-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
The north galkacyo clan elder Islaan bashiir went to Turkey , but i am sure when he arrives back in Puntland Faroole will have a word with him.
-
No they dont
-
Galia alshabaab is part of the problem but they are not the only one , you should ask you're self why are they so extreme who made them. Why are they calling every one a gaal. Even President sh sharif was a former islamist mahiga still thinks he is one. Galia if you want to solve the problem u need to look at the root cause of the problem there should be unconditional talks between the TFG and alshabaab if you want me and a group of Somaliland elders will mediate. Right now in southern Somalia the situation is tense Kenyan warships are bombing Kismayo as we speak , American warplanes carpet bomb entire villages no one is asking, why are they killing the Somali population except Hiil qaran and Professor samatar. Why are they turning Somalia into a battlefield, there should be immediate talks between the two factions, and they should come to a solution, instead of this madness. As for Somaliland and its people they defeated the former dictator declared their nation independent held 3 democratic elections created a viable economy and there are strong institutions in Somaliland. The government in Somaliland is elected by the people of Somaliland the Parliamentarians directly represent the people of Somaliland in the mean time they will do the traditional hargeysa dance ciyaar hoobay hoo in their beloved capital hargeysa.
-
Alshabaab is part of the problem i have said it before they are hardliners but the only way u can defeat Alshabaab is like now they are on the run make sure one faction joins the TFG,those who have no international agenda. i have never supported Alshabaab i always said talk to Alshabaab come to an agreement, they should compromise because when ever the TFG/ Amisom and Alshabaab clash there will be casualties on both sides. As for Somaliand they don't need sympathy or support from Somalia the people of Somaliland support themselves and support their government 100%, and thats what matters.
-
Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo xafiiskiisii u horeeyay ka furay magaalada Brussels gudoomiye cusbna u magaabay wadanka Belgium Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimayay ayaa waxa so qaban qaabiyay taageerayaasha xisbiga Wadani Belgium iyo waliba xubno kale oo ka kala yimid(Daawo Sawiro) Gudoomiyaha xisbiga Wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi (ciro) ayaa si rasmi ah xafiis uga furay una magacaabay gudoomiyaha ururka Wadani ee Belghium Mr Yasiin Cabdilaahi, xaflada wanqalka xafiiska aya waxa kasoo qayb galay taageerayaal fara badan oo ka kal yimid wadamo badan oo europe ah. Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimayay ayaa waxa so qaban qaabiyay taageerayaasha xisbiga Wadani Belgium iyo waliba xubno kale oo ka kala yimid wadamada jaarka lah Belgium , waxaana si doo kale xaflada wanqalka ka soo qayb galay saxaafada Somaliland iyo marti sharaf kale. Gudoomiyaha xisbiga Wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi (ciro) ayaa u qudbad uu ka jeediyay madasha lagu furayay wanqalka xafiiska Wadani Belgium ayaa sheegay in loo baahan yahay in isku duubni markasta la muujiyo markastana danta umada laga horaysiiyo tan gaarka ah, xisbigiisana hadafkiisu yahay kaasi oo hadii uu xukunka ku gulaystana uu wax badan ka qaban doono wadanka , waxaanu ilaahay uga baryay gudomiyaha cusub ee wadankan Belgium Yaasiin Cabdilaahi Cali in ilaahy u fududeeyo xilka loo dhiibay
-
galia;835733 wrote: 1) Attempt to break away from Somalia (this will NEVER happen as long as their is one living and breathing Somali nationalist remaining on this earth) 2) Buy or pay off AllAfrica.com to attack Somalia's sovereignty and interest 24/7 3) Create Puntland So Somaliland created Puntland ? Any way the whole Independence thing is a whole different story lets not get into that now. I am not sure any one paying AllAfrica,but they are welcome to write positive stuff about Somaliland. Galia you should focus on people who led Ethiopians and Kenyans in Somalia. You should focus who led Irhaabist and Suicide bombers in Somalia. Somaliland is not you're enemy.
-
Galia what did Somaliland do , and Somaliland is going to the conference?
-
Maxkamadda Sare oo burisay Murashaxnimadii Jamaal Cali Xuseen,UDUB-na u xukuntay Rayaalle May 29th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Maxkamadda sare ee dastuuriga ah ee Somaliland ayaa maanta xukun ka soo saartay dacwaddii u dhaxaysay Hoggaanka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, kuwaasi oo isku haystay sharciyadda awoodaha Guddoomiyaha xisbigaasi Md. Daahir Rayaale Kaahin. Dacwadan oo Maxkamadda hor-geeyay Guddoomiye Ku xigeenka xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, waxay maxkamaddu u xukuntay inuu gudoomiyaha sharciga ah ee xisbigaasi uu yahay Madaxweynihii hore ahna Guddoomiyaha UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, sida uu fadhigii maxkamadda ee maanta uu kaga dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali, waxaana go’aankii maxkamaddu u dhignaa sidan:- ?Maxkamadda sare ee Somaliland, iyada oo asbaabaha ku xusan dacwada loo soo gudbiyey iyo qodobka 10-aad xarafka B ee xeerka habka madaniga oo fasaxaya in maxkamada sare ka gar-naqdo go’aammada idaariga ah ee ka soo baxa hayadaha maamul ee dawlada oo lala akhriyo qodobka 29 ee xeerka wax ka bedelka iyo kaabista xeerka nidaamka ururada iyo asxaabta siyaasiga ah ee jamhuuriyada Somaliland iyo xeerka guud ee xisbiga UDUB waxay maxkamadu soo saartay xukunkan hoos ku qoran:- 1. Waxay maxkamada Sare diiday asbaabta racfaanka racfaanlaha Axmed Yuusuf Yaasiin ee ku taariikhaysan 21/04/2012 iyo dood afeedkii qareenka u doodayey. 2. Waxay ogolaatay jawaab celinta asbaabta racfaanka racfaansane gudoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin iyo dood afeedkii qareenkiisa iyo jawaab celinta ku taariikhaysan 09/05/2012. 3. Maxkamadu waxay ayiday go’aanka Guddida Diiwaan gelinta iyo ansixinta asxaabta qaranka ee sumadiisu tahay GD/S110/2012 kuna taariikhaysan 17/04/2012 4. Waxay ku kordhisay maxkamadu in warqada sumadeedu tahay tixraac GXUDUB-001-2011 ee ku taariikhaysan 03/10/2011 iyada oo maxkamadu ku kordhisay in warqadaasi leedahay ku dhaqan sharci taas oo uu soo diray gudoomiyaha xisbiga UDUB Md.Daahir Rayeele Kaahin ujeedadeeduna ahayd soo xulista guddida xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Udub, guddidaas oo tiradoodu ahayd 35 xubnood oo uu gudoominayey gudoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB Axmed yuusuf Yaasiin waxay yeelanaysaa ku dhaqan sharci waxqabadyadii warqadaas ama igmashadaas lagu saleeyey ee ku soo baxay haddii la raacay oo lagu dhaqmay nuxurka iyo ujeedada warqadaas ku qornaa. wax ka bedelka iyo soo jeedinta xeerka xisbiga UDUB waxa loo raacayaa sida uu dhigayo qodobka 23-aad faqradiisa 1-aad iyo 2aad ee xeerka guud ee xisbiga UDUB, sidoo kale wax ka bedelka xeerku waxa uu ku ansaxayaa sida uu dhigayo qodobka 23-aad faqradiisa 3aad ee shirweynaha xisbiga UDUB. 5. Xukunkan waxa lagu dhawaaqay maanta oo ay bishu tahay 29/05/2012.” Xukunkani wuxuu meesha ka saarayaa Murashaxnimadii madaxtinimadda ee xisbiga UDUB ee Md. Jamaal Cali Xuseen uu garabka Axmed Yuusuf Yaasiin u doorteen murashaxa xisbigaasi.”
-
Dabrow;835654 wrote: Federalism is not devine script, it was accepted yesterday but can be rejected tomorrow. Infact many somalis and leaders will compromise and accept this federal system of governance, even though they dont agree with the concept. If the Instanbul conference fails then this federal roadmap will fail aswell. Dabrow even with a federal constitution there should be a nation wide referendum if the people of Somalia want this constitution, it can never be forced.Professor samatar said the Somali people didn't read this constitution he said i can swear not even 500 Somali citizens saw the so called constitution.
-
^^ I don't want a weak Somalia i want a strong Somali state with a decentralized system with strong institutions instead of weak lose clan federal states, according to you clan federalism is a success where every clan has its own foreign policy madness i say. Somali hada la rabo in la badbadiyo yaan la kala qu qubin oo yaan lo samayn xuduud beeleysi.
-
Breaking News: Puntlandi receives another episode of Istanbul conference Conspiracy. Posted by pi English on May 29th, 2012 As you have already seen our detailed revealed secrets and conspiracies arranged by attendees of Istanbul Somali conference , again Puntlandi Media receives another plot from numerous entities who have one Ideology ; to make the Roadmap and transition process failed.. As Puntlandi always devotes its time for its valuable Somali readers who eager to find fresh frequent and authentic information, Puntlandi reveals a conspiracy organized social network group of Talo iyo Tusale Group , which has this grouping ID: taliyotusaale@googlegroups. Puntlandi receives numerous emails sent on this email , where group members update and interchange themselves latest information about the conference.This group has been made for being made to make all long awaiting Roadmap process and transitional process nonsense and fruitless. Talo and Tusale groups have sister unified multiple groups who have same Ideology from Reconciliation process of Somali People .These groups include: Ex Arta group, Aala Sheekh, Hiilqaran, Tayo Party, and etc. all these groups have one common objective; avoidance of Federalism and all interests of Puntland people. As we promised earlier, we will present here several conspiracy email exchanged by the above mentioned groups. Those sending emails include Sheikh Hassan Jami’i , Imam of Minnesota Mosque and Afyare Elmi , a professor from Qatar University and other so called civil society members. It is surprising that Imam Shekh Hassan Jami’i , the Imam of Minnesota Mosque deeply supports the old 1961 Somali constitution , and he is vividly against Federalism and the new constitution .What the Sheikh tells the people at his Mosque is that the only constitution is that of Allah . Another Prominent Sheekh Bashir, has same Thoughts about Federalism and constitution , and he is early said the 1961 constitution is the best option. The question that worthy to be responded is , why the above mentioned Sheikhs are eager to see the implementation of 1961 constitution?. You may read the exchanged emails by Talo and Tusale Group below.
-
TFG Constitution Minister Disapproves Istanbul Conference
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
lool@ UGAAS ali -
Sheekh Shariif Oo Booqday Afgooye, Afhayeenkii Ahlu-suna Iyo 7 Ilaaladiisa Ah Oo Ku Dhaawacmay Weerar Gaadmo Ah Oo Al-shabaab Ku Qaaday Afgooye (Ramaas) May 29,2012 – Madaxwaynaha dawlada ku meel-gaadhka ah ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqasho ku tagay Magaaladda Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose. Madaxwayne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo safarkiisan ay ku wehelinayeen Saraakiil badan oo ka tirsan xukuumaddiisa iyo madax ka mid ah Ahlu-suna Wal-jamaaca ayaa la wareeray ka hor intii aanu gaadhin Magaaladda Afgooye oo ay todobaadkii hore Al-shabaab ka saareen ciidamada AMISOM iyo kuwo dawlada ku meel-gaadhka ah, waxaana weerarkaasi ku dhaawacmay todoba ka mid ah ciidamada dawlada Somaliya ee ilaalada ka ahaa weftiga uu hogaaminayey, hal qofna ku dhintay. Weerarkan sidoo kale waxa ku dhaawacmay Afhayeenka Ahlu-suna Sheekh Awliyo, iyadda oo ay jiraan askar kale oo khasaare ka soo gaadhay weerarkan oo ay ku qaadeen dagaal-yahano Al-shabaab ah oo ku sii hadhsanaa deegaanada gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarkan askarta badan ku dhaawacmeen ee lagu qaaday weftiga Madaxwayne Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaan waxba ka bedalin safiirkii Madaxwaynaha, balse Madaxwaynuhu waxa uu si caadi ah u gaadhay Magaaladda Afgooye, isaga oo lug ku maray meelo badan oo Magaaladda Afgooye ah. Madaxwayne Sheekh Shariif ayaa soo maray deegaanada Ceelasha Biyaha, Lafoole iyo Xaawo Cabdi oo uu kula hadlay dad badan oo ku soo dhaweeyay, sidoo kale waxa uu Madaxwayne Sheekh Shariif soo maray deegaanka Beerta Sayidka, halkaasi oo kulamo kula yeeshay Madax-dhaqameedka deegaanka, iyadda oo Beerta Sayidku ahayd halkii uu ka jeediyay khudbadii ugu dambaysay wakhtigii uu ahaa Guddoomiyaha Maxaakiimta Islaamiga ah. Ciidamada dawlada ku meel-gaadhka ah ayaa la sheegay in la dhoobay inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye, iyagga oo ciidamadaasi amaanka deegaanadaasi aad u adkeeyay.
-
Al-shabaab oo Jidka ugalay Madaxwayne Shariif iyo faah faahino kasoo baxayo. 29. maj 2012 Allpuntland Ciidamada Ururka Al-shabaab ayaa Saacado kahor waxaaa ay wadada ugaleen Kolonyo uu sarnaa Madaxwaynaha Dowlada Soomaaliya Shariif sheekh Axmed. Dagaal mudo Saacado qaatay ayaa waxaa uu kadhacay deegaanka Calamada ee Katirsan Gobolka Sh/hoose,waxaana halmar lamaqlay markii uu Madaxwaynaha uu marayay deegaankaas Risaas Xoog badan oo kaga imaanaysay Dhanka Galbeedka deegaanka Calamada. Ciidamada Amisom iyo dowlada ayaa bilaabay inay difaacaan gaariga uu saarna Madaxwaynaha,waxaana Kooxaha Soo weeraray Madaxwaynaha ee Katirsan Shabaab ay isku dayayeen inay Madaxwaynaha beegsadaan. Dagaalka ayaa waxaa kudhaawacmay Afhayeenka Ururka Ahlusuna ee qaarada Yurub Cabduqaadir Owliyow oo kaqayb qaatay Dagaalka lagu difaacayay Madaxwaynaha. Kolonyadii Gadiid ee Waday Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa goordhow waxaa ay gareen Aqalka Madaxtooyada ee Vila Soomaaliya. Socdaalka Madaxwaynaha ayaa waxaa uu saakay kasoo bilowday Wadada Excontrol Afgooye ilaa iyo degmada Afgooye waxaa uu kuyimid si Nabad ah,deegaanka lagu weeraray Madaxwaynaha waa uu kaqudbeeyay Saakay oo Shacabka ayuu kuwaydiinayay waxaa ay tabanayaan kadib waxaa uu ugudbay Afogooye oo uu katagay Meelo muhiim ah Sida buundada Afgooye ee Wabiga,iyo Saldhiga Degmada. Sanadkii 2006 dii ayaa ugu dambeysay Madaxwayne Shariif degmada Afgooye Xiligaas oo uu qudbadiisii ugu dambaysay kajeediyay Afgooye waxaana Xiligaas uu ahaa Gudoomiyihii Maxkamadaha Islaamiga. Madaxwaynaha ayaa markii hore Socdaalkiisa hore ee maanta kutagay degmada Afgooye waxaa uu raacay gaariga Nooca caadiga ah lakiin Noqodka dambe ayaa waxaa lagu soo qaaday gaariga dadan ee Amisom waxaana kor kala socday Diyaarado. Waa Markii ugu horaysay ee laysku dayo in laweeraro gaari uu saaranyaay Madaxwaynaha Soomaaliya. Waxaa uu caan kuyahay Madaxwaynaha inuu booqdo jiidaha Dagaalka ee Ciidamada dowlada iyo Amisom.
-
Deg Deg: Al-shabaab oo jidka u galay wefdigii madaxweyne Shiriif Kooxo hubeysan ayaa jidka u galay wefdi uu horkacayo madaxweynaha Soomaaliya oo maanta booqasho ku tegey degmada Afgooye xilli ay kusoo jeedeen magaalada Muqdisho. Kooxda weerarka soo qaaday oo ay saraakiisha ciidamada dowladdu sheegeen inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa weeraray kolonyadii la socotay madaxweynaha xilli ay marayeen inta u dhexeysa deegaanka Calamada iyo Ceelasha biyaha. Dagaal muddo kooban socdey ayaa dhex maray ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo is garabsanaya iyo kooxihii kolanyadaas jidka u galay, waxaana dagaalkaas ku dhaawacmay 7-qof oo u badan askarta dowladda islamarkaana uu ku jiro afhayeenka Ahlusunna Maxamed Xuseen Awliyo iyadoo hal askarina uu ku dhintey. Dhinaca kooxdii weerarka soo qaaday lama oga ilaa iyo hadda khasaaraha soo gaaray haseyeeshee waxaa sida ay saraakiisha ciidamada dowladu sheegeen gacanta lagu soo dhigay 4-qof oo ka tirsanaa ciidamada Al-shabaab. Madaxweynaha iyo mas’uuliyiin kale oo isugu jira wasiiro, xildhibaano iyo saraakiisha ciidamada dowladda iyo AMISOM oo wefdigaas qayb ka ahaa ayaa lagu soo waramayaa inay gudbeen iyagoo aysan wax dhibaato ahi soo gaarin, maadaama ay saarnaayeen gaadiidka qafilan ee ciidamada AMISOM. Wixii war ah oo kasoo kordha weerarka gaadmada ah ee lagu soo qaaday wefdiga madaxweyne Shiriif dib ayaan idiinka soo gudbin doonnaa.
-
TFG Constitution Minister Disapproves Istanbul Conference
Xaaji Xunjuf replied to Somalia's topic in Politics
Soon only Somaliland will go to the conference:D -
^^ yeah its unrecognized but that doesn't matter they are moving forwards despite the status of their non recognition it was a good report on Somaliland there, but with the establishment of the Somaliand development corporation i think international investors can be attracted to Somaliand.