-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland vice president Cabdiraxmaan Seylici visits Awdal borama
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Aun to the vice presidents father who died last night in Borama -
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama. Boorama (Ramaas) Mar, 16, 2012- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) , ayaa maanta duhurkii gaadhay Magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Halkaas oo ku joogi doono booqasho aan la sheegin muddada ay qaadan doonto. Madaxweyne ku xigeenka waxa socdaalkiisa ku weheliya xubno ka tirsan golaha wasiirada, kuwaasoo ka qaybgeli doona aaska Marxuum Cabdilaahi Ismaaciil oo ah aabihii dhalay Mr Saylici,kaasoo lagu aasi doono galabta Magaalada Boorama. Waxa kale oo weftigi kulamo la yeelan doonaan madaxda gobolka iyo hogaamiyayaasha dhaqanka oo ay ka hadli doonaan xaalada uu ku sugan yahay gobolka , iyada oo dhawaanahayn oo ka soo raynayay xidhiidhka u dhexeeya reer Awdal iyo xukuumada oo aan wanaagsanayn ilaa intii uu Madaxweyne Siilaanyo talada dalka la wareegay badhtamihi sannadkii 2010
-
Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) Oo Wergeyska Economist’e Ee Dalka France U Aqoonsaday Ninka Ugu Maalqabaysan Dunida Afka Soomaaliga Ku Hadasha Shaacisayna Hantidiisa March 16, 2012 - Paris – Wergeyska Economist ee ka soo baxa dalka faransiiska ayaa todobaadkii hore wuxuu shaaciyey liis dheer oo ah maal-qabeenada ugu lacagta badan qaaradda Afrika wuxuuna markii ugu horaysay liiska ku soo darray dadka Afka soomaaliga ku hadla oo yeeshay Hantiile leh lacag aad u tiro badan. Wergeysku wuxuu u aqoonsaday ninka ugu ladan ama ugu lacagta badan qaaradda Afrika Ninka lagu magacaabo Aniko Dangote oo dhalashadiisu ka soo jeedo dalka Nigeria oo ka ganacsade Sifaynta Sonkorta iyo Milixda ninkaasi oo Wergeysku sheegay inuu haysto lacag qadarkeedu dhanyahay 13.8 Bilyan oo dollarka dalka maraykanka ah. Waxaa iyaguna kaalinta labaad soo gallay laba nin oo ka soo jeeda dalka Koonfur Afrika oo la kala yidhaahdo Diamond Magnete iyo Nicky Oppenheimer oo leh shariikadd keliya oo dahabka ka ganacsada oo haysta hanti dhan 6.5 Bilyan Dollar. Markii ugu horaysay ayaa Wergeysku wuxuu sheegay in ninka ugu ladan Dalka Jibouti iyo dhulka Soomaalidu degto uu yahay Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) oo Wergeyska Economist’e sheegay inuu haysto lacag qadarkeedu dhanyahay 1.6 Bilyan dollarka maraykanka oo u dhiganta 1.2 Bilyan Lacagta Euro-da ah una sii dhiganta 1.1 Bilyan oo lacagta Sterling dalka ingiriiska ah, Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) ayaa wergeysku sheegay inuu lacagta ugu badan ka sameeyey ganacsiga cuntada la quuto (Food Industry) isagoo u dhoofiya in ka badan 20 Dawladood oo qaaradda Afrika ku yaalla iyo weliba Shariikado caymiska ah oo ku yaalla Koonfurta iyo Badhtamaha Afrika oo u badan dalalkii Faransiisku gumaysan jiray. Waa markii ugu horaysay ee la shaaciyey hantida nin u dhashay jinsiyadda Soomaalida isla markaana ka soo jeeda Somaliland balse deegaan ahaan degen dalka Jibouti inuu haysto hanti qadarkeedu kor u dhaafay Bilyan.
-
Hargeisa, Somalia:: Somalia's Second Largest Capital
Xaaji Xunjuf replied to K.O.W's topic in General
K.O.W;804415 wrote: The British landed on the Shores of Somalia way before the 19th century. Some say, they were in Djibouti and Berbera in the 1750s, but for fact, the British were in Hargeisa in the 1820s. The Britts signed some treaties with the Mullahs in berbera 1827 because Berbera nomads attacked a ship belonging to the crown. But there were no brits in Somaliland at that time. -
Hargeisa, Somalia:: Somalia's Second Largest Capital
Xaaji Xunjuf replied to K.O.W's topic in General
There were no brits in Somaliland before 1884 there were some British Expeditionaries before 1884 like speke and Burton Luitenants stroyan in 1850s but he was killed in berbera. British protectorate started in 1896. -
Hargeisa, Somalia:: Somalia's Second Largest Capital
Xaaji Xunjuf replied to K.O.W's topic in General
Carafaat;804397 wrote: The Brits were there only for 80 years. who colonized them for the other 120 years? The turks were also there before the Brits well atleast in seylac and Berbera. -
Hargeisa, Somalia:: Somalia's Second Largest Capital
Xaaji Xunjuf replied to K.O.W's topic in General
That was 1970 Hargeysa 2012 Hargeysa is not Somalia's second largest city Galkacyo i think Since hargeysa is no longer part of Somalia. -
las canod, sool and the entire east needs development not war
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
K.O.W;804388 wrote: NFD is in the hands of Kenya, forcefully. Somali Galbeed is in the hands of Ethiopia forcefully. Djibouti is in the hands of French and Neo-Pro-Colonial individuals that are close to French Government. Now, don't compare yourself to Somali Galbeed and NFD who are occupied without the will of the people. Your tribe, after the departure of the Colonials, want to reinstate the Colonial Borders. LMAO I am not comparing anything Somaliland is not occupied its a free country Mashallah, but the Point is when we talk about Somali its not Somalia the Somali peninsula is much bigger than Somalia. Its sad though that Somali galbeed is under occupation and NFD and no one hardly speaks about it. -
The Capital city of Somalia Mogadishu
-
Yarkani wa rageedi i like him allot
-
las canod, sool and the entire east needs development not war
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
K.O.W;804384 wrote: Speak for your own clan. Today, the Somali people are ONE, and the only Tribe that doesn't want to be with the rest of the Somali people is YOUR tribe, the tribe of Hergeisa and Burco. Mogadishu is coming back! The two largest tribes of the Somali people are working together, have placed their differences behind them and are working in bettering SOMALIA. This is what i consider Somali -
las canod, sool and the entire east needs development not war
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Aaliyyah;804381 wrote: somaaali waa mid sxb, reerkaaga oo ah reer waqooyi galbeedna somalidaas ayeey ka mid yihiin intooda ha mamushaan maxa dadkale magaloyinkoda ugu maamulayaan. dad somaliyeed oo wada dhashayna ninka kala wada waa adiga ninka raba reer khaatumo iyo reer awdal in aad dan ku gaadhid. Reeraha kale ee somaliyeed ku dhahaya war waxba nagama dhaxeeyan dal kale baan ahay oo jirin. Sakhiifnimadaas adaa og mesha la aadasid. Maxa ka dhaxeeya reer khaatumo iyo reer waqooyi galbeed? oo ka dhaxeen reer waqooyi galbeed iyo reer mugadishu/reer puntland mathalan? dhamaan somaali baan nahay oo hal dhul iyo hal dal ayaanu wadaagna Caqlikaaga yar adaa og meshuu ku geenayo. Laakin wax soconaya ma aha wax umada shisheeyana u cuntamaya ma aha oo wax aqoonsi aad helasaan baa iska yar. Ee magaloyinkina ku imaan qaba, Somali oo dhan centeral government ee haystaan kuraas nigu filan ka raadsada taas ayaa caqligu ku jira. ama dee qurafaadka barta ka wadao, sooner than later you will accept the reality. Soomali maanta mid maha wana fiicnaan lahayd haday mid noqoto laakin dee wadadi lama hayo hada ama dee Somalida kale iyaguna raali kama aha inay Somalidu midoobaan marka , Somalidu si ay u kala badbadan ayaa sidani ay xal noqotay, Aaaliyaah anigu Woqoyi galbeed na kaman iman waxan ahay Somalida ka timi dhulka Xabashidu haystaan, Somaliland horta reer maha eeh dhul ba la yidha dhul dad dego berigi hore waxa la odhna jiray Somaliline sasay dadki hore ugu dhawaqi jireen, Dadka reer Somaliland maxa ka dhexeyaa wa dad isku taarikh ah isku xeer ah isku lahjad isku xeer siyasadeed isku ehel. Bal is weydi Aaaliyaah waxa adigu oo reer puntland ahaan jirtay garowe kula heshiin kari wayey tolka aad abtirsiin wadaagtiin , waxa jira wax qabil iyo abtirsiin ka weyn Somalidu waxay tidha oodi ab ka dhow. -
las canod, sool and the entire east needs development not war
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Aaaliyaah awoow maxaad dadka u kala qeybinaysa adigu raba inad dadka afsomaliga ku hadla inad mideysid hadana dad yar oo isku dal ah isku umad ah isku taarikh ah inta manta Somali ugu mideysan baad rabta inad kala daadisid maxaad marka mideyn hadaad tuulo tuulo kala daadisid aaliyah wa ku sidee. -
las canod, sool and the entire east needs development not war
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Aaliyyah;804367 wrote: Xaaji Xanjuf dalkeenu waa somalia (ma aha somaliland oo ah reer state ee sameesteen) inta horta waaa in aad sifiican iskaga dhaadhicisa oo qabyaalada aduu wadid joojisa oo aad rabtid in aad reer dal ka dhigatid (dadkalena ku maxaafsatid)..Somaliwayn ayaan leenahay waana la wada dhisayaaa..marka iska indhatirita, inkirida, iyo cuqdada somaliwayn u qabtid ka soco ama adi uun isku koob taasi sheeko reer khaatumo u taala ma aha. Reer khaatumo wa reer taasa yaaba diidan, sida reer somaliland reer u yihiin . Laakin waa reer waxooda raba in ay gacanta ku qabsadaan oo mamushaan magaloyinkooda somaliyana ka midnoqdaan. Marka reerka raba in ay go'aan oo ah reerkaga uun baa qabiileste noqonaya? ileen reer walba waxooda inay qabsadaan la iskuma haysto. Laakin reerka leh waan go'ana oo somali ma rabno in aan wax ku darsano laakin labo reer reer khaatumo iyo reer awdal ayaan xasuuqana oo dhulkoda ka xogana sida nalo aqoonsado ayaa ah qabiilnimo ta ugu xun marka sidan si isku dhaam nabigana ha uku saliyin waxaad deen ka taqaano baa iska yaraye Aaaliyaah inadeero waxbadan baad isku qal qaldaysa bal aan inyar ku sheego Somaliland wa dalkeeni wa dhulki aad ka so jeedid khaatuumo na waxay ka mid tahay gobolada aad ka dagtiid Somaliland , adigu uba aqoonsanow Somalia , laakin maanta yawma na hatha wax Somalia la yidha ma jirto , magac ahaan wa jirta Marka si ay Somaliyana ay u badbaado Somalilandna u badbado wa in la isla jaanqaada si wanaagsan sabab dee shalay ba inaga qolyaha Somalia jooga u tagnay oo wax ku darsanay , Mid kale na an ku sheego Somaliweyn maha Somaliland iyo Somalia oo kaliya wa in inta ka badan wa gobolka O'gaden Djibouti nfd Somalia iyo Somaliland. Marka sidee cuqdad loogu qaadi kara Somaliweyn macquul maha inadeer. Meesha wax go' itaani ma jiro ma dhulka mar go aya Somalidi uun ba kala dawlado noqday Besides Somali lama rabo lama odhan Adigu Somali waxad u taqana inta Somalia degen uun Somali, Inadeer O'gadeniya iyo NFD marka la isku daro ka dad badan Somalia marka dee inaga da waxan aad kala wadid isku ehel iyo dal baynu nahay kala tegi mayno. -
Ethiopia 'launches military attack inside Eritrea'
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ethiopia troops attack rebel bases in Eritrea SHARE BOOKMARKPRINTEMAILRATING Photo/JENNY VAUGHAN/AFP Ethiopian government spokesman Shimeles Kemal speaks in Addis Ababa on March 15, 2012, where he announced that Ethiopia had attacked an Eritrean military base . By ARGAW ASHINE NATION Correspondent Posted Thursday, March 15 2012 at 18:05 Ethiopian troops on Thursday carried out military attacks on rebel bases in Eritrea. Ethiopian government spokesperson Shimeles Kemal told reporters in the capital Addis Ababa that the military carried out missile attacks on the posts in Ramid, Gelahbe and Gimbi, 16 kilometres inside south-eastern Eritrea. Kemal said the targeted rebels were the Afar Revolutionary Democratic Union Front, who were involved in the abduction and killing of tourists last month. “Our national defence force has today (Thursday) attacked military posts in Eritrea in which subversive and anti-peace elements were trained,” said Kemal. “Today’s (Thursday's) action does not constitute a direct military confrontation against Eritrea. “The Ethiopian defence force entered Eritrea and launched a successful attack against military posts that have been used to organise, finance and train the subversive groups,” Kemal said. He, however, did not give details on casualties from both sides. The spokesman downplayed possible retaliation from Eritrea, saying Asmara was not in a position to launch a counter- attack. However, Eritrea sources said the country’s authorities will meet to discuss how to respond to the attacks by Ethiopia. Afar Revolutionary Democratic Union Front claimed responsibility for the abduction of the tourists and blamed Ethiopia for the killing of five European tourists during an exchange of fire with Ethiopian troops. Ethiopia insisted Eritrea was behind the attacks on the tourists but Asmara denied the accusation. The two countries fought a bloody war between 1998 and 2000, which claimed more than 80,000 people -
las canod, sool and the entire east needs development not war
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Aaliyaah inadeer ma is maqlaysa khaatuuumo waxa sameystey reer waxana aad leedahay reer ma tageersani laaakin reerkayga baan la raba dawlad miyanay wareer ahayn taasi , inagada waxan reeraha qaranimada iyo dawladnimada aynu dhinac isku raacino Aaaliyaah anigu ha igu sheegin qabiliste , qabyaaladu wa nijaas iska daaya bu yidhi nabigeeni. csw.. Anigu na waxan ahay nin ka weyn waxaas sheekooyin reerooyin hoose iyo reer hebel ba mamuul samaystey. Dadku ama qabilku wa sida basasha hadaad tolka meel ku ururusid iyaga kala tegeya beritoole waad arki doonta, wa dhibaatada haysata budhlayn oo aad adigu mar ka mid ahaan jirtay hada waxad leedahay intaydi baan meel geeystey. Hadaynu u laabaano hormarka wa shay aad u muhiim ah Aaaliyaah adiga wax dhisi kara aniga wax dhisi kara marka dalkeena aynu dhisano. -
Somaliland opposition leader says federalism “best option” for Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
No need for clanish borders and clan states in Somaliland it doesn't bring anything to the table national unity is the way forward. Federalism like 4.5 is a temporarily solution to solve some matters in Somalia how ever that's not how Somalia is going to look like in the future. -
So maakhirites and the Garaad clan are the greatest SL supporters and go out in thousands and thousands to celebrate Somalilands independence day that's a good thing clearly that Somalilanders are united in their quest for recognition as an independent republic. As for investment there is investment in the region the Ceerigaabo burco road is under-construction an new university was built this years Its just that the eastern regions are always a bit underdeveloped than the rest that includes gar adag dararweyne xays mait ceelafweeyn ceergaabo laasqooray and all those eastern regions.There are even regions in the middle of Somaliland underdeveloped and the far western part of Sl seylac and boon and even the villages around Burco and the southern part of Somaliland not everything revolves around tribal settlements and clan villages in Somaliland.
-
las canod, sool and the entire east needs development not war
Xaaji Xunjuf replied to The Hermet's topic in Politics
Good topic guys easy with the Qabiil talk the east of the country needs development and the SL govt should do all to invest in the eastern region of the country.Ceelafweyn ceerigaaabo gar adag laasqoray laascaanood boocaame Buhoodle Qurilugud all have the same needs which is development and prosperity inshallah nafta kheyr u sheega. -
A state governed by a clan, a state with clanish fictional borders a state created for a clan by a clan or even sometimes for a subclan.in Afsomali its called Mamuul Goboleed nothing better than national unity.
-
Ethiopia 'launches military attack inside Eritrea'
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Lets see how the red sea state defends itself against Ethiopia in the last war they stood their ground. -
Reconciliation get rid of clan states let people get to know each other better and see the better side of each other. And last but not least a new war now needs to be fought this time not against a dictator or another clan or a neighboring country.But against poverty if you put that in practice than i am sure 65% of the trust will be re-gained Inshallah.
-
Somaliland opposition leader says federalism “best option” for Somalia
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Siilaanyo was talking about Somalia and not About Somaliland, Somaliland doesn't want to have clan federal states in their country subclanish sstates no thanks. -
Ethiopia 'launches military attack inside Eritrea'
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ethiopia 'launches military attack inside Eritrea' Ethiopian forces have launched a military assault on positions inside Eritrea, Ethiopian officials have said. Ethiopia attacked because Eritrea was training "subversive groups" to carry out attacks inside Ethiopia, government spokesman Shimeles Kemal said. A number of people were killed and others captured when three camps were attacked, a defence ministry official quoted by state ENA news agency said. The two countries fought a border war from 1998 to 2000. Thursday's dawn assault is the first attack by Ethiopian troops inside Eritrean territory since the end of the war that killed some 80,000 people. Tensions have risen in recent weeks - with Addis Ababa blaming Eritrea for backing Ethiopian rebels who staged a January raid in the northern Afar region that killed five Western tourists. More on This Story
