Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Madaxwayne Geelle Oo Fursado Siyaasadeed Ka Dhex Raadinaya Madaxwaynayaasha Somaliland Iyo Somaliya Kulan Madaxwayne Siilaanyo la yeesho dhigiisa Somaliya wuxuu halis ku yahay xidhiidhka Kenya la samaysanayso Somaliland Jabuuti (Waaheen) – Magaaladda Jabuuti ee Caasimadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa waxa 22-ka bishan December lagu qabanayaa xuska 40 guuradda qoriska Afka Somaliga iyo shir arintaasi la xidhiidha, kaasi oo ay qaban-qaabinayaan dawladda Jabuuti ururka qalinlayda Somaliyeed ee PEN. Xuskan oo ah kii ugu horeeyay ee loo sameeyo qoraalka Afka Somaliga oo todobaatanaadkii la hirgaliyey, ayaa waxa ka qayb-galaya Madaxda dadka Af-Somaliga ku hadla ee Mandaqada Geeska Afrika, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Madaxwaynayaasha Somaliland, Somaliya, Kililka Somalida Itoobiya, Suugaanyahano, qorayaal iyo aqoonyahan aad u tiro badan, kuwaasi oo dawladda Jabuuti ku marti-qaaday xuskan, oo sidoo kale ay barbar socoto hirgalinta Madxaf weyn oo lagu kaydiyo dhaqanka Somaliyeed iyo afkaba. Xuskan oo mudada uu soconayo aan la ogeyn, ayaa isku arki doona Madaxda Somalida ee Mandaqada Geeska Afrika oo ay ka mid yihiin Madaxwaynayaasha Somaliland iyo Somaliya, kuwaasi oo inta la ogyahay aan aqoon hore isku lahayn, balse dhanka warbaahinta ka leh xidhiidh diblumaasiyadeed oo aan heerkiisa la qiyaasi Karin. shirkan ay ku kulmayaan Madaxda Somalidu ayaa ku jira fursado Siyaasadeed oo mid walba dhankiisa uga faa’ideysan karo, kuwaasi oo la xidhiidha danaha siyaasadeed ee ka dhaxeeya dalalkooda iyo bulshooyinka ay hogaamiyaan. Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shalay Xamar iyo Hargeysa ka kala dhoofay ayaa la filayaa inay is-arkaan inta xuskani socdo isla-markaana ay isla faaqidaan danaha siyaasadeed ee labada dawladood ee Somaliland iyo Somaliya iskaga xidhan, kuwaasi oo loo baahan yahay in xal laga gaadho, inkasta oo ay jirto xurfuf dhinaca warbaahinta ah oo ka dhalatay haddalo Xasan Sheekh Maxamuud intii tallada Somaliya qabatay ku celcelinayay, kuwaasi oo uu ku sheegayey in midnimada Somaliya tahay lama taabtaan, halka Madaxda Somaliland-na ay taa lidkeeda kaga hal-celinayeen. Labada Madaxwayne ee Somaliland iyo Somaliya, ayaa kulankooda la saadaalinayaa noqon karaa mid fure u noqda in si deg-deg ah loo guda-gallo wada-hadaladii Somaliland hore ula furtay xukuumadda Sheekh Shariif Sheekh Axmed, iyadda oo dhanka kalena dadka siyaasadeeda indho-indheeyaa sheegayaan inay suurto-gal tahay in kulan ay yeeshaan Madaxwayne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud sabab u noqon karo in dawladda Kenya ka noqoto xidhiidh diblumaasiyasadeed oo ay doonayso inay Somaliland la yeelato, si ay ugaga maaranto Somaliya oo khilaaf siyaasadeed soo kala dhex galay markii ciidamadeedu Al-shabaab ka saareen Magaaladda dekeda leh ee Kismaayo, halkaasi oo dawladda Kenya doonayso in maamul gaar ah laga sameeyo, balse xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud ka diiday. Sidoo kale, xogaha xaqiiqda ku dhow ee la xidhiidha ujeedada Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu Madaxwayne Siilaanyo ugu marti-qaaday xuskan ayaa sheegaya inuu wax ka og-yahay xidhiidhka Kenya doonayso inay Somaliland la yeelato si ay ugu xumayso Somaliya oo uu Mr Geelle taageero, doonayana inuu Madaxwayne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud isku sawiro si Kenya ay candhuufteeda dib u liqdo isla-markaana ay uga noqoto xidhiidhka ay doonayso inay Somaliland la samaysato.
  2. Well the Koonfurians told him loud and clear u guys are not there and he said well that is true, Somalilands achievements through out the last 2 decades needs to be acknowledged and respected.
  3. A_Khadar;899912 wrote: Ma ictiraafkii buu soo wadaa? The big belly *** must go! Dont really care much about that
  4. Somalia President in Djibouti to attend the 40th anniversary of Somali writing Published On: Sunday, December, 16 2012 - 17:33:57 T Somalia President Hassan Sheikh Mohamud is in Djibouti to attend the 40th anniversary since the Somali language was written down. The President is leading a delegation of Somali linguists and other academics to the function which will be held from 17th- 22ndDecember according to a press statement from the Presidency. Hassan was quoted by the statement saying he will do a lot to re-establish the use of the written Somali. He added that it’s for the betterment of the Somali culture and the people’s unity. Somali-speaking PEN Club, which organized the ceremony, has invited leaders from Somalia, Somaliland, Puntland, Somali region of Ethiopia and North Eastern province of Kenya. Hosting President Ismail Omar Gelle is also to attend. The function will be used to launch the largest Somali dictionary, whose idea originated from President Gelle and was commissioned by Djibouti Institute of Languages in collaboration with Somali-speaking PEN Club.
  5. Shirkad Ganacsi oo mooska Ka dhoofisa dalka oo laga furay Muqdisho 16, 2012 Muqdisho(Sh.M.Network)—Shirkadaan oo ah Shirkad Ganacsi isla markaana dhoofin doontaa Mooska Soomaaliya ayaa maanta looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho Fruit Som Shirkaddaan Lamagac baxday ayaa qorshuhu yahay in ay noqoto shirkad ay ku soo hirtaan Beeraleyda Soomaaliyeed dhamaantood islamarkaana ay noqoto Shirkad iyadu dhoofisa Mooska Munaasabadda Lagu furayay Shirkaddaan oo ay ka soo qayb galeen Masuuliyiin kala duwan oo ubadan Masuuliyiinta Shirkadaab ayaa waxa hadallo halkaasi ay ka jeediyeen ay ku muujiyeen sida ay uga go’antahay in Beeraleyda Soomaaliyeed ay shirkaddani unoqoto dallad ay dugaashadaan Sheekh Cismaan oo ah Guddoomiyaha Shirkaddaan oo ugu horeyn Munaasabadda ka hadlay ayaa shaaca ka qaaday in Shirkadda qorsheheedu yahay isku xirka Beeraleyda iyo sidi ay si wada jira isaga kaashan lahaayeen Dhoofinta Mooska ama iib geynta dalagyada dalka Gaar ahaan Mooska Ugu dambeyn waxaa halkaasi hadl ka jeediyay Sheekh Cali wajiis oo ka mida Masuuliyiinta Shirkadaasi oo isagoo ku hadlaya afka carabiga sheegay in Soomaaliya ganacsiga nuucaan oo kale ay ugu dambeysay Sideetamaadkii iyo todobaatameeyadii wixii ka dambeeyana dalka duruufihii ka jiray ay meesha ka saareen dhaq dhaqaaqyadaasi isagoo tilmaamay in dad ubadan beeraley kulmay in ay keeneen fikirkaan
  6. Imisaan laha Madaxweynaha Jamhuuriyada djibouti carafaadow iska nabad gali wax dhibaato ah cidna kuma hayo hadaad dictatorship diidaysid africa kala badh ba ah. Lol@ Hablaha mad madow
  7. Madaxweynaha Jabuuti Oo Madaxweynaha Somaliland Ku Soo Dhaweeyay Meeqaamkii ugu sareeyay December 16th, 2012 Jabuuti (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Ismaaciil Cumar Geelle ayaa galabta madaarka magaaladda Jabuuti si meeqaam sare leh ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti balaadhan oo uu Hoggaaminay oo socdaal ku tagay dalkaasi. Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle iyo marwadda koowaad ee dalka Jabuuti Marwo Khadra Maxamuud Xayd, oo madaarka kaga hortagay weftiga madaxweyne Siilaanyo, waxaana loo dhigay rooga cas ee lagu muuneeyo Hoggaamiyeyaasha dalkaasi socdaalka ku yimaadda. Waxa kale oo soo dhaweynta Madaxweyne Siilaanyo ka qeyb galay Ciidanka Muusiga (Bamboyda) Jabuuti iyo Wasiirka Warfaafinta, Boosaha iyo Isgaadhsiinta ahna Afhayeenka xukuumadda Jabuuti Md. Cabdi Xuseen Axmed iyo Wasiirka diinta iyo awqaafta Jabuuti Md. Xaamud Cabdi Suldaan. Sidoo kale, waxa dawladda jabuuti ay Madaxweyne Siilaanyo ugu sii qaadeen gudaha magaaladda Jabuuti baabuurta khaaska ah ee ay ugu tallo galeen inay ku soo dhaweeyaan wufuuda sar-sare ee wadankaasi booqashada ku yimaadda. Waxa dawladda jabuuti ay weftiga Madaxweynaha Somaliland caawa casho sharaf ugu samayn doonaan Huteelka Kaambiski ee magaaladda Jabuuti. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa socdaalkiisa Jabuuti ku weheliya Wasiirrada Madaxtooyadda, Boosaha, Warfaafinta, waxbarashadda iyo marwadda koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Weris Sh. Maxamed Jirde. Waa socdaalkii sadexaad ee Madaxweyne Siilaanyo ku tago dalka jabuuti laba sanadood iyo dheeraad uu xilka hayay. Waxaanu madaxweynuhu ka qeyb geli doonaa shir ku saabsan horumarinta Afsoomaaliga isla markaana lagu xusayo afartan guuradda ka soo wareegtay qoraalka Afsoomaaliga. Waxa kale oo lagu wadaa in mudada uu halkaasi ku sugan yahay uu kulan la yeesho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle oo ay ka wada hadli doonaan sii xoojinta iskaashiga labada wadan.
  8. Africa dhamanteed nuurki iftiinshiyey umada ku raacday ismaciil na daah dihi , carafaat you're cousin is the song writer
  9. Deg deg :- Qaraxyo ka dhacay Xaafadda Islii Dec 16, 2012 - Wararka ka’imaanaya Xaafadda ay Soomaalida dagantahay ee Islii ee Magaalada Nairobi ayaa wexey sheegayaan in Caawo mar qura ay Xaafadda ka dheceen Sedex Qarax. Mid kamid ah Sedexda Qarax ayaa waxaa uu ka dhacay Dhinaca Guryaha Ushrika ee Xaafadda Islii, waxaana lasoo sheegayaa in Labo kale ay isla xaafadda ka dheceen. Lama oga Khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay Qaraxyada, waxaana maalmahaanba Xaafadda Islii kusoo badanayay qaraxyada lala beegsado meelaha ay dadka isugu yimaadaan.
  10. ^^ Maybe they have destroyed the Somali republic because of Qabil iyo reer hebel banu nahay
  11. Sawirro) Ciidamada dawlada Puntland oo soo qabtay Sahay ku socotay Kooxda Galgala. Dawlada puntland ayaa shaacisay sahay ku socotay Kooxda ka dagaalanta buuralayda Galgala oo ciidamada dawladu ay gacanta ku dhigeen. War-saxafadeed ay dhawaan dawladu soo saartay ayay arrintan uga warbixisay wuxuuna u qornaa sidan:- Puntland State of Somalia Garowe WAR SAXAAFADEED 16 December 2012 Ciidamada Dowladda Puntland ayaa gacanta ku dhigay sahay u rarnayd Buuraleyda Golis (aaga Galgala) iyadoo la xirxiray dadkii ku howlanaa fududeynta howshaas. Hey’adaha amniga Puntland oo helay xog ku saabsan sahaydaan kadib ayaa gaari raran kuna sii jeeday Buuraleyda Galgala waxaa lagu qabtay kontoroolka Magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland 13 Dec. 2012. Sahayda la qabtay ayaa ka koobnayd: 40-jawaan oo ay ku jirto cunno cayriin ah, sida bariiska, sonkorta, iyo burka; 11-kartoon oo ay ku jirto baasto, saliid, kaluun gasac ku jira, iyo yaanyo; 1-jawaan oo ay ku jirto 48- joog oo kabo ah; iyo 5-kartoon oo daawo isugu jirta faleebayaal, kaniiniga anti-biotic, iyo irbado dhiig-joojin ah. Ciidamada amniga ayaa gacanta ku dhigay darawalkii gaariga ahna mulkiilaha gaariga, iyo iyadoo darawalka iyo xubno kale oo hore loogu tuhunsanaa inay gacan ka gaystaan sahay siinta kooxda argagaxisada Al Shabaab oo ku dhuumaalaysanaya Buuraleyda Galgala, iyadoo baaritaan ku socdo dadkii falkaan lagu soo qabtay, sharcigana la horkeeni doono.
  12. According to Stratfor report, Israel has a listening station on the secluded Mt. Amba Sawara, as well as docks in the Dahlak Archipelago. By Anshel Pfeffer | Dec.12, 2012 | 9:30 AM | 13 Iranian Navy helicopter carrier Kharg (431) docking at Port Sudan at the Red Sea State, October 31, 2012. Photo by Reuters As IAEA arrives in Iran, new satellite imagery purports to show construction at Parchin By The Associated Press and Haaretz Dec.12,2012 | 9:30 AM | 13 Israel and Iran are both holding military bases in Eritrea on the shore of the Red Sea, the global intelligence company Stratfor reported on Tuesday. This is not the first indication of a covert Israeli military presence in the small African country, but Stratfor's report is the most detailed to surface to date. According to Stratfor, Israel has a listening station on the secluded Mt. Amba Sawara, as well as docks in the Dahlak Archipelago. Previous reports revealing the existence of these docks claimed they are being used by Israel Navy submarines and ships taking part in Israel's covert war against the Iranian networks smuggling weapons to the Hamas and Hezbollah. The weapon shipments leave Iranian port, are transported through the Red Sea to Sudan, and from there taken via Egypt to the Gaza Strip or ports in the Mediterranean. The cargo is later placed on cargo ships to Syria and Lebanon. The Israel Air force has reportedly attacked weapons convoys in Sudan several times in the past, most recently less than two months ago near the capital Khartoum. The docks in the Dahlak Archipelago were reportedly used by the Soviet navy during the Cold War, according to a number of media outlets. Using Google Earth, one can make out several vessels at the dock as well as what looks like a landing strip. In addition to the Israeli presence reported, Iran is also said to be maintaining a military presence in Eritrea in the southern port city of Assab. Stratfor's analysis claims Eritrea's government - one of the world's harshest regimes - is nurturing relations with the two rival nations in order to maintain its advantage against its larger neighbor Ethiopia, from which it gained independence in 1991, and Djibouti and Yemen. Eritrea has waged war against these countries in the past and is still fighting rebel groups supported by Ethiopia. It was also reported that Eritrea receives financial aid from Iran and military aid from Israel. http://www.haaretz.com/news/diplomacy-defense/both-iran-and-israel-have-military-bases-in-eritrea-global-intel-reports.premium-1.484326
  13. Washington (CNN) -- President Obama has decided to nominate Sen. John Kerry to be the next secretary of state and could make a formal announcement as early as next week, a Democrat who spoke to Kerry told CNN Saturday. The expected nomination follows U.N. Ambassador Susan Rice's decision to withdraw her name from consideration for the post. She dropped out of the running Thursday after weeks of criticism from Republicans about statements she made about the September 11, 2012, attack on the U.S. mission in Benghazi, Libya, which left four Americans dead, including Ambassador Chris Stevens. If confirmed by the Senate, Kerry would replace current Secretary of State Hillary Clinton, who plans to leave her post within the administration. Kerry, the senior senator from Massachusetts and the Democratic Party's 2004 presidential nominee, is noted for the experience, gravitas and relationship-building skills that could help him succeed as the United States' top diplomat. Sen. John McCain, R-Arizona, recently jokingly referred to Kerry as "Mr. Secretary." Sizing up Kerry as secretary of state In his current role as chairman of the Senate Foreign Relations Committee, Kerry has traveled the globe on behalf of the Obama administration to mend frayed relationships. Most notably he has traveled to Pakistan after a series of incidents, including the raid that killed al Qaeda leader Osama bin Laden, that had set relations back. Obama's cabinet: Who's in, who's out? World travel is second nature to Kerry, 69. Born in Denver, he spent much of his childhood overseas, living in Berlin before going to a Swiss boarding school at age 11. After graduating from Yale University in 1966, Kerry was deployed to Vietnam as a lieutenant in the U.S. Navy. Kerry served as a gunboat officer on the Mekong Delta, earning the Silver Star, the Bronze Star and three Purple Hearts. Upon his return home in the early 1970s, Kerry gained public recognition as the head of the group Vietnam Veterans Against the War and for his anti-war testimony before the Senate Foreign Relations Committee. Who would take McCain's senate seat In 1972, Kerry ran his first campaign, a losing effort for a congressional seat in Massachusetts. He eventually entered politics in 1982 as lieutenant governor under Gov. Michael Dukakis. Two years later, Kerry won the U.S. Senate seat he has held for five consecutive terms. The Vietnam experience came back to haunt Kerry during the 2004 presidential election. A Republican-funded group called "Swift Boat Veterans for Truth" aired campaign ads accusing Kerry of lying to receive two of his five combat decorations and criticizing his anti-war activism. Incumbent President George W. Bush won the Electoral College vote 292 to 252 and racked up 3 million more votes than Kerry. McCain, Rice, Obama and the politics of personality After winning his fifth Senate race in 2008, Kerry took over the Senate Foreign Relations Committee the following January. If nominated by the president and confirmed by his colleagues in the Senate, Kerry would leave Congress, and Deval Patrick, Massachusetts' Democratic governor, would appoint a replacement. By state law, a special general election is required to take place 145 to 160 days after a vacancy occurs. So if Kerry were nominated, confirmed, and then stepped down on January 21 (Inauguration Day), the election would take place between June 14 and June 29, with primary elections being held six weeks earlier. Whoever wins the special election would serve the final year and a half of Kerry's term and would then be able to run again for a full six-year term in office in the 2014 midterm elections. Patrick says it's too soon to say whether he'll name a caretaker or appoint someone who would run in the special election. But a Democratic strategist in Massachusetts says Patrick is under pressure to avoid naming a caretaker, in hopes of preventing a divisive primary. The strategist told CNN that both Rep. Ed Markey and Rep. Michael Capuano have already separately met with Patrick to ask for the appointment if Kerry's seat does open up.
  14. Since 1991 the Mayor of ceerigaabo Ismaciil Xaaji Nuur recently joined the Wadani party stays the Mayor of ceerigaabo
  15. Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo goor dhaweyd u dhoofay Dalka Jabuuti kana qayb galaya Sanad Guurada Afartanaad ee Qorista Af-Somaliga oo ay Somali-pen qabanayso Hargeysa(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa goor dhaweyd u duulay Dalka Jabouti, halkaas oo uu kaga qayb galayo Xaflad Ururka Somali-pen u qabanayso sanad guurada Afartanaad ee ka soo wareegtay Maalintii la qoray Af-ka Somaliga. Munaasibada Sanad guuradaasi oo lagu qabanayo Dalka Jabuuti Berri waxa Casuumadeeda fidiyay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo martiqaaday Madaxweynayaasha Dalalka ku hadla Af-somaliga. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu ka ambabaxay Madaarka Hargeysa, halkaas oo ay ka qaaday diyaarad Madaxweynaha Dalka Jabuuti u soo diray, waxaanu Qolka Nasashada kula hadlay saxaafadda, isagoo sheegay in uu ka qayb galayo Munaasibadaasi. Hase yeeshee mar wax laga weydiiyay inuu kulamo kale oo siyaasadeed la yeelanayo madaxda halkaas isugu imanaysa waxa uu sheegay inay dhici karto in uu wadahadalo la yeelan doono cid kasta oo u suurtogasha inuu arko. Mar wax laga weydiiyay dhibaatada Doorashadii Golayaasha Deegaanku sababta
  16. Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo U Ambabaxay Jabuuti Published on December 16, 2012 (Axad, Desember, 16, 2012 Muqdishu, Soomaaliya) Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa maanta wuxuu u dhoofay Jamhuuriyada Jabuuti si uu uga qeyb galo Sanad Guuradii 40 aad ee ka soo wareegtay markii la hirgeliyay in luuqada af Soomaaliga la qoro. Wafdigan uu Madaxweynaha hogaaminayo ayaa ka kooban shaqsiyaad kuxeel dheer luuqadaha( LuuqadYaqaano) iyo Gudoomiyayaal Jamacadeed. Munaasabadan ayaa waxaa lagu wadaa in ay ka dhacdo caasimada Jabuuti ayna kasoo qeyb galaan shaqsiyaad aad ugu xeel dheer dhaqanka iyo Afka- Soomaaliga. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ayaa wuxuu shaagey”waxaan ka shaqeyn doonaa dib-u-soo nooleynta adeegsiga far Soomaaliga mar walbo in aan hormariyo waxbarashada waa howlaha igu muhiimsan” Sidoo kale wuxuu sheegay in horumarinta Afka- Soomaliga iyo dhaqanka ay muhiim u tahay midnimada shacabka Soomaaliyeed. Lixda tiirar siyasadeedka Madaxweynaha wuxuu ku qeexay tiirka afaraad in la hagaajin doono qaabka wax barashada ee Soomaaliya taasna ay horseedi doonto midnimo iyo wadananimo. Lixda tiirar siyasadeed ayaa waxaa ku qoran qorshaha siyaasadeed ee Madaxweynaha. Malik Abdalla’ Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Villa Somalia, Mogadishu