Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,096
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I have to say though they tried to be neutral though Hiiraan.com. They are the least biased compared to all other Koonfurian websites.
  2. Not believing this remember they claimed they killed Al amriki and abu Mansuur before and not they claim they killed Ibrahim afghani Meecaad.
  3. Only Koonfurians believe an opinion of what is written on hadhwanaaagnews is an absolute fact no wonder Somalia is a failed state.
  4. Reminds me of the folks of allsanaag Shariifoow adiga iyo Siilaanyo oo labo dal ah miyaa ka wada qayb galaya xaflada koonfurta sudaan Readmore http://www.allsanaag.com/Details.asp?id=7574
  5. Farmaraa;732880 wrote: PLEASE READ HADHWANAAGNEWS ABOUT THE LASEST NEWS FROM NEW SUDAN REPLIC !! http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=39751 What does this topic have to do with Somaliland dad bay meeli bugta
  6. rag fara badan ba ka faro qabsan laha
  7. Dawlada Kenya Oo Taageertay Maamul Goboleed Cusub Oo Laga Dhisay Gobolada Xuduuda La Leh Dalkeeda Ee Soomaaliya. Nairobi(Ramaas) July. 9, 2011-Dawladda Kenya ayaa martigelisay kulan lagu dhameystirayo maamul goboleedka Azaaniya, kaasoo shalay si rasmi ah uga furmay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya, waxaana kulankaas ka qaybgalay waxgarad, culummo iyo siyaasiyiin ka socda gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Maamulkan waxa dhistay beelaha haybta la wadaaga beesha deegaanka Gaaris waxaana furitaankii shirkaas ka hadlay wasiirka horumarinta gobolada Waqooyi Bari ee dalka Kenya Maxamed Faay oo xusay isagoo ku hadlaya afka dowladda Kenya in sababta ay u maalgeliyeen kulankan ay tahay si ay nabad uga dhalato gobolada Soomaaliya ee ku yaala xuduudda ay Kenya la wadaagto Soomaailya. "Haddii aan nahay madaxda dowladda Kenya ee asalkoodu Soomaalida yahay, waxaan rumeysannahay in danta dowladeennu ay muqadas tahay, sidoo kalena ay gobollada dariskeenna ah nabad noqdaan, sababta aan shirkan u marti-gelinnayna waa in nabad laga dhigo gobollada Koonfureed ee Soomaaliya," ayuu yiri Maxamed Faay. Sidoo kale, kulanka waxaa ka hadlay madaxweynaha maamul Azaaniya Maxamed Cabdi Xaaji Gaandi ayaa sheegay in hadafkoodu uu yahay in ay marka hore saddexda gobol ee uu ka kooban yahay maamulkaan laga saaro Al-shabaab, markaas kaddibna la sameeyo maamul loo dhan yahay oo aan ku dhisnayn qabiil. Kulanka ayaa lagu soo bandhigay filim ka hadlaya qaabka loo dhisayo maamul goboleedka Azaaniya taasoo uu sharxayay Mr. Gaandi, waxaana ka mid ahaa qodobbada filimka looga hadlay sida lagu soo xulnayo xildhibaannada, degmooyinka ay ka imaanayaa iyo dhameystirka xubnaha maamulka. Ugu dambeyn, Prof. Gaandi waxa uu sheegay in diyaar u yahay wixii talo iyo tusaale ah ee ku saabsan qaab dhismeedka maamulka Azaaniya oo u dhageysanayo fikir kasta oo ka yimaada shacabka ku nool gobolada uu maamulkan matalayo.
  8. xaflada halkee lugu qabtay ma meeshi panorama in jigjiga yar
  9. Now, when one points out the glaring reality that Somalia in general (and in sotto-voce sense, pirate-land in particular) are faring in comparison to Somaliland; you, once again, like a manner, that would of have make that "old Jewish lady" proud, decided to regale the gallery that is SOL, your "imagined imperfection", in which, you, alone are privy to it, whereby to boot, Somaliland seemed to be suffering from it. ;)
  10. our girls are unique i have to say i hardly compare them to other woman
  11. Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Koonfurta Suudaan Silva Kiir ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxaana casho sharaftaasi goob joog ka ahaa Madaxweyneyaasha Simbabwe iyo Ereteriya. Robert Mugabe isayas afewerki and Ahmed Siilanyo having dinner tonight in Juba . hala dhargo oo calasoosha hala tiiryo beritoole na wa ino iyo xafladi
  12. Hogaamiyaha Koonfurta Suudaan oo casho sharaf u sameeyay Madaxweyne Siilaanyo July 8th, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)-Weftigii balaadhnaa ee uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galaba gaadhay magaalada Jubba ee koofurta dalka Suudaan kuwaasi oo Sabtida barri ka qeyb galaya dabaal dega wanqalka dalka cusub ee ka dhashay koonfurta Suudaan kaasi 54aad ee ku soo biira qarammadda xorta ah ee Afrika. Weftiga Madaxweynuha waxay gaadheen magaalada Jubba 5:45 galabnimo waxaana madaarka ku qaabilay saraakiil sar sare oo ka tirsan dawlada cusub ee maanta loo wanqalayo jiritaankeeda iyo Guddida u qaabilsan soo dhawaynta madaxda tirada badan ee ka socota beesha caalamka ee lagu casuumay xaflada dabaal dega dalkan. Waxa kale oo Madaxweynaha madaarka Jubba ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo La Taliye u ah dawlada cusub ee ka dhalatay koonfurta Suudaan. Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo weftigiisa waxa la dejiyay Huteel weyn oo ku yaalla magaalada Jubba,halkaasi oo ay degeen badi madaxda adduunka ka socotaa. Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Koonfurta Suudaan Silva Kiir ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxaana casho sharaftaasi goob joog ka ahaa Madaxweyneyaasha Simbabwe iyo Ereteriya. Weftiga Madaxweynaha waxa xubno ka ah Marwada koowaad Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, Wasiirrada Arrimaha dibada, Madaxtooyada, Beeraha, Macdanta iyo biyaha, Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya Aadan Nuux Dhuulle iyo 15 Suxufi oo ka kala socday dhammaan qeybaha kala duwan ee warbaahinta Somaliland. Weftiga madaxweynuhu waxay shalay galab ka dhoofeen garoonka caalamiga ah ee Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Magaalada Juba waxa ku sii qul qulaya madax badan oo ka socota caalamka oo goob jog ka noqonaya dalkan cusub ee ka go’ay dhul weynaha Suudaan, ka dib markii sanadkii 2005 dawladda Suudaan iyo jabhadii koonfurta Suudaan ay ku heshiiyeen heshiis nabadeed oo dhigayay in gobolada koonfurtu ay ka go’I karaan waxa afti laga qaaday shacbiga ku dhaqan koonfurta Suudaan Bishii January ee la soo dhaafay ay 99% doorteen inay madax banaanidooda ka qaataan wadanka Suudaan.
  13. Madaxweyne Siilaanyo Oo Markii u Horaysay Kulan La Yeeshay Wasiirka Arrimaha dibada Ingiriiska July 8th, 2011 Addis ababa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta markii u horaysay kulan kula yeeshay magaalada Addis ababa Wasiirka Arrimaha dibada Dalka Ingiriiska Md. William Jeffer Hagu oo maanta socdaal qaatay muddo shan saacadood ah ku yimid dalka Itoobiya. Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Ingiriisku waxay ka wada hadleen sidii loo sii balaadhin lahaa iskaashiga iyo wax wada-qabsiga taariikhiga ah ee u dhaxeeya Somaliland iyo Ingiriiska. Waxa kale oo ay iska xog waraysteen xaalada nabadgelyo ee mandaqada Geeska afirka iyo sidii ay Somaliland door muhiim ah uga qaadan lahayd xasilinta gobolka qalalaasuhu hadheeyay. Madaxweynaha Somaliland waxa uu kale oo uu Wasiirka Arrimaha dibada ee Ingiriiska ka dalbaday in dalkiisu kaalin ka geysto sidii Somaliland oo ah qaran madax banaan oo dimuqraadi ahi aqoonsi buuxa uga heli lahayd caalamka. Wasiirka Arrimaha dibada Britain Md. William Jeffer Hagu, waxa uu sheegay inay ka go’an tahay dalkiisa inuu la shaqeeyo Somaliland isla markaana la sii xoojiyo cilaaqaadka labada wadan. Waxaanu Somaliland ku ammaanay kaalinta wax ku oolka ah ee ay kaga jirto nabadgelyada iyo dimuqraadiyada gobolka. Wasiirka Arrimaha dibaddu waxa kale oo uu maanta dalka Itoobiya u yimid inuu la kulmo Raysal Wasaaraha Itoobiya Malez Zanawi iyo Madaxweynaha Somaliland. Madaxweynaha Somaliland waxa kulankaasi ku wehelinayay Wasiirrada Arrimaha dibada iyo Madaxtooyada, halka Wasiirka Arrimaha dibada ee Ingiriiskana uu wehelinayay Safiirka Ingiriiska u fadhiya Itoobiya. Dhinaca kale, Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu khamiistii kulan kula yeeshay saraakiil ka tirsan ciidamada badda ee Ingiriiska markab dagaal oo ku soo xidhay dekada Bebera. ka hor intii aanu weftigii Madaxweynuhu ka dhoofin magaalada xeebta ku taalla ee Berbera ee xarunta gobolka Saaxil.
  14. A_Khadar;732692 wrote: The queen bounced back to its orphans.. Enjoy the praises if that releives 20+ years of cabaad for recongnition. This is what i call cabaad
  15. A_Khadar;732699 wrote: Is s/l included that somalis of somalia?? No Somalis from Kenya Somalis from Djibouti Somalis from Somalilannd Somalis from Ethiopia are not included Somalis from Somalia that's what oodweyne is talking about.
  16. Weftigii Madaxweynaha Somaliland Oo Si Diiran Loogu soo dhaweeyay Koonfurta Suudaan July 8th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Weftigii balaadhnaa ee uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galaba gaadhay magaalada Jubba ee koofurta dalka Suudaan kuwaasi oo Sabtida barri ka qeyb galaya dabaal dega wanqalka dalka cusub ee ka dhashay koonfurta Suudaan kaasi 45-aad ee ku soo biira qarammadda xorta ah ee adduunka. Weftiga Madaxweynuha waxay gaadheen magaalada Jubba 5:45 galabnimo waxaana madaarka ku qaabilay saraakiil sar sare oo ka tirsan dawlada cusub ee maanta loo wanqalayo jiritaankeeda iyo Guddida u qaabilsan soo dhawaynta madaxda tirada badan ee ka socota beesha caalamka ee lagu casuumay xaflada dabaal dega dalkan. Waxa kale oo Madaxweynaha madaarka Jubba ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibada Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale oo La Taliye u ah dawlada cusub ee ka dhalatay koonfurta Suudaan. Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo weftigiisa waxa la dejiyay Huteel weyn oo ku yaalla magaalada Jubba,halkaasi oo ay degeen badi madaxda adduunka ka socotaa. Weftiga Madaxweynaha waxa xubno ka ah Marwada koowaad Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, Wasiirrada Arrimaha dibada, Madaxtooyada, Beeraha, Macdanta iyo biyaha, Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, Wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya Aadan Nuux Dhuulle iyo 15 Suxufi oo ka kala socday dhammaan qeybaha kala duwan ee warbaahinta Somaliland. Weftiga madaxweynuhu waxay shalay galab ka dhoofeen garoonka caalamiga ah ee Magaalada Addis ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Magaalada Juba waxa ku sii qul qulaya madax badan oo ka socota caalamka oo goob jog ka noqonaya dalkan cusub ee ka go’ay dhul weynaha Suudaan, ka dib markii sanadkii 2005 dawladda Suudaan iyo jabhadii koonfurta Suudaan ay ku heshiiyeen heshiis nabadeed oo dhigayay in gobolada koonfurtu ay ka go’I karaan waxa afti laga qaaday shacbiga ku dhaqan koonfurta Suudaan Bishii January ee la soo dhaafay ay 99% doorteen inay madax banaanidooda ka qaataan wadanka Suudaan.
  17. Weftigii labaad ee Ka Socda Somaliland oo u Kicitimay Koonfurta Suudaan July 8th, 2011 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)-Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilada oo ay weheliyaan Wasiirrada Beeraha, Macdanta iyo biyaha xildhibaano ka tirsan labada gole ee sharci dejinta iyo shan iyo toban suxufi oo ka kala socday qaybaha warbaahinta ayaa maanta u baqoolay koonfurta Suudan. Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha wakiilada Cabdi casiis Maxamed Samaale, oo warbaahinta kula hadlay qolka nasashada ee madaarka Cigaal international Airport ayaa sheegay in weftigani ay qayb ka yihiin weftigii balaadhnaa ee uu horkacayay M/weynaha J.S.L ee lagu martiqaaday xuska iyo debaaldega ku dhawaaqista madaxbanaanida koonfurta wadanka Sudan oo maalinta Bari ah si rasmi ugu Madax banaanaanaya Sudan intiisa kale ,taasoo maalinta bari ah lagu qaban doono caasimada dalka cusub ee Juba. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiiladu Md.Samaale waxaa uu tilmaamay in socdaalkoodan ay uga faa’iidaysanayaan sidoo madaxda aduunka ka socota ay ugu bandhigi lahaayeen qadiyada aqoonsi raadineed ee Somaliland. Sidoo kale qaar ka mid ah suxufiyiintii weftigan raacay ayaa balan-qaaday inay xogo badan u gudbin doonaan hogaamiyayaasha adduunka isaga kala imanaya isla markaana ay faahfaahin ka siin doonaan maraaxilkii kala duwanaa ee Somaliland soo martay tan iyo markii ay dib ugula soo noqotay xoriyadii ka luntay 1960kii iyo dariiqii ay ku abuurtay nabadgalyada,dhismaha haykal dawladnimo,horumarka iyo dimuqraadiyada ay hirgalisay,isla markaana ay kala doodi doonaan sababta kaliftay inay dunidu indhaha ka qarsato xuquuqda ay umadani u leeyihiin in la aqoonsado. Weftigan waxaa ku sii sagootiyay Madaarka Cigaal Airport Gudoomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxmaam Maxamed Cabdilaahi [Cabdilaahi Cirro] weftigan waxaa garoonka ka qaaday diyaarad Khaas ah oo loo soo diray. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa iyaguna shalay u kicitimay koofurta Suudaan halkaasi oo ay kaga qeyb galayaan dabaal dega wanqalka dalka cusub ee ka dhashay koonfurta Suudaan oo loo damaashaadi doono maalinta bari ee Sabtida