-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Madaxweyne Shariif oo Sharici daro Ku Tilmaamay in Dalka lagaqaban Qaabiyo Doorashooyin isaga Ka dhan ah Muqdisho: (HWN) ayadoo dhawaanahan ay jireen Qilaafyo udhaxeeyo madaxweyne Shariif iyo Gudoomiyaha Barlamanka oo la isku yiraahdo labada shariifa ayaa kan gudoomiyaha barlamanka waxa uu wadaa qorshe uu Gudi ugu sameynaayo doorashooyinka soomaliya ayadoona uu ka hadlay madaxweynaha soomaaliya sheekh shariif isla markaana daleeceeyay Muqdisho: (HWN) ayadoo dhawaanahan ay jireen Qilaafyo udhaxeeyo madaxweyne Shariif iyo Gudoomiyaha Barlamanka oo la isku yiraahdo labada shariifa ayaa kan gudoomiyaha barlamanka waxa uu wadaa qorshe uu Gudi ugu sameynaayo doorashooyinka soomaliya ayadoona uu ka hadlay madaxweynaha soomaaliya sheekh shariif isla markaana daleeceeyay War saxaafadeed ka kooban 9 beej uuna kusaxiixan yahay afhayeenka madaxtooyada dowlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa loogaga hadlayay Doorashooyinka uu qaban qaabinaayo gudoomiyaha barlamanka soomaaliya Waxaana war saxaafdeedka Lagu sheegay in uu Yahay mid xad gudub ah War saxaafadeedka ayaa la sheegay inuu ka socdo madadweynaha dowlada KMG ah ee Soomaaliya Sheekh shariif S.axmed waxaana lagu sheegay inuu Tixraacayo War saxafadeed kale oo ka soo baxay Gudoomiyaha barlamanka soomaaliya oo lagu sheegay inuu qaban qaabinayo doorashooyinka kadib markii uu madaxweyne shariif xilka kadago Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee soomaaliya Sheekh shariif aya sheegay inuu Tixraacayo Qodobadaan 40,41,42 iyo 43 ee Axdiga KMG ah iyo qodobada: 70,72 & 75 ee Dastuurkii 1960-kii oo ayaga dhan kuwada saabsan Sharaxaada Doorashooyinka iyo qaabka uu uqabsoomi karo Madaxweyna shariifa ayaa ka soo horjeestay Shirciyada uu waado gudomiayah barlamanka soomaaliya asagoona sheegay in doorasho laqaban karo kadib markii qofka maadxweynah uu asaga is casilo ama geeri kutimaado iyo in dhamaan xubnaha barlamanka ay waqtiga ka dhamaado lana soo doorto gudoon iyo Xubno kale oo cusub waxaana war saxaafdeedkaan uu ujeedkiisa ahaa in gudoomiyaha barlamanaka soomaaliya uusan wax doorasho ah qaban karin ayna halmar wada dhacayaan
-
Dhisme Cusub oo Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo laga Hirgaliyey Ceerigaabo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=K3RaVaqJ9_g" frameborder="0" allowfullscreen> -
TFG parliamentarian negotiations with Alshabaab is a must
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
oba hiloowlow;705128 wrote: horta sirar badan ayaa jirto oo aan la socdo, icu xataa hadeysan weerari laheyn iyaga is dagaali lahaa ileen ninba mowqif uu lahaa,, for example xassan daahir madaxweyne uu rabay inuu ahaado, shariif in lala heshiiyo geedi iyo cabdullahi uu rabay 2006dii october, iyo ragaan jihaadiyiinta. U malayn mayo sharif inu berigi, rabay inu la heshiiyo TFG wuxu ba aha ninka ayadaha quraanka dalilsan jiray oo odhan jiray inta ay xabashidu dalka joogta wax wada hadal ah nama dhex mari karaan gaalada iyo gaal kalkaalka waan xasuusta madaxweynaha dalka suudaan mudane Cumar Xassan al bashir ba gogol fiidiyey oo yidhi heshis baan dhex dhigaya kooxaha Somaliya isku hirdayaa laakin weynu ognahay halkay ku danbeysey, xassan daahir aweys runti wa la odhan kara inu xukun jecelyahay laakin wa nin qadiyad adag weye wuxu shalay xaaraan ku sheegeyey maanta xalaal u noqon meyso i respect him for that. -
TFG parliamentarian negotiations with Alshabaab is a must
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
oba hiloowlow;705123 wrote: ICU iyo shabaab waa kala duwan yihiin mana isku dhaw.. sii fiicana aan uu kasaaya damacaada ee waxba hays wereerin.. ICU iyo Alshabaab wax u dhexeya ma jirto wa isla iyagi uun Kooxdi ICU qayb ba dalka ku sii hadhay qeyb na Eritrea bay u qaxday daahir aweys iyo sharifka kooxdi ku hadhay waxay ahayeen muqaawamo Shabaab bay noqdeen sh sharif na marki danbe wa ki ku biiray Dawladi TFG aweys na waki xisbal islam samaystey damacaad sheegeysid wamaxay -
Adis ababa(Pi)Waftigii uu horkacayey Madaxweyne faroole oo baryahaanba booqasho sahqo dalka uga maqnaa ayaa bari kusoo laabanaya Dalka, Madaxweynaha iyo waftiga weheliya oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa Dalka Itoobiya ayaa bari imaanaya Garowe. Madaxweynaha iyo Waftiga la socda ayaa bishii hore dhamaadkeedii u safray dalka Talyaaniga iyagoo tan iyo xiligaas dalka ka maqnaa. Warar kale oo aan rasmi aheyn ayaa noo sheegey in Madaxweynaha iyo wafti kale ay u kicitimi doonaan dalka Kenya isniinta ka dib markey yimaadaan Garowe. Puntlandi.com
-
TFG parliamentarian negotiations with Alshabaab is a must
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
oba waan ogahay Alshabaab siyasad fiican kuma shaqeyaan laakin wa ereyo ay iskaga hadleen dad ka mid ah oo ka tirsan shabaabka Siyadasada Shabaab wala badali kara wa in meel dhexe la iskugu imaado , Dawlad Shabaab way raban laakin dawlad nooca TFG ayayse rabin sh sharifku so ma ahayn nin ka tirsananin jiray kooxdi islamic courts union isku wax bay raban sharciga islaamka laakin waxa weye inay ku heshiyeen qabki la isku xukumi laha it's that simple ma waxaas oo dhan aad ogtahay bay dad intaas u fara badani u barakacayan oo dhimanayan ilahow miirka iyo maanka hanaga qaadin,, aqoonsiga aad sheegeysid na halkeed kala soo baxday topica la qabso adeer -
TFG parliamentarian negotiations with Alshabaab is a must
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
This parliamentarian know was up he knows only through negotiations there will be a long lasting solution for Somalia -
Somaliland coastal guards arrest pirates from pirateland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland seizes six Somali pirates“ After received intelligence reports from neighboring Yemen, we were keeping truck of the pirates and today our naval forces managed to intercept them” Ator explained. Source: (AHN) Reporter: Abdi Hajji Hussein Location: Erigabo, Somaliland, Somalia Published: March 24, 2011 09:35 am EDT Topics: Crime, Law And Justice, Crime, Gang Activity, Crime, Law And Justice, Police, Arrest The coast guards of the breakaway republic of Somaliland have seized at least six Somali pirates and their boat, according to Somali-language website Hadhwanaag.com. Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/articles/90041861?Somaliland%20seizes%20six%20Somali%20pirates#ixzz1HXUAEXKT -
Shabaab oo weerar gaadmo ah ku qaaday degmada Luuq Luuq: (Sh. M. Network) Ciidamado ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah waxaa ay ku qaadeen degmada Luuq ee gobolka Gedo halkaaso oo ay ku sugan yihiin Ciiamada dowladda KMG Soomaaliya. Weerarkaani xalay lagu qaaday degmada Luuq ayaa waxaa la sheegay inay fuliyeen Ciidamo ka tirsan Xarakada Shabaab, iyagoo kaga yimid dhinaca bari ee magaalada Luuq, waxaana la’ogayn qasaaraha ka dhashay dagaalkaasi oo socday mudo inkastoo halkaasi ay dib ugu noqdeen ciidamadii ka tirsanaa Shabaab ee warar ku qaaday degmadaasi. Weerarkaan ayaa waxaa uu ahaa kii ugu horeeyay ee Ciidamada Xarakada Shabaab ay ku qaadaan degmada Luuq tan iyo markii Ciidamada Shabaab ay halkaasi isaga carareen, iyadoo la tilmaamay in shacabka ku nool degmadaasi ay soo foodsaartay cabsi xoogan. Dagaalkaan ayaa waxaa uu imaanayaa xili Ciidamada Shabaab ay go’doomin ku sameeyeen degmadaasi kadib markii ay ka celiyeen gawaari Xamuul ah oo ku wajahnaa degmadasi taasi oo saamayn xoog leh ku yeelatay dadka danyarta ah ee ku nool degmada Luuq ee gobolka Gedo.
-
Xildhibaan: Waa lagama maarmaan in wada hadal lala galo Shabaab Nairobi: (Sh. M. Network) Mudane ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa waxaa uu sheegay in lagama maarmaan ay tahay in wada hadal lala galo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab si loo helo nawad waarta. Xildhibaan C/raxmaan Salaad Cali (Qoryooley) oo ka mid ah Mudanayasha barlamanka KMG Soomaaliya oo mudo ku sugnaa magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya oo u waramayay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladda kala guurka ee xiligaan ay wajahayso dowladda KMG Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in Xarakada Shabaab oo mudo ay dagaalamayeen dowladda Federalka Soomaaliya wadahadal lala galo ay tahay lagama maarmaan, waxaana uu tilmaamay in dhiig lagu dhiiq uu san wax xal ah ugu jirin Umadda Soomaaliyeed. Mar Idaacadda Shabelle ay wax ka waydiisay Xildhibaan Qoryooley, kulamo maalmihii dambe la sheegayay inay ka dhacayeen magaalada Nairobi islamarkaana ay yeelanayeen Mudanayaal ka tirsan barlamanka oo la sheegay in looga soo horjeeday Madaxweyne Shariif ayaa waxaa uu sheegay in dhamaan Xildhibaanada ku sugan dalka Kenya todobaadkaan gudahiisa ay soo gaari doonaan magaalada Muqdisho si loo helo hogaan cusub maadaama uu tilmaamay in uu dhamaaday xiligii Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed sida uu hadalka u dhigay. Inkastoo dhowr jeer Mas’uuliyiinta sar sare ee dowladda Federalka KMG Soomaaliya ay sheegeen inay wada hadal lagalayaan Xarakada Shabaab si loo helo nawad waarta ayaa hadana Mas’uuliyiinta Ururka Al Shabaab marka ay warbaahinta ka hadlayaan waxa ay sheegaan in dowladda KMG Soomaaliya ay kasaarayaan guud ahaan dalka islamarkaana ay la galayn wax wada hadal ah.
-
Melez turubka wu kala dhig dhigaya
-
News Thread on Galmudug state [Central recovery zone].
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
Galmudug is making progress mashallah -
Somalina;704910 wrote: Awoowe google their names or go to the UN website and find out yourself what their titles are. Wax la is barbar dhigey malahan, stop making up stories. Buhoodle weli calanka baluuga ayaa ka taagan awoowe, waxaana dooneysaan inaad ku qasabtaan iney idin raacaan, cid Somaliya ka socota oo qori idin haysata ma jirto oo idin leh na soo raac. Marka get your stories together awoowe. haye qori ma wadatan eeh laakin afka hanaga sheeganina marka wa iska heshiinayna.. Buhoodle wa shuqul daakhiliya xita calanka Itoobiya ka tagan so ma ogid lol.
-
eeg dhibaatada idin haysata waxa weye anagu waxanu idin leenahay waxad tihin umad anu jaarnahay laakin idinku ta ma qadarisan oo waad xadgudubtan oo Somaliland waxad u haysatin , wax hadyad la idin siiyey lixdanadi oo loogu deeqay bakara market marka intay waxasi idinka dhadhacsantahay isla jaan qaadi kari meyno awoow mid labaad ,,magaca UNta Colaad lo qabo maha Somalia ileen magaca somalia na wu ku xusanyahay meesha labadi ba la is barbardhigay adigu laakinsie waxaad diidaysa in magaca somaliland la xuso dee awoow ta anagu wanu xuseyna ila yaw madiin.
-
Somalina maan arkin Bowden oo ka cabanaya taas waliba waxan arkay in labada magac eeh dariska ah la is barbardhigo waba shay fiican oo walaaltinimo muujinaya ta webebka wa caadi idinkuba webebka reer Somaliland waad akhridan anaguna wanu akhrina wa iska caadi ileen isku af baynu wax ku qornayee webebka aad ka hadlaysey xita arimaha khuseeya dalkayaga wax wa ka so qoran marka dee wa inaynu eegno manay ahayn,. Wa inaynu derisnimada aynu xoojino manay sida ahayn awoow
-
Tababar Loo Soo Gunaanadday Boqolaal Ka Tirsan Ciidamada Booliska March 23rd, 2011 Mandheera (Somaliland.Org)-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Cilmi Rooble Fure oo uu wehelliyo Wasiirka Kaluumaysiga iyo khayraadka badda Cabdillaahi Cismaan (Geeljire), ayaa maanta saddex boqol (300) oo ka mid ah ciidamada Booliska tababar ugu soo xidhay dugsiga Lixle ee magaalada Mandheera. Munaasibadan oo ay ka qaybgaleen masuuliyiin ka kalla socday, Wasaaradda arrimaha gudaha, gobolka Maroodi-jeex iyo marti sharaf kalle oo badan. tababarkan oo la xidhiidhay arrimaha amaanka, shuruucda, xuquuqda aadamaha iyo la dhaqanka bulshada. islamarkaana, ku tirsan talaabooyin la xidhiidha siddii kor loogu qaadi lahaa tayadda iyo aqoonta ciidamadda Booliska ayaa waxaa madaxda ka qaybgashay waxaa ay ka jeediyeen khudbaddo u badan dhiiri-gelin. Dufcaddan ciidamada Booliska oo noqonaysa tii shanaad ee ka faa’idaysata mashruucan oo ay iska kaashaddeen fullintiisa hay’ada UNDP iyo taliska ciidamaddu ayaa Wasiirka Kaluumaysiga oo halkaa hadal ka jeediyay ayaa ciidanka kulla dardaarmay inay shaqadooda ciidanimo ku dabaqaan duruusta ay barteen. Yaasiin Maxamed Cabdi oo ah madaxa kulliyadda tababarka ciidamadda ee Lixle iyo saraakiil ka socotay wasaaradda arimaha gudaha ayaa iyana sidoo kalle xafladdaa qalinjabinta ka hadlay. Dhinaca kalle Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Mudane Cabdillaahi Geel-jire waxaa uu xadhiga isla shalay ka jaray Saldhig Boolis oo laga hirgeliyay degmada Cadaadley. Saldhigan oo Taliska ciidamadda Boolisku hirgelintiisa iska lahaa ayaa waxaa wasiirka Kaluumaysiga oo haddal ka jeediyay tilmaamay qiimaha rugaha Boolisku ugu fadhiyaan amaanka qaranka guud ahaan iyo gaar ahaan baahida degmadda Cadaadley u qabtay saldhigan. waxaana uu wasiirku uga mahad-naqay cid kasta oo fulinta dhismaha saldhigaas ka qaybgashay.
