Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Some guy who was accused of being behind the killings in seemaal in baki district of Awdal last year.
  2. Ciidanka Booliska Gabiley oo ka hadlay Eedaysane Cawar Xareed oo ay gacanta ku dhigeen February 25th, 2012 Gabiley (Somaliland.Org)- Ciidanka Booliska ee magaaladda Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley, ayaa galabta hawl-gal ay fuliyeen waxay gacanta ku soo dhigeen Cawar Xareed oo ka mid ah sagaalkii eedaysane ee xukuumadda Somaliland ay shaacisay inay ka dambeeyeen dilkii foosha xumaa ee ka dhacay Tuuladda Seemaal ee u dhaxaysa Gabiley iyo Baki, sida uu shabakadda wararka ee Somaliland.Org u xaqiijiyay Taliyaha qeybta Booliska Gabiley Ismaaciil Rashiid Maxamuud oo hawl-galkaasi hoggaaminayay. Taliyaha qeybta Booliska Gabiley Ismaaciil Rashiid Maxamuud oo ka hadlayay hawl-galkaasi wuxuu yidhi “Waxaanu galabta abaaro salaadii casar gacanta ku dhignay eedaysane Cawar Xareed oo ku jiray Guri laba makhsin ah oo qabyo ah oo magaaladda gudaheedda ah, waxaana ILAAHAY mahaddii ay ciidanka Boolisku ku guulaysteen inay gacanta ku soo dhigaan iyadoo aanay wax khasaare ahi ka dhicin oo aanay qofna xabadi waxba yeelin.” Taliyuhu wuxuu sheegay in markii hore uu ciidanka Booliska ku soo riday rasaas, hase yeeshee aanay waxba cidi ku noqon. Taliyuhu wuxuu sheegay inaanay jirin cid kale oo la joogtay eedaysanahaasi gacanta lagu dhigay. Ismaaciil Rashiid Maxamuud, waxa uu sheegay inay eedaysanahan isla galabta ku wareejiyeen Taliska guud ee Booliska oo lagu xidhay magaaladda Hargeysa, waxaanu ammaan u soo jeediyay ciidanka Booliska Gabiley ee hawl-galkaasi fuliyay. Eedaysanahan waxa lagu xidhay xarunta Ciidanka CID-da ee magaaladda Hargeysa
  3. The Kings of Puntland don't mind secession from Somalia as long as they can wear arabic clothing fart around on the beach and drink tequila.But this is unacceptable division based along clan lines the Garowe enclave is part and parcel of Somalia and Somalis will not accept secession. Even if oil is found it belongs to all the people from raaskaambooni to raas caseer.So osman stop comparing you're self to Qatar.
  4. ^We shall see what the US does when Somalis disagree on the so called garowe accord:D
  5. War deg deg ah: Ciidanka Booliska Gabiley oo Goor dhawayd Gacanta ku dhigay Cawar Xareed oo ku Eedaysnaa Dilalkii Foosha Xumaa ee ka Dhacay Deegaanka Seemaal. Ciidamo Tiro badan oo uu Hogaaminayo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gabiley Ismaaciil Rashiid...... Gabiley (GNS)-Hawl-gal Balaadhan oo ciidamada Booliska Gabiley ka Fuliyeen Gudaha Magaalada Gabiley ayaa goor dhawayd lagu soo Qabtay Maxamed Maxamuud Cawaale (Cawar Xareed) oo ka mid ahaa Eedaysanayaashii Dilkii Seemaal ka dhacay dabayaaqadii sanadkii tagay. Ciidamo Tiro badan oo uu Hogaaminayo Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Gabiley Ismaaciil Rashiid ayaa ku Qabtay Cawar Guri ku yaala Magaalada Gabiley oo uu ku dhuumanayay, ciidanka ayaa gaadh ka qabtay Gurigaasi iyaga oo aan wax dhaawac ah soo gaadhsiinin ayay gacanta ku soo dhigeen. Cawar Xareed ayaa isla markiiba loo gudbiyay Magaalada Hargeisa, Cawar Xareed ayaa ka mid ahaa sagaal nin oo dhawaan wasiirka wasaradda arimaha guduhu magacyadooda ka sheegay warbaahinta isla-markaana sheegay inay ku cadahay inay ka dambeeyeen dilka saddex qof oo dabayaaqadii sanadkii hore lagu dilay deegaanka Seemaal. Taliyaha ciidamadda Booliska ee Qaybta Gabilay ismaaciil rashiid oo warbaahinta u waramayay ayaa xaqiijiyay qabashadda Maxamed Maxamuud Cawaale (Cawar Xareed), waxaanu intaasi ku daray in ay hadda u soo gudbiyeen ciidamadda C.I.D ee magaaladda Hargeysa halkaaas oo hadda lagu hayo Waa Markii ugu horaysay ee Hawlgal noocan oo kale ah laga Fuliyo Gudaha Magaalada Gabiley kaasi oo lagu Baadi goobayo Eedaysanayaal Wasiirka Arimaha Guduhu Warbaahinta ka yeedhiyay Magacyadooda isla markaana lagu guulaystay Eedaysanahan oo uu Wasiir Duur sheegay inuu Ahaa Aabaha Eedaysanayaasha lagu tuhunsanyahay Dilkii Seemaal. Cawar Xareed Waxa kale oo uu ka mid ahaa Eedaysanayaal tan iyo xukuumadii Daahir Rayaale kaahin Baadi goobkiisa lagu jiray isla markaana lagu tuhunsanaa dilalkii kala duwanaa ee ka dhacay Jidka Dilla iyo kala baydh iyo Dilkii Foosha Xumaa ee ka dhamaadkii sanadkii tagay ka dhacay Seemaal.
  6. peasant;794730 wrote: Xaaji wax walba meel ayey ka bilowdan, afar tan nin waxa ay tuseen somali in ay wada fariisan karto wadankoda gudahiisa ayna ka wada hadli karaan sidii xal waara loogu heli lahaa bulsha weynta somaliyed. Xaaji taa keli ah baa amaan mudan kadib inta aan la gudo gelin waxa ay ku heshiiyen. Sidoo kale Xaaji gogoshu somali oo dhan bay u fidsanayd lakiin idinku ma idin iman hadii aad tihiin mamulka somalida waqooyi tasina ma aha mid cid kale lagu eedi karo. Peasant mayaa wa fiicantahay in dalka gudihisa lugu shiro balse ma lo dhama wa mayaa wax aan loo dhamayn in ragi ku dhawaqaan oo ay xeer ka dhigtan in dadka somalia lugu hogaamiyo wa qalad weye. Ama u yeedha hiiraan dadka matala ximan iyo xeeb dadka matala azaniya cida matasha jubaland cida matasha gobolada koonfurta somaliya iyo inta shabatu haysato cid matasha dee ama naga dayaa. Mide labaad shirkani shir somali oo dhan maha ,miya loo yeedhay reer nfd miya loo yeedhay reer somali galbeed miya lo yeedhay Somaliland na looma yeedhin. Shirka Garowe wuxu aha shir ku sahabsan Somalia.
  7. Maya somalia cadalaad baan la raba sabab wa walahayo waxan ku idhi ya qadanaya wax ay afar nin so mal maluuqdeen in garowe oo u farooole gar wadeen ka yahay cadalaad baa loo Bahanyahay sheekdadan garowe accord ma shaqeyneyso wanad arki dad badan ba iska hor iman doona.
  8. Faroole can't even unite the garowe clan enclave let alone uniting somalia the garowe accord is not accepted in ximan iyo xeeb not in hiiraan and also not in other parts of southern somalia.
  9. Bad move by sh atam faroole will now play the terrorist card.
  10. Good read and he raised several good points. but I don't think somalis in. Somali galbeed would support the samestruggle even with a name change. The animostiy and miss trust is so high in the region.
  11. War inantu wa darwiishad weye faraskeedi bay koraysa goordhow hala dayo seeftey nala dul maraysa
  12. Sidoo kale, ra'iisul wasaaraha Itoobiya ayaa waxaa hadalladiisa ka muuqday inaysan waxba u taranyn Soomaalida qodobbadii kasoo baxay shirkan haddii ay wax u dhaceen sida uu maqlay oo ahayd in qodobbada iyo shirku kala horreeyeen.
  13. ^^ i know the map is not complete the Caffars are not included and socotra
  14. In which sadly, this foreign minister seemed to be given us, all the indication, that if it was up to him, he could come around and tell us, that, inter-regional conference of south east Asia is something we in Somaliland should take part in, indeed.. :D But i agree the law was good no need for a change on the other hand Somaliland is very political mature and we have come to that stage that Somaliland independence cannot be disputed in a conference things need to be clear though.Somaliland had a good status at the London conference but Somaliland made it clear we will discuss our future relations with Somalia when Somalia has a functioning government.
  15. The Turks proposed to mediate between the current government of president Siilaanyo and the TFG government but siilaanyo declined. I prefer an African country though Somalilands case is unique in Africa the only problem is the country they declared independence from doesn't have a government or at least not a functioning government we shall see how it goes.
  16. gooni;794346 wrote: Haduu madaxda aduunkoo dhan ka socota hortooda soo istaago muxuu oran lahaa baad is leedihiin 1- kala danbaybaan smaysanay amaan mudan ee hogaan soomaaliya aan u noqono hargaysana caasimad ha laga dhigo 2- 21 sano baan ictiraaf u heesnay oo u ooynay wax noo riyaaqa iyo wax noo istaaga midna mahayno maxay tahay sababtu? What makes you think you can change the capital of a country to another capital in another country its illogical. I think the people of Somaliland are just happy with their hard earned independence even if they are not recognized in the next century as long as their country is free of outside rule they are pretty much happy they will fight for their country. One has to accept the aspirations of the people of Somaliland. A union would've been nice if Somalis in the particular the Koonfurians were really honest when it comes to Somalinimo.To be honest i wasn't really sure about Somaliland quest for statehood in the early 90s but the last decade or so,but this is really what they want in Somaliland and thats just something people have to deal with it. its not the end of the world,Ileen dhulka bad uma dhexeyse eh ama hala wada noolado ama hala kala noolado hala noolado uun.