Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. xassan daahir aweys runti wa nin qadiyad leh maha nin is bad badala wuxu aminsanyahay inay somaliia noqoto dawlad shariciga islamka lugu xukumo mana tageerin waligi tfg wax la mid ah
  2. Somaliland to charge 8 over weapons-laden plane Sun Dec 19, 2010 1:26pm GMT HARGEISA (Reuters) - Somalia's northern breakaway enclave of Somaliland will charge the crew of a plane laden with weapons with airspace violation and carrying weapons to Puntland despite a U.N. arms embargo, a minister said on Sunday. Mohamed Hashi Abdi, minister of air transport and civil aviation, said Somaliland had shown a U.N. delegation from the Committee of Weapons Embargo on Somalia, the weapons the plane was carrying when it landed on December10. "Investigation of the Antonov-24 plane, which landed in Hargeisa carrying weapons, a six-man crew and 2 South African passengers, is completed. Their case is in the hands of the prosecution and will be taken to court soon," Abdi said. The two passengers will also be charged with falsely claiming to be journalists, the minister said. Details of how the plane came to land in Somaliland and what type of weapons it was carrying were not clear. Officials in Hargeisa say there are elements arming the semi-autonomous region of Puntland, despite a U.N. weapons embargo for Somalia. They are concerned armed groups across the border in Puntland could destabilise Somaliland. "The aim was to show the (U.N.) committee and the world what the plane was carrying and that our complaint that Puntland is being armed was correct," Abdi said. There have been attacks in the town of Las Anod near the border with Puntland, the latest in September which killed a civilian and an army colonel. Somaliland is proud of its relative stability, unlike southern regions of the failed Horn of Africa state, where al Shabaab insurgents control large amounts of territory and are fighting a weak Western-backed government. In July, its president, Ahmed Mohamed Silanyo, was sworn in after an election observers said was free and fair, furthering its democratic credentials as it fights for international recognition.
  3. No ogdenia no Oromia No Tigrinya No Amhaarigna only the rep of Ethiopia how about that zack
  4. Aaaliyahh Somaliweyn is a term , but its not something that exist politically, as for sanaag , sanaag is our ancestarial land we have more rights to claim sanaag then hargeisa sanaag is the place where we hail from . And indeed we still live there , but Aaaliyah inader you can support Somaliweyn it's oke
  5. Aaaliyah Inaabti the people from the eastern sool and the buhoodle district are our people all the small problems between them and the current Administration in Sl will be solved inshallah.
  6. As long as our borders are not disputed we are ok, anything from that have fun pirates.
  7. Admin i like the new work u did with the site its great just i hope the smilies come back and u know
  8. Wasiirka Duulista Iyo Hawada SL. Oo Sheegay In Ay Diyaaradii U Gudbiyeen Xeer Ilaalinta Qaranka Written by Qaran news Dec 18, 2010 at 11:33 AM Hargaysa-(Qaran news)-Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dacwad ku adan Diyaaradii lagu qabtay Madaarka Hargeysa, taasi oo hub u siday Maamul Goboleedka Puthland, waxaanay sheegeen inay xeer ilaalinta u gudbiyeen Xeer ilaalinta qaranka si maxkamad loo soo taago, waxa kale oo Xukuumada Somaliland sheegtay in kooxo ka socotay Qaramada Midoobay u xilsaaran xakamaynta hubka dalka yimaadeen isla markaana ay soo baadheen Diyaaradaasi. Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ah gudi wasiiro ah oo loo saaray go’aan ka gaadhida Diyaaradani Agabka Milatari u siday Maamulka Puthland oo waraysi siiyay warbaahinta ayaa sheegay in si rasmi ah dacwad ay ugu gudbiyeen xeer ilaalinta Qaranka iyo Maxkamada si danbi loogu soo oogo diyaaradan lagu qabtay Madaarka Hargeysa. Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka dhawaajiyay in dhawaan dalka ay yimaadaan koox ka socota qaramada Midoobay una xil saaran xakamaynta Hubka kuwaas oo si weyn ugu kuur galay hubka saaran diyaaradaasi. Togdheernews
  9. Somaliland oo Maxkamad Horgeyneysa Diyaarad Ku Socotay Puntland Guddi gaar ah oo ay Somaliland u xil saartay baaritaanka diyaarad saanad militari u sidday Puntland ayay go'aamiyeen in Maxkamad la hor geeyo. Ismaaciil Farjar | Hargeysa Sabti, 18 December 2010 Guddi uu Maamulka Somaliland u xil saaray baaris lagu sameynayay diyaarad saanad militari u siday Puntland, taasoo lagu xannibay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa go'aamiyay in kiiska diyaaraddaasi lagu hor geeyo maxkamad. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiirka Duulista Hawada ee Somaliland ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliland ay saddex dacwadood ku soo oogeyso diyaaraddaasi oo kala Diyaaradda oo ku soo xad gudubtay Hawada Somaliland, Saanadda militari ee ay siddo, iyo rag la socda oo sheegtay inay suxufiyiin yihiin oo u dhashay dalka Koonfur Afrika. Inkastoo Somaliland ay sheegtay in diyaaraddaasi ay saanadda militari u sidday Puntland, hadda maamulka Puntland weli wax jawaab ah kama uusan bixin arrintaasi.
  10. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Ahmed Mohamed Mahammoud Silanyo, ayaa la filayaa in uu booqasho rasmi ah ku tago dalka Shiinaha horaanta sanadka cusub ee fooda inagu soo haya. Booqashada uu madaxweynuhu ugu kiciyimayo dalka China, ayaa ka danbaysay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay madaxda dalka Shiinaha,ka dib markii wafti balaadhan oo ka kooban 14 xubnood oo ka socda dawladda Shiinuhu ay booqasho rasmi ah ku yimaadeen horaantii sanadkan aynu ku jirno caasimadda dalka ee Hargeisa, si ay sahamin ugu sameeyaan maalgalin dhaqaale oo dalka Shiinuhu uu ku sameeyo Jamhuuriyadda Somaliland. Mr. Qi, oo ka mid ahaa xubnaha waftiga Shiinaha ah ee dalka yimi xilligaa ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in ay aad uga mafsuudeen soo dhawayntii ay dawladda iyo shacabka JSL, ku qaabileen iyo daganaanshaha iyo xasiloonida ka jirta dalk, taas oo sababtay in dawladda Shiinuhu ay qorshaynayso in ay maalgalin dhinacyo badan leh ku samayso meelo badan oo ka mid ah Somaliland, waxaanay ku amaanay horumarka balaadhan ee ay Somaliland ku talaabsatay iyada oo aan beesha caalamka ka helin wac caawimo ah haba yaraatee. Kambaniga weyn ee caanka ah ee ay maamusho dawladda Shiinuhu ee lagu magacaabo China National Offshore Oil Corporation (CNOOC), ayaa lagu soo waramayaa in uu aad u danaynayo sidii uu maalgalin sahamin ah ugu samayn lahaa baadhitaanka khayraadka saliida dabiiciga ah ee ku jirta dhulka Somland, iyada oo isla Kambanigani uu hore ula galay Dawladdihii ku meel gaadhka ahaa ee ka jiray Dalka Somalia siiba tii Cabdilaahi Yuusuf sanadkii 2007-dii, heshiisyo qaybo badan oo ka mid ah dalka Somaliya uu kaga baadhayo saliid siiba deegaano ka tirsan gobalka Mudug, oo Shan Boqol oo km dhinaca waqooyi bari ka xiga magaaladda Mogadishu. Warkan oo aanu ka soo xiganay SomalilandGlobe, ayaa sheegay wakhti xaadirkan in ay dawladda Shiinaha ay u muuqatay suurta galnimadda hubaasha ah in dhulka JSL, uu hodan ku yahay khayraadka dabiiciga ah ee Saliida, taas oo soo dadajinaysa in uu dhakhso uga bilaabo sahamin iyo maalgalin degdeg ah, qorshayaashan oo qayb ka ah maalgalinta uu dalka Shiinuhu ka wado Qaaradda Afrika.
  11. Somaliland: President to visit China with largest government delegation HARGEISA (SomalilandPress)–Somaliland president Ahmed Mohamed Silanyo is expected to pay an official visit to China early next year, at the invitation of Chinese Government. It was earlier in the year when a 14-member delegation from the People’s Republic of China made on official visit to the Republic of Somaliland to study the economic and investment climate earlier in the year. The delegation which consists of some of China’s leading investors, government officials and members of China’s leading media-houses arrived in the capital Hargeisa. Mr. Qi told local press at the time that they were delighted with their trip to Somaliland and expressed their desire to invest in number of places in the country. They praised the people of Somaliland for their warm hospitality and for their achievements without international help. The state-owned China National Offshore Oil Corporation (CNOOC) attempted to acquire an interest in Somaliland potential oil reserves. The Chinese state oil giant, CNOOC, has already won permission to search for oil in part of Somalia, – coming to an agreement in 2007 with Abdullahi Yusuf Ahmed, the then head of the “Transitional Federal Government”, which demonstrates China’s willingness to brave Africa’s most volatile regions in its hunt for natural resources.” CNOOC’s deal with Somalia’s transitional federal government gave it exploration rights in the north Mudug region, some 500km north-east of Mogadishu. China has now approached the government of Somaliland, where earlier surveys also show the possibility of significant oil reserves. It is a truth, overlooked at your peril, that China is steadily building its influence in Africa and the Indian Ocean.
  12. Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi u magacaabay Diyaaradda lagu hayo Madaarka Hargeysa Hargeysa (SDWO 14/12/2010) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo”, ayaa la sheegay inuu u magacaabay Guddi ka kooban Xukuumaddisa oo masuul ka noqon doonta baadhista kiiska Diyaarada Saanada Milatari u sida Puntland ee lagu qabtay madaarka Hargeysa. Guddida uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland oo ka kooban shan xubnood waxa ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr: Maxamed Cabdi Gaboose, Wasiirka Arrimaha Dibeda Maxamed C/laahi Cumar, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Taliyaha Ciidanka Bileyska,Taliyaha Ciidanka Sirdoonka waxaanay masuul ka noqon doonaan Baadhista Kiiskaas, iyagoo u gudbin doona Garsoorka. Magacaabista Guddidan cusub ee Madaxweynuhu u saaray arrintan ayaa la sheegay in uu isla shalayba u qoray Digreetada uu ku magacaabay, inkastoo aanu dadweynaha iyo Saxaafada midkoodna u soo Bandhigin oo ay yar tahay Xogta ay Xukuumaddu ka bixinayso Kiiskan oo ay Dadweyanaha reer Somaliland aad u danaynayaan sidii ay u heli lahaayeen Macluumaadka la xidhiidha Diyaaradda. Warku waxa uu intaa ku daray in isla xalayba ay Guddidu ka soo qaaday Lixdii sideedii nine e Maxaabiista ahaa ee Diyaaradda watay laba kamid ah oo ah kuwii Calooshood u shaqaystayaasha Koonfur Afrikaanka ah Huteelkii ay ku jireen ee Ambasador oo ay keeneen Hutelka Ilma Jirde eek u yaala Saldhiga Agtiisa, taasoo aan ilaa hada la garanayn sababta dhabta ah balse loo malaynayo arrimo dhinaca Amaanka ah in loo soo qaaday. Lama garanayo sababta uu guddidan u magacaabay Madaxweynaha Somaliland iyadoo imika baadhista kiiskani socotay muddo kooban, isla markaana ay ka qayb qaadanayaan Gudida la socoshada Cunaqabataynta Hubka ee Qaramada Midoobay u xil saareen Somaliya iyo Wefti kale oo ka socda Midawga Yurub kuwaasoo ka qayb qaadanaya xaqiiqo u noqoshada Kiiska loo haysto Diyaaradda, kuwaasoo isla markiiba ka qayb qaatay baadhista Saanada ay Diyaaradu sido iyo nidaanka ay Dalka ku soo gashayba. Si kastaba ha ahaatee waxa Xukuumadda iyo Guddidan imika la magacaabayba looga fadhiyaa sidii ay u soo saari lahaayeen ee ay Ummadda ugu soo Bandhigi lahaayeen Danbiga ay Diyaaradaasi ka gashay Dalka iyo Ciqaabta ay mutaysatayba
  13. Madaxweyne Siilaanyo oo Guddi u magacaabay Diyaaradda lagu hayo Madaarka Hargeysa iyo Calooshood u shaqaystayaasha wata oo la soo dhaadhiciyay Waxa labada Calooshood u shaqayste xalay loo soo wareejiyay Huteelka Jirde Paradise Hargeysa (Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo”, ayaa la sheegay inuu u magacaabay Guddi ka kooban Xukuumaddisa oo masuul ka noqon doonta baadhista kiiska Diyaarada Saanada Milatari u sida Puntland ee lagu qabtay madaarka Hargeysa. Guddida uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland oo ka kooban shan xubnoo d waxa ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr: Maxamed Cabdi Gaboose, Wasiirka Arrimaha Dibeda Maxamed C/laahi Cumar, Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Taliyaha Ciidanka Bileyska,Taliyaha Ciidanka Sirdoonka waxaanay masuul ka noqon doonaan Baadhista Kiiskaas iyagoo u gudbin doona Garsoorka. Magacaabista Guddidan cusub ee Madaxweynuhu u saaray arrintan ayaa la sheegay in uu isla shalayba u qoray Digreetada uu ku magacaabay, inkastoo aanu dadweynaha iyo Saxaafada midkoodna u soo Bandhigin oo ay yar tahay Xogta ay Xukuumaddu ka bixinayso Kiiskan oo ay Dadweyanaha reer Somaliland aad u danaynayaan sidii ay u heli lahaayeen Macluumaadka la xidhiidha Diyaaradda. Warku waxa uu intaa ku daray in isla xalayba ay Guddidu ka soo qaaday Lixdii sideedii nine e Maxaabiista ahaa ee Diyaaradda watay laba kamid ah oo ah kuwii Calooshood u shaqaystayaasha Koonfur Afrikaanka ah Huteelkii ay ku jireen ee Ambasador oo ay keeneen Hutelka Ilma Jirde eek u yaala Saldhiga Agtiisa, taasoo aan ilaa hada la garanayn sababta dhabta ah balse loo malaynayo arrimo dhinaca Amaanka ah in loo soo qaaday. Lama garanayo sababta uu guddidan u magacaabay Madaxweynaha Somaliland iyadoo imika baadhista kiiskani socotay muddo kooban, isla markaana ay ka qayb qaadanayaan Gudida la socoshada Cunaqabataynta Hubka ee Qaramada Midoobay u xil saareen Somaliya iyo Wefti kale oo ka socda Midawga Yurub kuwaasoo ka qayb qaadanaya xaqiiqo u noqoshada Kiiska loo haysto Diyaaradda, kuwaasoo isla markiiba ka qayb qaatay baadhista Saanada ay Diyaaradu sido iyo nidaanka ay Dalka ku soo gashayba. Si kastaba ha ahaatee waxa Xukuumadda iyo Guddidan imika la magacaabayba looga fadhiyaa sidii ay u soo saari lahaayeen ee ay Ummadda ugu soo Bandhigi lahaayeen Danbiga ay Diyaaradaasi ka gashay Dalka iyo Ciqaabta ay mutaysatayba.
  14. oo kalay muxu gacmaha jilbaha ugu haya , inu yara nerfiis yahay ba la mooda .
  15. is shabelle late or something because this guy resigned weeks ago
  16. The new features are great just the white is a bit u know to much cadaanka it seems to bright some how. sida kala wa perfect posting videos Etc
  17. admin its oke so far but the color the lay out i don't know indhaha igu xanuunaya its two white or something the features are all good though
  18. Loool ha waan sii gaboobaya awoowo lama socon karo technologygan cusub eeh casriga ah , where are the smilies maba dhoola cadyn karo