General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. No, the owner sof road blocks and occupiers wanted to bring about change after Abdiqasin lost the election and warlords where not having their own way..
  2. Suicide car bomb which killed the Presidents brother
  3. Relocation of government to Baidoa Madaxweyne Yuusuf oo si weyn loogu soo dhaweeyay Baydhabo Baydhabo 25 Feb. 06 ( Sh.M.Network) Madaxweynaha dowladda FS C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Baydhabo oo lagu wado in maalinta berri ah uu ka furmo kulanka BFS.
  4. President Yusuf with the leader of Uganda President Yusuf addressing the UN assembly The President in a meeting
  5. ^^^Thus like Melez who grew up in Mogadishu, led his rebels from there is a traitor to Ethiopia? Anyhow lets move on shall we.. President Yusuf with regional &* world leaders President Yusuf, Kibaki, & Zanawi [/b]President Yusuf, Salah of Yemen & Kibaki[/b]
  6. ^^^Baidoa is still the seat of Parliment and he has arrived to brief them on his trip.
  7. ^^^Thats funny saxib, Anyhow let me continue..Galkacyu
  8. ^^^Things are changing for the better, those who are nostalgic for IndaCade and his fellow warlords can complain allot.
  9. ^^^Ok, so one shorts comings are better than anothers, anyhow there is no Tigray invasion, it was a small operation supported by the international community. All this talk of Habashi invasions is a s ludicrous as INdacdae pretending to be a Shiekh.
  10. Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo sheegay in ay dhawaan Ciidamada Dowlada Muqdisho ka bilaabi doonaan Howlgalo amniga lagu sugayo. Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyed Janaraal C/Mahdi ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in dhawaan Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ay Howlgalo lagu sugayo amniga Guud ahaan wadanka Soomaaliya ku dhaqaaqi doonaan. Janaraal Cabdi Mahdi ayaa tilmaamay in Ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo waliba Ciidamo kale oo dhawaan Tababaro loogu soo gabagabeyn doono Garoonka Diyuuradaha ee Bali Doogle ay bilaabi doonaan Howlgal wax looga qaban doono Amniga Caasimada Muqdisho isla mar ahaantana ay gacan bir ah ku soo dhigi doonaan sida uu sheegay dadka weeraraa iyo qaraxyada ka wada Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed janaraal Cabdi Mahdi ayaa intaasi ku daray in shacabka Sooomaaliyeed looga baahn yahay in ay garab siiyaan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya wuxuuna si gaar ahan ugu baaqay shacabka reer Muqdisho in ay iska qabtaan dadka magaalada ka wada weerarada isla markaana ay la shaqeeyaan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ee dhawaan GHowlgalka ka bilaabi doona Magaalada. Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed janaraal Cabdi Mahdi ayaa sidoo kale waxaa uu ka warbixiyay xiliga Rasmiga ah oo ay Ciidamada Dowlada Howlgalada ka Bilaabi doonaan Dalka Soomaaliya wuxuuna sheegay in howlgalka amni sugida ah mudo gaaban gudahooda ka bilaabi doonaan Caasimada Muqdisho si wax looga qabto dadka wada amni darida. Janaraal Cabdi Mahdi Abaanduulaha Ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ku nuux nuuxsday in xiligaani wixii ka dambeeya ay Dowlada Federaalka Soomaaliya wax ka qaban doonto amniga Guud ahaan wadanka Soomaaliya gaar ahaan Goobaha uu tilmaamay in ay ka jiraan amni Xumida sida Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho Isla markaana Ciidamada Dowalada ay wadanka ku soo celin doonaan amnigii iyo kala dambeeytii. C/kariin Xuseen Guutaale. AllMudug,Muqdisho.
  11. ^^^Of course its all Melez fault and his regional designs.. Come on give it another try..
  12. Faisal Warrabe talk is no more than a desperate man, who is he?
  13. Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo dalka dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay gaar ahaan fariisinka kumeel gaarka ah ee dawladda ee magaalada Baydhabo kadib markii uu safarro ku soo maray waddamo badan oo Afrikaan iyo Yurubba leh. Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo kasoo ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya halkaasi oo uu kaga qeybgalay shirka sanadeedka isbaheysiga Sanca ayaa markii uu soo gaaray Baydhabo waxaa uu Madaxweynaha iyo wafdigiisa ay tageen xarunta Madaxtooyada halkaasi oo Madaxweynaha oo khudbad gaaban ka jeediyay. Madaxweynaha ayaa warbixin gaaban oo uu siiyay xubnaha dowladda ee soo dhoweyay iyo saxaafadda waxaa uu ku sheegay in socdaalkiisa uu guul uu ku soo dhamaaday, isla markaana caafimaadkiisa uu aad u wanaagsan yahay. Maryan Saylac SBC Baydhabo
  14. ^^^Must have been promoted mate, the TFG as national governemnt can promote officers. audio interview
  15. ^^Most website are reporting this, here is somaliweyn.com take, blame the Duke on negative news amadihii Midoobay oo sheegay inay diyaar u yihiin inay la hadlan Dowladda Soomaaliya Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 27/02/07 Bayaan ay soo saareen Maxkamadihii Islaamiga ahaa ee la eryay oo laga sii daayay Telefishinka Al-Jaziira ayay ku sheegeen inay diyaar u yihiin in Dowladda Somalia iyo iyagu ay yeehaan wadahadal lagu dhameynayo khilaafaadka u dhexeeya, taasoo ay ku sheegeen inay tahay midda keliya ee dhibka jira looga bixi karo. Bayaankaan oo lagu xardhay calaamada gaarka ee Maxakamdihii Midoobay ayaa loo qaybiyay warbaahinta caalamka qaarkeed, iyadoo Telefishinka Al-Jazeera oo bayaankaas baahiyay uu sheegay in loogu cambaareeyay Dowladda Soomaaliya. “Ciidammada Itoobiya in dalka laga saaro waa waajibka ugu weyn ee iska caabinta Qaran ee aanu wadno, waana dabi in ciidammo shisheye ah dalka Soomaaliya lagu qabsado” ayaa lagu yiri bayaanka. Bayaankaan ayaa noqonaya midkii ugu horreeyay oo ay soo saaraan Maxkamadihii Islaamiga ahaa ee ka jiray Muqdisho, kaddib markii awood looga saaray dalka Soomaaliya oo dhan. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com
  16. I thought a new war would start in 24 hours, thank the lord its a plan to attack within 24 hours.. Anyhow a grave mistake Iran is a strong state, even if its defeated, Image what would be the human cost?
  17. Naming the PM Ali Mohamed Geedi. Arriving in Jowhar Somali leaders receive rousing welcome at home www.chinaview.cn 2005-02-25 03:35:10 NAIROBI, Feb. 24 (Xinhuanet) -- Carnival mood greeted exiled Somalia President Abdullahi Yusuf Ahmed and Prime Minister Mohammed Ali Ghedi on their arrival Thursday in the Jowhar town for a week-long tour to the chaotic Horn of Africa nation. Several thousand cheering and dancing Jowhar residents lined the 15-km stretch in the airfield in Jowhar, north of Mogadishu, to welcome the president's plane, waving Somali flags and posters of the president and prime minister as well as placards, reports reaching here said Thursday. "Welcome to your country," "The people of Jowhar welcome the transitional federal government," "Long live the president and the prime minister," read some of the banners in the chanting throng. 21 gun salute in Jowhar
  18. ^^^Indeed the TFG has come along way, from the Kenya meeting to relocations to Jowhar, to Baidoa and now the whole nation. The next milestone will be made when the foreign troops leave and our forces take responsability for the security of the nation. However al-hamdulilah Somalia is back..
  19. Gen. Cabdi Mahdi oo sheegay in dhawaan ciidamada DF ay sameyn doonaan howl galo amniga dalka lagu sugayo. Kismaayo Talaado, February 27, 2007 Simba Radio. Janaraal Cabdi Mahdi oo ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in dhawaan ciidamada Xooga dalka Soomaaliyeed ay Howl galo lagu sugayo amniga guud ahaan wadanka Soomaaliya ku dhaqaaqi doonaan. Janaraal Cabdi Mahdi ayaa tilmaamay in ciidamada Xooga dalka Soomaaliya iyo waliba Ciidamo kale oo dhawaan Tababaro loogu soo gabagabeyn doono garoonka diyuuradaha ee Bali Doogle ay bilaabi doonaan Howlgal wax looga qaban doono Amniga Caasimada Muqdisho isla mar ahaantana ay gacan bir ah ku soo dhigi doonaan sida uu sheegay dadka weeraraa iyo qaraxyada ka wada Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Jeneraalka ayaa sidoo kale sheegay in shacabka Sooomaaliyeed looga baahn yahay in ay garab siiyaan cidamada DF wuxuuna si gaar ahan ugu baaqay shacabka reer Muqdisho in ay iska qabtaan dadka magaalada ka wada weerarada isla markaana ay la shaqeeyaan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ee dhawaan howlgalka ka bilaabi doona Magaalada. Janaraal Cabdi Mahdi Abaanduulaha ayaa waxaa uu ku nuux nuuxsday in xiligaani wixii ka dambeeya ay Dowlada Federaalka Soomaaliya wax ka qaban doonto amniga Guud ahaan wadanka Soomaaliya gaar ahaan Goobaha uu tilmaamay in ay ka jiraan amni Xumida sida Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho Isla markaana Ciidamada Dowalada ay wadanka ku soo celin doonaan amnigii iyo kala dambeeytii. Simba Media Center, Muqdisho Somalia Email: simba@simbanews.com
  20. ^^^lol. Ha he ever acknowledge this mans existance? Basic english saxib, no need to get confused over this statement.