Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ethiopian News and Opinion Journal Tigray is part of the Ethiopian pro-democracy movement! EthiopianReview.com | February 28th, 2011 New: Organize Yourself - PERSONALIZED PROGRAM!!!!!New: Organize Yourself -Your personalized program is here - With expert guidance, it's simple!The wind of change that is sweeping the Middle East and North Africa has reached at the doorsteps of Ethiopia. Ethiopians through out the country and in the diaspora have resolved to embrace the change, and through a sustained and determined peaceful struggle, will remove Meles Zenawi’s dictatorship that has been misruling Ethiopia for the past 20 years. Hence, the moment of truth has come to every Ethiopian. The Meles regime is once again preparing to escape change by further dividing the Tigregna speaking community from the rest of Ethiopians. It is clear to all Ethiopians that Meles Zenawi’s Tigray People Liberation Front (TPLF) has escalated ethnic tensions during the last 20 years. The purpose of this statement therefore is to alert all Ethiopians to be extra vigilant in separating agents of the Meles regime from the people of Tigray who are part and parcel of the Ethiopian pro-democracy movement. Since Meles Zenawi assumed power in 1991, lacking any semblance of legitimacy, he has ruled Ethiopia with an iron fist. Without the consent of the people, it has divided the country along ethnic lines, and encouraged ethnic based politics in order to fragment and weaken Ethiopia. Life is becoming unbearable for millions of Ethiopians who are being deprived of their lands, of their resources and of their rights. Small businesses that are not affiliated with TPLF-linked businesses are closing down in large number. While the few privileged ruling party members wallows in luxury, millions of Ethiopians live in abject poverty. To add insult to injury, the Meles regime is issuing thousands of commercial farm licenses to foreign investors from India, Egypt, Saudi Arabia and China. Today, hundreds of thousands of Ethiopians are either being evicted from their ancestral lands or turned into day laborers to foreign government-backed mega investors. Meles promotes neo-colonialism in a country that successfully defeated colonial invaders. Since the Meles regime is looting and plundering Ethiopia in the name of Tigray, it is incumbent upon our Tigrean brothers and sisters to tell the regime: “Not in Our Name.” Ethiopians are longing for their Tigrean sisters and brothers to stand shoulder-to-shoulder in the fight against the Meles regime. Actions are needed now before it is too late. The choice is clear. It is either to stand on the side of the Meles regime that traces its orgin to Tigray, or to be part of the popular pro-democracy movement BEKA! Yaekelena!
  2. Berbera: Wafti ka socda wadanka maleysia oo Booqasho ku yimi Caasimadda Gobolka Saaxil ee Berbera. Waxaana waftigan diyaar madaarka ugu sii ahaa saraakiil katirsan wasaarada arimaha debeda ee soomaaliland Daawo Sawiradda Wafti ka socda wadanka maleysia ayaa saaka ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Berbera waxaana waftigan hogaaminaayay safiirka soomaaliland ufadhiya wadankaa maleysia C/risaaq Maxamed Maxamuud Waxaana waftigan diyaar madaarka ugu sii ahaa saraakiil katirsan wasaarada arimaha debeda ee soomaaliland oo uu horkacaayay C/risaaq Xaji Xusseen waxa kale oo isna madashaa diyaar kusii ahaa Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Hayste(Ramaax) masuuliyiintan ayaa saaka subaxnimadii hore si diiran usoo dhaweeyay waftigan reer maleysia. Waftigan oo ka koobnaa(9)xubnood oo isugu jiray ganacsato maleysiana oo shuraako la ah muwaadiniinta reer soomaaliland ee dhaawanta warshada hilibka ka sameystay xarunta Gobolka togdheer ee Burco ayaa waxa kale oo wehelinaayay xubno kale oo iyana ka socday Telefiishanka wadankaa ugu weyn ee dawlada iyo waliba xubno kale oo indha indheynaayay sidii ay maalgashi ugu sameyn lahaayeen wadankan soomaaliland iyo meelaha ay daneynayaan oo ay soo arkaan waxaanay socdaalo ku soo mareen xarumaha dawlada ee Gobolkan saaxil oo dhan hawgu horeyso dekeduye iyo labada maxjar ee xoolaha dekeda ka dhoofa lagu caafimaadiyo waxaana xarumahaa ay marayeen warbixino ka siinaayay masuuliyiinta maamula ka hor intii aanay dhinaca caasimada usoo ambabixin Waxaanay kormeerkoodii ugu horeeyay saaka ka bilaabeen dekeda magaalada Berbera oo ay doonayaan qoladan warshada hilibka qeybta ka ahi in ay ka dhoofiyaan hilibka oo koontanaro qaboojiyayaala ku jira waxaana halkaa waftiga warbixino la xidhiidha dekeda iyo sida ay ushaqeyso kusiiyay Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir waxaanu halkaa ku faah faahiyay adeegyada dekeda iyo habsi usocodka shaqadeeda iyo waliba in ay dekeda Berbera ufurantay cidkasta oo daneynaysa ama dooneysa in ay xidhiidh ganacsi la sameyso kadibna waxay waftigu booqdeen maxjarada labada ah ee xoolaha waxaanay ku nagaaadeen oo warbixino la xidhiidha maxjarka ka qaateen maxjarka shirkada Indha deero Grooub ee (national quaranten)waxaana halka warbixin dheer ku siiyay maamulaha labourtaryga oo ah dhakhtar masriya waxaanu waftiga usoo badhigay qalabka kala gadisan ee xoolaha lagu caafimaadiyo iyo waliba daawooyinka xoolaha cudurada lagaga talaalo oo talaagado ku xafidan Kadibna waxay ku yara hakadeen Hotel Maansoor oo Quraacdu ugu sii diyaar aheyd sababtoo ah diyaarada ayaa madaarka ay diyaaraduhu ka haadaan ee Berbera soo caga dhigtay 5.30 shantii iyo badhkii subaxnimo waxaanay ugu danbeyntii waftigu booqdeen xarunta warshada shamiitada ee Berbera waxaana halka warbixin ku siiyay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali hayste(Ramaax)isaga oo waftiga uga waramay waayaha shaqo ee ay warshadani soo martay iyo wakhtiyadii ay shaqeyn jirtay tonageka ay soo saar jirtay maalintii oo uu ku sheegay(600)lix boqol oo tan oo sibidha maalintiiba. Dhinac kale waxa isna masuuliyiinta soo dhaweysay umahad celiyay xubin kamida waftiga maleysianka ah oo magiciisa lagu sheegay Cabdi Casiis waxaanu aad ula dhacay sida diiran ee loo soo dhaweeyay iyo qiimaha ay ugu fadhido kadibna waxa ay waftiga iyo xubnihii soo dhaweyntooda Berbera uyimi ay isu soo raaceen dhinaca hargeysa halkaas oo ay kulamo la qaadan doonan madaxda xukumada iyo golayaasha qaranka sida uu sheegay Cabdirisaaq Xaji Xussen manta mar u socdaalka waftigan ka hadlaayay isaga oo raaciyay in ay burcana booqan doonan hargaysa marka ay ka soo noqdaan isla wiigan gudihiisa Dhinaca kale xubnaha ka socday tvga maleysia ayaa iyaguna watay kamara man uduubaya meelkasta oo ay maraan iyo iyaga oo waraysan doona madaxda ay la kulmaan waxaanay kala ahaayeen laba wariye oo midi tahay gabadh iyo hal kamara man waxaanay saaka wareysiyo ka qaadeen maamulaha madaarka Berbera Axmed Maxamed Cawaale isla markii ay soo dageenba waana waftigii ugu horeeyay ee inooga yimaada wadankaa maleysia oo ah wadan islaama intiisa badani xubnaha manta halkan marayayna waxay ahaayeen muslim
  3. Somalina horta odayga 72 jirka porn star ma ahayn eeh porn producer bu aha odayga ma isaga ba is qaadi kara goormu star noqday dee haa wu joogi jiray maandheera mandheera dee dad fara badan ba joogi jiray hadana wala cafiiyey weegan oo dhan cafis fara badan ba lugu jiray awoow marka kala saar jeelka maandheera iyo xarunta askarta lugu tababarayey shaqo isku ma laha wax baad isku dhex walaqaysa.
  4. Taiwan: Medical Staff Offer Free Health Care in Somaliland Taiwanese medical staff have volunteered in 229 missions in close to 50 countries during the last 16 years; one of them was recently carried out in Somaliland Taiwanese doctors, nurses, pharmacists, medical students and volunteers spent their Lunar New Year holidays in early February offering free health service for needy people in Botswana, a country bordered by South Africa to the south, Namibia to the west, and Zimbabwe to the east. “I have celebrated the Lunar New Year in Africa since 2003,” said Liu Chi-chun, a Taipei-based dentist and Chairman of Taiwan Root Medical Peace Corps (TRMPC), a non-government and non-profit organization established in 1995. Over the past 16 years, the TRMPC has finished 229 medical missions at home and abroad in more than 45 poor countries such as Macedonia in Southeastern Europe; Liberia, Swaziland, Madagascar, Senegal, Malawi, Ghana, Nigeria, Uganda, Kenya, Gambia and Somaliland in Africa; Mongolia, the Philippines, Vietnam, Cambodia, India, Sri Lanka, Kashmir and Afghanistan in Asia; Nauru and Solomon Islands in Oceania; the Dominican Republic, Honduras, Panama, Nicaragua and Haiti in Central America; and Bolivia, Paraguay, Peru, Ecuador, and the Amazon River Basin in South America. Patients in these economically underdeveloped countries often came to ask for help on foot or by donkey cart. “Some of these nations are unfamiliar to most Taiwanese,” Liu said, adding that local people always mistake Somaliland for Somalia — where pirates off the Somali coast have recently threatened international fishing vessels. Somaliland, a little-known and unrecognized sovereign state in the world, declared its independence from war-ravaged Somalia in 1991 and has not been formally recognized by all countries except Ethiopia. One day in May 2005, Liu received an e-mail from Farah Ali of Somaliland saying, “We both are orphans in the international community. Nevertheless, you have 20 some friends and you are rich, we only have one friend and we are poor. And the things you do are what my people need. Can you come to help us?” Without medical staff, equipment and resources, the African country hardly provided basic health service for its people. One hospital, for example, has only 10 doctors due to budget constraints and doctors in the public hospitals only earn US$50 a month. The ratio of an eye specialist to patients is 1:200,000. “Like most people, I knew little about Somaliland. But people deserve medical care regardless of race, religion, or politics,” said Liu, who decided to help the country train local nurses, dentists and surgeons after a visit to Somaliland in 2006. In late February 2007, he led a 24-member team, including dentists, pediatricians, physicians, surgeons, pharmacists, nurses, laboratory technicians and volunteers, to the poor country for a two-week medical mission. […] While offering free medical services for poor countries, doctors may have mixed feelings because they see their patients die. With flea bites and sleep deprivation, they get exhausted very soon. “Our doctors, nurses and volunteers sacrifice their 7-10 days of annual leave to help needy people from Taiwan and overseas,” the TRMPC chairperson said. “Each international medical mission such as an African trip costs them NT$75,000 – a two-month pay of a registered nurse in a hospital.” “In Taiwan, doctors are expected to earn loads of money. Doing volunteer work, I may make less money than them, but I’m happier because I have lots of good friends from around the globe.” In December 1995, Liu embarked on his first voluntary medical mission to a native tribe in Jianshih Township, Hsinchu County. Since then, he has gained practical experience of many unforgettable medical services worldwide, including the TRMPC’s first international aid program at a Kosovar refugee camp in Macedonia in 1999. Liu even mortgaged his house to support his organization’s medical missions. And his son and daughter studying in college in the U.S. always take their friends every summer vacation to work as volunteers on medical missions to Central and Southern American countries. “My next goal is to provide our services for people in the Caucasus area such as Georgia.”
  5. Somalina 1200 ciidan eeh la tabbabaray bay u miliksanaysa , Hoooy ka joog ciidan kuma hayno
  6. Beesha Buuhoodle Oo Soo Dhaweysay Baraagaha Kal-Shaale Ee La Baabiyay Monday, 28 February 2011 Afhayeenka beelaha Buuhoodle Caaqil Jaamac Sahal Muuse ayaa sheegay in beel ahaan ay soo dhaweynayaan go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ee lagu burburiyay Baraagihii laga qoday Kal-shaale, isagoo intaa ku daray in beesha Qori-lugud ee shaqaaqadu ku dhex martay degaankaasi aanay jirin wax colaad ah oo u dhaxaysa, hase yeeshee uu tilmaamay in dawlada Somaliland oo kaliya ay kala hadli karaan dagaalkii ciidamada qaranka iyo Maleeshiyadooda ku dhex maray aaga Buuhoodle, isagoo dhinaca kalena sheegay xildhibaankii maamulka ******teeniya ee xalay ka hadlay Idaacada VOA-da aanu ku hadlaynin afka beelaha Buuhoodle, balse uu iska dhisayay maamulkaasi uu ka tirsan yahay, isagoo maamulka ******teeniyana ku eedeeyay xiligii maamulka Faroole la dhisayay in heshiiskii ay la galeen uu ka gaabiyay. Afhayeenka beelaha Caaqil Jaamac Sahal Muuse oo xalay khadka Telefoonka Wargeyska Haatuf kula soo xidhiidhay isagoo jooga magaalada Buuhoodle, sheegayna in shir ay ka yeesheen go’aankaa lagu bur-buriyay Baraagaha Kal-shaale madaxdhaqameedyadoodu isaga ugu xil saareen inuu mawqifkooda beesha Buuhoodle shaaciyo, isagoo Afhayeenkaasi ka hadlaya mawqifkooda, waxa uu yidhi “Hadaanu nahay beelaha Buuhoodle talaabadaa lagu burburiyay Baraagaha Kal-shaale waanu soo dhaweynaynaa, in wax kasta nabad lagu dhameeyana diyaar baanu u nahay, beesha bariga burco ee Qori-lugud degtana walaalo ayaanu nahay wax colaad ah oo noo dhaxaysaana ma jirto, Baraagahaasina waxaanu ogaanay in siyaasiyiini ay markii horeba qoday oo aanay beeshaasi iyaduba shaqo kulahayn, sidaa darteed beesha qorilugudcolaad noo dhaxaysa oo aanu ka wada hadlaynaa ma jirto, hase yeeshee cida aanu wada hadli karnaa waa xukuumadda Somaliland oo wixii dagaladu keeneen aanu ka wada hadli karno,wixii nabad lagu gaadhayana anagu diraa baanu u nahay dhinacayaga, sidaa darteed dawlada Somaliland ayay wax naga dhaxeeyaan, balse cid kale oo aanu is haynaa ma jirto”. Mar aanu weydiinay Afhayeenka Buuhoodle sida ay u arkaana gogosha nabadeed ee madaxweynaha Somaliland u fidiyay, waxa uu yidhi “Diyaar baanu u nahay wixii wada hadalo nabadeed ah cid nabad diidi kartaana ma jirto, hase yeeshee waxaan ku sheegayaa in arintu taagan tahay xukuumadda Somaliland iyo beesha Buuhoodle”. Mar aanu weydiinay sida ay beel ahaan u arkaan hadalkii ka soo yeedhay xildhibaanka maamulka ******teeniya ee xalaya laga sii daayay Idaacada VOA-da, sheegayna inuu joogo degmada Widh-Widh, Buuhoodle-na shacbigeedu ka tirsan yahay maamulka Puntland ee Somalia, waxa uu yidhi “Ninkaasi xildhibaanka sheegtay waxa uu ku hadlayay hadalo uu iskaga dhisayay maamulkaa uu ka tirsan yahay, balse qadiyada noo dhaxaysa anaga iyo xukuumadda Somaliland iyo ta uu ka hadlay wax isku xidhan maaha, maamulkaasi Puntland wakhtigii la aasaasayay talo ayaanu ku lahayn, xitaa markii maamulka Faroole la dhisayay, hase yeeshee heshiisyadii aanu wada galnay wuu ka gaabiyay maamulkaasi, wax badan baana iska badalay, balse ilaa hadda ma jiro go’aan laga qaatay maamulkaasi, dagaalka naga dhexeeya Somaliland-na maaha mid u dhexeya Puntland iyo Somaliland.
  7. jb garaad jamac hagbadii qurba joogtu ururinaya dee;)
  8. nabadiidku hada xaalaadoodi wa dhamaatay baragi wala aasay maxabiisti wala sii dayey xaalku wa gebo gebo.
  9. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=48rOqDqWN4M" frameborder="0" allowfullscreen>
  10. Waxaanu Dhakhso u Balaadhinaynaa Quwada Ciidanka Badda ee Somaliland" Admiral Axmed Aw Cismaan Cabdi Bristol.UK (Somali Voice) Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan oo socdaal shaqo ku yimi Dalkan Ingiriiska ayaa sheegay in ay dhisi doonaan ciidan badeed oo quwad leh oo qalabkoodu uu dhamays tiran yahay awood buuxdana u leh ilaalinta xeebaha Somaliland Admiral Axmed aw Cismaan oo dalkan UK u yimi ka qayb galka shir ay qabteen Ururka Caalamiga ah ee Badaha IMO- (International Maritime Organization) oo 17/02/2011 ka dhacay dalkan Ingiriiska oo ay kasoo qayb galeen 58 dawladood, ayaa taliyaha Ciidanka Badda Somaliland shirkaasi waxa uu ka akhriyay qoraal dheer oo ka hadlayay Ilaalada Xeebaha Somaliland iyo sida ay Somaliland ugu guulaysatay inay xeebaheeda ka dhigto dhul xor ka ah oo ka nabad qabada aafada budhcad badeeda ee ka jirta gacanka cadmeed ee dalka Somalia, waxaa kale oo uu taliyuhu shirkaasi caalamiga ah ka sheegay in lasoo gaadhay xiligii Caalamku uu gacan balaadhan ka geysan lahaa xoojinta iyo balaadhinta ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland oo uu tilmaamay inay yihiin geesiyaal dalkooda ka ilaaliyay inay budhcad badadeed ka hawl gasho. Jariidada Somali Voice oo Taliyaha kula kulantay magaalada Bristol oo uu booqasho gaaban oo hal maalin ahayd uu ku soo gaadhay ayaa sheegay in ay kordhin doonaan Saldhigyada waaweyn ee ciidamada badda, iyada oo gacanta lagu hayo dhismaha saldhig balaadhan oo lagu kordhinayo Ciidanka ilaalada Xeebaha ee Saylac, kaasoo badhtamaha bishan March la dhamays tiri doono, iyo Saldhig kale oo isna laga dhisayo deegaanka "Karin" loo yaqaano, waxaana la kordhin doonaa Baraha iyo Saldhigyayada ay ka hawl galaan Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo ku teedsan xeebaha Somaliland oo dhan laga soo bilaabo Saylac ilaa Ceelaayo, iyada oo qalab isgaadhsiineed iyo raadaarro casri ahna la dhisi doono si loola sacdo maraakiibta iyo doonyaha soo gala xeebaha Somaliland. Waxa kale oo uu Taliyuhu sheegay in ay dib u habayn balaadhan ku sameeyeen ciidanka ilaalada xeebaha tan iyo intii Xukuumada cusubi ay talada la wareegtay, isaga oo sheegay inay kordhiyeen qalabka, gaadiidka iyo isgaadhsiinta ay Ciidanka Xeebuhu ku hawl galaan,iyada oo mushaharka ciidankana la kordhiyay 100% isla markaasna ay imika gacanta ku hayaan qorshe balaadhan oo ay ku dhisi doonaan ciidamo aqoon, karti iyo awood balaadhan u leh difaaca iyo ilaalinta amaanka xeebaha Somaliland. Mar uu Admiral Axmed ka hadlayay inay qoran doonaan ciidamo cusub ayaa waxa uu sheegay in ay kordhin doonaan ciidanka, isla markaasna ay ku talo jiraan inay Ardayda dugsiyada sare iyo jaamacada ka baxay ay ka qoran doonaan xubno cusub oo lagu kordhiyo ciidanka ilaalada xeebaha oo Tecknical ah, isla markaasna kor loo qaadi doono guud ahaan aqoonta kala duwan ee ciidanka ilaalada xeebaha si loo helo ciidan dhisan oo tayo leh si buuxdana u guta waajibka saaran, siina kordhiya hawsha qiimaha leh ee ay qaranka u hayaan ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebuhu. Waxa uu Taliyuhu sheegay in Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ay xidhiidh wada shaqayneed oo buuxda ay la leeyihiin maraakiibta ciidamada shisheeye ee ku sugan biyaha gacanka cadmeed iyo xeebaha kulaalaya geeska Afrika, isaga oo sidoo kalana uu sheegay in Dawlada Ingiriisku ay kaalmo muuqata oo dhinacyo badan leh ay u fidiso ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland. Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebuhu waxa uu sheegay inay wada shaqayn buuxdaa ay ka dhaxayso ciidamada kala duwan ee Somaliland sida Ciidamada Qaranka,Ciidamada Boliska, iyo Ciidamada Sirdoonka, dhamaantoodna iyaga oo is kaashanaya ay awood buuxda u leeyihiin Difaacida iyo ilaalinta Xuduudaha Dhulka, Badda iyo Cirka ee Somaliland.
  11. Somalina waxyaalo badan banu isku wadna hordhac yar oo 18 may baanu sii tijaabineyney any how xaflada na sucuudi arabiya lugu dhigay large Somaliland community ba degen halkas markaas somalida la casumay anaga ugu badnayn,, mida sadexaad na xidhiidh horleh ba lala sameynaaya mamuulkan cusub
  12. ^^^dee udubland ba nugu casuntay xafladooda wax fahan dee awoow
  13. The Zack;697896 wrote: If you ever see Puntlanders agreeing with Somalilanders, it is about the hatred of Jaalle Siyaad AUN. ina cuma jees ka sheeke
  14. Taleexi;698104 wrote: Taasi waa waalidiinii oo aan loo cimaamadin. War tolow colka jooja, tani mid isku madhanaysa bay u egtahay. taleex hadan kugu imado taleexi maadan i casunteen mise waxad odhan wa somalidiid looool
  15. i consider taleex also part of my land;)
  16. war afka frenjiga ma aqaan eeh bal i yara turjuma
  17. Alshabaab will deliver a counter attack thats how it will look like the next coming days