Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. The Zack;702717 wrote: Xaaji Xunduf nin Bashiir la yiraahdo baa SOL ka saari rabo. Xaaji Xunduf had multiple personalities in SOL and they are all being exposed. He supports Somaliland's secession from Somalia but opposes that his people's Daroor district be part of Ethiopia. He supports Somaliland's occupation in Kalshaale area but doesn't support the ONLF to free his own Daroor district. He claims he has nothing to do with Somalia but admires Fadiilatu Amiir Godane Abuu Zubeyr. My intentions are not character-assassinate Xundhuf but it seems that he has been owned in the politics section in the last few weeks. Thanks to Bashiir, Somalina, and GD. First of all Somaliland is not a secession but a withdrawal from the failed union inbetween 1960 till 1991 so use the correct term and yes i support it 10000% i am one of those Somalilanders Like the First SNM chairman Mujaheed Axmed jimcaale and Micheal mariano nuf chairman and Muj prof ibrahim meygaaag samatar and Cali garaad jamac Muj xassan kayd walanwal all these men were against the union in 1960 i am one of them. As for Kalshaale it's not an occupation it was a disputed area between two brotherly clans within Somaliland in the buhoodle district and the Somaliland army was stationed inbetween the two clans to maintain the peace. The Army will be removed when the two clans resolve their issue inshallah. As for Alshabaab and Somalia politics i believe they are the part of the problems and they should be invited to reconciliation conferences held For Somalia if people really want peace for Somalia since they are part of the problem they can be part of the solution the same as TFG and ahlusuna wal jamaca. Who said anything about daroor needs to be freed who gave you the right to talk for daroor?
  2. bilan;702711 wrote: XX, it just means they do not want to have anything to do with you, xitaa jihadii way idinkaga guureen . anyway people who write Somali website need training, but i have yet to see anyone worse than than Somaliland.org iyo Haatuf. But what is the point of this post. :D:D:D your funny Bilan sookuwi laha Somali baanu jecelnahay maxay nooga guureyna anagu ma dad kalanu noqonay
  3. Actually assuming he is talking from Buhoodle since the rebels are located there What is he going to call a person from Midisho eastern ceerigaabo north east? It's not about bari or galbeed, (east west) it's about north the term north the reporter said keyse went to Woqoyiga Somalia i mean keyse is from widhwidh where is that Woqoyiga Somalia or koonfurta Somalia according to the ssc reporters. if he would've said keyse went to the western part of Somalia that would've made sense according to their logic it would be understandable.
  4. Bashiir;702689 wrote: Jaad, caano, kaluun, iyo nirig toona midna midnimada Somaliyeed ma goyso, riyada intaad ka baxdo hadaad wax goosan daroor soo gooso....hadii kale buuga qaado oo iska sug intay dhoobadu kala degi.... Teeda kale shanta Somaliyeed ima kala xigaan, dadkuna waa ii simanyihiin Itoobiyanka aad sheehi kii isu dhiiba ee tuuladiisa u dagaali waaya ayaa noqon si kale hadaan u dhigo adaa iiga dhow itoobiyaan ooy ku dhaleen isir ahaana aad ka soo jeedaa shalayna ku soo hubeeyeen imikana degmo yar oo hoos tagta ay kaa dhigeen... Somali kala tagaysa, iyo wax lala noqday ma arko....waagu intuuna kugu baryin imika toos... Maxaad la cadhootay:D gaaladu waxay tidha truth hurts oo ka dhigan runtu way xanuun kulushahay eeg wataas wa halkay salaadu isku qabsan laadahay Ethiopian maha isir dee wa multi ethnic society Ethiopia wa dawlad qawmiyada badani ku bahoobeen qawmidaha Somali oromo Amhaara Gurage gambeela Tigray harari wax isir ah oo ay wada wadagaan ba ma jirto xita wa kala af kala diin qaari kala dhaqan. maxay ahayd heesti tagtay tagtay tagtay Somaliland idinka tagtay:D intanad adigu Somaliland ku mashquulin ku mashquul arladada iyo sidad dadka aad wax wadagaagtan ama cadkaaga aad ka goosan lahayd ama wax ula qabsan lahayd ta ka fakir adeer intad isku mashquulsantihid Somaliland iyo Somalia ama reer kiiniya ama reer Djibouti
  5. Bashiir;702683 wrote: Sheekada ma dibaan oogu noqonaa....sow taan ku idhi Somali inaad kala jarto iska ilow..haddi kale horta Daroor la soo noqo oo dhiiga aad ku daadin meel kale iyada ayaa kaa mudan ileyn waa dhul xoog lagu haystee oo adi kaa maqane... Maanta dhan inaad isku waregaysato ma ahan... Somali ma mar bay wada joogeen adna Somali itoobyaan baad tahay Djibouti wa somalida reer jabuuti Kenya reer Nfd Wa Somali Kiiniya , Somalia reer Somalia ku nool oo wali siyasad walaan ba ka socota, reer Somaliland na madaxbanaanidoodi 20 sannoh ka hor bey la so noqdeen Somali waligood ba mid ma ahayn waligood na may wada joogin ba adeer Mala adigay ku muuqdaan waxasi waliba midoowgi lixdanki dhex maray labadi dal waxay ahayd shuraako ay dadku shares kala lahayeen anigu shareskeygi waan la so noqday oo dalkaygi baan la so noqday nin na shareskisi wu gubay nin na Kiiniya ayu la galay shareskisi nin na shareskissa budhcad badeed bu ku noqday oo dooonyo bu siistay. Nina shareskisi wuxu siistay cajadado qasayidkii sh cabdilqadir jilaani Nina Shareskisi dalkis kula noqday qaran bu asaasay sinaan dawladnimo dawlad calan leh iyo dimuqradiyad , halkasaasey maraysa. Adigu shares hadaad former Somalia kulahan lahayd caana boodhaad siisan lahayd waan ku ogahay;)
  6. A khadar abti i never said Jidbaale is reliable source or unreliable source that's besides the point i just find their logic twisted they only consider some clans from the north Northerners and only parts of the so called former northern Somalia is the north according to them.
  7. ^^^Aniga ba marki hore isku daray lixdanki maantana aniga la noqday wixii aan laha;) wax itoobiyaan la weydinayo maha saaxiibow taada ku eekow
  8. Kornaylka;702443 wrote: Oo TFGdu maxay ictiraaf u raadsan waayeen iyana? ;)Amisom ba ictraafsan
  9. anigu in badan baan u so joogay Ethiopiana wax xumaan ah intan dunidan jooogay Shacabka Somaliland uma geeysan marka wax dhibaata ah uma hayo laga yabaa nin qawmiyada Somali ka so jeeda inu Xukumu mustaqbalka Itoobiya , Anig Midnimada Ethiopia ma hayo waxay u taala shacabka Ethiopia haday rabban inay kala tagan iyo haday wada joogeyaan ma fahantay adeer
  10. Wasiirka Warfaafinta Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Turkiga Iyo Nuxurka Waxyaabihii ay Ka Wada Hadleen Hargeysa (HWN) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka Turkiga, kuwaasoo booqasho ay ugu kuur-galayaan Xaaladaha Horumarineed ee Somaliland ku yimid dalka. Hargeysa (HWN) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka Turkiga, kuwaasoo booqasho ay ugu kuur-galayaan Xaaladaha Horumarineed ee Somaliland ku yimid dalka. Waftigan oo ahaa dhawr Xubnood oo sida ay sheegeen u socday inay Maal-gashi ku sameeyaan Somaliland, isla markaana waxa ay booqan doonaan dhawr goobood, Waxaanay balan qaadeen inay la shaqayn doonaan Xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Siilaanyo, kuwaasoo booqasho ku tagay qaybaha kala duwan ee Idaacada Radio Hargaysa oo ay sheegeen inay waxyaabo badan oo xagga qalabka ah ka caawin doonaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi-gelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade oo Waftigan xafiiskiisa ku qaabilay ayaa uga waramay Xaalada guud ee dalka, waxaanu shaaca ka qaaday in Somaliland ay tahay dal yar oo wax badan qabsaday, isla markaana ay si Dimuquraadiya uga Hirgashaday dhawrki Doorasho ee u dambeeyey. Wasiirka Warfaafintu waxa uu Waftiga uga xog-waramay Caqabadaha Idaacada Radio Hargaysa, taasoo uu sheegay inay u baahan tahay Qalab lagu caawiyo, isla markaana waxa uu Waftiga u soo bandhigay meelaha u baahan in wax laga qabto. ugu dambayntii Waftiga ka socday dalkaas Turkiga ayaa waxay Wasiirka u balan-qaadeen inay arrimahaa wax kala qaban doonaan sida ugu dhakhsaha badan, isla markaana ay mar kale dalka dib ugu soo laaban doonaan iyagoo wax ka qaban doona Idaacada Radio Hargaysa.
  11. ^^ oo daroor ma meel bay iga jirta markan Hargeysa ka soo baxo toos baan u dhaafaya xuduuda Somaliland oo anigu number plateke somaliland siita baan daroor galaya
  12. Farooles is scared to death he was hiding ever since that's why he was begging Melez zanawi please can you calm down Mujaheed Siilaanyo he might Invade Garowe my native Town. Faroole was like let him take laascanood let him take gambadhe let him take tukaraq but please don't let him take garowe;)
  13. Looooooooooooool So you base your evidence Because Xaji Xunjuf keeps posting in this Thread
  14. ^^ Stuff and nonsense its all in your head dukey it's not the reality on the ground You think if you keep repeating the same nonsense it might become reality come on man don't be so naive
  15. General Duke;702631 wrote: Godane & Afghani are the two top leaders of Al Shabaab today and they are both from Haragaysa Somalia. Cayrow was from Dhusa Mareb and Robow is from Baidoa. Yes they are all Somali's from Somalia, like Siilanyu, Xasan Dahir Aways & Shatigaduud are all Somali's from Somalia. Cayrow from galguduud dhuusamareeb Abu mansuur From baydhabo Xassan turki from qabri dhahare eventhough he was no Head of the Alshabaab movement but more a spiritual leader to the youth Amriki a top Military commander is from the united states Ibrahim Hajji Jamac Mecaad also known as Afghani is not a top leader he is in charge of the Al shabab finances Sheikh cali dheere from Mogadisho Fuaad shangoole is from burtinle So what's your point?
  16. Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulan La Yeeshay Badhasaabada Gobolada March 16th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xarunta Madaxtooyada kulan kula yeeshay Badhasaabada gobolada dalka. Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) uu ka soo saaray kulankaasi, waxaanu qoraalkaasi u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Gudoomiyey-yaasha Gobollada Dalka waxaanu ka Dhegaystay Warbiximo iyo Xog-waran la Xidhiidha Xaalada Guud ee Gobollada Dalka. Sidaana waxa lagu sheegay Warfaaxafeed ka soo baxay Xarunta Qasriga Madaxtooyada oo uu ku saxeexan yahay Af-hayeenka Madaxtooyada Md. Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Warsaxaafadeedkaas oo dhamatys Tirana waxa uu u dhignaa sidan :- Madaxweynaha JSL Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yaeeshay Gudoomiyey-yaasha Gobollada Dalka waxaanu ka Dhegaystay Warbiximo iyo Xog-waran la Xidhiidha Xaalada Guud ee Gobollada Dalka. Ugu horayna waxa ay Badhasaabadu ka warameen Saamaynta ay Abaaruhu ku yeesheen Nolosha Dadka iyo Xoolaha iyo Dedaalka ay Xukuumada iyo Shacabiguba ka gaysteen Samata bixinta Culayska ay Biyo la’aantu ku hayso Dadka iyo Xoolahaba. Waxa kale oo ay ka warameen Dhinaca Nabad-gelyada oo ay sheegeen in ay xaalada nabad-gelyada Dalku inta badan ay wanaagsantahay. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa markaa ka dib Badhasaabada uga waramay Siyaasada iyo Qorshaha Xukuumada ee ku aadan horu-marka, Kor u qaadidda Dhaqaalaha iyo Adkaynta Nabad gelyada. Madaxweynuhu waxa uu Gudoomiye-yaasha kula dardaarmay in ay dadka ku dhaqaan Cadaalad una soo jeedaan Nabad-gelyada iyo Midnimada Shacbiga Somaliland. Madaxweynuhu waxa uu Gudoomiye-yaasha u sheegay in ay had iyo jeer ku dadaalaan in aaanay Xafiisyadoodu noqonin kuwo laga Cawdo Balse ay noqdaan kuwo la mahadiyo. Kulankan waxa Madaxweynaha ku wehelinaayey , Madaxweyne Ku xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose. Iyo Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada Mudane. Xirsi Cali Xaaji Xasan.”
  17. Faroole needs to work harder and stop hiding in adis ababa when ever the Somaliland army is on the move
  18. Godane is not different then his predecessors adan xashi cayrow Abu mansuur only a confused pirate sees a link between alshabaab and Somaliland there is no link other wise come with evidence ? actually the pirates have more links with Alshabaab.
  19. But according to them ssc is not part of nothern Somalia , according to them only Somaliland is northern Somalia in their confused mind
  20. According to ssc they are not part of North Somalia nor are they part of Somaliland as they claimed
  21. US ‘Disappointed’ With Somali Govt’s Lack of Progress by Jason Ditz, March 15, 2011 The US State Department today expressed disappointment with respect to the self-proclaimed “transitional” government of Somalia, saying it was frustrated by the lack of political progress by the regime. The State Department did, however, praise the African Union troops deployed to prop the government up, saying that they control “60 to 70 percent of Mogadishu” now, a claim that if true may make this the most territory the government has controlled since the end of the failed Ethiopian offensive. The State Department also took the government to task for the announcement that it was unilaterally extending its mandate for another three years to avoid an election while it still maintains control over only a trivial portion of the nation. “This is not helpful,” insisted Assistant Secretary of State Johnnie Carson, adding that the Somali government should have gotten approval from the people of Somalia and “key partners” before announcing the move.
  22. Jidbaale: Waxa maalinimadi doraad u carraay dhanka woqoyiga Somalia eeh Mamuulka SNM Somalidiidka Somalida neceb midnimada ama uu horjoogaaha u yahay dhiigyacab Siilaanyo kayse abdi yusuf oo ka tirsaan jiray mamuulka ssc ka hor intaan xila laga xayuubin bil iyo badh ka hor i quote this From Jidbaale this is what they wrote I mean Keyse went to oog sool region and then to burco togdheer and sanaag is located in the northern part of Somalia according to them right Then how the hell can burco be woqoyi and sanaag be south , how can ssc be south Somalia walalaheen ssc geographygi ba xita ka washay war qiblada dhinac uun u jeediya