-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland Oo Taariikhda Markii Ugu Horeysay Ku Guulaysatay In Ay Dalka Ku Beerto Bariis Iyo Weedhaha Uu Xaflad Loo Sameeyay Ka Jeediyay Wasiirka Beeruhu Hargeysa (HWN) Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Professor Faarax Cilmi Geedoole, ayaa shalay markii ugu horeysay ka qayb galay xaflad loo sameeyay bariis lagu beeray dalka. Hargeysa (HWN) Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Professor Faarax Cilmi Geedoole, ayaa shalay markii ugu horeysay ka qayb galay xaflad loo sameeyay bariis lagu beeray dalka. Xafladan oo ka dhacday Xarunta Beeraha ee Biyo Guure ee ku taala Gobolka Saaxil, ayaa waxa iyaguna ka soo qayb galay Mayorka Magaaladda Berbera Cabdale Maxamed Carab, Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir, La taliyaha madaxweynaha ee Golayaasha qaranka iyo masuuliyiin kale. Ugu horeyn Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Professor Faarax Cilmi Geedoole, oo halkaas ka hadlay ayaa guul ku tilmaamay Bariiskan cusub ee ka soo goay beeraha Somaliland, waxaana hadaladiisii ka mid ahaa waxan marka hore umahad celinayaa mulkiilaha beertan aynu manta bariiskeeda arkayno iyo hawl wadeenadiisa oo uu ugu horeeyo ninka udhabar adaygay xeebtaa aad arkaysaan kulaylkeed ee ay walaalaha yihiin mulkiilaha beerta ee Axmed waxa kale oo aan aad ugu faraxsanay siidhkii aan halkan keenay oo manta midho dhala waxaana halkan iiga muuqata tacab badan oo galay beertan iyo bariiska sidii usoo bixi lahaa waxa aanu aad isu weydiinaynay markii aanu halkan bariiska siidhkiisa keenaynay tolow ma bixi karaa halkan manaan filayn laakiin manta wax badan ayaanu ka ogaanay waxaasna tacab baa keenay markaa waxan bulshad reer Somaliland ka codsanayaa in ay dhulkooda wax kala soo baxaan oo aanay gacmo shisheeye waxba ka sugin gaar ahaan qurba jooga ayaan aad ugu dhirinayaa in ay dalkooda soo maalgashadaan. Waxa isna halkaa ka hadlay mulkiilaha beertan Cabdishakuur Cidin oo isaguna umahadceliyay wasiirka beeraha oo uu sheegay in uu lix goor beertiisa ugu yimi intii ay xukumada cusub talada dalka haysay isaga oo arimahaa ka hadlayaa arimahaa wax uu yidhiwaxan halka uga mahad celinayaa dhamaan madaxda Gobolka saaxil ee uu ugu horeeyo Duqa Degmada Berbera Cabdala Maxamed Carab iyo dhamaan madaxda laamaha dawlada ee ka soo qeyb galay xaflada bariiska soo go.ay waxa kale oo aan bulshooyinka reer soomaaliland ugu baaqayaa in ay dhulkooda wax kala soo baxaan oo ay beertaan wad arkaysaan oo waa kaa bariiskii laynooga keeni jiray Hiniya iyo Thailand hadii aynu isku dayno in aynu dhulkeena wax kala soo baxno waa suuragal ayuu yidhi Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland. waxa isna halkaa ka hadlay Duqa degmada Berbera Cabdalla Maxamed Carab waxaana hadaladii duqa kamid ahaa waxa wax ilaahay loogu mahad naqo ah beertan bariisku manta ka soo go,ay ee aynu dhex joogno oo aynu wada garanayno maalintii ugu horeysay ee wasiirkan beeruhu halkan yimaado faraq aad weyni udhexeeyo waxaanay taasi muujinaysaa sidii uu inankaa beerta beeray uu sheegay in hadii bina.aadamku wax beero oo tabco in wax labeeri karo imika markii aanu soo laabanaynay waanu yara xamanay ninka beertan beeray waxa aanu nidhi balka ka warama ninka halkaa buurta hoosteeda ee aad kulaylkeed arkaysaan beeraya ee jooga maxaade umalaynaysaan markaa waa alxamdu lilaah hadii uu mantaba bariiskii soo go,ay waan ku amaanay cabdishakuur iyo Axmedba labadaa nine e walaalah ah.waxa isna halkaa ja hadlay Siciid Cartan oo ah khabiir ku takhasusay beerista bariiska mudo badan ka soo shaqeynaayay wakhtiyadii dawladii somaliya waxaanu siciid aad ugu dheeraaday qiimaha bariiska manta halkan ka baxay iyo siyaabaha loo bahanyay in loo beero amaba loo wada gaadhsiiyo wadanka oo dhan dadkana loo baro beerista bariiska isaga oo wasiirka wasaarada beerahana talooyin badan oo ku waajahan dhinaca beerista bariiska iyo horumarintiisa siiyay siciid cartan waxaanu aad ugu dardaaray wasiirka siciid in labadiyo fidinta mashruuca bariiska iyo waliba in la furo iskuulo lagu baro dadka habka bariiska loo beero hadii aan sidaa layeelina aanay suuragal aheyn in bariisku iyo baristiisu sii socoto hakadna gali doono ayuu yidhi Duqa Magaaladda Berbera. Waxa isna taariikhda biyo guure iyo wakhtigii beeraha lagu bilaabay ka hadlay la taliyaha Madaxweynaha ee Golayaasha qaranka Maxamed Cabdilaahi Cabsiiye oo sheegay in beerihii ugu horeeyay ee biyo guure uu lahaa mulkiilaha beertan maanta bariisku kasoo go.ay ee Cabdishakuur awowgii oo walibana uu ganacsigii uu magaalada ku laahan ka door biday beerista saracyada kala duwan iskastoo aanu barigaa bariisku jirin hadana waxyaabo kale oo badan ayaa la beeran jiray laakiinse waxa uu lataliyuhu uga socday in beeruhu ay yihiin qaar hide ah ugu danbeyntiina waxa uu amaan usoo jeediyay mulkiil;aha beerta cabdishakuur cidin.
-
Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Saaray BAAQ NABADEED
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
nabadu way shaqeyneysa -
Your contradiction yourself liibaan i don't think any one hates a person or a particular group in Somaliland or region wether they are from sool sanaag togdheer saaxil maroodijeex awdal selel gabiley i consider them all family . But what is Somalia you are talking about what is the territorial integrity of Somalia i just heard you talk about the republique de Djibouti and how the people from that county want to be part of Somalia Mogadisho or the people of NFD i think the people of NFD are happy being part of a prosperous and developed country. Why are you forcing them to be part of a failed state? And the people of Djibouti said no to Somalia in 1977 As for your last point that one ethnic group should be united under one single state that's just absurd look at he affars they are part of Djibouti Ethiopia Eritrea. Diversity get's all the energy out of you to be on top so that you can be the best , or what about our Arab Brothers to the north and the Arabs have a long civilization something the Somalis lack (Al xadaratil Carabiya) The Somali state lasted for what 31 years, only that alone tells you Somalis as a whole were never one country or united during the colonialist or even before that. the whole nationhood living under a single state is taboo to Somalis. That's why it came to an end in 1991 it was a failed experiment even going back in history during the walashma dynasty the rulers of those dynasties were arabs the founders of the Islamic state in Seylac and the funny part is not all Somalis were under that dynasty , because the world was transforming and the modernization of the world was in full gear Somalis had to jump on the bandwagon. But we all know what happened so at the end Somalis even antiquity were uncivlized and unrully reer miye and that's how they are most of them today they were never under one ruler nor did they rule themselves. So liibaan the Somalia you are looking for it never existed. And i think in the near future it will only dismember even further with all the new clan states rising and the so called new tribal homelands.
-
Saalax;704481 wrote: Taleexi & Libaan. You can't have it both ways. At one time refusing to join Somaliland or your fellow Puntland cousins and the other screaming for fake "Unity" and advocating for Somaliland to join a failed country (Somalia). If you refuse to join your fellow somalis with existing dowlads and hormaar. Why do you think Somaliland would ever want to unite with the anarchy ridden Somalia? It's all about qabyalaad ha dhacdo bahashasi
-
no peace and security is needed but constant reconicilition conference
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
loooooooooooooooooooooooooooool -
Wafti Ka Socda Golayaasha Baarlamaanka Somaliland Oo Dalka Botswana Kula Kulmay Shir-gudoonka Baarlamaanka Iyo Xisbiyada Dalkaas. Gabarone (Ramaas) Mar.22, 2011 - Wafti ka kooban toban xubnood ka tirsan labada gole ee guurtida iyo wakiilada Somaliland oo uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha wakiilada Md Baashe Maxamed Cade, ayaa maanta Magaalada Gabarone ee xarunta dalka Botswana kula kulmay guddoomiyaha baarlamaanka iyo axsaabta siyaasada ee dalkaas. Waxa ay labada dhinac ka wada hadleen sidii loo abuuri lahaa xidhiidh iskaashi oo dhexmara labada baarlamaan, isla markaana loo suuragalin lahaa in ciqaadkaasi uu noqdo mid meel mar ah oo dhabaha u xaadhi kara xidhiidh wanaagsan oo ay yeeshaan labada wadan. Waxa kale oo waftigu Magaalada Gabarone ay kula kulmeen gole xeer-beegtida ee wadaankaas oo la yidhaahdo NTLO Yadigoti oo ah gole dhaqan oo jaangooya arrimaha dhaqanka iyo diinta ee dalkaas. Waa socdaalkii ugu horeeyay ee wafti ka socda Jamhuuriyada Somaliland uu ku tago dalka Botswana oo ku yaala dhanka Koonfureed ee Qaarada Afrika.
-
With three fifths of the world’s uncultivated arable land, a fifth of the world’s copper and half of the world’s gold, a combined GDP set to have more than doubled by 2020 and forecasts for the highest working age population in the world by 2040, Africa’s huge potential is clear for all to see. Many of you here are already part of Africa’s success and will be well aware of the exciting opportunities ahead. Others are waking up to it. One Chief Executive of a top financial services company who has spent many years advising US businesses on global opportunities said recently that while those US businesses normally discussed Asia, the Middle East and Latin America, last summer for the first time they clamoured “but what about Africa? Tell us about Africa!” Much of this is down to improvements in the quality of government. The African Union is now approaching its 10th anniversary and has been involved in successful mediation in Mauritania, Guinea and Niger. It is wrestling with the current challenges in Cote d’Ivoire and it is willing to deploy essential peacekeeping troops to the most challenging of conflict zones such as Somalia and Darfur. There are many countries where democracy is flourishing or where hard won gains are being consolidated. Botswana has provided a pillar of political stability and democracy in the continent since its independence. Ghana, Malawi, Zambia and Sierra Leone have all seen peaceful transfers of political power with Niger and Guinea Conakry both holding peaceful elections in the last year. Even in a country as wrought with conflict as Somalia, the stable region of Somaliland enjoyed a remarkable transfer of democratic power from one elected government to an opposition party last summer. And in Sudan we will see Africa’s newest nation come into being this year following a remarkably peaceful referendum on secession, accepted by North Sudan, which Britain worked very hard to achieve, making it an early priority of our foreign policy to focus the UN Security Council on the potential crisis there and demonstrating that targeted engagement from the international community can achieve very real results. Improvements in governance are helping to drive Africa’s prosperity. The African continent is second only to Asia in its growth and projected growth, which averaged 6 per cent in the five years to 2009 and avoided recession since the onset of the financial crisis. Alongside the big success stories of Nigeria, South Africa and Angola are the smaller economies who have made significant progress. Even in Zimbabwe, which has been blighted by decades of misrule, Finance Minister Tendai Biti has steered the economy from a rate of hyper-inflation in 2008 to growth of 8% last year. This is a remarkable feat. Parts of Africa have become a byword for smart innovation. We are all familiar with the mobile phone banking phenomenon in which Africa has lead the way, after the Kenyan company Safaricom was the first to make this commercially successful. However equally striking is the use of mobile phones by Ugandan farmers to check market prices, by Senegalese fishermen to select the best ports to unload their catch and by Ghanaian customers to guard against counterfeit medicines. The Webbox, designed to transform a standard TV into an internet portal, is being developed by South Africa’s Vodacom. These developments show how Africans are developing their economies and societies in their own ways. Given that 80% of global poverty reduction comes from economic growth we can all see what these developments along with increased regional economic integration and freer trade will mean for millions of Africans currently living in poverty. Africa’s prosperity is also good news for countries like our own. Britain has an ambitious foreign policy which seeks to build up our standing and influence in the world, and to support our economy. We are working hard across government to support African growth and encourage British companies to make the most of Africa’s business opportunities. I have tasked all of our Embassies and High Commissions in Africa to make this a priority, working with our UKTI trade and investment teams. The Department for International Development is also working to promote African wealth creation and support free trade initiatives. UK exports of goods to Africa have more than doubled since 2001, and there are many further opportunities for trade and investment between us. British companies and educational establishments can support African growth through the transfer of finance, skills and technology. Our networks of people to people links are strong and we enjoy a vibrant and active community of British Africans living in the UK. Leading government figures in Africa, including from Zambia, Kenya, Botswana, Ethiopia, Rwanda, South Africa and the Seychelles have studied in the UK, and of course Britain and 19 African countries share membership of the Commonwealth. We are committed to meeting the target to spend 0.7% of Gross National Income on international aid and are the first country in the G20 to set out exactly how we will do so. Following a root and branch review of all UK aid spending led by the International Development Secretary Andrew Mitchell the UK will focus our aid programme in fewer countries where the need is greatest and where UK support will make the greatest difference. Over the next four years our aid will help provide tens of millions of Africans with the means to work their way out of poverty. Africa must also get better breaks from the international community. In the EU, the world’s largest trading block, we remain a consistent advocate of the sort of free trade policies that benefit African economies, and of course we strongly support Africa’s ambitions to achieve a common market by 2028. Finally, we also recognise that Africa’s place on the world stage will be increasingly important. Many countries are already playing their part internationally, such as AU co-ordination of pan-African positions at G8 and G20 meetings, South Africa’s invitation to the forthcoming BRIC summit and simultaneous membership of the AU Peace and Security Council and the UNSC, alongside Nigeria and Gabon. We want to build strong bilateral partnerships and work with African countries on areas of mutual interest, such as free trade areas, development, conflict resolution and climate change, and to see Africa’s permanent representation on a reformed UN Security Council. Because we see the nations of Africa as important partners we are expanding several of our missions in Africa, particularly in South Sudan where we hope that our growing Consulate-General will become a fully fledged Embassy in July. And we will work resolutely with our partners in the region and internationally to address problems facing particular African countries. I mentioned Cote D’Ivoire at the start of my speech. In Zimbabwe, we support the crucial work of SADC, led by South Africa, to develop a roadmap towards credible elections with Zimbabwe’s leaders. In Somalia, instability is fuelling the spread of terrorism and piracy, which I discussed with my G8 colleagues last week. I can announce that we will be channelling £6 million into projects to develop the capacity of regional countries to prosecute pirates, as well as to help equip the Seychelles Coastguard as it deals with these threats. We will be unhesitating in arguing for the good governance that is needed if we are to speak of Africa’s economic lions in 2040 in the same way we do of Asian tigers today. Fourteen Presidential elections are mooted in Africa in this year alone, each of which will be a test for the future direction of the continent. Credible elections are not the whole solution for Africa’s future but they are an essential ingredient. If the challenges facing Africa are met successfully it will reinforce the shift of the balance of economic power and political influence to the South and the East that we are already witnessing. For too long now Africa has been viewed as the continent of wars or poverty. This audience today knows there is another story, one of steady progress and of great potential. People used to talk of Brazil as the country with a great future. Brazil has now made its leap into its own future; many African nations are doing the same. Britain stands ready to work with African countries every step of the way in a partnership that we hope will enable us to prosper together.
-
Britain stands ready to work with African countries every step of the way" 22 March 2011 Foreign Secretary William Hague talked about the situation in Africa in a speech to The Times CEO Summit Africa Speaker: Foreign Secretary William Hague Event: The Times CEO Summit Africa Location: London It is a pleasure to be here this afternoon, and I congratulate The Times for staging this event. It is an excellent idea to host a summit focussing on Africa’s successes and tremendous opportunities at any time; but to schedule it to be held at the precise moment when the eyes of the entire world are turned on North Africa suggests an extraordinary degree of prescience, and so I congratulate its organisers twice over. As I speak British Forces are conducting the fourth day of operations to enforce a no fly zone and arms embargo over Libya, to protect civilians against a government which has responded to legitimate demands for change with crushing military force and is now under investigation by the International Criminal Court. It is not for us to choose the government of Libya – that is for the Libyan people themselves. And I stress that they have a far greater chance of making that choice now than they did on Saturday, when the opposition forces were on the verge of defeat. With our partners we have halted the advance of Qadhafi’s troops towards Benghazi and prevented his planes from wreaking havoc from the skies, and this has undoubtedly saved many lives. We will continue to enforce United Nations Security Council Resolution 1973 until there is a complete and genuine ceasefire and an end to attacks on civilians. At a time of such hope and optimism in the Middle East, we cannot let the Libyan government violate every principle of international law and human rights with impunity. The thirst for greater political and economic freedom continues to gather unstoppable momentum among the young people of North Africa and the Arab world. The sudden outpouring of this demand in so many countries simultaneously may have come as something of a surprise, but it is no surprise that people want freedom - the rule of law instead of the rule of state intelligence organisations, governments which they can choose and change, access to information, and economic opportunity free of corruption - for these are the common aspirations of people everywhere. I welcome the fact that the African nations currently on the UNSC, South Africa, Nigeria and Gabon, voted in support of action to protect the people of Libya. I met the President of the Gabon this morning and was able to thank him for his country’s principled stand. We are only in the early stages of what is happening in North Africa and the Middle East. It is already set to overtake the 2008 financial crisis and 9/11 as the most important development of the early 21st century, and is likely to bring some degree of political change in all countries in the Arab world. This is a historic shift of massive importance, presenting the international community as a whole with an immense opportunity. We believe that the international response to these events must be commensurately generous, bold and ambitious. The Prime Minister and I are working to galvanise a transformation of the European Union’s neighbourhood policy so that it can act as a magnet for positive change, providing clearer incentives for the creation of free, democratic and just societies that respect human rights. The EU already has vast means at its disposal to promote such reform, and we believe that it should also hold out the prospect of deeper economic integration with Europe so that the people of the region can see a clear path to a more prosperous future. But these momentous events do not necessarily stop at the borders of the Arab world. One of the emerging lessons of the crises in the Middle East is that the demands for freedom will spread, and that undemocratic governments elsewhere should take heed. The effects of this are already rippling out in some parts of sub-Saharan Africa. Following protests in Khartoum President Bashir of Sudan has reiterated that he will step down at the next election. In Zimbabwe over forty students, activists and trade unionists were arrested for treason on simply for watching video footage of protests in Egypt and Tunisia. Inspiring scenes of people taking the future of their countries into their own hands will ignite greater demands for good governance and political reform elsewhere in the world, including in Asia and in Africa. Africa led the way in this during the final decade of the last century, with South Africa’s successful struggle against apartheid led by man who became a global icon for freedom and reconciliation, Nelson Mandela. By making this argument Britain is not trying to dictate change, but pointing out such sentiments will spread of their own accord. The desire for freedom is a universal aspiration, and governments that attempt to isolate their people from the spread of information and ideas around the globe will fight a losing battle over time. Governments that use violence to stop democratic development will not earn themselves respite forever. They will pay an increasingly high price for actions which they can no longer hide from the world with ease, and will find themselves on the wrong side of history. Governments that block the aspirations of their people, that steal or are corrupt, that oppress and torture or that deny freedom of expression and human rights should bear in mind that they will find it increasingly hard to escape the judgement of their own people, or where warranted, the reach of international law. The action we have taken in Libya, authorised by the United Nations Security Council, shows that the international community does take gross violations of human rights extremely seriously. For just as Qadhafi is an obstacle to the peaceful development of Libya, there are some others who stand in the way of a brighter future for their countries. In Cote d’Ivoire former President Laurent Gbagbo has refused to concede that he lost last year’s presidential election, and is sanctioning attacks on defenceless civilians in a desperate attempt to cling illegitimately to power. I spoke last night to President Ouattara and discussed the need for UN sanctions on those who obstruct the African Union’s attempts to broker a peaceful transfer of power, and for those responsible for human rights abuses to be held to account. In Zimbabwe today Mugabe’s security forces continue to act with impunity, ramping up intimidation in order to instil fear in their opponents and to prevent the people of Zimbabwe from expressing their democratic voice. And in a number of other African countries there have already been arrests and censorships of African journalists attempting to report on what is happening in the Arab world and raising the democratic deficit in their own countries. This is not only futile in this age of mass communication, but it is also directly contrary to the lesson the North African events have for the world, which is that such actions are deeply counterproductive. The foundations of good governance - the rule of law, free media and strong independent institutions - are not a luxury but a fundamental basis for economic long term development and security. It is clear to us that the opening up of closed political systems to more representative and accountable government is not only the appropriate response in affected countries in the Middle East, but applies to all societies everywhere. Democratic freedoms and long term stability and success go hand in hand. When we look at the success of Ghana, Botswana and South Africa the connection is clear, as is the deficit of both in countries held back by conflict or misgovernment. This is a point our Ministers constantly make with countries in the region. There is ample evidence that the coming years could be a turning point for Africa; a chance for it to build on successes across the continent, to overcome various legacies of the past and to realise the huge human and economic potential in many of its countries, if progress on reform and governance is stepped up.
-
indhahaygu way furanyihin 20 tanki sanadood eeh aan qurbaha joogay indhahaygu wa furnayeen sida na waan idin eegeyey 20ka sanadood na waxad ka hadlayseen security iyo heblayaa no heshiiyey iyo suuqa bakaraha ayay beesha calaamku u heshiiyeen iyo wax la mid ah War maxanu fahana ma wax la fahmi karaad tihin:D
-
The Zack;704149 wrote: ^^This one is Iraqi's, find the correct Somali land flag. iraqi flag Somaliland flag
-
Xarakada Shabaab oo qiratay inay burcad-badeedu ka amar qaataan
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
Faroole + Fuaad shangoole = Budhcad badeed -
Wefti Ka Socda Baarlamaanka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Guddoomiyaha Baarlamaanka Botswana March 22nd, 2011 Botswana (Somaliland.Org)- Wefti uu ka kooban labada aqal ee Baarlamaanka Somaliland (Guurtida iyo Wakiilada) oo uu Hoggaaminayo Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax, oo Socdaal ku maraya dalka Botswana ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Xeer beegtida ee Baarlamaanka dalkaasi NLTO oo la yidhaahdo Ya Dikgosi. Weftigan iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Botswana waxay ka wada hadleen sidii ay labada Baarlamaan ee Somaliland iyo Bostwana ay iskaashi iyo wada shaqayn u yeelan lahaayeen iskuna dhaafsan lahaayeen wixii macluumaad ah ee la xidhiidha shaqada Goleyaasha Baarlamaanka. Waxaanay labada dhinac isku afgarteen inay sii xoojiyaan xidhiidkooda. Waxa kale oo weftigani la kulmi doonaan mudada ay socdaalka ku joogaan dalkaasi sadexda Guddi hoosaad ee baarlamaanka Bostwana. Guddoomiye Ku Xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladdu waxa kale oo ay kulmeen xisbiyada siyaasada ee dalka Botswana oo ay uga warameen Marxaladihii ay Somaliland soo martay, Nabadeyntii, dhismihii Ha’yada dawliga ah iyo afartii doorasho ee ka dhacay dalka. Weftigaasi waxa uu ka kooban yahay toban xubnood oo ka kala socday Goleyaasha Baaralmaanka ee Wakiilada iyo Guurtida.waxaanay dalkaasi joogi doonaan illaa 26-ka Bishan March.
-
WAR DEG DEG AH: Gudoomiyahii Gudiga Amniga Galkacayo oo Caawa dil Toogasho Lagu dilay Print E-mail Be the first to comment! Gaalkacyo (SPR): Barmaha Magaalada Galkacayo ee xaruunta Gobolka Mudug ayaa waxaa dil Gaadmo ah loogu geystay Gudoomiyihii Gudiga Amniga ee degmada Galkacayo Nabadoon Xuseen Cali dude, waxaana wakhtigaasi uu ku sugnaa Aagama Masaajidka Raxma ee xaafada Garsoor. Dilka Gudoomiyaha ayaan ilaa hadda la ogayn sababata rasmiga ah ee ka dambaysa in la dil gaadmo ah lagu dilo balse waxaa ay Ciidamada Amaanka ee Galkacayo aagaasi ka sameeyeen howl galo baadhitaano ah oo ay ku baadi goobayaan kooxihii dilkaasi ka dambeeyey. Waxaa la shaaciyey in hubka Fudud loo adeegsaday dilka Nabadoonka oo wakhtigaasi ku sgunaa Xaafada Garsoor ee Galkacayo, waxaana isla markiiba baxsaday kooxihii shuftada ahaa ee dilkaasi Geystay, waxaana dilka nabadoonka uu qayb ka yahay dilal isa soo tarayey oo dhacayey Maalmihii Tegay.
-
Axmed Cali salaad oo sheegay in ay xaalada Galkacayo Tahay ka sii daraysa iyo Weriey liibaan oo uu sheegay in uu la mid yahay dadka Falalka loo soo qabtay. Gaalkacyo (SPR): Magaalada Galkacayo ee xaruunta Gobolka Mudug ayaa waxaa dabayaaqadii Toddobaadkii hore iyo xalayba waxaa ka dhacay Falal gaadmo iyo qaraxyo nooca rumuud ah oo Magaaladaasi ka dhacay, waxaana qarax lagu weeray Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland, iyo dil xalay loo geystay Nabadoon ka Tirsan Kuwa Gobolka Mudug. Axmed Cali salaad Gudoomiyaha Gobolka Mudug oo goor dhowayto la hadlay warbaahinta Maxaliga ah ayaa waxaa uu ka hadlay Falalkaasi waxaana uu Tilmaamay in ay jiraan kooxo qas wadayaal ah oo inta badan Falal noocaasi oo kale ah ka sameeya Galkacayo, waxaa kaloo uu saxaafada ka cadeeyey in ay jiraan kooxo arintaasi ku lug leh oo Magaalada ku soo badanaya. Gudoomiyaha Gobolka Mudug waxaa uu canbaarayn iyo dhaleecayn dusha uga Tuuray kooxahaasi oo uu sheegay in ay yihiin kuwo bulshada ku dhex jira isla markaasna markasta isku deyaya in ay Fuliyaan Ficilo xun xun oo lagu dhawacayo bulshada Gobolka Mudug. Waxaa kaloo uu ka hadlay dad ay ciidamada Amaanka ee Puntland u soo qabteen qarax lagu beegsaday Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland kaasi oo ahaa mid geystay khasaare dhaawac ah oo Afar qof ah, balse dad badan ayaa loo qabtay waxaana ku jira Weriye Liibaan Qaran oo ka Tirsan weriyaasha Galkacayo. Axmed Cali salaad oo weriyaha xidhan arinta wax laga waydiiyey ayaa si wayn isaga leexiyey in uu war dheer oo ku saabsan weriyaha bixiyo waxaana uu sheegay in uu weriyuhu ku jiray dadkii la qabqabtay balse uu xaq u leeyahay in uu Maro baadhitaaka ay marayaan dadka kale ee lala xidhay. Saxaafada waxaa uu ka codsaday in aysan qod qodin sababata loo xidhay iyo waxyaalaha uu u xidhan yahay balse waxaa uu sheegay in uu ka mid yahay dadka lagu Tuhmay in uu qaraxaasi ka dambeeyey isla wakhtigaasi xabsiga ay u taxaabeen ciidamada Amaanka. Weriye liibaan Qaran oo ay saxafiyiinta Galkacayo ku booqdeen Xabsiga uu ku xidhan yahay ayaa sheegay in uusan garanayn ujeeda loo xidhay wakhtiga la soo qabtayna uu ku sugnaa goobta uu qaraxu ka dhacay oo ah warshadii hore ee Galayda Galkacayo halkaasi oo uu u joogay in uu hello Xog buuxda oo ku aadan qaraxaasi basle ay ciidamada Amaanka xidheen. Laamaha Amaaka ee Gobolka Mudug ayaa haatan waxaa ay ku jiraan heegan sarre oo ku aadan sidii ay ula socon lahaayeen dhaqdhaaqyada bulshada Magaalada Galkacayo iyo dadka iyagu ka dambeeya qaraxyada iyo dilalka qorshaysan waxaana aan jirin cid ilaa hadda loo soo qabtay dilka Gudoomiyihii Gudiga Amniga ee Gobolka Nabadoon Xuseen cali Dude' oo xalay ay kooxo hubaysan ku dileen Aaga Masaajidka raxma ee Xaafada Garsoor ee Gakacayo.
-
Gaalkacyo:Koox hubaysan oo weerar khasaaro geystay ku qaaday gaari Rakaab ah oo marayey inta u dhaxaysa Galinsoor & Gaalkacyo. 22. marts 2011 Gaalkacyo:(Allpuntland)-Wararka laga helayo Koonfurta gobolka Mudug ayaa xaqiijinaya in halkaas ay koox hubaysani weerar ku qaadeen midkamid ah gaadiidka waaweyn ee rakaabka qaada kaas oo kasoo ruqaansaday koonfurta soomaaliya kuna soo wajahnaa gobolka mudug,waxaana ay wararku intaas kudarayaan in weerarkaas oo ahaa mid si bareer ah loo qaaday ay khasaaro kaladuwan ka dhalatay. Warar hufan oo ay APL ka helayso Konfurta gaalkacyo ayaa sheegaya in weerarkaas ay ku dhinteen Labo ruux ayna jiraan dhaawacyo intaas kabadan,waxaana ay wararku hoosta ka xariiqayaan in dhaawacyadii weerarkaas lagu dabiibayo isbitaalka Koonfurta Gaalkacyo kuwaas oo qaarkood ay xaaladoodu wanaagsantahay. Dadka khasaaradu soo gaartay ayey wararku xaqiijinayaan in ay qeybo kamid ahi gaariga kasoo raaceen magaalada Baladweyn ee xarunta gobolka Hiiraan,waxaanan weli la garan ujeedada weerarkan gaariga dadweynaha lagu qaaday,iyadoo ay taasi kamid noqonayso weerar isdabajoog ah oo gaadiidka dadweynaha ay kuqaadaan kooxo isbaarooyin badani ay u yaalaa deegaano kamid ah Mudug koonfurteeda & Galguduud.
