-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Waryadhaheen dee dadkanu wa dad nool shaatiguduud iyo barre hiiraale iyo Mayor Maxammad dheere iyo Xaaji Muuse suudi, iyo general moorgen iyo Amiir Godane, markay dhintaan baynu eegi dee.
-
Siyaasi;835815 wrote: helloo. ma lay maqlaa jamaacooy. testing testing, kow laba kow laba. waa siyaasi oo cirka ka soo dhacay. are you receiving guys. Magacagu wuxu u eegyahay Siyaad
-
Showqi;835811 wrote: ilaahay ha u naxariisto labadaba. Laakiin Lixle miyaan la odhan karin wuxuu ahaa warlord? Maya wuxu aha Halgama, Somaliland xus baba lo sameyey maalinta shuhadada manad ogayn, ninkasu doorweyn bu ka qatay Halganka.
-
Lool@ Abwaan
-
Abwaan;835801 wrote: lol....Bal Lixle iyo Sh. Bashiir taariikhdooda na bar! Sheikh bashiir sheikh Yusuf wuxu ah wadaad reer burco ah ooh ingriiska la dagaalami jiray quraanku u dhigi jiray yaryarka berigi danbe col bu kaxaystey oo saldhigyaasha Ingriisku ku laha gobolka togdheer iyo gobolka sanaag bu weerari jiray. Maxammad xaashi diiriye Lixle wuxu aha Ragi ugu firfircoona xiligi halganka dibu xoreynta Somaliland wuxu aha ninki jeelka mandheera jabsaday in 1983 wa ninki dagaalki burco duuray galay nin aad u adag bu aha , labada ba allah ha u naxariisto.
-
useless party Somaliland flag is sacred , Allah Akbar Walilahil Xamd.
-
Abwaan;835711 wrote: Maxaad ula yaabi meel walba siyaasiga cidda ayaa loogu magacdarayaa gegida diyaaradda ee ku taal Hargeysa waa Cigaal (AUN) soo maahan? Toloow Burco iyo Berbera yaa loogu magacdaray? Goormaan arkaynaa Soomaali shakhsiyaad wanaag ummadda taray sida AUN kulligood Elman, Maxamuud Cawaale Liibaan, Timacadde, Afqallooc, Sh.Aadan Sh. C/llaahi arkaynaa? Waa yaab. Kuwii Soomaaliya burburiyey oo dhibkaan iyo halaagga na baday baan ugu abaalgudeynaa in meelihii bilicda lahaa loogu magac-daro (Marka laga reebo Aadan Cadde AUN). By the way waan soo dhaweynayaa gegida diyaaradaha ee Caabudwaaq laga taagey. Cismaan Caato toloow lacagta laga siiyey inuu ku xaar-xaaro meeshaan muxuu ku samayn doonaa? Berbera airport Lixle international airport Burco Sh bashir international airport
-
The north galkacyo clan elder Islaan bashiir went to Turkey , but i am sure when he arrives back in Puntland Faroole will have a word with him.
-
No they dont
-
Galia alshabaab is part of the problem but they are not the only one , you should ask you're self why are they so extreme who made them. Why are they calling every one a gaal. Even President sh sharif was a former islamist mahiga still thinks he is one. Galia if you want to solve the problem u need to look at the root cause of the problem there should be unconditional talks between the TFG and alshabaab if you want me and a group of Somaliland elders will mediate. Right now in southern Somalia the situation is tense Kenyan warships are bombing Kismayo as we speak , American warplanes carpet bomb entire villages no one is asking, why are they killing the Somali population except Hiil qaran and Professor samatar. Why are they turning Somalia into a battlefield, there should be immediate talks between the two factions, and they should come to a solution, instead of this madness. As for Somaliland and its people they defeated the former dictator declared their nation independent held 3 democratic elections created a viable economy and there are strong institutions in Somaliland. The government in Somaliland is elected by the people of Somaliland the Parliamentarians directly represent the people of Somaliland in the mean time they will do the traditional hargeysa dance ciyaar hoobay hoo in their beloved capital hargeysa.
-
Alshabaab is part of the problem i have said it before they are hardliners but the only way u can defeat Alshabaab is like now they are on the run make sure one faction joins the TFG,those who have no international agenda. i have never supported Alshabaab i always said talk to Alshabaab come to an agreement, they should compromise because when ever the TFG/ Amisom and Alshabaab clash there will be casualties on both sides. As for Somaliand they don't need sympathy or support from Somalia the people of Somaliland support themselves and support their government 100%, and thats what matters.
-
Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo xafiiskiisii u horeeyay ka furay magaalada Brussels gudoomiye cusbna u magaabay wadanka Belgium Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimayay ayaa waxa so qaban qaabiyay taageerayaasha xisbiga Wadani Belgium iyo waliba xubno kale oo ka kala yimid(Daawo Sawiro) Gudoomiyaha xisbiga Wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi (ciro) ayaa si rasmi ah xafiis uga furay una magacaabay gudoomiyaha ururka Wadani ee Belghium Mr Yasiin Cabdilaahi, xaflada wanqalka xafiiska aya waxa kasoo qayb galay taageerayaal fara badan oo ka kal yimid wadamo badan oo europe ah. Xafladan oo ahayd mid si heersare ah loo soo agaasimayay ayaa waxa so qaban qaabiyay taageerayaasha xisbiga Wadani Belgium iyo waliba xubno kale oo ka kala yimid wadamada jaarka lah Belgium , waxaana si doo kale xaflada wanqalka ka soo qayb galay saxaafada Somaliland iyo marti sharaf kale. Gudoomiyaha xisbiga Wadani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi (ciro) ayaa u qudbad uu ka jeediyay madasha lagu furayay wanqalka xafiiska Wadani Belgium ayaa sheegay in loo baahan yahay in isku duubni markasta la muujiyo markastana danta umada laga horaysiiyo tan gaarka ah, xisbigiisana hadafkiisu yahay kaasi oo hadii uu xukunka ku gulaystana uu wax badan ka qaban doono wadanka , waxaanu ilaahay uga baryay gudomiyaha cusub ee wadankan Belgium Yaasiin Cabdilaahi Cali in ilaahy u fududeeyo xilka loo dhiibay
-
galia;835733 wrote: 1) Attempt to break away from Somalia (this will NEVER happen as long as their is one living and breathing Somali nationalist remaining on this earth) 2) Buy or pay off AllAfrica.com to attack Somalia's sovereignty and interest 24/7 3) Create Puntland So Somaliland created Puntland ? Any way the whole Independence thing is a whole different story lets not get into that now. I am not sure any one paying AllAfrica,but they are welcome to write positive stuff about Somaliland. Galia you should focus on people who led Ethiopians and Kenyans in Somalia. You should focus who led Irhaabist and Suicide bombers in Somalia. Somaliland is not you're enemy.
-
Galia what did Somaliland do , and Somaliland is going to the conference?
-
Maxkamadda Sare oo burisay Murashaxnimadii Jamaal Cali Xuseen,UDUB-na u xukuntay Rayaalle May 29th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Maxkamadda sare ee dastuuriga ah ee Somaliland ayaa maanta xukun ka soo saartay dacwaddii u dhaxaysay Hoggaanka xisbiga mucaaridka ah ee UDUB, kuwaasi oo isku haystay sharciyadda awoodaha Guddoomiyaha xisbigaasi Md. Daahir Rayaale Kaahin. Dacwadan oo Maxkamadda hor-geeyay Guddoomiye Ku xigeenka xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, waxay maxkamaddu u xukuntay inuu gudoomiyaha sharciga ah ee xisbigaasi uu yahay Madaxweynihii hore ahna Guddoomiyaha UDUB Md. Daahir Rayaale Kaahin, sida uu fadhigii maxkamadda ee maanta uu kaga dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Yuusuf Ismaaciil Cali, waxaana go’aankii maxkamaddu u dhignaa sidan:- ?Maxkamadda sare ee Somaliland, iyada oo asbaabaha ku xusan dacwada loo soo gudbiyey iyo qodobka 10-aad xarafka B ee xeerka habka madaniga oo fasaxaya in maxkamada sare ka gar-naqdo go’aammada idaariga ah ee ka soo baxa hayadaha maamul ee dawlada oo lala akhriyo qodobka 29 ee xeerka wax ka bedelka iyo kaabista xeerka nidaamka ururada iyo asxaabta siyaasiga ah ee jamhuuriyada Somaliland iyo xeerka guud ee xisbiga UDUB waxay maxkamadu soo saartay xukunkan hoos ku qoran:- 1. Waxay maxkamada Sare diiday asbaabta racfaanka racfaanlaha Axmed Yuusuf Yaasiin ee ku taariikhaysan 21/04/2012 iyo dood afeedkii qareenka u doodayey. 2. Waxay ogolaatay jawaab celinta asbaabta racfaanka racfaansane gudoomiyaha xisbiga UDUB Daahir Rayaale Kaahin iyo dood afeedkii qareenkiisa iyo jawaab celinta ku taariikhaysan 09/05/2012. 3. Maxkamadu waxay ayiday go’aanka Guddida Diiwaan gelinta iyo ansixinta asxaabta qaranka ee sumadiisu tahay GD/S110/2012 kuna taariikhaysan 17/04/2012 4. Waxay ku kordhisay maxkamadu in warqada sumadeedu tahay tixraac GXUDUB-001-2011 ee ku taariikhaysan 03/10/2011 iyada oo maxkamadu ku kordhisay in warqadaasi leedahay ku dhaqan sharci taas oo uu soo diray gudoomiyaha xisbiga UDUB Md.Daahir Rayeele Kaahin ujeedadeeduna ahayd soo xulista guddida xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Udub, guddidaas oo tiradoodu ahayd 35 xubnood oo uu gudoominayey gudoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB Axmed yuusuf Yaasiin waxay yeelanaysaa ku dhaqan sharci waxqabadyadii warqadaas ama igmashadaas lagu saleeyey ee ku soo baxay haddii la raacay oo lagu dhaqmay nuxurka iyo ujeedada warqadaas ku qornaa. wax ka bedelka iyo soo jeedinta xeerka xisbiga UDUB waxa loo raacayaa sida uu dhigayo qodobka 23-aad faqradiisa 1-aad iyo 2aad ee xeerka guud ee xisbiga UDUB, sidoo kale wax ka bedelka xeerku waxa uu ku ansaxayaa sida uu dhigayo qodobka 23-aad faqradiisa 3aad ee shirweynaha xisbiga UDUB. 5. Xukunkan waxa lagu dhawaaqay maanta oo ay bishu tahay 29/05/2012.” Xukunkani wuxuu meesha ka saarayaa Murashaxnimadii madaxtinimadda ee xisbiga UDUB ee Md. Jamaal Cali Xuseen uu garabka Axmed Yuusuf Yaasiin u doorteen murashaxa xisbigaasi.”
-
Dabrow;835654 wrote: Federalism is not devine script, it was accepted yesterday but can be rejected tomorrow. Infact many somalis and leaders will compromise and accept this federal system of governance, even though they dont agree with the concept. If the Instanbul conference fails then this federal roadmap will fail aswell. Dabrow even with a federal constitution there should be a nation wide referendum if the people of Somalia want this constitution, it can never be forced.Professor samatar said the Somali people didn't read this constitution he said i can swear not even 500 Somali citizens saw the so called constitution.
-
^^ I don't want a weak Somalia i want a strong Somali state with a decentralized system with strong institutions instead of weak lose clan federal states, according to you clan federalism is a success where every clan has its own foreign policy madness i say. Somali hada la rabo in la badbadiyo yaan la kala qu qubin oo yaan lo samayn xuduud beeleysi.
