General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Muqdisho: " Qaxa Muqdisho ka dhacay waxa ka masuul ah dadka caruurohooda yurub gaystay" wasiirka arimaha gudaha 1.Mar 2007 Print This Article | Daabaco warkaan Muqdisho(AllPuntand) -Wasiirka arimaha gudaha dawladda federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacmodheere) ayaa ku eedeeyay dad gaar ah inay ka danbeeyaan kicinta iyo qixinta shacabka magaalada Muqdisho. Gacmodheere oo saxaafadda la hadlayay wuxuu sheegay in dad caruurohooda gaystay Yurub oo haysta meel ay aadaan iyo nolol wanagsan ay wadaan kicinta dadwaynaha. Wasiirku wuxuu sheegay in dadkaasi ay ka waantoobaan kicinta shacabka , wuxuuna codsaday in loo baahan yahay in dadka loo sheego waxa wanaagsan iyo inaysan dhulkooda ka cararin. Md: Gacmodheere wuxuu sheegay in dadkii magaalada Muqdisho ka tagay ay hadda haysato dhibaatooyin nololeed , caafimaad daro iyo waxyaabo lamdi ah , taasna ay masuul ka yihiin dadkii shacabka bajiyay. Dhinaca kale saxaafadda gobolka Banaadir ayuu eed kulul usoo jeediyay,wuxuuna xusay in inta xun ee Muqdisho ka dhacda ay dadka u sheegaan. Saxaafadda Muqdisho wuxuu ka codsaday inay sheegaan horumarka dawladdu samayso, shirarka ay kula jirto beelaha, isbeddelka ku yimid ammaanka iyo horumarka kale. " Danta in nabad la helo cid walba ayaa ka faa'iidaysanaysa, xataa idinka saxaafadda ayaa dan idiinku jirtaa" ayuu yiri wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya. Wasiirka ayaa guud ahaan shacabka Muqdisho ugu baaqay inay si geesi nimo ah isaga difaacaan dadka uu ku tilmaamay fulayada ee samaynaya dilalka qorshaysan CCC Farayaamo AllPuntland
  2. ^^^Running around wasting a whole day on this nonsence..Come on try again.
  3. ^^^Northerner you add nothing new to the debate. Let me add a few important notes, one the clan courts started the war, and two they lost it thus debating about their merits is like debating to a secesionist of the merits of Siyad Barre's regime which were many.. Now to the present, the TFG is here and real, it has world recgnition and territorial control. Go tell the former NSS Comander in Hargaysa to not be so frightened after all A/Yusuf is open to negotiations.
  4. Minsiter of Interior Mohamed Sheikh Mohamoud Guled (Gacmo-dheere)
  5. Deputy PM & Minister of Public Works & Housing Hussain Mohamed Aydeed
  6. Minsister of Finanace Hasan Mohamed Nur (Shargaduud]
  7. Foreign Minsister of Somalia Ismael Hurre Buuba
  8. Minister of constitutional affairs Abdullahi Shiekh Ismael
  9. 4. Second Deputy of Parliment Osman Elmi Boqoore
  10. Deputy speaker of Parliment Prof Mohamoud Omar Dalxa
  11. 2. Prime Minister Dr Ali Mohamed Geedi
  12. 1..Speaker of Parliment: Shiekh Adan Mohamed Nur (Adan Madobe).
  13. Various pics President with his grandson Abdikarim
  14. Wasiirka arimaha Gudaha gacma Dheere oo shaaca ka qaaday in dhawaan Ciidamada Dowlada ay gacan bir ah ku dhigi doonaan amniga Caasimada. Wasiirka arimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed maxamuud Guuleed (Gacma dheere) oo Maanta shirt jaraa'd ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka hadlay xalaada amaan xumo ee ku soo Korortay Caasmiada wuxuuna sheegay in dilalkaasi ay ka dambeeyaayn dad uu ku tilmaamay in ay doonayaan in ay carqaladeeyaan amaanka Magaalada Muqdisho. Mudane Gacma dheere ayaa sheegay in ay dowladu si weyn uga xuntahay dadkii shalay iyo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho wuxuuna sheegay in Dowlada Federaalka soomaaliya ay si weyn uga xuntahay isla mar ahaantaana ay dhawaan gacan bir ah ku soo dhigi doonto dadkii ka dambeeyay falalkaasi dilka ah. Wasiirka ayaa ku nuux nuuxsaday in ay wada hadal toos ah la gali doonto eheladii uu ka geeroyooday marxuum axmed Xirsi Dhaashane ayna u aqoonsan doonto in uu ka mid ahaa sida uu hadalka u dhigay shaqaale dowladeed oo kale sidoo kalena waxaa uu ugu baaqay Ciidamada kale ee madaniga ah in ay sii laba jibaaraan dadaalkooda ku aadan wax u qabashada bulshada. Wasiirka arimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa intaasi ku daray in haatan dowladu ay diyaarinayso qorshe wax looga qabanayo amni darida magaalada Muqdisho isla markaana ay wada hadal kula jiraan qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo waliba kooxaha uu sheegay in ay fakir ahaan ka soo Horjeedaan Dowlada dhawaana ay soo afjari doonaan wada hadalkooda si buu yiri wax looga qabto amaanka Magaalada Muqdisho. Gacma dheere ayaa intaasi ku daray in dhawaan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ay Guud ahaan wadanka Soomaaliya Gaar ahaan Caasimada Muqdisho ka bilaabi doonaan Howlgalo lagu sugayo amniga wuxuuna warar aan sal iyo raad laheeyn ku tilmaamay in dowlada ay amaanka magaalada u adeegsan doonto xoog balse ay Dowladu tahay dowlad dib u heshiisiin laakiin waxaa uu sheegay in ay talaabo ka qaadi doonaan cidii ay u arkaan in ay wax u dhimayaan amaanka Caasimada Muqdisho Wasiirka arimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed maxmuud Guuleed gacma dheere ayaa sidoo kale ka hadlay qaxa ka socanaya qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho wuxuuna sheegay in arintaasi ay tahay arin ay si weyn u buun buuniyeen qaar ka mid ah warbaahinta isla mar ahaantaana aysan jirin qax sidaa u weyn oo ka jira Magaalada Muqdisho. Gacma dheere ayaa intaasi ku diray in inta badan dadka haatan ka qaxaya magaalada Muqdisho ay yihiin sida uu sheegay dad markii hore ka yimid qurbaha doonayana in ay ka been abuuraan xaalada haatan ka taagan Magaalada Muqdisho Wasiirka arimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma Dheere) ayaa uu kaloo ka hadlay Ciidamada Ethiopianka ah eek u sugan degmada afgooye wuxuuna sheegay in Ciidamadaasi ay qeyb ka yihiin Ciidamada Ethiopianka ah ee taageeraya Dowlada Federaalka Soomaaliya isla mar ahaantaana aysan jirin qorshe gaar ah oo ay halkaasi u joogaan wuxuuna ka gaabsaday in Ciidamadaasi ay qeyb ka yihiin Ciidamada ay dowladu ugu tala gashay in ay wax uga qabato xaalada amaan xumo ee ku soo korortay Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho Cabdikariin Xuseen Guutaale allmudug Muqdisho
  15. ^^^ Yusuf is the De Gaul of Somalia, he has a great vision, and holds his own, indeed those who oppose him today, will not in the future. Taliban I respect your position, when the Ethiopians leave we will continue our discourse I hope.
  16. Khalaf, you have spoken well and dont let these people try to confuse you. The clan courts where no more than a reaction to A/Yusuf victory and nothing more. Look at even today those who are crying the most are those who, occupied, looted properties, and who were playing a significant role in the political game of the day. Xasan Dahir, Galaal, Culusow all supported A/Qasins government and IndaCade, Seerar, Goobanle were a prominent commanders in that governments fighters. When Abdiqasin lost to Yusuf, they all became Courts. Over night, not one of them was touched. When the courts were chased out of the country, Galaal, Culusow went to Adis Ababa to make a deal. Abdiqasin welcomed the PM in Afgoyee wanting to make a deal, Seeraar went to hotel global to make a deal, what about the conviction? Its all a ploy, and some secesionist like Northernet will defend Warrabe and attack Yey for what? Religious conviction, hell no. Toay you have Shabbele & Horn Afrik radio crying "Puntland" well, Puntland never occupied other peoples homes, or farms and will not do that today..
  17. "Ethiopia does not and will not rule Somalia"..President A/Yusuf Ahmed....
  18. ^^^But we dont even have millions. So again to compare this government to Iraq.
  19. ^^^I dont know about that saxib. But the article does not even mention who stole these millions.
  20. ^^^ Soon inshallah the capital will be very peaceful and it will return to its calmness and transquility that existed before the civil war inshallah and then we will focus our attention to rebuilding our battered capital city inshallah as it owns it to us. I'll leave you with a prayer and glad tidings and the prospect of a secure, peaceful, transquil, calm and serene Mogadishu inshallah. One person wishes for peace, another wants to keep the nightmare going..