-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Liqaye;703596 wrote: Lool haha brother xaaji this support of yours is really taking you into uncharted waters ..... Dude i am just posting the news sidad rabtiid u qaado warkaa
-
Degmada Dhoobley ayaa mudo kooban waxaa gacanta ku hayay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya kadib markii ay weerar ku qaadeen ciidamada Shabaab hase ahaatee Xarakada Al Shabaab ayaa dagaal rogaal celis ah oo ay qaadeen waxaa u suura gashay inay gacanta ku dhigaan degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose.
-
Shabaab oo si buuxda ula wareegay degmada Dhoobley Dhoobley: (Sh. M. Network) Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa la sheegay inay u hareen gacan ku haynta degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose kadib markii dagaal saacado uu halkaasi ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda Federalka iyo Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose, Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta degmadaasi kadib markii dagaal xoogan oo qasaaro gaystay uu ku dhexmaray ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Al Shabaab. Inta la’ogyahay dagaalka ayaa waxaa ku geeriyootay 10-qof oo u badan dhinacyadii dagaalamayay halka 5-qof oo rayid ah ay ku dhaawacmeen kuwaasi oo haleeshay madaafiicda iyo rasaastii ay is weedaarsanayeen dhinacyadaasi. Ilo wareedyo ku sugan degmada Dhoobley ee gobolka Jubadaha hoose ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in degmadasi ay gacanta ku hayaan Xarakada Shabaab, iygoo sidoo kale tilmaamay in iminka xaaladda degmadasi ay tahay mid degan. Degmada Dhoobley ayaa mudo kooban waxaa gacanta ku hayay ciidamada dowladda KMG Soomaaliya kadib markii ay weerar ku qaadeen ciidamada Shabaab hase ahaatee Xarakada Al Shabaab ayaa dagaal rogaal celis ah oo ay qaadeen waxaa u suura gashay inay gacanta ku dhigaan degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose. Qoysas halkaasi daganaa ayaa la xaqiijiyay inay ka barakaceen kadib markii ay u dulqaadan waayeen rasaasta iyo dhawaqa madaafiicda ay isku adeegsanayaan ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Xarakada Al Shabaab. Majiro waxa war ah oo kasoo baxay Ciidamada dowladda KMG oo ku aadan dagaaladasi hase haatee degmada Dhoobley ee gobolka Jubadaha hoose ayaa waxaa ay noqotay mid marba marka kale gacanta u gasha dowladda KMG Soomaaliya iyo Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab.
-
What bothers me the most is Jacpher you never come with a solution for your country all you say is we want more troops more foreign troops just like your leaders Sh dalxiis and his predecessor Warlord Cabdilahi Yuusuf. UN EU AU are organizations but these organizations don't own your country or your people. And they should not dictate your constitution or your rule of law they even pick your leaders.They even scheduled a mandate for your leaders. Amiir godane said he will rule Somalia and does not need WFP and other UN agencies nor does he need their Foreign troops and mercenaries or their silly mandate. He wants to turn Somalia into a self sufficient nation, now sure Alshabaab is not the perfect govt for Somalia but it's a step in the right direction for now . And sure there should be a different form of governance in Somalia in the near future and i think there is another alternative which will lead to a peaceful country eventually if the so called TFG stops allowing Foreign troops in Somalia. Alshabaab in the longterm can be changed from with in and the result will be they will drop their international agenda for the bigger cause. Inshallah. Habeen wanaagsan.
-
Wafti Ka Socda Labada Gole Ee Baarlamaanka Somaliland Oo Barito U Socdaali Doona Dalka Botswana Hargeysa, March 18, 2011 (Haatuf)-Wafti ka socda golayaasha Baarlamaanka Guurida iyo Wakiilada Somaliland oo uu hogaaminayo gudoomiyeku xigeenka labad ee golaha Guurtida Siciid Jaamac Cali ayaa barito socdaal aqoon korodhsiya ugu kicitimi doona dalka Botswana oo ka mid ah dalalka koonfurta Africa, kuwaas oo muddo tababar dalkaa ku qaadan doona daraasado la xidhiidha habka uu u shaqeeyo baarlaamka dalkaasi Bstswana. Waftigan oo ka kooban toban xubnood, oo sideed ka mid ahi ay golaha Guurtida ka mid yihiin laba xubnood oo kalena ay ka mid yihiin golaha wakiilada, ayaa waxa wargeyska Haatuf u xaqiijiyey socdaalkaasi gudoomiyaha guddiga joogtada Guurtida Muxumed Aw Axmed X Aadan, oo sheegay in barito ay u kicitimi doonaan dalka Botswana, ay halkaana ku qaadan doonaan daraasado ku saabsan habka uu u shaqeeyo Baarlamaanka dalkaasi. Xubnaha golaha guurtida waxa ka mid ah Guddoomiyaha Guddida Joogtada Muxumed Aw Axmed Xaaji Aadan, Xildhibaan Cumar Nuur Walaaye, C/raxmaan Qawdhan, Aadan Shire Faarax (Sanweyne), Daahir Cali Jaamac, Xoghayaha Guud C/laahi Ibraahim Habane (C/laahi Dheere).
-
Jacpher you still did not tell us what Igad will do for Somalia other then telling us they are member of the club, or what Yoweri will do for Somalia other then saying stuff like Islam will be send back to the middle east where it belongs? or perhaps you believe he did a noble job for Somalia for sending his troops to Mogadisho Just Like Melez did before.
-
Jacpher;703435 wrote: Xaajiyoow xamar siyaasadeeda waxba kama ogid sidaad tiri waa different country ee faraha kala bax. Hargeysa ka waran? Gunter xafiisyadiisa wili howshii bey sii wadaan baa la yiri? Oo yoweri museveni maxa keenay Somalia ,, anaga baanu isku luqad nahay dalka anu jaarka nahay eeh Somalia marka anigu wanaag baan la raba dalka anu jaarka nahay eeh Somalia oo diin iyo afi ba naga dhexeyso iyo dhaqan,, Bal musevini maxa Somalia ka galay Mar islaam maha marna Somali maha so faduul iyo fatadhuug maha.
-
Al Shabaab oo iskaga carartay degaanka Diif
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Well zack we can't be certain but most likely Alshabaab as we all know they want to dominate the region if they were smart they would've declared an islamic state of Somalia and move the capital of Somalia to a peaceful place Like Merka. And establish real government institutions in the regions they administrate and at the same time keep a strong grip on Mogadisho.But i think they would do that when they defeat Amisom which is unlikely since the international community will continue to back the new TFG even after august. Alshabaab would leave their Militia way of governing their regions and set themselves up as a governing system.But there is a catch as long as Both TFG and Alshabaab won't compromise they status quo will prevail. Oba wa runta TFG waxay wadan dhaqaaq ciidan laakin waxay marwalba ku xiidhantahay ciidamo loo taba barayey TFG kenya iyo uganda laakin lama hubo goortay ciidankasi diyaar yihin hada ciidanki Gedo ka dagaalamayey waxay ahayeen ciidamo somali ah oo ahlu sunna ciidamo itoobiyaan ah iyo ciidamo ka tirsan TFG tiir adag na kumay tagnaayn marka laga reebo ciidamada Itoobiyanku Africanka jooga Xammar ba awooda oo dhan isku geyey xammar.ku darso Alshabaab 3 front bay ka dagalamayaan Gobalada dhexe xammar iyo gedo. Walina lama wiiiqin awoodoodi -
RedSea;703378 wrote: The brits are long gone. Today we (all) rule our territory. Nacam Frenjigu beri hore bu arladan ka hulleelay dalkana dadki laha ba xukuma.
-
Al Shabaab oo iskaga carartay degaanka Diif
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
The Zack;703353 wrote: ^Well said Yaa shabaab (oops Godane) supporter. Tactics it is. I am not an Alshabaab supporter but that's just their tactics -
Al Shabaab oo iskaga carartay degaanka Diif
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Oba hiloowle wa runta qeybo ka mid ah gobolka gedo waxay gacanta ugu jirta kooxda ahlu suna waljamaca iyo TFG oo wada socda laakin Alshabaab hamigoodu waxa weye inay xammar culeyska saaraan waxba kama gelin haday beledxaawo iyo luuq gacanta ka baxdo sabab culeys fara badan ba xammar kaga yimi waad ogtahay ciidamo fara badan ba baydhabo ka soo baxay oo ku sii jeeday xammar sabab qoloda Amisom Ciidankooda oo dhan waxay iskugu geeyeen xammar oo awooda waxay saareen Alshabaab marka alshabaab waxay is leedahay magaalooyinka waweyn gacan bir ah ku hay Xammar na Amisom/tfg kula dagalaan 5ta bilood eeh ka hadhsan dawlada kumeel gaadhka wana tan anigu is leeyahay wa tactikada ay wattaan -
RedSea;703352 wrote: ^Duke now days is clinging on to straws. The TFG under his uncle is no longer, this current version doesn't interest him much since his clan isn't leading it. The mightyPuntland(he had hoped) became bintland it no longer excites him to level it once did. So he is a man looking for someone to blame and something to copy and paste. Reality has hit home. looooool
-
Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray BAAQ NABADEED
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Nabadu dad bay dhibaysa waleh -
Al Shabaab oo iskaga carartay degaanka Diif
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Could be a tactical withdrawal Alshabaabs Objective is to continue the fight in Mogadisho in large numbers and fight the African mercenaries and their allies at the same time to have a strong grip on the big cities like kismayo baydhabo beledweyne jawhar marka baraawe etc and the especially Parts of Mogadisho they administrate. Alshabaab wants to put allot of pressure on xammar in the next coming months as the TFG term is about to end. -
Bashir Your dervish and your so called mullah raided the British a few times from 1900 till 1905 after that it just became a pure clan raiding organization led by a clanish mullah that eventually was destroyed and fled later to his cave in his native Ethiopia. and his descendants became Ethiopian cabinet members nothing to brag about this is what Ismacil mire said in 1930 he is referring to the clanish Mullah how he destroyed some of his tribesmen Kaakici wadaadkii dagaal laguna kaalmeeye Kumanyaal laguug duub cad buu keenay Beerdhiga e Waxse kadabkii go'ay maalintuu kaday raggiisiiye Kabaalkiisii baa jabay markuu kariyey Reer Kheyre Ragow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado Somaliland gained independence in 1960 because of the Xisbullah Party in the late 40s the anti colonial movement that merged with the SNL party Somaliland national league which led the delegation to london and were lobbying for Somalilands independence in the mid 50s along with the other party led by Michael Mariano And the two Sultan diiriyes were leading the SNL party While dube cali yare and michael Mariano were leading the NUF party a coalition delegation visited london. That was the First step and the road to independence which eventually led to the full independence of Somaliland in 1960 26 june Here is a picture of them in london 1955
-
Bashiir;703248 wrote: You can't tell the difference between A, B or C. How do you suppose you know something as sophisticated [for you] as "history"? Don't call me kid simply because you are too retarded to read simple texts . Learn it, then come back and discuss like a civilized creature.
-
Duufaan;703240 wrote: Where is your fact about Italian treaty? The Itilain was not even a military power by than Yesterday British protected tribes, Today it is technically Malazawi, Remember he told Faroole, leave alone my tribes. you should read the book called political islam from Muhammmad to Ahmadinajad or The Mad mullah of Somaliland by douglas jardine It was claled the ilig treaty
-
SOMALILAND: President invites the public on multi-party debate
Xaaji Xunjuf replied to AfricaOwn's topic in Politics
President Siilaanyo is keeping his promise during the campaign he said he will allow more political parties in Somaliland so well done to the president. Maybe we need one more party that would've been nice.