-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
All dadku wabay wada bukaan eh
-
Shacbiga Togdheer oo si xamaasad leh u soo dhaweeyay xukuumadda iyo khudbadii Madaxweynaha ee Khayriyada Burco October 9th, 2011 Madaxweynaha Somaliland Oo ka Hadlay Mashaariicda laga fulin doono gobolka Togdheer Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa maanta kumanaan qof oo ka mid ah shacbiga ku dhaqan magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer kala hadlay fagaaraha khayriyada Burco. Kumanaan qof ayaa weftiga madaxweynaha si diiran ugu soo dhaweeyay isla markaana u soo diyaar garoobay khudbada weftigiisa. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ka khudbad ka hadlay waxa uu ka waramay socdaalkiisa iyo waxyaabihii xukuumadiisu qabatay waxaanu yidhi “Walaalayaal dadweynaha reer Burco ee Gobolka Togdheer waxaan aad iyo aad idiinka mahad celinayaa sida aad noo soo dhawayseen Aniga (Madaxweynaha) iyo weftiga balaadhan ee qaranka waxaan ogahay inaad saaka oo dhan aad milic taagnaydeen taasina waxa weeye jacaylka aad u qabtaan dawladnimada iyo qaranimada. Walaalayaal waxaanu wax ka qabanay waxyaabo badan muddadii koobnayd ee aanu xilka haynay haddii ay tahay mushahar kordhintii Ciidamada, shaqaalaha iyo dhinaca waxbarashada.” “Walaalayaal si aanu Ciidamadda u dhiiri gelino waxa aanu booqanay Gobolka Sool oo aad iyo aad naloogu soo dhaweeyay, farxad weyna way noo ahayd inaanu ciidamada qaranka ee jiida hore ee wadanka daafaca booqano oo u mahad naqno oo aanu tusno si aanu u dhiiri gelino,”ayuu yidhi Md. Axmed Siilanyo. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay inay dalka intiisa badan kormeer ku soo mareen qeybaha u hadhsana ay booqan doonaan.Madxweynaha Somaliland waxa uu sheegay in gobolka Togdheer laga fulin doono mashaariic faro badan, waxaanu yidhi “Gobolkan Togdheer ee aan maanta joogno mashaariic badan baa laga fulin doonaa oo qorshaha noogu jira, qorsheyaashaasi waxa ka mid ah ceelal ay inoogu deeqeen Imaaraadka carabta, waxa kale oo ka mid ah Iskuulo badan oo la dhisi doono. Waxa kale oo la dhisi doonaa goobo caafimaad.” “Wadadda u dhaxaysa Burco iyo Hargeysa dhismaheeda balan qaad baanu ka samaynay weftigii balaadhnaa ee ka socday Gudidii horumarinta Gobolka Togdheer ee Hargeysa noogu yimid ayaanu ka wada hadalay. Wadaddaasi oo aanu imikana soo aragnay inshaalaahu tacaalaa miisaaniyada soo socota ayaanu qeybo ka mid ah ku dari doonaa anagoo hubna in meel kasta ha joogeene’e dadweynaha gobolka Togdheer ee reer Somaliland ay iyaguna gacan ka geysan doonaan mar walbana horumarinta gacan ka geystaan,”ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo. Madaxweynuhu waxa uu shacbiga Gobolka Togdheer ugu baaqay inay ilaaliyaan wad jirkooda, midnimadooda isla markaana ay ilaalinta nabadgelyada iska xil saaraan. Waxa kale halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi oo shacbiga gobolka Togdheer ku ammaanay kaalintii ay ka geysteen isbedelkii dalka ka dhacay oo uu ku sifeeyay inay ka qaateen door horseednimo. Muuse Biixi waxa uu sheegay in Magaalada Burco ay baal dahabiya kaga jirto sooyaalka taariikheed ee qaranimada Somaliland. Sidoo kale, waxa halkaasi ka hadlay Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiilada Md. C/Casiis Maxamed Samaale, Wasiirka xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir Cali Iyo Badhasaabka gobolka Togdheer Yaasiin Muxumed Cabdi.
-
shilling dal aan xuduudeeda ilaashan maba jirto calaamla
-
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Thankful;750560 wrote: Come on Xaaji, You cannot honestly tell me that this trip wasn't a surprise. Even if you say he left the city and returned - which I don't believe. Look at the crowds Xaaji, 20 women cheering? Where is everyone? It's a big city. I have been to 2 cities on transit where I walk around the town between flights before flying out again. I don't considered those a trip or visit. Like I said, there was no mention about his trip before it happened, not from you or anyone. You know why the crowds are nothing? Because believe Xaabsaade could have brought out supporters. It's because they didn't want the SSC to find out in advance and they were scared of organized protests. The president went to the city and he received a warm welcome talked to the elders of the city addressed the people lunched there and than visited the front lines Gambadhe when done that he returned back to laascaanood to continue his trip in laascaanood . It was clear that he was visiting laascaaanood yesterday before he did it was posted online on various Somaliland websites.Their could have been protests but there weren't any unless you have some other news we don't Here is the website that posted that Siilaanyo was going to visit laascaanood Yesterday http://www.boramanews.com/news/index.php?option=com_content&view=article&id=2852&catid=66 -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
'Liibaan';750575 wrote: War Criminal Siilaanyo made a secret visit to Las Anod - SSC Regions of Somalia. Warlord Siilaanto' trip was shrouded in secrecy because of obvious security reasons. nin dhuumanaya waxba ma daan daansado loool -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Thats the video i wanted khaatuumo conference G15 crew were in laascaanod proves the point that laaska is not occupied -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Hide what he visited laascaanood than visited gambadhe than came back to laascaanod took pictures talked to the People of laascaanood President Siilaanyo made it clear that he was visiting the eastern regions and he did end of story , the ssc where and when they knew that Siilaanyo was coming for Laascaaanood when he left oog western sool. The visit was very clear and worked out president Ahmed Siilaanyo as the Commander in chief visited the front lines in gambadhe and addressed the Somaliland national army (Ciidanka Qaranka) -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Laascaanood:Madaxweynaha Somaliland oo booqday Laascaanood iyo Jiidaha Dagaalka ee Puntland iyo Somaliland Xili ay dhawdahay Sanadguuradii markii ay deegaanadaas qabsatay Somaliland.(Warbixin). 8. oktober 2011 Laascaanood:(Allpuntland)-Madaxweynaha Maamulka la magacbaxay Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta booqasho rasmi ah kuyimid deegaano kamid ah gobolka Sool ee Puntland oo intiisa badan uu gacanta ugu jiro maamulka Somaliland oo Awood ku haystay sanadkii afraad si xuriyad ah, Madaxweynaha Somaliland waxaa maanta safarkiisa ku wehelinayey xubno kamid ah golayaasha kaladuwan ee Maamulka iyo saraakiisha kaladuwan ee ciidamada Somaliland wuxuuna booqday meelo badan oo kamid ah gobolka Sool ee Puntland. Mr.Siilaanyo ayaa booqashadiisa ka bilaabay duleedka Laascaanood isagoona ay madaxda Somaliland ee gobolkaasi iyo xubno uu horkacayo Wasiirkiisa Arimaha Guduhu kusoo dhaweeyeen magaalada Laascaanood, Waxaana intaas kadib uu booqday jiidaha dagaalka ee duleedka Laascaanood isagoona tagay halka ugu danbaysa ee ay ciidamada Somaliland difaaca uga jiraan ee duleedka deegaanka Gambare oo ay dhawaan joogeen ciidamada Puntland iyo kuwa SSC ee malayshiyo beeleedyada ah halkaas oo uu khudbad kooban Ujeediyey ciidamadiisa islamarkaasna salaan ka qaatay cutubyo kamid ah ciidamadaas. Madaxweyne Siilaanyo ayaa dib ugu laabtay magaalada Laascaanood halkaas oo uu kula hadlay Odayaasha iyo waxgaradka Laascaanood oo kala hadlay arimo kaladuwan oo quseeya hormarinta deegaanadaas isagoona sheegey in dadka deegaanka looga baahanyahay inay ka shaqeeyaan hormarka ayna gacan siiyaan ciidamada Amaanka si buuyiri looga hortago dadka dhibaatooyinka amnixumida ah ka gaysanaya deegaanada Somaliland gaar ahaana magaalada Laascaanood. Booqashada Madaxweynaha Somaliland ee gobolka Sool ayaa ahaa mid aan kadis ahayn ee la filayey labadii cisho ee ugu danbaysay kadib markii uu booqanayey deegano kamid ah gobolka Togdheer ee Somaliland waxaana ay imaanaysaa xili ay dhowdahay Sanadguuradii afraad ee kasoo wareegtay markii ay Laascaano qabsadeen ciidamada Somaliland (15-10-2007), taasoo ay imika u egtahay Dhoolatus rasmi ah oo uu Madaxweyne Siilaanyo kasamaynayo deegaanada uu awooda ku haysto maadaama waqtigan aysan jirin Qorshayaal ka dhan ah oo uu wado maamulka Puntland. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) booqashada uu gobolka Sool ku tagay ayaa noqonaysa tii ugu horaysay oo kudhawaad 9-sano uu Madaxweyne Somaliland ahi booqday Laascaanood uuna usii gudbo meel kudhow xadka gobolka Nugaal, Waxaanan wax war ah kasoo saarin booqashadaas ama canbaarayn dawlada Puntland ee Soomaaliyeed oo madaxdeedu ay si rasmi ah uga gaabsadeen iyadoona ay shacabka reer Puntland canbaareeyeen booqashada imika ee Siilaanyo, Waxayna tani imaanaysaa xili madaxda Puntland ee imika aysan weli ka dhabayn Balanqaadkii dhaarta huwanaa ee ay Sadex sano iyo toban bilood ka hor ay ka balanqaadeen shacabka reer Puntland iyo Golaha Wakiilada kuwaasoo Doorashadoodii ku dhaartay inay dib usoo celin doonaan gobolka Sool ee Puntland oo Somaliland ay awood ku joogto balse ilaa iyo imika ma muuqato wax qorshe ah iyo dadaal ay dhaartaas uga dhabaynayaan kumana ay soo daraan qorshayaashooda iyo himiladooda inay balanqaadkaas dhaarta Huwanaa ka dhabeeyaan taasoo fududaysay Booqashada xaragada leh ee madaxweyne Siilaanyo. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
So now its about how long he stayed there first it was can't visit sool and when he did its about well i was expecting a better welcome give it a rest man -
Leezu i think Passerby belongs to the same ethnic groups As Melez zenewi.
-
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
And Aaaliyah was it also not under occupation before 2007 since you are an ssc supporter and is not a supporter of SL or Pl. Also what about the khaatumo delegates visiting laascaanood doing their Campaign there how can they can they address the people in a city that is occupied? -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
I don't think laaska is under occupation the Khaatumo conference delegates were in laascaanood just two weeks ago and addressing the people. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
-
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Nice welcome there for President Siilaanyo soo dhowoow Madaxweyne dadku wa dadkaai dalku wa dalkaagi gobolku wa gobolkaagi -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Well said Mr Maxamed Nuur Carraale (Duur) Somaliland borders are indisputable -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Aaaliyaah u have to start Some where Somaliland works for the people of Somaliland its peaceful its progressing its build and its people are determent to achieve their goals and are peace loving productive people and want to live in peace with its neighbors. Somalia na ilaahay nabad iyo xasilooni iyo hormar ka dhali ileen wa umad Somali oo islaam ah Somalida Djibouti na ilahay hormar dalkooda iyo wanaag haku si wado iyo nabad iyo wadajirka Somalida Gobolka Somalida dega eeh Ethiopiana ilahay ha ka dulqaado dhibaatada oo ilahay fursad ha u siyo si ay nabad iyo sharaf ugu nolaan lahayen Somalida NFD iyo kenya waba Somalida lugu baxsaday wa Somalida qeyb dhan nairobi ka dhistay mana maqlin iyago Somalia hadal haya ilahay iyagana hormar iyo wanaag iyo sharafta ha ugu si kordhiyo. Somalida Somaliland na ilahay calankooda tawxeedka ha wada qabsadaan oo dalkooda ha dhistaan oo ha hormariyaan oo wa iftiinka geeska africa ilahay ha u ziyaadiyo. -
Somaliland, time for some people’s diplomacy
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I think he said that Somalis are Homogeneous group thus it will have an opposite effect since he believes Europe are different ethnic Germans Romans Slavish and for them it worked. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Somaliland president Axmed Siilaanyo visited so far borama awdal Gabiley region Wajaale Arabsiyo Berbera saaxil region burco togdheer region Saraar region Caynabo oog Sool region laascaanood gambadhe Salax when you going to welcome the President in Sanaag in Ceerigaabo city Waleh tani is raacday -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
Naxar Nugaaleed;750483 wrote: pics or it did not happen and the welcome party prop came with him on some buses -
Somaliland, time for some people’s diplomacy
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somaliland and the people of Somaliland share links with Somalia and the people of Somalia Linguistic and Cultural Links to some extend which will be the key to future understandings between our two Nations. Even though the Political culture and the two different histories the two people share cannot form some sort of obstacle that will make it impossible to cooperate on Some fields which will better the lives of our peoples. In Addition the new generation of Somaliland Djibouti and Somalia all want to make a difference and change the future and shape the political environment they are in. I think the Somali version of social political institutions can open the debate break the ice of many taboo's among our societies it can bring people Closer to each other to develop new mutual interest in the horn Africa eventhought he koonfurians are not as advanced as the Somalilanders and Djiboutians but with the right mechanism. I mean with these social Poltical instituition it will give the people of Somaliland Djibouti to include their methods of thinking and beliefs in all natures which can influence the behaviour of the future goverment and the majority of the Citizen in Somalia in the future indeed. -
magaaladda Laascaanood iyo soo dhaweyn diiran oo uu kala kulmay
Xaaji Xunjuf replied to Wiil Cusub's topic in Politics
War Sooomaaliland is raacday unstoppable -
Mandaqadan waxa ku badan dadka aan Somaliland madax-banaanida la jeclayn” Madaxweyne Siilaanyo October 8th, 2011 Jawigii soo dhawaynta Weftigii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolka Saraar Caynabo (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Caynabo ee xarunta Gobolka Saraar, waxaanu dadweynaha kala hadlay meel fagaare ah. Weftiga Madaxweynaha oo ka soo kicitimay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool waxa duleedka Magaalada Caynabo ku soo dhaweeyay Boqolaal qof oo ka mid ah shacbiga ku dhaqan gobolka Saraar waxaana madaxweynaha loo dhigay rooga cas oo lagu muuneeyay soo dhawayntiisa. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo la hadlay shacbiga magaalada Caynabo ayaa u mahad celiyay shacbigii soo dhaweeyay waxaanu yidhi “Walaalayaal aad iyo aad ayaanu idiinka mahad naqaynaa sida wanaagsan ee aad noo soo dhawayseen, waxyaabo badan ayay madaxdiinu halkan ka sheegeen in Gobolku u baahan yahay, waanu ognahay in baahiyo badan uu gobolka Saraari u baahan yahay.” Madaxweynaha Somaliland waxa sheegay in ay wax badan qabteen mudadii xukuumadiisu jirtay waxaanu yidhi “Waxaanu is leenahay mudadii yarayd ee sanadka ahayd ee aad xilka hayseen waxaad qabateen wax badan waxbarashadii aasaasiga ahayd ayaanu lacag la’aan ka dhignay, waxa ka mid ah waxyaabaha aanu qabanay shaqaalihii iyo ciidammaddii oo aanu mushaharkii u kordhinayn in kasta oo aanu jeclayn inaanu kafaalo qaadno oo aanu *****lo baahiyaha gobolada oo dhan haddana nooma ay suurto gelin ee waxa noo qorshaysan inaanu anagoo shacbigayaga kaashanayna oo gacmaha is haysana aanu qabano.” Madaxweynuhu waxa uu shacbiga u soo jeediyay inay ilaashadaan nabadgelyada dalka waxaanu carabaabay inay mandaqadan ay joogaan dad badan oo neceb qaranimadeena. “Waxa dhammaanteen xil inaga saaran yahay inaan ilaashano nabadgelyada dalkeena, waxa mandaqadan waxa ku badan dadka aan Somaliland madax-banaanida la jeclayn, waxaana aad ugu faro badan dadka dibada inagaga soo duulaya waxaan dadweynaha ugu baaqayaa meel ay joogaanba inay is kaashadaan oo ay meel uga soo wada jeedsadaan dhismaha qaranka,”ayuu yidhi Madaxweynaha Somaliland. Md, Siilaanyo waxa uu sheegay inay xukuumad ahaan wax ka qaban doonaan adeegyada bulshad ee uu u baahan yahay Gobolka Saraar. Waxa madaxweynaha ka hor halkaasi ka hadlay Badhasaabka Gobolka Saraar, Xubno ka mid ah waxgaradka deegaankaasi iyo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. Cabdi-casiis Maxamed Samaalle. Weftiga Madaxweynaha waxa xubno ka ah Marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sh. Maxamed Jirde, Wasiiradda Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Nuur Carraalle (Duur), Wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiilada Md. Cabdi Casiis Maxamed Sam aalle, Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Xildhibaano ka tirsan Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland iyo saaraakiil ka tirsan madaxda lamaha dawlada. Weftigu galabta ayay dib ugu soo laabteen magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.