-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Puntland gets her way once again: #Istanbul update
Xaaji Xunjuf replied to VivaSomaliaa's topic in Politics
Somalia;836167 wrote: No no, I said 'no one cares about xamar', not me, it was to highlight the sudden interest by the international community to bring stability to Somalia. You don't care about you're capital strange war ileen tan oo kale. -
Topsecret video about USC and Kismaayo 1991
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Yes just blame everything on General caydiid the rest were angels. -
Mala kuwan oo kale bey is moodeen
-
Carafaat dadkanu may baran in meel dhexe la iskugu yimado.
-
Somaliland: Welcome to the Somaliland Policy & Reconstruction Institute-SOPRI Wednesday, 30 May 2012 14:37 Dear Prospective Member, Last weekend the Somaliland Policy and Reconstruction Institute-SOPRI attended the 2012 Somaliland Conference in Washington D.C. The policy conference was an important gathering of Somaliland Government Officials, Business Executive, Intellectuals, Non- Governmental Organizations, and the Somaliland Diaspora around the world to discuss and debate the current social, economic, and political issues of Somaliland and the community at large. SOPRI was proud to announce our re-launch at this conference and thank the organizers who put this marvelous event together. For those of you who came to our table and signed up we thank you for taking that crucial first step towards progress. In the near future SOPRI will be announcing new programs and initiatives and hope that you will be at hand to take part in these projects. However, for now the signing up process is not over please visit our website sopri-international.org and fully sign up to become a member. From there you can give us more detail about yourself and how you would like to help. We are growing everyday and are excited at the prospect of having new members young or old join us in our dedication in helping Somaliland. Please also read this article of our press release attached: http://www.somalilandsun.com/index.php/in-depth/history/765-somaliland-sopri-hosts-international-conference-on-somaliland Thank You, SOPRI Executive Committee
-
Well this Faarmaajo guy is running but he doesn't stand a chance, i think Cabdi Cawar is running to but i don't think he will be elected maybe sharif sakiin is running to. Faroole is busy with Puntland he will not run for the top seat,so who's left President sharif. Cali khalif might get the Prime Minister position, i think Sh Sharif is tired of Puntland agents running towards Xamar.
-
President Sharif will come back as President in august and he will pick Cali Khalif as his Prime Minister.
-
He would be a great President but he doesn't stand a chance this is Somalia we are talking about Yoweri museveni doesn't like him the Amisom top chief nor does mahiga like him.
-
Explosion hits galkacyo causing heavy deadly losses
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Duqa Gaalkacyo”Dhaawac Fudud baa iga soo gaaray Lugaha, Saraakiil kalena Waa dhaawac”. Posted by nbi on May 30th, 2012 Duqa Magaalada Gaalkacyo Gol.Siciid Cabdi Faarax ayaa ka hadlay Qaraxii saaka waaberigii ka dhacay Xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo isagoona sheegey in qaraxaasi uu dhacay saaka kadib markii ciidamada Amaanka ay xalay dagaalameen labo nin oo uu sheegey inay wateen Walxaha qarxa kuwaasoo mudo ay rasaasu dhexmaraysay iyaga iyo ciidamada Amaanka markii danbena ay ciidamadu toogasho ku dileen mid kamid labadaas nin kaasoo qaraxii uu watay saaka uu ku qarxay ciidamada Amaanka oo halkaas howl furfuris ah kawaday. Siciid Cabdi Faarax Wuxuu sheegey in Qaraxu uu sababay dhimashada Afar Ruux iyo dhaawaca dhowr iyo toban kale oo Askar, Saraakiil iyo dad shacab ah isugujira, Duqa ayaa sheegey in isaga dhaawac fududi uu soo gaaray, sidoo kalena Saraakiisha ugu sarsaraysa qaybta Booliska ay iyana dhaawacmeen, Wuxuuna intaas kudaray in Dhaawaca taliyaha cusub ee saldhiga dhexe uu culusyahay, Duqa ayaa sheegey in ay Isbitaalka maanta ka baxayaan Todobo kamid ah Askartii iyo saraakiisha wax ku noqotay goobta. Dhanka kalena Wuxuu Duqa Magaalada Gaalkacyo soo hadal qaaday ninkii ay ciidamada Amaanku toogteen oo uu sheegey inuu ahaa Nin ka shaqeeya goob timo jare ah Islamarkaasna wuxuu sheegey inuu mid kale oo lasocday u baxsaday dhanka Galmudug balse wuxuu sheegey in ay gacanta kusoo dhigeen Xaaskiisa iyo reerkiisa ayna Baaris ku socoto. -
Explosion hits galkacyo causing heavy deadly losses
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Death toll from Galkayo bomb explosion climbs to 5. Posted by pi English on May 30th, 2012 Galkayo(Puntlandi)—-The death toll from the Wednesday bomb explosion in north Galkayo has climbed to 5 with more than 24 people injured , Puntlandi reports. Authorities in Galkayo believe the explosion happened when a suicide bomber who tried to detonate his explosive devices was shot by police when he approached them, but the bomb later exploded while crowds of people surrounding on it. A total of 24 people were brought to hospitals in Galkayo .According to Galkayo Police the victims of the blast include members of the police and civilians. The injured people include Head of Mudug Police department Jama Mohamed Ahmed (Sandaqad) , and Head of Galkayo central police station Abdisalan Sayrar . The bomb explosion occurred at wee hours of Wednesday at around 6:00 to 7:00 Galkayo time at DurDur bakery manufacturer . Sources told Puntlandi , bomb has exploded while the investigation was underway on the dead man who had been killed when he tried to explode him self. Another source said, a well known hairdresser in Galkayo , was the person behind suicide attempt. Puntlandi.com. -
Explosion hits galkacyo causing heavy deadly losses
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Siddeed Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Maamulka Puntland Oo Lagu Khaarajiyay Qarax Goordhayd Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo Gaalkacyo (Ramaas) May 30, 2012 - Ugu yaraan siddeed qof oo u badan ciidamada ammaanka Puntland , ayaa ku dhintay qarax miino oo saaka ka dhacay xaafadda Garsoor ee Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Qaraxan oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxa a y si lama filaan ah ula qaraxday ciidammo ka tirsan kuwa Puntland oo doonaya in ay halkaas ka saaraan, iyada oo lix askari iyo qof rayid ah ay goobta ku dhinteen, waxaana markaas kaddib ay ciidammadu toogteen qof ay ku sheegeen inuu miinada aasay. "Ciidamada ammaanka oo doonayay in ay goobta ka saaraan miino lagu aasay ayaa waxa ay u qaraxday si lama filaan ah, waxa dhintay lix askari iyo qof rayid ah, sida oo kale ciidamadu waxa ay toogteen qof ay ku sheegeen inuu miinada aasay," ayuu yidhi goobjooge ka dhawaa halka uu qaraxu ka dhacay. Saraakiisha maamulka Puntland ee gobolka Mudug, ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay qaraxa uu yahay mid badan, balse ma ay sheegin tirada dadka waxyeeladu soo gaadhay, sida oo kale waxa ku dhaawacmay qaraxaas sideed qof oo kale oo ay ku jiraan ciidamadii halkaas gaadhay. Ma jirto cid sheegatay inay mas'uul ka tahay weerarkan, iyada oo dhaawacyada la dhigay cisbitaalka weyn ee Gaalkacyo, waxaana qaraxan uu noqonayaa kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca Waqooyiga Gaalkacyo bilihii ugu dambeeyay. Xaaladda xaafadda Garsoor ayaa aad u kacsan, iyada oo ganacsiga, socodka dadka iyo midka gaadiidkaba uu hakad ku jiro, waxaana xaafaddaas baadhibaanno kawada ciidamada maamulka Puntland. Degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, ayaa waxa ka dhacayay qaraxyo ay waxyeello kasoo gaadhay dad shacab ah iyo ciidamada maamullada halkaas ka jira, waxaana qaraxyada intooda badan ka dhaceen Waqooyiga degmadaas oo ay Puntland ka taliso. -
Qarax khasaare badan geystay oo saakay ka dhacay Waqooyiga Degmada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Arbaco, May 30, 2012 (HOL) — Ugu yaraan sideed qof oo u badan ciidamada ammaanka Puntland ayaa ku dhintay qarax miino oo saakay ka dhacay xaafadda Garsoor ee Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Qaraxan oo ahaa miino dhulka lagu aasay ayaa waxay si lama filaan ah ula qaraxday ciidammo ka tirsan kuwa Puntland oo doonaya inay halkaas ka saaraan, iyadoo lix askari iyo qof rayid ah ay goobta ku dhinteen, waxaana markaas kaddib ay ciidammadu toogteen qof ay ku sheegeen inuu miinada aasay. "Ciidamada ammaanka oo doonayay inay goobta ka saaraan miino lagu aasay ayaa waxay u qaraxday si lama filaan ah, waxaa dhintay lix askari iyo qof rayid ah, sidoo kale ciidamadu waxay toogteen qof ay ku sheegeen inuu miinada aasay," ayuu yiri goobjooge ka dhawaa halka uu qaraxu ka dhacay. Saraakiisha maamulka Puntland ee gobolka Mudug ayaa sheegay in khasaaraha ka dhashay qaraxa uu yahay mid badan, balse ma aysan sheegin lambar sugan, sidoo kale waxaa ku dhaawacmay qaraxaas sideed qof oo kale oo ay ku jiraan ciidamadii halkaas gaaray. Ma jirto cid sheegatay inay mas'uul ka tahay weerarkan, iyadoo dhaawacyada la dhigay isbitaalka weyn ee Gaalkacyo, waxaana qaraxan uu noqonayaa kii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca Waqooyiga Gaalkacyo bilihii ugu dambeeyay. Xaaladda xaafadda Garsoor ayaa aad u kacsan, iyadoo ganacsiga, socodka dadka iyo midka gaadiidkaba uu hakad ku jiro, waxaana xaafaddaas baaritaanno kawada ciidamada maamulka Puntland. Degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa ka dhacayay qaraxyo ay waxyeello kasoo gaartay dad shacab ah iyo ciidamada maamullada halkaas ka jira, waxaana qaraxyada intooda badan ka dhaceen Waqooyiga degmadaas oo ay Puntland ka taliso.
-
Topsecret video about USC and Kismaayo 1991
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Very interesting. -
Than tough guy why dont you just destroy alshabaab problem solved. No need for talks just get rid of them. Again lest go back to the topic somaliland has no say what happends in somalia they dont support one group against the other. They are far away they have no problem with you.
-
Qandalaawi Somalia ma fahansana qodobkan federalism mamuul qabil hala samaysto dabeedna dawlad dhexe oo aan awood lahayn ama dawlad dhexe awood leh marmba sidad rabtid. 4.5 maha wax xun hada xita laga dhigo 5.0 wa beelo wax qeybsaday sadbursi ma jiro. Imika waxad tidhi sadex sannoh hala trygereyo dalkiba kama jirto mamuul goboleedyo , marka mamuulka budhlayn laga reebo. u need more than 3 years we need to be practical.
-
Abwaan;835876 wrote: Waa runtaa laakiin Ilaah ha u naxariistee dalka dhan buuba isa siiyey ee muxuu hal meel ku fali. Haddii uu xukunka si wanaagsan uga degi lahaa waxaan qabaa inuu ahaan lahaa madaxweynihii ugu fiicnaa ee Soomaaliya soo mara ebidkeed. Wanaag wuu sameeyey, khaladaad maanta dhaxalkeedii la guranayana wuu noo horseeday, balse xaq ma ahan in khaladkii dowladdiisa keligii loo saariyo. Odayga dalka waa lala burburiyey, mid lacag booba, mid dad laaya mid sii orda oo soo orda, mid af wax ku laaya, mid wax isku dira. Isagu hantina ma dhicin, guryana ma dhisan, meelana iskuguma magac-darin aan ka ahayn Kulliyedda Ciidammada Qalabka sida ee "Jaalle Siyaad". Xitaa in meel loogu magacdaro waa ok laakiin, gegida diyaaradaha ee Caabudwaaq in qabiil dartiis loogu magac-daro ma ahan. Was he born there? I don't think so. So no reason. 1979 bay ahayd inu doorasho qabto dalku waleh wa badbaadi laha hadu taaa samayn laha xita mucaraad samayn laha isagu sameyey wedji cusub wuxun bay noqon lahayd.
-
Maya maya qori ma sidan miyaagaas baan iska joogay qolyaha jabhada waan ar arki jiray mar mar iyago marba dhinac u guuraya.
-
Abwaan;835853 wrote: lol...XX, waa nidaamka dimoqoraadiyadda Soomaaliya ee maxaa ka rabtaa adigu? Miyaadan arkin, Madaxweyne Shariif oo wasiirro beddelaya, Shariif Xasan oo xafiiskiisa wasiirro cusub ku dhaarinaya? Tii Jamhuuriyedda ayaaba sidaas u dhaqmaysa waaba dowlad beeli samaysatay. Waleh wa runta waxan arkay sharif sakiin oo wasiir dhaarinaya isago dhoola cadaynaya iyo Sh sharif oo shaqadi cabdi cawar qabanaya meesha wax badan ba qaldan hala saxo, laakin reer galmudug dad wax bartay bey leeyihin oo xita gobonimadi Somalia doorweyn ka so qaatay administrationka koley wax wa ka yaqanin. Meesha in la is dhex yaaco maha sidi adhiga.
-
Aaliyyah;835847 wrote: Dabcan way wanagsanaan laheed in uu lasoo shiro madaxweynihisa oo marka yago isku mowqif ah aduunka wax u shegaan. Inshallah khyr baan u rajaynaya iyo in madaxwaynhoodu in uu fahmo wanaaga ugu jira asaga iyo dadkiisaba in uu walaaladiisa soomaliyeed shirka kala soo qeeb galo. Waka caqligan kugu jecelahay.
-
Haa waleh geesi bu aha war Somaliwood iska daye Hollywood wa inay meesha is keento sidi black hawk down Cismaan caato iyo general caydiid. Anigu xiliga Hargeysa ma joogin waxan joogay Aware meel la yidha , anigu fulay ma ihey laakin dhagax maan tuurayn anigu.
-
Showqi;835827 wrote: Xaaji, nin tuugtii Mandheera lagu xidhay shacabka masaakiinta ah ku fasaxay sidee Halgamaa loogu sheegi karaa? War ma ahayn tuug waxay ahayeen dad reer Somaliland oo xaq daro u xidhan qaar waxay ahayeen dhaliyaro, walaalkay ba ku jiray waxa la xidhay dhagaxtuurki 1982 hargeysa maandheera la geyey .Waleh qaar waba la dili laha hadanu Lixle mission prison break samayn lahayn. Do you know he planned it all just by him self.
