan, and others helped the TFG remove the clan courts and further humble the walords.. However ya Northerner, you will highlight one aspect while ignoring another.
-
Thanks Yoonis, that city is today enjoyinga greater peace than ever before, thanks to Allah SWT. Its a great step, and one which needs to be supported.
-
Thanks Yoonis, that city is today enjoyinga greater peace than ever before, thanks to Allah SWT. Its a great step, and one which needs to be supported.
-
Adis Ababa: Madaxwaynaha Soomaaliya oo caawa kulamo la leh madaxda Itoobiya 24. februar 2007 Adis Ababa (AllPuntland)-Madaxwaynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka tirsan xukuumadda federaalka ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxwaynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Bole International Airaport kusoo dhaweeyay raysulwasaa Madaxwayne Yuusuf kulamada uu la leeyahay madaxda Itoobiya waxay sii socon doonaan tan iyo maalinta bari ee axadda ah, kadibna waxaa la filayaa inuu madaxwaynuhu ka qayb galo shirka Sanca Forum oo isniinta ka furmaya magaalada Adis Ababa. Shirka Sanca Forum waxaa shir guddoominaysa dawladda Itoobiya, waxaana la filayaa in looga hadlo arinta Soomaaliya iyo qorshaha ciidamo gaynta iyo sida lagu n abadayn doono dalka Soomaaiya. C/laahi Yuusuf ayaa la filayaa inuu halkaasi hadal kusaabsan arimaha quseeya dalka Soomaaliya ka jeediyo shirka Sanca Forum. CCC Farayaamo AllPuntland
-
Shirka Iskaashiga Sanca oo ka furmaya Addis Ababa 24 Feb 24, 2007 - 2:51:47 PM Sida ay qortay wakaaladda Wararka Itoobiya ee ENA, madaxwaynaha dowladda ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed, ayaa tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya saaka si uu uga qaybgalo shirka iskaashiga ee Sanca. Markii uu ka degan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Bole ee magaalada Addis Ababa, ayaa madaxwayne Yusuf wuxuu u sheegay Wakaaladda wararka Itoobiya in uu rajaynayo in shirka uu si buuxda u taageeri doono sidii gacan looga gaysan lahaa nabad iyo xasilooni waarta in lagu soo dabaalo Soomaaliya. Cabdullaahi Yuusuf, wuxuu kaloo sheegay in uu shirka guddiga Sanca uu taageero bulsho iyo mid siyaasadeedba uu siin doono dowladda ku meelgaarka ah iyo dadka Soomaaliyeed. Wuxuu sheegay in nabad xoogaa ah ay ka jirto Soomaaliya, balse macnaheedu ma aha in nabad la isku halayn karo ay ka jirto Soomaaliya. Wakaaladda Wararka Itoobiya, waxay intaasi ku dartay in madaxwaynuhu uu u sheegay in magaalooyinka qaar ay ka jiraan isku day ku dhufo oo ka dhaqaaq ah, balse sida guud ah dowladda ku meelgaarka ah ku naaloonayso taageerada buuxda ee dadka Soomaaliyeed. Waxaa madaxwaynaha garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay, afhayeenka aqalka wakiilada, Teshome Toga, wasiirka dalxiiska iyo dhaqanka, Maxamuud Dirir iyo Safiirka Soomaaliya ee Itoobiya, Abdikarin Faarax, sida ay qortay wakaaladda wararka ENA. Xigasho/BBC
-
^^^Oodweyne, so why are the men from Burco doing in Visiting Bossaso, is there a need for the passport in the secsionist enclave?
-
TFG troop irepulse ambush as well as new mortars
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Saxib the TFG will use any method to establish itself in the country. The leadership understand how to deal with the security situation. The AU troops are coming to support the training and recruiting of the new armed forces. Just like what has taken place in Liberia, Siera Leon and other African nations. Anyhow the Somali poeople are supporting the government, I know that 50 from one Tarzans household demonstrated in London. How angry the wrath of the people. -
Somalia's President Abdullahi Yusuf Ahmed smiles as he speaks at a news conference at Chatham House in London, Feb. 22, 2007. REUTERS/Alessia Pierdomenico -------------------------------------------------------------------------------- LONDON, Feb 22 (Reuters) - Somalia's president said on Thursday he will hold a national reconciliation congress within weeks which will be open to all clans in the chaotic country struggling to restore order after a December war. "We are intending to start this congress within two, three weeks," President Abdullahi Yusuf told Reuters in an interview. "We will start at national level and go down to local and regional levels ... down to grassroots. Our people fought hard, we slaughtered each other ... we have to discuss how to forget and forgive." Somalia's transitional government, with Ethiopian airpower and armour, ran an Islamist movement out of Mogadishu in late December, ending its six-month rule of the capital and much of southern Somalia. The Islamists who survived scattered back to their clan areas and have vowed to fight an insurgency against the government and a planned 8,000-strong African Union (AU) peacekeeping force. The government also faces the threat of well-armed criminal gangs and warlords who hope to regain turf lost when the Islamists took control of Mogadishu in June. Experts say the unrest has little chance of abating until the government reconciles with clans who feel excluded from the political process. Western diplomats have pressed Yusuf to convene a reconciliation meeting. Yusuf said disarmament was progressing in Mogadishu, where Ethiopian soldiers are helping the government to hold the capital amid daily mortar attacks and gunfights. "Disarmament has started. Up til now it is voluntary. We have completely disarmed former warlords and we will continue to disarm the population, on a voluntary basis for the time being. But if (people) won't disarm voluntarily we will do (it) by other means," he said. Asked whether he would close down the city's busy gun markets, Yusuf said: "Of course." Yusuf said Ethiopia's troops would withdraw when the African Union peacekeeping force arrived and said he was confident the Somali government could control Mogadishu without the help of its neighbour. "Of course, yes. We are training and equipping our own security forces," he said. The Ugandan, Burundian and Nigerian troops who will deploy in Somalia will be heading into a country that resisted order and authority for 16 years of anarchy since dictator Mohamed Siad Barre's ouster in 1991. Insurgents have threatened to attack any peacekeepers who arrive in the country. But Yusuf said he believed the presence of foreign troops would not further aggravate the situation or undermine his position. Source: Reuters, Feb 22, 2007
-
TFG troop irepulse ambush as well as new mortars
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Obviosuly its easy to blame Puntland & Ethiopia and the US. Saxib things are changing way to fast and all you will be left with is your silly remarks. They are getting chaed out of the cuty district by district. -
Why hold these demuse, its not even 18 May? Or maybe there is soem panic we do not know about?
-
TFG troop irepulse ambush as well as new mortars
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xoogaga Madanigga Muqdisho oo gacanta ku dhigay gaari Caasiya oo ay ku raran yahiin hoobiyeyaal iyo Madaafiicdii la iswaydaarsaday oo sababay dhimashooyin naxdin leh Muqdisho ,Jimca, Febaury. 23, 2007 Waagacusub.com Xoogaga Madanigga Xaafadda Shiirkole ayaa gacanta ku dhigay Gaari Caasi ah nuuca loo yaqaan Homy oo ay ku raran yahiin Qoryaha gantaalaha ee Hoobiyaha . Maxamed Cabdi Axmed oo u hadlay Madanigga Shiirkole ayaa Waagacusub u sheegay inay sidoo kale qabteen nin hubaysan oo ka mida ragii gaarigga hoobiyaasha sida la socday,isagoo dhinaca kale xusay inay kiiska gaarigaas baarayaan. Dhinaca kale 13 qof ayaa ku geeriyootay 25 kalana way ku dhaawacmeen madaafiicdii Jawaabta ahayd ee ay ku jawaabeen Ciidamadda Itoobiyaanka iyo dowladda ee Wasaradda Gaashaandhigga. Madaafiicdaas ayaa ku habsatay agagaarka Suuqa Bakaaro,Al Barako,Blacksea,Xamar Jadiid,Gubta,Sanca iyo Kaaran,waxayse geerida ugu naxdinta badan ka dhacday Degmadda Kaaraan oo madfac BM ah uu ku habsaday Hooyo iyo laba Caruura oo ay dhashay kuwaas oo markii gurigoodda la galay lagu arkay hilbahoodda oo kala firirsan . Aabahii Qoyskaas ayaa la soo sheegay inuu waaw yiri oo waashay ,laguna arkayay wadada Kaaraan isagoo qeeyla dheer ku leh ,Caruurteeyda iyo Hooyadeed midna kama harin miyaa. Kooxahii Weeraray Wasaaradda Gaashandhigga oo adeegsanayay hub culus ayaa markii dambe kala firdhaday iyagoo qaarkoodna ay gacanta ku dhigeen Ciidamadda Itoobiya. Muqdisho waxay astaan u noqotay madfac aan bartilmaameed lahayn,waxaana sii badanaya dadka isaga qaxaya ee u hayaamaya degaanadda ku teedsan iyo dibadaha -
Muqdisho: Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac oo dhex maray ciidamada Dawlada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya oo isku dhinaca ah iyo maliishiyo hubeysan, halka kooxo kale madaafiic u qeybiyeen xaafadaha Muqdisho. 23. februar 2007 -------------------------------------------------------------------- Muqdisho(AllPuntland)- Dagaal xoogan ayaa abaarihii 6 maqribnimo kooxo hubeysan ay ku qaadeen ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Itoobiya oo fariisin ku leh xaruntii hore ee Wasaaradii Gaashaandhiga, halkaasi oo la isku adeegsaday madaafiicda kala duwan. Dagaalkan oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa ka danbeeyay kooxo maliishiyo ah oo ku hubeysnaa qoryaha garbaha laga tuuro iyo kuwa daran dooriga u dhaca iyadoo ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda ay eryeen kooxihii weerarka soo qaaday. Dhanka kale waxaa xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ku soo dhacayey madaafiic Hoobiyeyaal oo laga soo tuurayey agagaarka Laba Dhagax iyo Cali Kamiin kuwaasi oo qaarkood ay ku soo dhaceen xaadaha degmada Kaaraan, waxaana ku geeriyooday madaafiicdaasi ilaa 6 ruux oo qaarkood caruur iyo haween ay ku jiraan. Sidoo kale madaafiic kale ayaa waxay ku dhaceen xaafadda Shiirkole waxayna geysteen khasaaraha sadax caruur ah oo ku naf waayay iyo tiro kale oo dhaawac ah, halka madaafic kale ay ku dhaceen xaafada Black Sea iyo agagaarka Suuqa Bakaaraha inkastoo aan la ogeyn khasaaraha ay geysteen kuwaasi. Ciidamada dowladda ayaa caawa lagu wadaa in ay howlgalo ka bilaabaan xaafadaha laga soo tuurayey madaafiicdaasi iyadoo khadka isgaarsiinta Mobile-da ay adag tahay in la isku waco caawa taasoo aan la ogeyn sababta. Cali Sandheere AllPuntland, Muqdisho
-
^^^The clan courts, tag seemed to hurt the potato followers..
-
I am sorry For the pain I caused My hesitation I know Was an eternity, a for ever Why will you accept, never Indeed its time to pause I wish for no set back No remorse My dear accept this letter It is mean to convey my words I hope it makes everything That little better
-
Riiyaale & Co need the Somali passport..
-
.Yes i support the sharia. 2.No i don't support potatoes. 3.I don't believe in ''moderate or islamist'' norms,muslim is a muslim. Thats ur three answers for ur three questions. The captain said it all..
-
Sidoo kale masuuliyiintan oo ka socda deegaan ka mida Somaliland ayaa lagu wadaa in loo ogolaado xafiis bixiya Dukumintiga cusub ee Baasaboorda dowlada federaalka Soomaaliya si loo siiyo dadka degnaaka Sanaag bari iyo Goblka Tog dheer ku dhaqan. Odayaasha iyo siyaasiyiintan oo gaarayey 16 xubnood ayaa lagu wadaa in maalin kaddib ay u safraan casaimda Puntland ee Garoowe, halkaas oo ay kula kulmi doonaan Madaxwayne Cade Muuse Xirsi. Dhanka kale odayaal ku sugan deegaanka Ceerigaabo oo aan la xiriiray ayaa ka shanqamiyey in ragaasi ay yihiin kuwa isxilqaamayaal ah oo danahooda u socda oo aan metlin shacabka ay magacooda ku socdaan , dawlada Somaliland aan ugu baaqayno in ay talaabo ka qaado ragaasi. Qaar ka mid ah masuuliyiinta puntland ayaa iyagana dhankooda nooga sheegay in imaatinka ragaani aysan waxba kala socon ayna diyaar u ahayn inay la kulmaan Rag somaliland wada dhibkeeda, laakiin madxawaynha iyo raga ku dhow dhow ay ku macneeyeen inay wadaan siyaasada lagu soo dhoweynayo ragaas, mana la fahmi karo ujeedda ay ka leeyihiin soo dhoweynta ragan. Bilihii la soo dhaafay ayaa laga dareemayey deegaanada Puntland , dad ka soo jeeda gobolada Somaliland oo aad u taageersan dowlada federaalka ee Soomaaliya , dadkaas oo meherado kala duwan ku leh magaalooyinka Puntland, qaarna ay yihiin dadka ka ganacsada inta u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland. Cabdulaahi Gaafaa Puntlandpost, Boosaaso
-
Part 2 Qaar ka mid ah ragaasai oo ay Puntlandpost la kulantay ayaa ku macneeyey safarkooda mid la xiriira sii xoojinta deris wanaaaga iyo sidii loo walalaayn lahaa dadka labada degaan, Lakiin dadka u dhuun daloola arrimha siyaasada ee puntland ayaa ku sheegay inay ragaani hor dhac u yihiin qorshe la rabo in lagu doc-faruuro maamulka Somalilanad si loo helo dad deegaanka ah oo taageera DFKM ee Soomaaliya taas oo maamulka Puntland u tafa xaydanayo inuu soo dhoweeyo masuuliyiin ka socota deegaanada Somaliland oo iyagu ka soo horjeeda inay soomaaliya ay kala go'do.
-
BOOSAASO: Odayaal iyo Siyaasiyiin ka socda Somaliland oo gaaray Puntland Posted to the Web Feb 23, 00:11 Boosaaso: (pp)- Waxgarad iyo siyaasiyiin ka socda somaliland ayaa soo gaaray magaalo xeebeeda Boosaaso, kuwaasi oo ka soo kicitimay deegaanka Burco ee gobolka Togdheer. Masuuliyiintan ka soo kici timay gobolka Togdheer ayaa waxaa ku soo dhoweeyey meel wax yar u jirta magaalada Boosaaso gudoomiyha gobolka Sanaag Mr.Dabayal. Lama oga ujeedada dhabta ah ee ka danbaysa socdaalka masuuliyiintan ka soo kicitimay goobo ka mida Somaliland, kuwaas oo ka soo jeeda Beesha Siilanyo iyadoo xiligaan ay ka jirto meelo ka mid ah somaliland xasarado u dhexeeya beelaha halkaasi wada dega.
-
This is an interesting development, a group of elders and intellectuals respresenting one of the largest & most established clans of North West Somalia or "Somaliland" have arrived in the largest city of Puntland. Why?, what for and why at this time? Is this the beggining of the unity talks and dialogue between "Somaliland" & their kin in Puntland representing the TFG. I await your answres lads..