Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. oba hiloowlow;840761 wrote: i dont care 3daada tuulo la gooso Wabu goostay eeh manad ogayn:D Its good though dadku inay fahmayan inay reer Somaliland iyo reer Somalia ba fahmeen inay labadooda wadan ahadaan. Ileen dad aan is rabin la isku ma nabi kare eh oba ma Africa own bad dal la wadaagi karta wa maya.
  2. Abwaan;840766 wrote: XX afsoomaaliga haddaad taqaan iyada iyo nooceeda ayaa horsesed ka ahaa dhibka Soomaaliya, kuwo kalena waa isasii raaciyeen! Kuwana iniu dalku sidiisii ku soo nqodo ayey hortaagan yihiin. Oo iyadu iyo noceedu wa ayo iyadu mar waxay ahayd Marwo Prime Minister marna dakhtar bay ka shaqeyneysey marka maxay horseeday? Qof walba mala iska masabidaya:D
  3. Miskiin she was honored by those foreigners did she get honored by the so called people of Somalia she fled for her life in that capital of Somalia and left all her belongings. While the country she was from was totally destroyed by the army that supposed to honor her now tell me do we call that honor?
  4. Alpha Blondy;840658 wrote: June 2012 Hargeisa, Somaliland Where is this building
  5. Abwaan;840756 wrote: Xaggeey bay noo deysey iyadoomkaloo miiran oo marba meel u sii ordaya jago iyo nacfi-doon baa Soomaaliya dhibkaan u horseeday. Oo iyadu maxay sameysey guryaheedi Somalia ku yaalay way ka samartay cisbitaalki ay mamuuleysey xamar wa iskaga timi , hadana dhulkeedi bay joogta laakin dad ba wali sheegenaya:D
  6. Xukuumadda Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya u gudbisay Dawladda Kenya June 10th, 2012 a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/06/kenya.jpg”>Hargeysa (Somaliland.Org)- Xukuumadda Somaliland ayaa caawa Dhambaal Tacsi ah u dirtay dawladda iyo Shacbiga dalka Kenya oo ay ka tacsiyadeysay geeridda Wasiirkii Amniga Kenya George Saitoti iyo Ku xigeenkiisi Orwa Ojode, oo labaduba maanta ku dhintay shil-diyaaradeed oo ka dhacay galbeedka dalkaasi. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, oo caawa u waramayay shabakadda wararka ee Somaliland.Org, ayaa sheegay inay xukuumadda Somaliland ka tiiraanyaysan tahay geerida Wasiirkii Amniga Kenya, isagoo arrintaasi ka hadlayayna wuxuu yidhi “Anigoo ku hadlaya magaca xukuumadda Somaliland waxaanu ka tiiraanyaysan nahay geeridda Wasiirkii Amniga Kenya George Saitoti iyo Ku xigeenkiisi Orwa Ojode oo maanta ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay galbeedka dalkaasi.” “Xukuumadda Somaliland waxay dhambaal Tacsi ah u diraysaa dawladda iyo shacbiga Kenya, waxaanu Wasiirka amniga ee geeriyooday ka mid ahaa saaxiibadda Somaliland. Isagoo hore u ahaa Madaxweyne Ku xigeen, isla markaana muddo ku sime ka ahaa Wasaaradda Arrimaha dibadda oo aanu shirar badan iskugu nimid oo aanu wada shaqaynay,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibaddu. Wasiirka Khaarajiga oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Waxaanu dawladda Kenya u gudbinaynaa inaanu la qeybsanayno tiiraanyadda wasiirkoodii amniga iyo Wasiir Ku xigeenkiisii.” George Saitoti wuxuu ahaa 66 jir, waxaanu ka mid ahaa siyaasiyiinta ugu caansan dalka Kenya, iyadoo lagu waday inuu isu soo sharixi doono dhawaan madaxweynaha dalkaasi.
  7. Shabaab 2006 bay timi Somalia iyo Koonfurta Somalia..Maxamad xaashi Wuxu ka hadlayey sagaashanmeedyeedi dagaaladi warlordyada. Shabaab na maha reer ama qabiil ama qolo waxa ku jira afghansitan pakistan carab maraykan qabilkasta Alqaeda east Africa.
  8. ^^ Hadana sharaftaas oo dhan adigay ku deysey maad haysatid wax kaleba kama rabto:D
  9. Insulting some one for his opinion and beliefs dadkanu wa cajiib.
  10. He didn't say Somalia he said Somali.
  11. ^^ He was born and bred in Djibouti is a Djibouti citiizen from Djibouti he can sing for Somaliland so did maryan mursal, i dont think koonfurians consider reer Djibouti reer woqoyi.
  12. Kempiski hotel in Djibouti Sheraton hotel in Djibouti
  13. Coofle we don't have a 4.5 system it doesn't say that tribe should get that and that tribe should get that the guurti speaker is elected with in the guurti the Parliament speaker is also elected. So 3 Ministers are from awdal and one is from selel lets say we use the former 6 regions of Somaliland. President Siilaanyo during the campaign he said everything in my government will be based on region.
  14. ^^ Carafaat nuur dalaacay is not reer woqoyi
  15. Very bad u can never steal a child from his or her Mother.
  16. Iyadoo uu maalinba ta xigta kor u sii kacayo xidhiidhka dhinacyada badan leh ee ay somaliland la leedahay jabuuti ayaa qormadeenan kooban waxaynu ku eegaynaa sida ay Jabuuti ugu hagar baxsan tahay jamhuuriyadda Somaliland iyo sida ay inoola dhinac taagan tahay taageerooyinka siyaasadeed, bulsho iyo horumarineed, halka sidoo kalena aynu qaybta dambe ee qormadeena ku iftiiminayno sida ay Somaliland lafteedu ahmiyad u siinayso xidhiidh dhow oo ay la yeelato jaarkeeda jabbuuti iyo sida ay ugu diyaargarawday inay buuxiso kaalinteeda ku aaddan hawlaha ay labada dhinac sida wada jirka ah u wadaan. Marka laga yimaado xidhiidhadii sokeeye ee ay jabuuti la lahayd Somaliland-ta cusub waxaynu soo qaadanaynaa qaybo ka mid ah talaabooyinka ay jabuuti ka qaaday hagaajinta xidhiidhkaasi. July 27,2011 Jabuuti waxay wefti balaadhan u soo dirtay Somaliland si ay uga qayb galaan caleemo saarkii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).Xilli ay Jabuuti meeqaam Madaxweyne ku qaabishay Madaxweynaha Somaliland markii uu safarkiisii ugu horeeyey ee Dunida Carabta ku tegay dalka jabuuti. Dalka jabuuti waxuu kaalin muuqata ku lahaa qaabkii ay Somaliland kaga qayb gashay wanqalkii dawlada cusub ee K/Suudaan oo weftigii Madaxweynaha Somaliland hogaaminayey ay ka qayb galka kala sinaayeen wufuudii kale ee ka kala timid caalamka gaar ahaan kuwii gobolka sida Itoobiya, Ereteria, Sudan, Kenya, Somalia iyo Jabuuti Lafteeda. Jabuuti waxay wefti balaadhan kaga soo qayb gashay Xuskii 18 May ee sanadguuradii labaatanaad ee ka soo wareegtay looga dabaaldegay Somaliland sanadkii 2011. waxayna go’aansatay inay xafiis Diblumaasiyadeed ka furato Hargaysa Somaliland. Dalka Jabuuti waxuu lahaa soo jeedintii wadahadalada Somaliland iyo Somalia ee shirkii London qodobkaa oo ay beesha caalamku ku xaqiijisay in ay labo kala yihiin labadii wadan ee midoobay Lixdankii dibna u kala noqday sagaashan iyo Kowdii. Martiqaadkii uu Raysalwasaaraha jabuuti Dileyta Maxamed Dileyta u fidiyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo ogolaanshahii jabuuti in baasaboorka Somaliland si rasmi ah loogu tegi karo dalkeeda. Sidii ay jabuuti uga hawlgashay go’aankii ay dalalka IGAD ugu ogolaadeen Somaliland inay xubin sharaf ka noqoto urur goboleedkaasi oo ahaa kii dhamaystiray isla markaana fuliyey heshiiskii natiijadiisa ay ka dhalatay dawlada cusub ee K/suudaan. Ogolaanshaha ay jabuuti ka samaysay in xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland uu qaab rasmi ah uga qayb galo tartanka Half Marathon-ka ee dalka jabuuti sanadkiiba mar lagu qabto, Bangiga ganacsiga jabuuti (BC) oo laan aan weli shaqo gelin ka furtay hargaysa, maalgashiga ganacsatada Jabuuti ay ku leeyihiin Wershada SBI ee Coca kola iyo sida ay hay’adda Ramad ee fadhigeedu yahay jabuuti ay gacanta ugu hayso Dugsiga sare ee sacaadadiin ee Magaalada saylac oo ah dugsi Boodhan ah dhamaantood arimahaasi waxay qayb ka yihiin taageerooyinka hagar la’aanta ah ee ay jabuuti isla dhinac taagatay Somaliland mudo ka yar labo sanadood. Somaliland dhankeeda waxay jabuuti ka dhigatay Numberka koobaad wadamada ay xidhidhka la samaynayso. Somaliland waxay kalsooni ku qabtaa sida ay jabuuti fagaarayaasha caalamiga ah ugu sharrixi karto qadiyada Somaliland . Dhinaca ammaanka oo ay labada wadan wada shaqayn ka leeyihiin Somaliland waxay awood saartay siday uga soo bixi lahayd masuuliyadeeda dhinaca ammaanka waxaana la aasasay saldhiga ciidamada ilaalada xeebaha (Marines) ay ku leeyihiin magaalooyinka lughaya iyo saylac saldhigyadaas oo hawgalo joogto ah ka haya ilaalinta amniga xuduud-badeedka labada dal halka sidoo kalena ciidamada Somaliland ee labadaas saldhig adkeeyeen sugida aminga xeebta galbeed ee somaliland oo rubucii dambe ee sanadkii 2010 ay si lama filaan jabhada ONLF oo xeebta isku soo beegay waqti lagu jiro fasaxyadii ciidul fidriga iyo jimcaha oo is galay sanadkaa , xilli ay Somaliland ka soo baxday waajibkii ka saarna amniga baraha la isaga gudbo xuduuda labada wadan sida degmada Lawyacado. Inkastoo jabuuti leedahay ciidamo hanan kara amnigeeda heshiis ku saabsan dhinaca amnigana ay kula jirto wadamada saldhigyada ku leh dhulkeeda sida faransiiska , jarmalka , maraykanka iyo jaban ,hadana Somaliland oo leh ciidamo ka baxsan siyaasada oo shaqadooda ku eg waxay u taagnaan kartaa inay tahay dalka ugu dhaw ee wadamada gobolka ah ee ka jawaabi kara gardaro jabuuti mar kale kaga timaada dhinaca waqooyi. Somaliland waxay martigelisay caleemo saarkii ugaaska guud ee beesha ciise oo deegaan ku ah dalalka somaliland , Itoobiya iyo jabuuti caleemo saarka oo ay ka soo wada qayb galeen masuuliyiin ka socotay sadexda wadan iyo dadweyne ka kala yimid daafaha dunida. ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland ayaa hadda shaqadoodu qayb ka tahay qorshayaasha wadamada Mandqaddu ku ilaalinayaan Marinka Baabal-Mandab ee badda cas oo ah bar ay ka talaabaan maraakiibta qaada 35% shidaalka caalamka halka sidoo kalena ay u toog hayaan ciidanka xeebaha Somaliland sida ay wadamada gobolada isku dhaafsanayaan macluumaadka ku saabsan sida looga hortagayo hayaanka la filaayo in dagaalyahano lagaga awood roodaanay tartanka awooda ee ka socda dalka ayna jaarka nahay ee Somalia ay ugu tallaabaan gacanka cadmeed si ay gabbaad uga helaan buuralayda waqooyiga Yeman ee ay gacanta ku hayaan kooxaha xuutiyiinta ah ee haysta mad-habta ashcariyada ee shiicada la haybta ah .
  17. Carafaat still Somaliland is still a very centralized state Hargeysa has absolute control over the entire country President Siilaanyo appoints the governors sometimes the mayors,even though people can elect their council members. Carafaat as for power-sharing Awdal has 4 Ministers and 1 deputy Minister its not bad The entire Sanaag has 3 Ministers and two deputy Ministers. Carafaat they need some more representation when it comes to the director generals but not Ministers.