Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. NGONGE oday faroole is facing lots of opposition from reer qardho general samatar, and reer north galkacyo he already defeated cabdi cawar in october he is now establishing his horseed party he has no time for Mogadishu politics. When he gets comfortable i am sure he will fall out with hassan sheikh time will tell.
  2. President geele honoring the 2 other Presidents " frameborder="0" allowfullscreen>
  3. Madaxweyne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud Oo Kulan Ku Yeeshay Hotelka Kempinski Djibouti(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan ku yeeshay gudaha hotelka Kempinski ee dalka Jibouti oo wefdi labada Madaxweyne kala hogaaminayaan ku suganyahiin kuwaasi oo ku yimid Jibouti martiqaad ay ka helleen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankan ay labada Madaxweyne Yeesheen waxa la sheegay inuu ahaa mid furan oo u badnaa isbarasho iyo in ay labada dhinac wadahadaladii socday gogol xaadh u sii sameeyaan, balse wax war ah fahfaahsan lagama hayo, waxaanu ahaa kulankaasi mid aan warbaahinta loo ogolayn. Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somaliya waa markii ugu horaysay ee ay si fool ka fool ah u kulmaan tan iyo intii uu Madaxweynaha Somaliya talada Dalkaas kaga guulaystay Madaxweyne Sh Shariifkii wadahadalada la bilaabay Madaxweyne Siilaanyo. Kulanka ay labada dhinac qaateen ayaa la sheegayaa inay labad
  4. Maamulka Somaliland oo sheegay inay diyaar u yihiin inay Wadahadallada la sii wadaan dowladda Soomaaliya Talaado, December 18, 2012 (HOL) — Mas'uuliyiinta maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay diyaar u yihiin inay lasii wadaan dowladda Somalia wadahadalladii billowday bishii Feberaayo ee sannadkan, kuwaasoo looga hadlayay sidii go'aan mideysan looga gaari lahaa mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar oo la hadlay BBC-da isagoo ku sugan Jabuuti ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar u yihiin inay dib u billowdaan wadahadallada, isagoo muujiyay sida uu ugu faraxsan yihiin sii socoshada wadahadallada. "Xilliga iyo goobta ay dib uga billaaban lahaayeen wadahadallada weli wax go'aan ah lagama gaarin," ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaliland, balse wuxuu xusay in Somaliland ay mar walba diyaar u tahay inay sii socdaan wadahadallada guulana laga gaaro. Wadahadalladan ayaa billowday xilligii ay jirtay dowladdii KMG ahayd ee uu hoggaaminayay Shariif Sheekh Axmed waxayna wajigoodii koowaad ka dhaceen magaalada London ee xarunta dalka Britain, halka wajigii labaadna ay labada madaxweyne ee Shariif Sheekh iyo Axmed Siilaanyo ay isku arkeen magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta bartamihii sannadkan. Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna dhankiisa sheegay inay diyaar u yihiin in lasii wado wadahadallada u billowday Somalia iyo Somaliland ay sii socdaan, wuxuuna rajo weyn ka muujiyay inay noqon doonaan kuwo hadafkii laga lahaa laga gaaro. Somaliland oo ku dhawaaqday inay ka go'day Soomaaliya 1991-kii ayaa waxay tan iyo xilligaas ku jirtay dadaallo ay ku raadinayso in aqoonsi ay hesho, balse riyadaas weli kuma aysan guuleysan inay hirgasho.
  5. Ur nuts previous stuff I post news from all corners.
  6. Qabyalaadu wa xun weye sabab it divides the community its first the clan than the sub clan than the sub sub sub clan and so on Qabiilku laftigusu can be postive hada hoosta kheyr looga asaaso
  7. Carafaat don't worry they will come home, because there is no place like home even samatar sees that now it took a while but he saw the light.
  8. Oba what did i do I never tried to proof anything
  9. Indeed writing down the Somali language with the adoption of the Latin script was a great achievement of the kacaan regime one to remember for centuries to come.
  10. President siilaanyos speech on the Somali language " frameborder="0" allowfullscreen>
  11. Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya oo Markii ugu Horreysay la Filayo inay Jabuuti isku Arkaan Mon 17th Dec,2012 Madaxweyne Geelle oo Madaarka Jabuuti si diirran ugu qaabilay Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisa Jabuuti (Jam)- Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa markii ugu horreysay madaarka diyaaradaha ee magaalada Jabuuti ku qaabilay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu horkacayo oo gelinkii dambe ee shalay gaadhay dalkaas oo uu kaga qaybgalayo munaasibad xukuumadda Jamhuuriyadda Jabuuti u samaynayso xuska 40-guurada ka soo wareegtay markii la qoray Afsoomaaliga. Madaxweynaha Somaliland iyo weftigiisa oo ay ka mid yihiin wasiirradiisa Arrimaha Dibadda, Madaxtooyada, Waxbarashada iyo marwada 1aad waxa la dejiyey hudheelka Kambiski oo ku yaal caasimadda Jabuuti, halkaas oo casho-sharaf loogu sameeyey xalay. Madaxweyne Siilaanyo oo shalay saxaafadda ugu warramay qolka nasashada Madaarka Egal ee Hargeysa, waxa uu sheegay inuu martiqaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha Jabuuti, isla markaana ka qaybgeli doonaan xuska 40-guurada qoristii afka Soomaaliga. “Aniga iyo weftiga ila socdaa waxaannu tegaynaa dalka Jabuuti, annagoo martiqaad ka helay Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle. Waxaannu kaga qaybgalaynaa xuska 40-guurada ka soo wareegtay qoristii far Soomaaliga, markaa shirkaas ayaannu ka qaybgalaynaa, waanuna madaxda Jabuuti ka wadahadli doonnaa wixii daño ah ee labada dal ee jaarka ah ka dhexeeya,” ayuu yidhi Madaxweyne Siilaanyo. Dhinaca kale, Madaxweynaha Soomaaliya Mr. Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah madaxda ka qaybgalaya xuska munaasibadda qorista Afsoomaaliga, ayaa isaguna gaadhay isla shalay dalka Jabuuti, iyadoo la filayo inay markii ugu horreysay halkaas isku arkaan Madaxweynaha Somaliland iyo wefti uu horkacayo oo iyaguna ku sugan Jabuuti.
  12. Not sure about him, Farax macalin should have been there though. The 5 Somali original countries that was the idea Somaliland Somalia Djibouti the O'gaden region the NFD region farax macalin is the highest Somali official In Kenya.
  13. The aristocratic family has my respect the young garaad jamac needs to learn allot but he is on the right track , and his father Cali Garaad was a visionary Somaliland Elder , Khatumo needs to sort out lots of stuff but they shall overcome.
  14. They said they wanted peace with Somaliland they also blatantly attacked the aristocratic family of the garaad clan family saaxdheer, Khadarow why are these men opposed to the khatumo leadership.
  15. They just said they don't want Khatumo near some of their villages why is that ?
  16. Professorku muxu yidhi Lixdanki baan fooda la galay maantaan ogaday inan ajanabi ahay all i can say its never to late , waad joogta mana joogtaan just awesome how koonfurians told him. But Professor never forget you always have a home where you are the King, toga herer buuraha wajaale xeebaha berbera dooxa burco , daruuraha seylac ,kaymaha gabiley jazeerada saacadiin ceerigaha ceelgod banka ceel afweyne iyo biyaha buuraha midhisho.
  17. Waloo madhay President daahir rayaale kahin all forgiven and forgotten he did more great to Somaliland than harm , wanaaga shaqeyaa, even though people over exaggerate his past as a colonel.
  18. But history shall remember him 3rd head of state of Somaliland