-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Faroole must go! His time is up, countdown to 8 January 2013.
Xaaji Xunjuf replied to Carafaat's topic in Politics
Faroole is in deep trouble but he can survive if he plays it well he can extend his term but he has bad advisers his sons i think there is no great opposition against him other than gagaab and some other crazy reer bari guys. Oba SL is not facing any troubles where do you get that from SL presidential elections are in June 2015 Siilaanyo will stay in office there are some segments in SL not happy how the elections went but that will be solved.The opposition of SL Ucid and Wadani and they are not making any noise so far but that will come in the next coming years. -
Somaliland: Resumption of Dialogue with Somali Talks Anticipated Wednesday, 19 December 2012 03:35 VP Sayli L with his boss President Silanyo at Egal Airport where service commanders gave their commander in chief a welcome home salute of honourBy: Yusuf M Hasan HARGEISA (Somalilandsun) – The presidents of Somaliland and Somalia have met for the first in Djibouti where impromptu discussions were held. The president H.E Ahmed Mahmud Silanyo is back in the country after a two days visit to Djibouti where he participated in activities commemorating the 40th Anniversary of Somali-speaking Pen organization The head of state was received at the Egal international airport in Hargeisa by his deputy Hon Abdirahman Abdilahi Ismail 'Sayli' and multitude of citizens who included ministers, Members of both houses of parliament, Traditional and Religious leaders as well as senior officials of the ruling Kulmiye party After a colourful guard of honour mounted by units of the national army, the head of state who briefed members of the press at the airports' VIP lounge termed the ongoing Somali-Speaking Pen-SSP conference as a very important event for the development of the Somali language both oral and written. President Silanyo briefs media at the airports VIP loungeWhile informing of the significance of the SSP conference where dignitaries from Somali speaking areas and Somali language experts converged to chart the way forward for the local script, Dr Silanyo revealed of his impromptu meeting with the new president of neighbouring Somalia Mr Hasan Sheikh Mahmud. "In the course of conference participation a meeting with President Hasan who was also present became inevitable" Said the head of state After exchanging pleasantries, we briefly discussed suspended talks between our two countries of whose importance we both acquiesced on without fixing dates but in accord and hopes that once resumed the shall be concluded to the satisfaction of the citizens of our two neighbouring countries, further informed the president. The President who addressed the SSP conference together with others like Presidents Ismail Omar Guelleh and Hasan Sh Mahmud of Djibouti and Somalia respectively was at the conference together with a high powered delegation on official invitation from the Djiboutian head of state. Those in the president's entourage included the 1st lady Ms Amina Weris, Dr Mohamed A Omar, Ms Zamzam Aden and Mr Ali Elmi Gelle the foreign, Education and Communication ministers respectively. On the alleged doctoring of local council election results by some unsuccessful Army Units mount a guard of honour for President Silanyopolitical groups the president said fingers should not point at the government nor the ruling Kulmiye party because neither was involved. While urging those alleging to have been cheated during the elections to pursue proper channels of communicating their grievances the head of state said those aggrieved should direct their grievances towards the National Election Commission is the body mandated with the management of elections. Reminding that there is always a winner and loser at competitions of every sort the head of state advised the unsuccessful political groups that purport the ballot was doctored to the advantage of some, to seek legal channels of redress rather than engaging in acts that might impinge on the wellbeing of the country if unchecked. Following the release of election results for the Hargeisa municipality on 6th December supporters of the Haqsoor political group who accused NEC of doctoring the results in favour of the ruling party went on the rampage that concluded with the death of three people and injury to several others including riot police officers.
-
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqol maalmood jirsaday (Warbixin) Laga soo bilaabo horantii 1991-kii ilaa iyo bishii September ee sanadkan waxaa Soomaaliya soo maray Madaxweynayaal dhowr ah, waxaana Madaxweynayaashaas ka wada dhaxeeyay magac la yiraahdo KMG, ha yeeshee waxaa uu magacaasi daaqada ka baxay 100-maalmood ka hor, oo ku beegneyd 10-September 2012, kadib markii xilligaas la doortay Madaxweynaha haatan hogaamiya qaranka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo cod aqlabiyad leh ay ku doorteen Xildhibaanada Baarlamaanka iminka jira, isagoo noqday Madaxweynihii 1aad ee rasmi ah. Dhowr iyo labaatankii musharax ee u taagnaa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ayuu ka soo dhex baxay Madaxweyne Xasan Sheekh oo isagu ay la tartamayeen, rug cadayaal siyaasadeed, aqoonyahano iyo hogaamiyeyaal kale, waxaana nasiib wanaag noqotay in ragaas laga dhex doortay aqoonyahankii ugu mudnaa inuu ku soo baxo xilka Madaxweynenimada Soomaaliya, iyadoo lagu doortay arrimo ay ka mid ahaayeen aqoontiisa, daacadnimadiisa, wax u qabashadii uu u sameeyay bulshada, soo saaristii boqolaal kun arday iyo barnaamijkiisii siyaasadeed ee uu ku hor aqriyay xildhibaanada Baarlamaanka ee xaqa u lahaa, inay go’aamiyaan mas’uulka noqonaya Madaxweynaha cusub ee aan KMG aheyn. Soo bixidii Madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aadaneyd qaabkii dimoqraadiga ahaa ee loogu doortay xilka ugu sareeya Soomaaliya waxay aheyd, waa cusub oo u baryay Umada Soomaaliyed, maxaa yeelay Madaxweynaha la doortay, waxaa uu ahaa Mas’uul xog ogaal u ah xaalada Soomaaliya, isla markaana waayo aragnimo fiican u leh is bedeladii iyo marxaladihii ay Soomaaliya soo martay, isagoo sidoo kale aqoon qoto dheer u lahaa qaab nololeedka iyo mida deegaameed ee bulsho weynta Soomaaliyed, maadaama uu ku soo dhex noolaa shacabkiisa 20-kii sano ee la soo dhaafay. Marka laga soo ambaqaado habeenkii Madaxweynaha cusub la isku raacay inuu hogaamiyo qaranka, ilaa iyo maanta oo la joogo oo ku beegan 19-ka December waxaa Madaxweynaha u buuxsantay 100-maalmood ee ugu horeeyay ee uu xafiiska Madaxweynimada Soomaaliya joogay, sidaas daraadeed waxaa is weydiin mudan mudadaas kooban muxuu Madaxweynuhu ka sameeyay, hadii ahaan laheyd dhinacyada wax ka qabashada arrimaha gudaha, ama siyaasada arrimaha dibada. Boqol maalmood waa waqti aad u kooban oo la mid ah, il biriqsi oo kale, marka loo eego socodka waayaha fog ee aduunka, ha yeeshee marka la bar bar dhigo, is bedelada dunida ka dhacaya, waa xilli la sameyn karo bilow wanaagsan, sidaa awgeed Xasan Sheekh Maxamuud hadii la qiimeeyo, saddexdii bilood iyo 10-kii cisho ee uu fadhiyay Madaxtooyada Villa Soomaaliya, waxaa uu sameeyay taariikh aad u wanaagsan iyo waxqabad lagu faani karo, hadey ahaan laheyd dhinacyada amniga, dhismaha xukuumada, adkeynta xiriirka caalamiga, ku dhiira gelinta bulshada sidii nabada uga qeyb qaadan lahaayeen, horumarinta arrimaha federaalka, jeedinta khudbado xigmadeysan oo hadba ka turjumayay marxalada la joogo iyo wixii la mid ah. Hadii ay noqoto in far waa weyn lagu qoro, horumarka la arki karo ee uu Madaxweynuhu ku dhaqaaqay, isla markaana lagu xasuusan doono, 100-kii maalmood ee la soo dhaafay, waxaa ugu horeeyo baabi’inta nidaamka 4.5, kadib kolkii beelaha soomaaliyed uu xubno isku mid ah uu ka siiyay Golaha wasiirada, tir tirida isbaarooyinkii taariikh xumada u keenay Gobolka Banaadir iyo gobolada koofureed, hal abuurka dhismaha xukuumad tiro yar, tayana leh, la dagaalanka musuq maasuqii dilooday Soomaaliya, u dhaga nuglaanta baahiyaha ka jira bulshada dhexdeeda, u howl gelida sidii uu caalamka Soomaaliya ugala dhaqmi lahaa si ka duwan sidii hore, sii adkeynta xiriirka diblomaasiyadeed ee aduunka kala dhaxeeyo Soomaaliya, sii wadida la dagaalanka kooxaha dowlada ka soo horjeeda iyo wixii la mid ah. Ma sahlaneyn intaas oo waxqabad in Soomaaliya laga sameeyo, 100-cisho oo qura, balse horumarka lagu faani karo, ee ay dowladda federaalka Soomaaliya ku tallaabsatay, waxaa Alle ka sokow mahadeeda is ka leh aqoonyahankii loo igmaday inuu horseed ka noqdo Soomaalida cusub ee KMG ka gudubtay, waxaana xaqiiqo ah guusha muuqata oo uu qaranka gaaray inay ka dhalatay qunyar socodnimada Madaxweynaha oo sida xaqiiqda ah ka yimid bulshada, una yimid wax u tarida bulshada. Waa suura gal in ay dad badan saluugsanaayeen, markii ugu horeeysay ee Madaxweynaha la dooranayay, iyagoo ka cabsi qabay in dib u dhac laga sameeyo halkii xilligaas la marayay, balse malahaasi ay dadka qaarkiis qabeen maanta waa uu beenoobay, waxaana booskii shakiga buux dhaafiyay run, waxqabad iyo dadaal loo riyaaqi karo, waxaana amaanta arrimahaas ay u noqoneysaa Xasan Sheekh oo halkii loo maleynayay meel ka sareysa gaarsiiyay qaranka Soomaaliyed 100-kii maalmood ee la soo dhaafay. Layaab ma leh daruufaha wali jira awgood in Madaxweynuhu ay u suura geli weydo inuu arrimaha qaarkood wax ka qabto, sida dilalka wali socda, dhaca shacbiga loo geysanayo, ku tagri falka xarumaha dowladda qaarkood ka taagan, mushaar la’aanta shaqaalaha dowladda heysata, sixida Mas’uuliyiinta wali qaldan, soo deyn la’aanta muwaadiniin fara badan oo ku xiran wadamada caalamka qaarkood, nolol u abuurida boqolaalka kun ee ku baaba’san gudaha iyo xerooyinka qaxootiga, xoojinta tacliin lacag la’aan ah iyo isu furida wadanka oo dhan, waxaase in la soo dhoweeyo mudane in Madaxweynuhu ay u qorsheysan tahay sidii arrimahaas ula tacaali lahaa ilaa uu ka jibo keeno ama uu ku guuleysto. Ra’yi uruurin fara badan oo laga sameeyay xarumaha dowladda, xafiisyada ururada bulshada rayidka, goobaha tacliinta, baararka ay bulshada isugu timaado, jaaliyadaha dibada, suuqyada, gaadiidka la wada raaco iyo meelo kale ayaa muujineysaa sida ay shacabka Soomaaliyed kalsooni buuxda ugu qabaan Madaxweynahooda, waxaana iska cad oo sida dayac afar iyo tobanaad oo kale loo arki karaa, sida ay u sii ballaaraneyso sumcada uu dadkiisa ku dhex leeyahay Hogaamiye Xasan Sheekh, sidaas daraadeed waxaa ila mudan in la yiraahdo ishii buktaay ku bikaacso waxqabadka Madaxweynaha iyo taageerada ay shacabkiisa u hayaan darteed. Ruux kasta oo geesi ah waxaa uu u baahan yahay in la garab qabto sidaas awgeed waxaa shacabka Soomaaliyed la gudboon inay Madaxweynahooda gacan ku siiyaan ku sii socoshada wadada cad ee uu cagta ku hayo, waxaana in la xusuusnaado mudane halku dhigii Madaxweynaha ee xilligii doorashada oo ahaa NAGU RAAGTAYEE YAAN LOO KALA HARIN, iyadoo oraahdaasi laga ambaqaadayo, ayaa waxaa ila haboon in aan loo kala harin ka gudubka marxalada lagu jiro ilaa laga gaarayo nabad, horumar iyo barwaaqo loo dhan yahay. Maanta oo boqol maalmood aynu ka joogno maalintii Madaxweynaha loo igmaday daadihinta dalka iyo dadka ayaa waxaa wanaagsan in Xasan Sheekh loogu hambalyeeyo, naf hurnimada iyo guusha uu ka soo hoyay mudadii koobneyd ee uu dalka hogaaminayay, kuwaasi oo u dhigma sanado fara badan, waxaana guntii iyo gaba gabadii qoraalkan ku leeyahay Madaxweynow waad guuleysatee geediga halkiisa ka sii wad.
-
Puntland: Coast Guards Highjack Impounded Korean Ship.
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
Wait a minute the coast guard turned into pirates -
Long live president hassan and president silanyo
-
Indeed credit goes to President Ismaciil cumar geele during his reign he did so much for the Somali language , the Somali language is more used in public places in Djibouti its because of his administration well done President ismaciil cumar geele.
-
^^ U malayn mayo dad ba ka xanaaqsan in madaxweynayasha Somalia iyo Djibouti iyo Somaliland wa sadex nin oo aad u wanaagsan oo xil kas oo masuuliyad qaadi kara. Umada Somaliyeed eeh geeska Africa ka nool wa dadki masuuliyada u qaaday xasiloonida iyo sharafta iyo wanaaga umadaas.
-
^^ Taasi hor dhac bay ahayd iska gogol xaadh oday Geele ba yara odayey hadalki danbe wa ino hadhsanyahay.
-
Sidisu ku meydhanyahay
-
^^ The khatumites were shocked when Hargeysa elders went on a delegation to Faroole and asked him to release a ship that belonged to a wealthy Somalilander hijacked by pirates in 2011. Faroole just with one call the ship was released the delegation was warmly welcomed by faroole in his presidential office in Garowe. intaasay ka yara diideen walalaheen khatumo laakin ha u bixin.
-
-
NGONGE oday faroole is facing lots of opposition from reer qardho general samatar, and reer north galkacyo he already defeated cabdi cawar in october he is now establishing his horseed party he has no time for Mogadishu politics. When he gets comfortable i am sure he will fall out with hassan sheikh time will tell.
-
President geele honoring the 2 other Presidents " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Madaxweyne Siilaanyo iyo Xasan Sheekh Maxamuud Oo Kulan Ku Yeeshay Hotelka Kempinski Djibouti(Waaheen) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan ku yeeshay gudaha hotelka Kempinski ee dalka Jibouti oo wefdi labada Madaxweyne kala hogaaminayaan ku suganyahiin kuwaasi oo ku yimid Jibouti martiqaad ay ka helleen Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle. Kulankan ay labada Madaxweyne Yeesheen waxa la sheegay inuu ahaa mid furan oo u badnaa isbarasho iyo in ay labada dhinac wadahadaladii socday gogol xaadh u sii sameeyaan, balse wax war ah fahfaahsan lagama hayo, waxaanu ahaa kulankaasi mid aan warbaahinta loo ogolayn. Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somaliya waa markii ugu horaysay ee ay si fool ka fool ah u kulmaan tan iyo intii uu Madaxweynaha Somaliya talada Dalkaas kaga guulaystay Madaxweyne Sh Shariifkii wadahadalada la bilaabay Madaxweyne Siilaanyo. Kulanka ay labada dhinac qaateen ayaa la sheegayaa inay labad
-
Maamulka Somaliland oo sheegay inay diyaar u yihiin inay Wadahadallada la sii wadaan dowladda Soomaaliya Talaado, December 18, 2012 (HOL) — Mas'uuliyiinta maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay diyaar u yihiin inay lasii wadaan dowladda Somalia wadahadalladii billowday bishii Feberaayo ee sannadkan, kuwaasoo looga hadlayay sidii go'aan mideysan looga gaari lahaa mustaqbalka siyaasadda Soomaaliya. Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar oo la hadlay BBC-da isagoo ku sugan Jabuuti ayaa sheegay in dhankooda ay diyaar u yihiin inay dib u billowdaan wadahadallada, isagoo muujiyay sida uu ugu faraxsan yihiin sii socoshada wadahadallada. "Xilliga iyo goobta ay dib uga billaaban lahaayeen wadahadallada weli wax go'aan ah lagama gaarin," ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaliland, balse wuxuu xusay in Somaliland ay mar walba diyaar u tahay inay sii socdaan wadahadallada guulana laga gaaro. Wadahadalladan ayaa billowday xilligii ay jirtay dowladdii KMG ahayd ee uu hoggaaminayay Shariif Sheekh Axmed waxayna wajigoodii koowaad ka dhaceen magaalada London ee xarunta dalka Britain, halka wajigii labaadna ay labada madaxweyne ee Shariif Sheekh iyo Axmed Siilaanyo ay isku arkeen magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta bartamihii sannadkan. Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna dhankiisa sheegay inay diyaar u yihiin in lasii wado wadahadallada u billowday Somalia iyo Somaliland ay sii socdaan, wuxuuna rajo weyn ka muujiyay inay noqon doonaan kuwo hadafkii laga lahaa laga gaaro. Somaliland oo ku dhawaaqday inay ka go'day Soomaaliya 1991-kii ayaa waxay tan iyo xilligaas ku jirtay dadaallo ay ku raadinayso in aqoonsi ay hesho, balse riyadaas weli kuma aysan guuleysan inay hirgasho.
-
Ur nuts previous stuff I post news from all corners.
-
Buhoodle Militants threatens Khatumo leadership
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Qabyalaadu wa xun weye sabab it divides the community its first the clan than the sub clan than the sub sub sub clan and so on Qabiilku laftigusu can be postive hada hoosta kheyr looga asaaso -
Carafaat don't worry they will come home, because there is no place like home even samatar sees that now it took a while but he saw the light.
-
Oba what did i do I never tried to proof anything