-
Content Count
30,097 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Wasiirka Duulista Hawada Ee Somaliland Oo Sheegay In Ay Heshiis La galeen Shirkad Ka Taageeri Doonta Dayactirka Madaarada Dalka. Hargeysa (Ramaas) Dec.29. 2010 - Wasiirka duulista hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maanta sheegay in ay heshiis la gashay wasaaradiisu shirkad laga leeyahay dalka Kuwait, oo ka caawin doonta dayactir lagu samayn doono madaarada dalka oo dhan. Wasiirka wasaarada duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa shaaciyay in wasaaradiisu ay si rasmi ah heshiis ula gashay shirkada fadhigeedu yahay wadanka Kuwait, oo dayac iyo dib u habayn ballaadhan ku samayn doonta guud ahaan gagooyinka diyaaradaha ee Somliland. Waxa uu wasiirku sheegay in dhawaan la bilaabi doono hawshaas iyadoo la filayo in shirkadu ay dalka iman doonto wakhti dhaw.
-
Ciidamada DKMG iyo kuwa Ethiopian ah oo ku dagaalamay Jawiil. Jawiil: (Sh. M. Network) Dagaal mudo kooban socday islamarkaana sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa caawa ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ethiopian ah waxaa uu ku dhexmaray degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan. Sida ay sheegayaan wararka Caawa Shabelle ay ka haleyso degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan, dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Ethiopianka ee ku sugan degmadaasi ay xireen sargaal ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo kula sugnaa degmadaasi taasi oo keentay inay ka caroodaan askara dowladda KMG. Intaasi kadib ayaa la sheegay in ciidamada dowladda KMG ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Ethiopia ay ku leeyihiin degmadaasi Jawiil iyadoo halkaasina uu ka dhacay dagaal mudo kooban socday ee u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ethiopia. Inta la ogyahay dagaalkaasi ayaa waxaa ku dhintay hal askari oo ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyadoo sidoo kalana uu ku dhaawacmay qof oo rayid ah kaasi oo la sheegay inay haleeshay rasaasta labada dhinac ay is weydaarsanayeen. Xaaladda degmada Jawiil ayaa haatan degan, waxaana wararka laga helayo degmadaasi ay sheegayaan in degmada ay isaga baxeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Somaliland hargeysa bridge almost completed Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^i blame it on jicir and the former government but i heard some where in mid jan 2010 it will be finalized -
Puntland's Favourite Son Abdi Bille Abdi Lands In Garowe
Xaaji Xunjuf replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
Haa cowkihi cowkaha aha lool cabdi bille was a great sportsmen indeed -
Somaliland hargeysa bridge almost completed Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Halkan Ka Daawada Sawiro Ku Saabsan Dhismaha Biriijka Labaad Ee Hargeysa Oo Dhammaad Ku Dhow Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawiro aanu idiinka diyaarinay qaybtii ugu dambaysay ee biriijjka labaad Hargeysa oo muddo dheer soo jiitamayay, oo dhismaheeda lagu guda-jiro, iyo guddoomiyaha xisibiga UCID oo booqday . Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo madax kale oo xisbiga ka tirsan oo booqday biriijka, isla markaana halkaa kula kulmay Maareeyaha Hay’adda waddooyinka Somaliland Cabdiwaaxid iyo madax kale. Xoghaya maamulka iyo qorshaynta ee UCID Maxamed Xasan Dirir iyo madax kale oo biriijka dub lugaynaya
-
Puntland's Favourite Son Abdi Bille Abdi Lands In Garowe
Xaaji Xunjuf replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
according to cowke he was a great puntland runner -
Al shabaab attacks the largest Amisom headquarters in Mogadisho
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Horta when will the new 4000 Amisom troops arrive? -
Al shabaab attacks the largest Amisom headquarters in Mogadisho
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ wa runta dad rayid ah oo masaakin oo shacab ah uun ba wax ku noqda haday weeraraan Alshabaab xarunta amisom,,, Amisom na xabbada ay so riidaan shacabkay ku dhacda sabab iyaguna meel uun bey madfaca la dhacan.unfortunately The residents of Mogadishu are caught in between this war of Alshabaab and Amisom -
Shabaab oo weerartay Xarunta AMISOM ee Xalanale ( SAWIRO) Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Al Shabaab ayaa duqeyn ku weerartay galabta xarunta ugu weyn ee ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho iyadoo duqeynta Al Shabaabna ay sababtay dhaawaca dad rayid ah. Madfac ay ku weerareen Xarunta Xalane Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ayaa la sheegay in uu ku dhacay afaafka hore ee Xaruntaasi halkaasi oo xiligaasi ay ku sugnaayeen dad Soomaali ah oo doonayay inay dawooyin ka qaataan. Madfac ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen 4 ruux oo sedax ka mid ah ay yihiin Caruur da’yar kuwaasi oo ka agdhawaa goobta ay Ciidamada AMISOM ka bixiyaan dawooyinka loogu talagalay dad danyarta ah ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Dhacadaasi kadib ayaa Sareeye guud Nathan Mugisha oo ah ninka ugu sareeya ee ciidamada AMISOM waxaa uu si kulul u dhaleeceeyay weerarka lagu soo qaaday xaruntooda islamarkaana ay ku dhaawacmeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan, waxaana intaasi uu ku daray in weerarkaasi uu u dhacay si fuleynimo ah. Nathan Mugisha ayaa sidoo kale ku tilmaamay weerarkaasi in uu ahaa mid loogu talagalay in is hortaag lagu sameeyo taageerida iyo wax u qabashada dadka dhibaateysan ee Soomaaliyeed kuwaasi oo AMISOM ay ku taageerto dawo lacag la’aan ah sida uu hadalka u dhigay. “Waa arin laga naxo hadana laga xanuunsado, waa mid ka fog ilaalinta xaquuqda aadanaha sidaasi daraateed, waxaan ugu baaqeynaa shacabka Soomaaliyeed in aysan dhaq jalaq u siin cadaadiska iyo dhibaatooyinka ay u geysanayaan kooxaha dhibaatada ka wada dalka Soomaaliya, AMISOM sidaasi kuma joojin doonto howlaheeda dhinaca caafimaadka ee ay ku taageerto dad Soomaaliyeed” sidaasi ayuu ku yiri warsaxaafadeed ka soo baxay AMISOM Nathan Magisha. War saxaafadeedka ayaa lagu soo gaba gabeeyay in weerarku uu qeyb ka ahaa weeraro dhowr ah oo horey sidaan oo kale ay u fuliyeen Xarakada Al Shabaab oo ay ku tilmaameen kuwa aan ogaleyn nabada Soomaaliya kuwaasi oo Mugisha uu ku sheegay inay ka soo horjeedaan in dadka ay taageero ka helaan AMISOM. AL Shabaab ayaa horay shacabka Soomaaliyeed uga digay inay daawooyin u raadsadaan goobaha ay ku suganyihiin Ciidamada AMISOM, maadaama sida ay sheegeen daawooyinka AMISOM laga qaadayo cuduro dilaa ah walow arinkaasi markii dambe ay beeniyeen saraakiisha AMISOM. Dagaalada AL Shabaab ay magaalada Muqdisho kula galaan ciidamada AMISOM iyo dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ku dhawacma oo ku naafooba dad badan oo rayid ah kuwaasi oo Al Shabaab aanay jirin caawinaad ay u fidiyaan halka dowladda KMG oo iyadu sheegta inay matasho shacabka Soomaaliyeedna lagu eedeeyo inay gadato daawooyinka ay u soo dhiibaan wadamada shisheeye, waxaana labaduba markii ay dadka rayidka ah ku dhintaan dagaalada u dhaxeeya ay kala sheegteen guulo ay ku faanaan. Hoos ka daawo Sawirada dadka ku dhaawacmay Madafaca Al Shabaab iyo ciidamo ka tirsan AMISOM oo daaweyneya
-
We Somalis ?? you mean you and your Ethiopian clan uncle .Somaliland territorial integrity is sacred and not negotiable sorry bilan we are stuck together. I took you to Koonfuria in the first place remember 1960 now i took u back to your native land. My dear adopted daughter
-
Diaspora returning and developing the Somali Region of Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Qodax Qorax's topic in Politics
Good news -
let him or run or hide who cares
-
Indeed there is no much difference between you and Melez you guys are both Ethiopians , melez was yesterday rebel and you are today's rebel. Melez wanted a tigray State for his people But tplf policy changed just before the derg regime was ousted. The whole Ethiopia is Ethnically and culturally and religiously diverse.Ethiopia is a multi ethnic society where the smallest ethnic group can be the Elite and the largest Ethnic group can be insignificant So it doesn't really matter, who knows after Melez we might see a harari leader or gurage or even somali .. As for Somalilanders we joined Somalia in 1960 to create Somaliweyn , the dream ended when Djibouti gained independence on 27 june 1977 and refused to join the union. As for your point that i should wait for Somalia, why should i wait for any one, Somaliland entered a union without any legal condition, So that means Somaliland can withdraw from the union with out any condition. As they did in 1991 and indeed we shall continue to exist as an independent country. So Abtigis there are some rebels who are successful like the great SNM, the founders of Modern Republic of Somaliland or the EPLF the founders of Modern Eritrea. or even tplf the reformers of Ethiopia . And then there are some unlucky rebels
-
Somali-Ethiopian Diaspora returning and developing their region.
Xaaji Xunjuf replied to Qodax Qorax's topic in Politics
Qodax true Koonfurians should learn that peace is the way forward and when they find peace they can develop their regions,, now Somali Ethiopians live in peace in their Region Somaligina so development can take place there. -
I am a rebellious Ethiopian So was Melez in the mid and late 70s and 80s whats the difference between you and the former TPLF leader
-
Somali-Ethiopian Diaspora returning and developing their region.
Xaaji Xunjuf replied to Qodax Qorax's topic in Politics
Good news for the Somali Ethiopians developing their region -
Qodax Qorax;683617 wrote: You are an Ethiopian, by law. Many of your people consider themselves Ethiopian, have an Ethiopian passport and even Somalia recongnizes you as a national of Ethiopia. If Moqdishu had a functioning goverment you would need a VISA to visit Somalia and a Green Card to reside there, by law. looooool
-
Nugul;683578 wrote: So which area in Somalia ( northern Somalia) is Haud, now? and what constitues the reserved area, I mean can you name places? I thought Huad was handed over to Ethiopia in 1948? No it was handed over in 1954, the hawd and reserved is now part of Ethiopia , the hawd and reserved area is located in the northern territory of the Somali region of Ethiopia Jigjiga was part of the hawd and reserved area So was Awara the dhagaxbuur district The Danood District Mirsak gaashaamo And boh., The Rep of Somaliland has its own hawd territory parts of southern hargeysa not to be confused with the hawd and reserved area in Ethiopia.
-
Nugul;683573 wrote: Can I ask an irrelavant question, please? Is the OGodeen part of Hawd/Haud? Actually the hawd and reserve region was part of British Somaliland till 1954, which is the northern part of the Somali region of Ethiopia British Administrative control ended eastern Jigjiga all the way to danood district and Boh the rest of the region was part under Administistration of Emperor Menelik and Emperor Sellesie at that time . But The British Empire Administrated the hawd and reserve area as part of their adjacent Colonial British Somaliland. The Ethiopian Emperor Made a treaty with the British to keep the lands of the ogden under their control. Sheikh madar with a delegation in early 1913 visited Harar and told the residents and the population from that region to make a treaty with the British and to let a miliatary presence from the British Empire to be deployed there but they refused so the Ethiopians kept the rest of the region . So after 1954 the Entire Somali region was in the hands of Emperor Haile Sellesie , followed by Huge demonstrations In hargeisa salahlay wajaale Burco borama .
-
Puntland's Favourite Son Abdi Bille Abdi Lands In Garowe
Xaaji Xunjuf replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
how does this belong in the political section? -
oba maxammad dheere hadu dad u amini karo ka bar bar dagaalamo wa guuleysan kara laakin wa inu isku ilaaliyo dadka musuqmasaqa iyo dadki berigi hore ay wada socon jireen if u know what i mean waan xasuusta berigi uu warlordki weyna cabdilahi yusuf u keeney jawhar u ku sheegey Cabdilahi yusuf oday ciyaala suuq ah ooh ka so jeeda beelaha Mamuulka budhcad badeedka oo xita joodarigii ka xaday yaalay looool Dhere is a funny lad
-
Moonlight i don't mind if Somaliland Djibouti And Somalia unite in the shape of the EU and through other organizations partnership in trade regional affairs. While every country keeps it's own national identity borders and territorial integrity Similar to the european union. i welcome that.
-
Popular Contributors
