Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Waryaa suldaanku wa reer somaliland , qabiil ba ku madax maray iyo habro Beri hore la xabaalay
  2. Carafaat cidlaad jafaysa war may uraage noqdaan so dreyski dawlada ethiopia ma xiidhna in badan baan u soo joogay dadkinan mala imika dhashay laakin itoobiyaanka cadawaad aad u fog ba inaga dhaxaysa. Meeshay ka xanuujin karan way ka xanuujin mida labaad xabashi waligeen u maynan naxariisan iyaguna waligood ino naxariisan mayaan. Waan la yaaba somalida ku andacoota ethiopiankuna way ina caawiyaan oo somalia bay dib inoola dhisayaan.
  3. War Cilmi aniga idinka yaqaan iiga dhegeysta ninkaas wu gaajoonayey markasa lafaha lugu dhuftay wu iska dhintay, Hodan wu ku riyoon jiray uun intanu dhiman wa sida qisadu.
  4. Sources are saying Committee on Somaliland side will be Daahir rayaale kahin Chairman of the Committee That Xusseyn ducaale will be the deputy chairman of the committee Muse biixi kulmiye leader Jamac ismaciil shabeel secretary general of the ruling party Kulmiye Edna Adan ismail Fuaad adan cade Professor Siciid gees And Sultaan Daakir
  5. Mareeg state Galguduud state Jubaras state Jubaland Azania Waax iyo waadi Banadir state Dadkanu ma waasheen
  6. Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Geedi oo sharci daro ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay Mogadishu Khamiis 29 March 2012 SMC Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Geedi oo sharci daro ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay. Prof.Cali Maxamed Geedi oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Dowlada KMG ah Soomaaliya islamarkaana Ra'iisulwasaare ka soo noqday dalka ayaa sharci daro iyo wax aan la qaadan karin waxaa uu ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay ee ee ay Soomaalidu kaga dhawaaqeem waqtiyadaan danbe gudaha iyo dibada dalka. Dhamaan maamul goboleedyadii dhawaan looga dhawaaqay dalka iyo dibada ayuu Cali Maxamed Geedi ku tilmaamay kuwo oo aan loo marin habkii sharciga ahaa marka la eego nidaamka Dowlada u degsan ee dhanka sameynta maamu goboleeyada. "dad yar oo meel isugu tagay markaasa maamul ku dhawaaqay waxba soo kordhin karaan, taasina maaha mid waafaqsanayn Sharciga u yaalada Dowladda KMG,islamarkaana Baarlamaanka Soomaaliyana uusan ansixin"ayuu yiri Prof.Cali Maxamed Geedi . Cali Geedi oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Nayroobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa dhanka kale ka digey in Soomaalidu xiligaan ku degdegin balse ay tahay marka hore inay ka fiirsdaan Warka mas'uulkaani ayaa imaanaya xili waqtiyadaan danbe la maqlayay magacyada maamul goboleedyo badan kuwaasoo gobolada dalka qaarkood looga dhawaaqay.
  7. Cilmi boodheri gaaja dishay jacayl ma dilin
  8. There are many jews in Jerusalem who believe that especially in the early 21 century when there were many attacks against jews. In the hebrew language it was called Jerushalem.
  9. Abwaan anigu NFD haday kenya gaar uga go'ayso wa ok wa tageeraya haday gaar u istaagayso haday Somalia ku biireyso ama gaar u go ayso iyagay u taal waleh.
  10. ^^ Are they not both Somali territories whether a clan fights or not that's besides the point.
  11. Farax Macalin said that the NFD issue is totally different when compared to the O'gaden occupation because the Kenyan Somalis accepted to be part of Kenya listen to the last part.
  12. Carafaat khaatumites don't like using new technology leave them in their cage please:D
  13. Man since 2002 meesha ciro baba kugu gashay
  14. The top general of the AMISOM forces in Somalia Ninki Musafanin Inadeerki dee.
  15. ^^ Tigrayga ka baqaan i think they killed Abtigis uncle also in kenya in 2011 but he was an active member of the ONLF The Question is Mr Abtigis is he also an Active member of the ONLF.
  16. War abtigis hadu dhowr bilood so postgereyn wayoo war halaga doono Horta kikuyado manay shacabka la joojin ilaalin?