
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Reconciliation conference to be held in Mogadishu.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The reconciliation conference is Somali wide one, in which all the clans and their leaders, religious, women and youth are invited. The clan courts and their groups have nothing to do with this and there is no negotiations with them planned.. -
ADDIS ABABA: Wasiirada arimaha dibadda Sanca Forum oo arinta Soomaaliya si xooggan isula jeex jeexay. 26. Feb 2007 ADIS ABABA(AllPuntland)- Kulan horudhac ah oo ay kasoo qayb galeen wasiirada arimaha dibadda ee dalalka ku jira Sanca Forum ayaa maalintii shalay ahayd ay hadallo ka jeediyeen madaxdaasi. Kulankan oo ka dhacay magaalada Debre Syit ee dalka Itoobiya ayaa waxaa joogay wasiirada arimaha dibadda iyo wakiillo ka socday dalalka Itoobiya, Yaman, Sudan iyo Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa lagu lafa guray wixii kasoo baxay shir ay yeesheen 24kii bishan guddi khubaro , kaaso ay xoogga kusaarayeen xaaladda Soomaaliya , Sudan iyo xurgufta u dhaxaysa Itoobiya iyo Ereteriya. Wasiirada kulanka yeeshay waxay iska meel dhigen in marka hore si isku duubni ah la isaga kaashado arimaha khuseeya dalalka ku jira Sanca Forum. Wasiiradu waxay ku baaqeen in si dhaqso ah loo fududeeyo, dhinaca maaliyadda iyo dhinaca qalabka ciidamada tagaya dalka Soomaaliya, dibna dalka Soomaaliya loogu soo celiyo xasiloonidii halkaasi ka maqnayd 15kii sano ee ugu danbaysay. Wasiirka arimaha dibadda dalka Yaman Abuubkar al- Qirbi ayaa sheegay xaaladda hadda taagan ee Soomaaliya inay tahay qodobka ugu wayn ee madaxda Sanca Forum ay ka munaaqashoon doonaan. Al-Qirbi wuxuu sheegay inay xooggooda isugu gaynaynaan sidii dalka Soomaaliya ay ugu soo celin lahaayeen kala danbayntii. Al-Qirbi wuxuu sheegay in xoog la isticmaalo inaan lagu dhammayn karin dhibta Soomaaliya, taasna khibraddeeda laga dhaxlay wixii ka dhacay Ciraaq iyo Afgaanistaan. Wasiirka arimaha dibadda dalka Itoobiya Seyoum Mesfin ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay taageero deg deg ah oo dhab ah , si wax looga qabto xaaladda kacsan ee Soomaaliya . Mesfin wuxuu sheegay in Soomaaliyana aysan doonayn, dalalka saaxiibka la ahna aysan rabin in xoog ay wax ku xalliyaan. Wasiirku wuxuu ammaanay go'aankii qaramada midoobay ay ku gaartay in ciidamo nabadda ilaaliya loo diro Soomaaliya. Shirka madaxwaynayaasha Sanca Forum ayaa la lafilayaa inuu goor dhow ka furmo magaalada Adis Ababa. CCC Farayaamo AllPuntland
-
1. The political has beens or wanabees. The likes of Abdi & Ahmed Ismael Samatar, both ambitious know it all individuals who are unable to get a foot hold in Somalia. These "experts" supported the Arta TNG, and yet have been against this TFG because of the 4.5 formula, baffling to say the least. 2. Clan groups & their media. This group inludes the defunct HAG in Canada, the happless Somali Concern Group in the UK, and an array of new groups which mask themselves as "religious" or "nationalistic" in their rehtoric however defending the percieved loss of clan power is their aim. The individuals in these groups also want to be heard and aspire to great things.. The media is led by Yusuf Garad with Radio Shabbele, Horn Afrik and Qadsiye.com all owned by a single sub-clan fighting for "justice" for all Somali's.. This particular group is upset at the loss of the occupation of lower Shabbele hate the 4.5 formula and can not accept anyone but the clan to be head of state. Thus all the fatwas, all the wars, and the propoganda is aimed at stopping the Somali government at any cost. 3. Secesionists, this group is the more organised and most frustrated of the lott, they are getting tired of the long years of repeating the same arguments and meeting failure. Now they face a greater danger to their clanistic dream of getting independence from Somalia. These three different and some what desperate and opposing groups have become united by the success of the TFG and the percieved threat it posses to all of them.
-
^^^One is trying to educate the good brother.
-
Taliban, The organiser of the event was Mr Xooshow and a Mr Oliyo and Surer, all from different Somali clans and would fit. However all the clan courts top leaders ad their supporters where from the same clan.. Even in London who was behind the 50 man demo? Mr Tarzan, Mr Gure, Mr Yarisow and Mrs Dahabo Dowlo. All from one clan, and Dahabo is from the same family as IndaCade.. Thus who is crying because of clan?
-
^^^Violet is correct, the largest 4 clans got equal number of MP's, the smaller coilition of clans got 1/2, this is not right, but in the future it will all be about districts and population and not clans. Compare this formula to the absurd clan courts, in which everythingw as about armed clans of south Mogadishu and in particular Xasan Dahir's.. Thats why they failed they did not have the support of Somali people and those they occupied in Lower Shabbele and the Juba's.
-
^^^They will make up stories and correlate falsehoods to get the point across. The governemnt is based on 4.5 formula thus every clan/region is represented and not any have more say. Who runs the PM office?
-
^^^Saxib the days when the TFG required outside money is coming to an end, the taxes from Beldweyne, Kismayu, Bossaso to Mogadishu is enough. Things have changed. The Swedes have even decided to give 20 million dollars on their own.
-
Reconciliation conference to be held in Mogadishu.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^It is good news, some thing that the government wants to isolate the capital, not true at all. Those who destroyed it want to keep it as it is, using many fake guises. -
^^^No one is with holding any money son, dont come here with what you heard from laymen saxib. Anyhow get your facts before you come all gun ***, capish.
-
Reconciliation conference to be held in Mogadishu.....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowladda Federaalka oo ka dhawaajisay in Muqdisho lagu qabanyo shirka dib u heshiisiinta Qaran Somaliweyn Media Center (SMC) Muqdisho 25/02/07 Maanta ayay dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqday in shirka dib u heshiisiinta Qaran ee uu ka dhacayo Magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Prof. Cali Maxamed Geeddi oo ah Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa ka caddeeyay Nairobi shalay in shirkaas lagtu qabanayo Muqdisho ayna ka qaybgalayaan qaybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, iyadoo Prof. Geeddi uu sheegay in shirkaas uu noqonayo mid lagu heshiisiiyo beelaha Soomaaliyeed oo dhan. Sidoo Kale Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo isagu shirkaan ku baaqay kal hore ayaa sheegay in shirka dib u heshiisiinta Qaran uu noqonayo mid lagu heshiisiinta qabaa’illada Soomaaliyeed, balse uusan ahayn mid lagu heshiisiinayo Dowladda iyo mucaaradkeeda. “Ma garanayo meel ay ku sugan yihiin kuwa aad ii sheegaysaa ee aad I leedihiin waa maxkamadaha Madaxdooda, maxkamada waa hore ayay kala jajabeen, mana dhacayso in aan isku wareerinno inaan la hadalno” ayuu u sheegay warbaahinta caalamka qaarkeed Madaxweynaha Soomaaliya oo ku sugnaa London marka uu hadalkaan yiri. Maxamuud Axmed Xasan ( Xuurshe) xuurshe114@hotmail.com Muqdisho-Somalia -
MUQDISHO: Shirka dib u heshiisiinta Qaran oo la sheegay in lagu qabanayo dalka gudihiisa gaar ahaan Muqdisho Posted to the Web Feb 25, 12:06 Muqdisho (PP) – Dowladda Federaalka Soomaailya ayaa shaaca ka qaadday maanta in shirka dib u heshiisiinta Qaran ee uu dhawaan ku dhawaaqay Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed lagu qabanayo Magaalada Muqdisho. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in shirka dib u heshiisiinta Qaran lagu qaban doono dalka gudihiisa, gaar ahaan Magaalada Muqdisho, waxaana Prof. Geeddi uu ka dhawaajiyay in shirka dib u heshiisiinta uu yahay mid ay u wada dhamaan doonaan qaybaha kala duwan ee Shacabka Soomaaliyeed. Shirka dib u heshiisiinta Qaran oo ah qorshe ay dowladda Soomaaliya doonayso in lagu heshiisiiyo qaran Soomaaliyeed ayaa hordhiciisii waxaa lagu qabtay horraantii bishan Hotelka Kaah ee Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa warbaahinta caalamka u sheegay in shirka dib u heshiisiinta Qaran uu noqonayo mid lagu heshiisiinta qabaa’illada Soomaaliyeed, isla markaana uusan ahayn mid lagu heshiisiinayo Dowladda iyo xubno kale oo ka soo horjeedda. Yuusuf ayaa inkiray in shirkaas ay ka qaybgeli doonaan madaxdii Maxkamadaha ee la eryay, isagoo sheegay inuusan garanayn wax la yiraahdo Maxkamado Midoobay oo ay og yihiin meel ay hadda ku sugan yihiin. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jnatiile@puntlandpost.com
-
They need to shutt down this radio station, it was a mouth piece for the clan courts and like them it only undertsands force.
-
Yusuf Yey the hero indeed. The transition to peace is here people, one can cry for the loss of the power of warlords and clan courts, some can resist change, but change is here. PS: All the list above is nonsence, the head of the armed forces, defence miniser, head of parliment, head of the judiciary, head of police, minister of finance, ministry of interior, ministry of foreign affairs, ministry of commerce, the Prime Minister, are all not from the presidents clan. Apart from Yusuf, there are only 9 out of 31 ministers from the D clan in cabinet, ut of which only 1 is from his subclan.. In terms of embassies.. UN Ambasador is from Beledweyne Hiiraan Ambasador to China is from the clans of Marka Ambasador to Oman is Naji Ambasador to Yemen is Siyad Barre's son The Ambassador of the EU, is [/b] Yusuf Clan[/b] Thus the fuss is from this? People have clans in their heads, Yusuf government is broad based and includes men from many clans
-
^^^Xoogsade, the warlords are not coming back, like Yusuf IndaCade and his clown courts are not coming back.. Remmeber the "warlords are rearming story"? Here is Qaynyare speaking out against those lies, gone is the bravado of the old days.. Qaynyare on Dayniile. waagacusub slant “ Shabelle cadeyn baa laga rabaa ku saabsan inay warkaas faafisay Associated Press hadii kale waxbaan iska dhihi doonaa Idaacadda Yusuf Indhacadde” [/i ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax oo u waramay Waagacusub . Mr Xoogsade, calm down with the lies, if Mohamd Dheere was coming back, he would have spoken on the radios out loud, but this is not the old days. The TFG has gotten rid of the warlords, all of them including the fake religious ones that used to occupy lareg tracts
-
^^^Saxib the prove is the security resouloution draft passed that was put in the UN security council by the AU as requested by IGAD & the TFG. Its a fact ya Northerner.
-
^^^In your opinio saxib, but the TFG is empowering the people, all regions all clans by putting the country back on its feet. The people of Somalia today, have hope, the nay sayers, "experts" have been proven wrong, thus eat humble pie. So far the TFG has achieved wonders.
-
^^^Northerner you are deluding yourself again saxib. In two and a half years against all odds, the TFG is much stronger than it was in its inception. Domesticly, it is in control of the country, apart from your clans regions every other city and town is in TFG hands, Mogadishu;s port and airport, Kismayu, Puntland and of course Bay & Bakool are all in TFG hands. Internationally Unlike all otehr entities, the defeated courts, the secesionits it is the recognised governemnt of Somalia, the UN security council has supported this government, and its plans for the country. The AU forces are another aspect of support. Local government an security Every region has a local adminstration in place, districts police is being re introduced throught the country. Over 20,000 new forces are being trained with an aim of 40,000. Much has been achieved since that day in 2004 when Yusuf was elected in a Basketbal court in Nairobi.Today his office is in Villa Somalia.
-
^^^The TFG requested international support, was put to the parliment which voted in support of foreign help to combat, the clan courts, warlords and foreign fighters including the Ormo, Eritrean and others. To help with security while the Somali national security apparatus was being put together. The TFG request when it passed the parliment was put to IGAD & AU which fully supported it, then passed to the UN security council which also supported this request. We are dealing with facts, ya Northerner and not hearsay.
-
^^^But you you are hooked on it saxib. The TFG is hope saxib.
-
ADDIS ABABA: Shirkii Madaxda Isbahaysiga Sanca oo maanta ka furmaya Addis Ababa loogana doodayo Somalia Posted to the Web Feb 25, 07:06 Addis Ababa (PP) – Shirkii Isbahaysiga Sanca ayaa lagu wadaa inuu ka furmo Maanta Magalaada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, waxaana shirkaas lagu wadaa in intiisa badan looga hadlo arrimaha Soomaaliya. Shirka ayaa waxaa ka qaybgalaya Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo shalay gallinkii dambe gaaray Addis Ababa, Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Miles Zenawi, Madaxweyaha Yemen Cali Cabadalla Saalax iyo Madaxweynaha Sudan Cumar Xasan Al-bashiir. Hordhicii shirkaan ayaa waxaa shalay ku yeeshay Magaalada Addis Ababa Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Isbahaysiga Sanca, waxaana isla shalay ay dajiyeen ajandayaasha looga hadlayo shirkaas oo la sheegay inay ugu horreyso xaaladda ka jirta dalka Soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu soo qaadayaan khilaafka ka taagan gobolka Galbeedka Sudan ku yaalla ee Daarfuur. Kulanka madaxda Sanca ayaa wararka ka imaanaya Addis Ababa waxay sheegayaan inay qayb ka tahay sidii ujeeddo qura ay dalalkaas uga gaari lahaayeen xaaladda murugsan ee Soomaaliya, waxaana sidoo kale lagu wadaa in go’aannada shirkaas ka soo baxa ay diiradda saaraan xalaadda dalka Soomaaliya. Sidoo kale kulankaan ayaa waxaa looga hadli doonaa arrimaha ka taagan gobolka galbeedka Sudan ee Daarfuur, waxaana go’aannada ka soo baxaya shirkaas ay qayb ka noqon doona xaaladda dalka Sudan. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
-
President Abdillahi Yuusuf Jamhuuriya on line(S-land issue)
General Duke replied to Hunguri's topic in Politics
Anigaygan [Cabdillaahi Yuusuf] kula hadlaya waxaan aaminsanahay in ay Soomaaliya tahay dal qudha, Puntland iyo Somaliland-na way isa saran yihiin, aniguna waxaan ka imi Puntland oo aan ka soo jeedaa. Puntland-na ma go’i karto, Somaliland-na ma go’i karto. Waannu maqalnaa dad leh waannu go’aynaa, dee sharci baa jira lagu kala go’a ee sharciga ha soo maraan.” ....... Simple and to the point, they are but a region of Somalia.. Oodweyne, time is catching up with you lads. -
^^Well said Taliban, but I will add the opposition does not have that force. Nrtherners interest and knowledge of all things TFG, is a sign of progress towards unity..
-
Nice picks, many thanks bro.