-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Kismayo: rival clan factions clash in the center of the city
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I never knew raxanreeb and boocamenews and gedoweb were owned by reer muqdishio Duke i dont see any one celebrating -
Local election polls results in Somaliland 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
You do -
Local election polls results in Somaliland 2012
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
urur siyaasadeed ummadda jsl ayaa shaaciyey in ay urur ahaan u tanaasuleen danta Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka UMMADDA ayaa shaaciyey in aanay ku qanacsanayn natiijada doorashada ka soo baxday, balse ay u tanaasuleen danta guud ee dalka iyo shacabka JSL. Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UMMADDA Dr. Maxamed Cabdi Gabboose, ayaa shaaciyey in aanay ku qancin natiijada doorashada ka soo baxday, balse ay u tanaasuleen danta dalka iyo shacabka Somaliland. Dr. Gabboose iyo masuuliyiin ururkiisa ka tirsan oo shalay shir jaraa’id ku qabtay xaruntooda magaalada Hargeysa waxay soo bandhigeen galdaloolooyin ay sheegeen inay ka soo baxeen codayntii doorashada golayaasha degaanka, iyagoo xukuumadda iyo Guddida Doorashooyinka Qaranka ku eedeeyey inay ceebi ka raacday doorashadaas, isagoo Komishanka Doorashooyinka ugu baaqay inay is casilaan. “Annagu marnaba damiir ahaan kuma qanacsanin, kumana qanci karno natiijadan dulmiga ku timi ee uu komishanku ku dhawaaqay, haseyeeshee markaannu xeerinay wax badan, xogogaal dhab ahna u nahay duruufaha adag ee ku gadaaman dadkayaga ee leh shaqo la’aanta ba’an, tahriibta, sixir bararka, musuqmaasuqa, kadib markaannu la tashanay wax-garadka iyo taageerayaasha ururka UMMADDA, waxaannu go’aansanay inaannu dhawrno shacbigayaga jilicsan, annagoo u tudhayna, waxaannu dartood u dugsanayna, dulqaadka iyo nabadooda, annagoo ogsoon in maalmo badan dambeeyaan, taariikhduna is qori doonto, waxaanu u tanaasulaynaa danta shacbiga iyo qaranimada Somaliland,” ayuu yidhi Dr. Maxamed Cabdi Gabboose. Guddoomiyaha urur-siyaasadeedka UMADDA waxa uu isagu sheegay in madaxtooyadu isu diyaarisay dabaaldega xisbiga KULMIYE, balse ururro ahaan ay iyagu u diyaargaroobeen inay aasaan dimuqraadiyada oo uu sheegay in xukuumaddu burburisay. “Waxa aan Golaha Guurtida, madax-dhaqameedka reer Somaliland u sheegaynaa in la leexiyey ujeeddadii laga lahaa doorashadan, taasoo aannu u aanaynayno Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyo xukuumadda maanta jirta oo ku xad-gudbay labaduba milgaha iyo xeerarka doorasho oo xor iyo xalaal ahi inay ka qabsoonto dalka, waxaanannu ka codsanaynaa inay arrintan soo dhex galaan, lana yimadaan xal badbaado qaran ah sidii caadada inoo ahaan jirtay ee aynu ku soo caanno maalnay. Haddii Madaxweynuhu guul u haysto guul-darrada qaranka, haddii farriidnimadu noqotay fool-xumadii dhacday maalintii doorashada, haddii madaxtooyadu isu diyaarinayso damashaadka iyo dabaaldega KULMIYE, annaguna waxaannu xabaalaha Malko Durduro naxash ugu sidnaa maydkii dimuqraadiyada Somaliland, halkaas ragga ku aasan xorriyad ayaa loo laayey, maantana maydka meesha tegaya waa dimuqraadiyadii ay u dagaalameen,” ayuu yidhi Dr. Gabboose. Dr. Gabboose waxa kale oo uu xukuumadda iyo Guddida Doorashada ku eedeeyey inay isu kaashadeen sidii loo soo saari lahaa saddex xisbi qaran oo ku jira gacanta xukuumadda hadda talada haysa , mucaaridada meesha looga saari lahaa, waxaannu yidhi; “Doorashadan waxa ka muuqata inay ahayd mid Koomishanka Doorashooyinka iyo xukuumaddu hore u sii qorsheeyeen inay u dhacdo sidan boobka ah si loogu xalaalaysto in la soo saaro saddex xisbi qaran oo magac ahaan kala duwan, balse nuxur ahaan xukuumadda ka soo jeeda si meesha looga saaro codka mucaaridka dhabta ah iyo in xildhibaanno badan loo boobo si xukuumaddu gacanta ugu dhigto maamulka degmooyinka dalka maayirada. Waxa kale oo daah furnaan la’aanta ka mid ah markii la soo dhejiyey waraaqada dalka yimi ee lagu codaynaayo iyo sanaaduuqda ururrada iyo daneeyayaasha doorashadu inaan cid ogi jirin waraaqaha dalka la keenay intay baaxadoodu leeg yihiin, sidoo kale waxa ceebaha ka mid ah shirkadaha la siiyey qandaraasyada ee raraayey waraaqaha iyo sanaadiiqda ee hawshii koomishanka qabanaayey in la tuhunsan yahay inay meelo gaar ah lugta la galeen oo wax leexiyeen.” Guddoomiyaha UMMADDU waxa uu intaa ku daray in doorashadan halis gelisay xasiliinida iyo nabadgelyada dalka, waxaannu ku tiraabay; “Inkastoo bulshada caalamku gacan wax ku ool leh ay ka gaysteen, isla markaana malaayiin doollar ku bixiyeen hanaqaadka dimuqraadiyada Somaliland iyo siday u qabsoomi lahayd doorashadani, waxa dedaalkoodii iyo dedaalkii shacabkaba ka dhigay hal bacaad lagu lisay boobkii, dhacii iyo awood sheegashadii baahsanayd ee marag ma doonta ahayd ee ay ku kaceen xukuumadda iyo Koomishanka oo is baahaystay, iyagoo ku maamulay doorashada sharciga kaynta iyo guryaha hoostooda, laguna soo buuxiyey sanaaduuqda gaarka loo danaynaayo, dalka iyo dadkana wax masuuliyad tudhaale ah aan loo muujin. Doorashadani waxay halis gelisay wada jirka, xasiloonida iyo nabadgelyada dalka, iyadoo ay ka dhasheen dhimasho iyo dhaawacyo ay sababtay doorashada sida foosha xun loo maamulay, doorashadani waxay hoos u dhigtay hankii iyo sumcadii Somaliland ay ku lahayd mandaqadan iyo caalamkana, waxaanay wiiqday rajadii qadiyada ictiraaf raadinta dalkan. Doorashadan waxay mugdi gelisay kalsoonidii, geedi-socodka dimuqraadiyadda iyo aaminaadii shacabku ku qabay in doorasho xor iyo xalaal ahi qabsoomi karto mustaqbalka dambe inta xukuumadda iyo koomishanka noocan ahi joogaan.” -
Abwaan Edo Hillary waxy micne ma odhan dee shirki na waxa la yidhi walala socda in sh dalxiis lo kordhhin karin in budhcad badeedka lala dagaalamo in qariirada road mapka la raaco in shabaab la cidhib tiro in ciidamada amisom la soo kordhiyo iyo in ay Somaliland iyo dawlada kumeelgaadka Somalia ama ta badasho ay wada hadlaan ,hala wada hadlo si mustaqbalkooda siysadeed loo qeexo beesha calaamkuna wada hadalkooda way tegeereysa London intasa ka so baxday. Marka ma garanayo abwaanow dunidad ku nooshihid, anigu maxaan ku camayn abwaanow anigu ma nin dadka dhacaad i mooday xaaji dhan baan ahay oo ilaahay ka cabsanaya:D
-
Abwaan waxasi wa huuhaa Somaliland iyo Somalia halkeedi bay wali kala taganyihin wax is badalay anigu ma arko, uma layn mayo inay taasina wax iska badalayso. Laakin inta ka sakow waxa fiican in Somalia laa haykalki dawladnimo loo dhiso oo dawlad wanaagsan loo dhiso , Somaliland iska iloow, dawlada Somalia ba cid reer Somaliland ah kuma so darin xukumada Somalia taasa ku fariin ah. Marka wakhtigeeda sug markay SL iyo Somalia wada hadlaan taasa ka dhexeysa labada dal.
-
Oba i dont really care about them let Siilaanyo take care of them Soon Oba u will see the light and understand the way of the HAG
-
Oba Hiloowlow oday dhaqmeed are not really that effective you need an institute like HAG to lay down some of the fine foundations the people need. HAG exists it was based in the diaspora but recently they moved back to Somalia which is not a bad thing.Everything has a start and it develops from there and so on.
-
Oba ma waxa lugu yidhi HAG qarankay ka so horjeeda qaranka halkisa laga dhisaya ma cid ba diidan taas. HAG waxay u doodaysa xuquuqda umada HAG HAG waxay ka shaqeyneysa walaalaynta umada HAG HAG waxay ka shaqeynaysa jiritaanka iyo wada jirka Jamhuuriyada Somaliyeed HAG waxay ka shaqeyneysa so celinta umada HAG eeh qurbaha ku dhiban HAG waxay ka shaqeynaysa nabada iyo xasiloonida Somalia HAG laga maarmi waa
-
HAG is needed you don't have an alternative.
-
HAG is not biased if there are some problems and reer Unuka feel underrepresented they should make it clear so that we can fix it.
-
NORF i just discovered it
-
Oba step by step hadaad is tidhahdid lugee adigu oo an istaagin ka waran.
-
Mooge boowe ninka codkisa ha dhegeysan ama naagta heeseysa , waxad dhegeysta heesta midhaha iyo laxanka saraan just fantastic. ha dhagaysan the voice waxad dhegeysata musicada rasmiga iyo sidu isu dabo socda.
-
HAG needs to mediate ASAP
-
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=QT1k1Yt83A8" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
-
http://www.youtube.com/watch?feature=endscreen&v=u10jXmMOUz0&NR=1" frameborder="0" allowfullscreen> " frameborder="0" allowfullscreen>
-
Xiliyada qaar baan oday yaro maqribi ah noqda
-
Khaatumo Members Of SOL Appreciation Thread
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in General
Alpha Blondy;899067 wrote: i would like to take this opportunity to once again pledge my absolute devotion and extend my full support to the khaatumo cause. the plight that the occupation of the ancestral lands of the dervishes by the SNM regime will NEVER go unnoticed, no never. the vanguards and advocates of khaatumo are working to make this reality. we will work to free our people and liberate our land! we will never live under the yoke of oppression and the hegemony of the SNM regime! we demand the swift withdrawal of their military and will NEVER surrender until our lands have been liberated from those with geopolitical strategic imperatives! the sheer hypocrisy of the SNM criminal regime has never been so apparent! khaatumo is fighting to liberate its lands and people just as the SNM allegedly fought to wrestle and liberate its tribal enclave to the detriment of Somalia's collective will .we have our own destiny to define and will NEVER be tied to or become dependent on others in achieving our objectives. we have the hopes and aspirations of our people to fulfill. we seek to establish security, stability, education, healthcare, free and fair media and hope to be within the top tier of the HDI by 2021. we have a consensus among the Garaads for the first time....which no doubt heralds a new dawn, a new dawn that undeniably confirms a newer refined path towards the greater unity of our people. we seek to engage with all, transform from within and build modern and just society for the greater good of our people and land....indeed. Alpha Blondy, Assistant-secretary Khatuumo Mission Hargeisa, Somalia. Adeer you should replace Osman hassan:D -
Khaatumo Members Of SOL Appreciation Thread
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in General
Taleexi is forgetting that PL also claims Khatumo to be part of PL so its more than just aflagado if it wasn't for SL, Pl would still rule the vast majority of the sool region. Puntland never dropped its claims over Khatumo territory , it claims Khatumo but never assist it with the needed defense of the region that's the only difference. -
Khaatumo Members Of SOL Appreciation Thread
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in General
^^ Thats the problem i guess , Liibaan iyo khadar iyo yarti Aaaliyaah labada Mamuul wa u simanyihin waxay u yaqanin mamuulada hareeraha. Adigu laakin dee wa inagi mar mar baad eedaanka ka maqasha garowe. -
Kismayo: rival clan factions clash in the center of the city
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I wonder were the Kenyans were probably enjoying the blue sea the white sand drinking a cocktail on the beach. -
Khaatumo Members Of SOL Appreciation Thread
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in General
^^ Adiga mala Puntland bu ku raaciyey
