-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Wasiirka Arimaha Dibada oo ka hadlay arintan ayaa sheegay in Diyaaradan iyo shaqaalaheedaba laga qaaday Ganaaxii ay ku xukuntay Maxkamadu sidoo kalena ay iibsadeen Xukunkii laga xukumay ee ahaa Lixda shaqaalaha xadhig min Hal sano ah what part do u guys dont understand. the court made it clear two days ago that they could buy them self out .
-
i wish we had our signature picturs back
-
Ciidamadda Dawladda Federaalka oo Dhexdooda Ka Dagaalamay January 1, 2011 Ciidamo kawada tirsan Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta rasaas isku weydaarsadey meel aan waxbadan ka fogeyn aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia. Falka is rasaaseynta ah ayaa yimid kadib markii qaarkamid ah ciidamada Dawladda Federaalku ay sameeyeen gadood, waxaa maanta (Sabti) loo qaybinaayey Ciidamada Mushaharkooda, waxaana gadoodka sameeyey ciidamadii iska waayey liiska mushaharka lagu qaadanaayey. Ciidamada gadoodka wadey ayaa xiray waddada Maka al-Mukarama gaar ahaan isgoyska Sayidka, waxaana ay rasaas ku furayeen dhamaan gadiidka isku daya in ay halkaas soo maraan. Ciidamo kale oo ka tirsan dawladda federaalka ayaa tegay goobta si ay uga hortagaan ciidanka gadoodka sameeyey, waxayna taasi sababtey in labada ciidan isku dhacaan. Inta la ogyahay laba kamid ah ciidamada ayaa dagaalkaas ku dhintey halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen. Dedaal badan kadib ayaa lagu guuleystey in ciidamadii gadoodsanaa laga kaxeeyo wadada Maka al-mukaramah oo ah waddo muhimad weyn u leh Dawladda federaalka ayna isticmaalaan madaxda dawladdu. Ma ahan markii u horeysey ee ciidamo ka tirsan dawladsdu ay rasaas is weydaarsadaan, dagaalka ciidanka dhexdooda ah ayaa muddo badan soo laabtey taas oo sabab u ah tayada ciidanka iyo taliyaashooda.
-
Sudan's Challenge Is Africa's Challenge - Thabo Mbeki Dec 31, 2010 at 09:31 PM Sudan at the crossroads Civil war and other conflicts are a result of the failure to manage the diversity that characterises post-colonial Africa It has been said, correctly, that Sudan is a microcosm of Africa. For this reason, the entire continent will follow events in Sudan over the next few months with the greatest interest. On January 9, 2011, the people of South Sudan will vote in a referendum to decide whether they will remain part of a united Sudan or form a new independent state. If they choose the latter option, the new state will come into being on July 9, 2011. During the same period, even as Sudan is addressing the issue of its North-South relations, it will also have to arrive at a comprehensive agreement to end the conflict in Darfur. During its nearly 55 years of independence, Sudan has experienced a succession of violent conflicts, in the south, the west (Darfur), and the east. It is commonly accepted that what lay at the root of these conflicts was the failure of independent Sudan — one of Africa's most racially, ethnically, religiously and culturally diverse countries — to construct a polity informed by the principle and practice of unity in diversity. This challenge faces almost all African countries as they seek to construct stable and peaceful societies. Virtually all civil wars and other violent conflicts in post-colonial Africa have occurred because of the failure to manage properly the diversity that characterises these countries. These conflicts have taught Africa that, in order to contain the centrifugal pressures that encourage fragmentation within our relatively new states, a conscious effort must be made to nurture and entrench national unity, which must include democratic practices. Conflict has also communicated the unequivocal message that unity cannot be secured and maintained by force alone. Rather, it is only by respecting our diversity — ensuring that each social group enjoys a shared sense of belonging, rather than feeling marginalised and excluded — that the state's unity and peace can be guaranteed. Sudan has learned these lessons through harsh practical experience, including war. As long ago as 1975, Jafar Al Nimeiry, Sudan's military head of state, stated with great prescience what Sudan and Africa needed to do to achieve peace and stability. "Unity based on diversity has become the essence and the raison d'être of the political and national entity of many an emerging African country today. We take pride in that the Sudan of the Revolution has become the exemplary essence of this new hope. The Sudan is the biggest country in Africa. It lies in its heart and at its crossroads. "Its extensive territory borders [nine] African countries. Common frontiers mean common ethnic origins, common cultures, and shared ways of life and environmental conditions. Trouble in the Sudan would, by necessity, spill over its frontiers, and vice versa. A turbulent and unstable Sudan would not therefore be a catalyst of peace and stability in Africa, and vice versa." Poor governance Unfortunately, failure to implement policies based on genuine respect for this perspective plunged Sudan into its second costly North-South war, fuelled the violent conflicts in western and eastern Sudan, and created the possibility of the South's secession. Given this history, it is clear that the governments of Sudan and South Sudan, as well as the overwhelming majority of the Sudanese people, have had enough of war and passionately desire peace. The processes in which the Sudanese parties are currently engaged — the preparations for the South Sudan referendum, negotiations on post-referendum arrangements, and the search for a negotiated settlement in Darfur — are all informed by this desire for peace. For this reason, Africa is following Sudan's evolution with intense interest — and is eager to see this country "at the heart and crossroads of Africa" give substance to Al Nimeiry's vision. But regardless of the outcome of the South Sudan referendum, the impending developments in Sudan will result in important changes to the structure of the Sudanese state. In this context, the Sudanese parties — North and South — have accepted the important principle of establishing ‘two viable states' if the South secedes. As happens during periods of major and rapid change, the country will experience social tension, uncertainty and unease. Africa is keen that the Sudanese leadership cooperates effectively to manage this delicate situation, in the interest of the continent as a whole. This requires that Sudan's various leadership collectives have sufficient strength and cohesion to bring their constituencies into the settlement, and therefore that no one, from near or afar, does anything to weaken any of these collectives. It is in Africa's interest to see Sudan's people living together in peace and cooperating with one another for their mutual benefit — fully respecting one another's diverse but not mutually exclusive interests, whether they live in one country or two. A Sudan that truly embodied "the exemplary essence" of respect for diversity of which Al Nimeiry spoke would serve as a catalyst for peace and stability on our continent. It is to be hoped that the sustained and enormous international focus on Sudan has as its objective providing the necessary support to the Sudanese people to help them achieve this goal, including building two viable states, as may be necessary.
-
Somaliland and Ethiopia Discuss About South Sudan's Independence
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
In short, you hate Somalilanders for archiving what you the ONLF are fighting for right today. Even worse, when some member of SOL once asked you the percentage of the 0 clan supporting the ONLF, you said about 45%. Which means 55% of your own clan does not support what the ONLF is fighting for. That was before a major faction (sub-clan according to the Ethios) made deals with Meles. The question is; how what percentage of the your clan support the ONLF? 40%? 20%? ;) so now i think around 70% supports macow and iley and 30% supports onlf -
i still don't understand where you guys saw me supporting al shabaab, Al shabab is just a group of extremist Militant groups and with this international agenda they won't go far . Now what they can do is drop the international jihad stuff focus only on Somalia if they do that. The TFG should also drop their Amisom allies and make a deal with shabaab and rule the country with sharia with out international jihad and foreign mercenaries from uganda and pakistan. Only then the people of Mogadisho Somalia can live in peace but the way it goes today Alshabaab is not strong enough to remove Amisom And Amisom is not strong enough to remove Alshabaab. There for the current status quo will continue to lead Somalia's future and unfortunately only civilian casualties will occur.
-
Abuu Subeyr “ Shabaabka gobolada waa inay dadka gargaaraan” Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr oo la hadlayay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay abaaraha baahsan ee kajira gobolada dalka Soomaaliya isagoo ugu baaqay Maamulada Al Shabaab inay u gar gaaraan dadka ay abaaruhu saameeyeen. Abuu Subayr ayaa waxaa uu sheegay in marka hore loo baahanyahay in Alla la bariyo marka xigtana umadda ay is gar gaarto, waxaana uu ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay gar gaaraan dadka ay saameeyeen abaarahaasi maadaama uu sheegay in maanta ay ugu fadli badan tahay sadaqo labaxsado, isgoo sheegay in dadkaasi ay yihiin dad u badan masaakiin iyo agoon oo ubaahan in la gar gaaro. Amiirka Xarakada Al Shabaab waxaa uu sidoo kale ka dalbaday Maamulada Al Shabaab ee ka jira gobolada Koofurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya in ay u jihaystaan oo ay awoodooda isugu geeyaan sidii ay shacabka Soomaaliyeed ay uga samata bixin lahaayeen abaaraha islamarkaana ay wax u gaarsiin lahaayeen. Inkastoo hogaamiyaha Al Shabaab uu sheegay in loo baahan yahay in la gar gaaro shacabka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saameeyeen ayaa hadana Al Shabaab waxaa ay horay ka mamnuuceen gobolada ay gacanta ku hayaan qaar ka mid ah Hay’adaha Samafalka ee hoostaga Qaramada Midoobay kuwaasi oo ay ku eedeeyeen in ay xiriir hoose la leeyihiin dowladda KMG Soomaaliya islamarkaana Diinta Masiixiga ay ku faafiyaan gobolada ay ka taliyaan.
-
Hogaamiyaha Shabaab oo ka digay abaabulo dagaal oo ka socda Jabuuti. Muqdisho: (Sh. M. Network) Hogaamiyaha ugu sareeya Xarakada Al Shabaab ayaa ka digay qorshayaal ka dhan ah Al Shabaab oo ka socda dalka Jabuuti. Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr oo fariin maqal ah uu soo duubay lasoo gaarsiiyay qaar ka mid ah warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka digay abaabulo dagaal iyo qorshayaal cusub oo uu sheegay in ay ka socdaan wadanka jabuuti, waxana uu tilmamay in loo baahan yahay in Shabaab iyo taageerayaashooda ay ka hortagaan qorshe yaashaasi. Abuu Subayr waxaa uu sidoo kale soo hadal qaaday shirkado shisheeye oo uu sheegay in qorshayaal ay ka wadaan gudaha wadanka Soomaaliya iyo Hay’ado calooshood u shaqaystayaal ah oo qorshayaal ka dhan ah Al Shabaab iyana ka wada gudaha wadanka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho sida uu hadalka u dhigay. Fariinta Amiirka Xarakada Al Shabaab Mujaahidiinta Al Shabaab oo aheyd mid aad u dheere oo dhinacyo kala duwan taabaynaysay ayaa waxaa uu kusoo hadal qaaday abaaraha ka jira wadanka Soomaaliya, isagoo ugu baaqay Maamulada Shabaab ee wadanka Soomaaliya in ay gar gaar u fidiyaan dadku ay abaaraha saameeyeen.
-
Amiirka Xarrakatul Shabaab oo soo dhaweeyay midowga Xarrakatada iyo Xisbul Islaam, kana hadlay shirqoolo Jimco, 31 December, 2010 (HOL) – Amiirka Xarrakatul Shabaab Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, isagoo ku timaamay tallaabo horay loo qaaday oo lagu xoojinayo awoodda Mujaahidiinta. "Midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, waa mid dhabar-jab ku ah cadowga dalka ku sugan, waana mid xoojinaysa dagaallada lagula jiro AMISOM iyo dowladda Soomaaliya," ayuu Sheekh Abuu-Zubeyr ku sheegay cajalad maqal ahayd oo uu soo gaarsiiyay saxaafadda Muqdisho. Hoggaamiyaha Xarrakadu, wuxuu sheegay in guusha ay haystaan ay ku fara-adaygi doonaan, ayna ka hortagayaan cid walba oo doonaysa inay xagal-daaciso, isagoo tixo gabayo ah ku cabiray guusha iyo dhiigga ku daatay, kuna boorriyay xoogagga Xarrakatul Shabaab inay midnimadooda xoojiyaan. "Mujaahidiintu, waa inay xarigga Alle ku dhaganaadaan, ayna raacaan dariiqii toosnaa ee Nebi Muxamed (NNKH), si midnimadooda iyo iskaashigoodu u noqdo mid barko ay ku jirto," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Abuu-Zubeyr. Sidoo kale, Sheekh Mukhtaar, wuxuu sheegay inay jiraan shirqoollo ka dhan ah Xarrakatul Shabaab oo lagu abaabulayo dalka Jabuuti, isagoo xusay in dhammaan Soomaalida laga doonayo inay ka hortagaan, gaar ahaan aqoonyahanka iyo waxgaradka. "Waxaa ka socda dalka Jabuuti, qorshayaal lagu doonayo in lagu baabi'iyo guusha ay gaareen Xarrakatul Shabaab, kuwaasoo ay wadaan dalal shisheeye, waxaana kula dardaarmayaa mujaahidiintu inay u baabac-dhigaan qorshayaashaas," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar. Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, ayaa dhawaan midoobay, iyadoo ay soo dhaweeyeen dhammaan saraakiisha labada dhinac, waxaaan midowgan uu ka dhigayaa Xarrakatul Shabaab kooxda keliya ee dagaalka kula jirta dowladda iyo AMISOM. "Waxaa, sidoo kale dalka ka socda shirqoollo ay horumuud u yihiin shirkado shisheeye oo ay ku doonayaan inay dih ugu soo nooleeyaan hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, iyagoo adeegsanaya shaqsiyaad nuuni-qaatayaal ah," ayuu yiri Sheekh Abuu-Zubeyr. Ugu dambeyn, Sheekh Mukhtaar wuxuu fariintiisa maqalka ah kaga hadlay abaaraha dalka ka jira, isagoo ugu baaqay walaayaadka ka taliya gobollada ay Xarrakadu maamusho inay howshooda oo dhan ku jaheeyaan sidii ay dadka u kaalmeyn lahaayeen. Ganacsatada, ayuu ugu baaqay inay dadka ay abaaruhu waxyeellada u geysteen kaalmeeyaan, isagoo sheegay in xilligan ay tahay xilliga ugu wanaagsan ee la bixiyo saqada, ayna dadka dhibaateysan u tahay faa'iido
-
Now Abdi it looks much better from a different angle , the picture timur posted was just poor
-
it looks like a big house the architecture and design could be better i would say perhaps in the future it can be a motel, Any way good work
-
Duke that's what you said when cabdilahi yusuf the warlord was elected in that pigfarm in Kenya by warlords but we all know the reconciliation effort failed. The Same way Yey failed and was humiliated by General gabre, 30.000 Ethiopian mercenaries and a handful pirates from the clan fiefdom of garowe.were badly defeated what a shame. Indeed the history books will be full of the Cowards from Garowe.