-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Madaxweynaha Somaliland Oo u Kicitimay Dalka Jabuuti, kana hadlay ujeedada socdaalkiisa December 16th, 2012 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti balaadhan oo uu Hoggaminayay ayaa galabta u kicitimay dalka Jabuuti oo ka qeyb galayo shirka madaxeedka horumarinta afsoomaaliga ee PEN oo lagu soo casuumay Somaliland. Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo qolka nasashada ee madaarka Hargeysa ugu sii waramayay warbaahinta ayaa sheegay in isaga iyo weftigiisu ay ka qeyb gali doonaan shirka Horumarinta Afsoomaaliga oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka PEN. Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa kale oo uu tilmaamay in mudada ay ku sugan yihiin dalka Jabuuti ay kulamo lagu sii xoojinayo cilaaqaadka Somaliland iyo Jabuuti la yeelan doonaan dawladda wadankaasi. Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa socdaalkiisan ku weheliya Wasiirrada Arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Md. Cali Cilmi Geelle, Wasiirka Waxbarashadda iyo tacliinta sare Marwo Samsam Cabdi Aadan iyo marwadda koowaad ee Somaliland. Madaxweynaha iyo weftigiisa waxa madaarka Hargeysa ku sii sagootiyay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland.
-
The blacks are jealous of Somalis that's why they are so hostile towards Somalis , Somalis are excellent entrepreneurs they out do every one in any african country when it comes to doing business it would have been just great if they had a state. All we can do now for them is to pray for their safety and perhaps help them locate to a safer place.
-
At least he is loyal to the clan and he deeply cares about the status of his clan in the Somali hierarchy.
-
Respect president daahir rayaale kahin
-
The constitution is oke but its a temporarily one the people of Somalia will decide if it eventually becomes the official law of the land permanently. The president was elected by the MPS of Somalia which is very legitimate the constitution was adopted very quickly and the Somali people had no real chance to look in it and the current parliament is doing everything to fix the many errors of the constitution. The constitution is not a Quranic verse it can be changed. Enough about the constitution as for the State of Jubbaland no one is against it, its being established by the people for the people under the Somalia framework and we welcome it. Just keep the clan goats from Nugaal far away from the Jubbaland project and we will do just fine.
-
KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
They're silent killers. -
Carafaat;899430 wrote: Xaaji, were the stolen votes of Faraweyne added to the recount? The NEC didn't talk about stolen votes but there were some errors so the faraweyne votes were added to the account reer Faraweyne will hold a press conference accepting the results tomorrow.
-
KHaatumo State of Somalia - First Anniversary Celebrations :) :) :)
Xaaji Xunjuf replied to Liibaan's topic in Politics
^^ Ximan iyo xeeb has a Somali name 2 waryaa -
General Duke;899478 wrote: ^^^Somalia has a Federal Government. A constitution which is the sole law of the land. It gives the advantage to locals creating an admin. Thus what can a secessionist like you do about Jubaland? Nothing. Again, hate will only lead to your downfall and nothing more. No one said they cant establish their own state by the way the constitution is not a permanent constitution it needs to be voted on by the people for it to be a permanent constitution. But we are just saying the folks from garowe just have no say to tell others what to say about the new state in kismayo that's all:D
-
Waranle_Warrior;899472 wrote: ^Again pure hypocrisy Somalia has a government and they are the sole representative of the people of Somalia i don't believe Kenya is bad or Uganda and Djibouti are good but if there are problems between Mogadishu and Nairobi we need to solve that. And it seems there are no problems the president will go on a official visit to Nairobi soon
-
Duke forget about Somaliland for a second the topic is about Jubbaland and Puntland if both are 2 federals states which i doubt because Puntland is not a federal state. But an autonomous state an autonomous state with in a country that has adopted a federal system. And jubbaland is yet to be established a federal state Jubbaland will be for the people from those regions and folks from garowe have nothing to do with it they can live there like every one else but they cant tell others not to talk about it that's the whole point. Waranle Somalia and Kenya were having dispute over some waters but as long as the relations between Nairobi and Mogadishu are good and the President of Somalia told us that the relations are fine we are happy. Djibouti is a country that has no issues with Somalia and its relations with Somalia is perfect so no worries at all there. Kenyans and Ugandans Djiboutians are all in Somalia and they all under the amisom command no one has a problem with that so far.
-
Maybe because Djibouti didn't say they want another lil Djibouti In Kismayo did you just hear you're self by the way Djibouti is an Amisom Country and Somalia's closest ally. Also there is nothing wrong with supporting but saying there are others non indigenous folks talking about jubbaland and telling the rest of Somalis that that's inappropriate while he is from Nugaal now that just doesn't add up.
-
" frameborder="0" allowfullscreen>
-
Khaatumo waa gu' jirsatay ee maxaa u qabsoomay?
Xaaji Xunjuf replied to A_Khadar's topic in Politics
^^ And you care about Khatumo -
Komishanka oo Caawa Liiska 25 Xubnood G/Deegaanka Hargeysa u gudbiyay Maxkamadda Hargeysa (Somaliland.Org)-Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Degmada Hargaysa Siciid Jaamac ayaa caawa mar kale waxa uu shaaca ka qaaday dib u sixidii ay ku sameeyeen natiijadii doorashada ee Caasimada Hargaysa isla markaana ay u gudbiyeen Maxkamada Gobolka Maroodi jeex,oo ansixin karta natiijadan marka ay ku qanacdo. Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka ee Degmada Hargaysa waxa uu sheegay in natiijadan ay dib u sixida ku sameeyeen aanay waxba ka badalin saamiga ay Xisbiyada iyo Ururada Siyaasadu kala heleen. Guddoomiyuhu waxa uu cadeeyay in waxa keliya ee is bedelay ay tahay laba Murashax oo ay markii hore shaaciyeen inay ku soo baxeen doorashada oo ay dib u tirintii danbe ku saxeen isla markaana ay soo saareen cidii ku soo baxday. Kuwaasi oo ka soo kala jeeda ururadda RAYS iyo Dalsan. “Waxaanu 6-dii Bishan ku dhawaaqnay natiijadda doorashada deegaanka Hargeysa, haddana 8-dii bishan ayaanu ogaanay in tiradii macluumaadkii Faro-weyne laba qorantay. markaa waxaanu komishan ahaan ka saarnay tiradii laba jeer qorantay. waxaanan maanta u gudbinay Natiijadii maxkamadda Gobolka Hargeysa waxaanay marka ay ku qanacdo qaraar lagu camal falo ka soo saari doonta,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Komishanka degmadda Hargeysa. Waxa kale oo uu beeniyay hadalo ka soo yeedhay qaar ka mid ah murashaxiintii hadhay oo warbaahinta ka sheegay in xisbiyadda iyo ururadu ay soo xuleen saamiga xildhibaanadda ay ka heleen degmadda Hargeysa. “Ma Jirto Xildhibaano ay soo xusheen axsaabtu iyo xildhibaano la is weydaariyay midna,”ayuu yidhi Siciid Jaamac. Magacyada Xildhibaanada Cusub ee Golaha Deegaanka ee Komiishanku ku dhawaaqeen,waxay magacyadoodu kala yihiin. 1.Axmed Cali Haybe. 2. Khaalid Cabdi Cawad Abyan. 3. Mustafe Cismaan Daahir. 4 Maxamed Warsame Caalin Timacade. 5.Cabdiqani Yuusuf Cabdillaahi Ina Macalin. 6. Cabdillaahi Aadan Cali Cabaas. 7. Cabdirisaaq Faarax Xasan Qawdhan. 8. Hanad Xaashi Axmed Caydiid . 9. Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco. 10. Cismaan Xasan Faarax Waxar. 11. Eng. Yuusuf Warsame Siciid. 12. Axmed Siyaad Muxumed. 13. Cabdi Cali Yuusuf. 14. Axmed Daahir Axmed Magan. 15. Saleban Daahir Cabdillaahi Dogox. 16. Cabdillaahi Aw Aadan Maxamed. 17. Cabdillaahi Siciid Faarax. 18. Deeq Ducaale Cismaan. 19. Ismaaciil Jaamac Xirsi Cabdi. 20. Cabdicasiis Aadan Habane. 21. Ilyaas Aw Xuseen Jaamac. 22. Maxamed Aw Aadan Weyrax. 23. Khadar Ibrahim Axmed Maax. 24. Cabdicasiis Maxamed Xaashi. 25. Maxamed Cabdi Aadan. Dhawaqan Komishanka degmada Hargaysa ayaa ka danbeeyay kadib markii ay Maxkamada Gobolka Maroodijeex, dib ugu celisay Komiishanka Doorashooyinka Natiijadii ay soo saareen 6dii bishan aynu ku guda jirno ee 2012.
-
^^ Ur late they just did
-
Kismayo: rival clan factions clash in the center of the city
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ What makes you think they are missing out in the 90s they had their fair share of the civil war the Adan gabyos the Cumar jees in the SPM faction they were the first to fight against General siyad bare in the lower jubbas in the late 80s. Not one clan ever ruled Kismayo on his own SPM and USC captured together Kismayo and later the civil war broke out and the SPM fractionated into sub clan level.Later the JVA 2 communities captured it and afterwords the islamists came along and now we have Amisom. Reer Azania are not missing out anything dadku uun bay wax la qaban. -
Kenya iyo Itoobiya oo taageeraya maamul u samaynta Jubooyinka 15. december 2012 Dowladaha Kenya iyo Itoobiya ayaa isku raacay inay iska kaashadaan sidii ay nabad kaga dhali lahaayeen wadanka Geeska Africa ku yaala ee Soomaaliya,gaar ahaan Deegaanada iyo Degmooyinka ku yaala koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Mas'uuliyiinta labada dowladood oo si qoraal ah hadal isku dhaafsaday ayaa waxa ay ku qeexeen hadalkooda si mideysan ay u wajahaan xaalada Soomaaliya oo haatan meel fiican mareysa oo iyagana qeyb ka yihiin ayaa hadana waxa ay sheegeen inay sii laba jibaarayaan dadaalada Nabada loogu raadinayo ee laga wado Soomaaliya,gaar ahaan Maamul goboleedyada la doonayo in laga dhiso gobolada Jubbooyinka iyo Gedo. “Waa in si wadajir ah ugu gaashanaa sidii aan u taageeri laheyn dowlada Soomaaliya iyo hanaanka la doonayo in maamul loogu sameeyo Jubooyinka iyo Gedo oo garwadeyn ay ka yihiin Mas'uuliyiin ka tirsan Urur Goboleedka IGAD,marka saaxiibka dhigayga ah ee Kenya waxaan ka doonayaa in si wadajir ah aan isaga kaashano sidii aan u gacan qaban lahayn maamulada la doonayo in laga dhawaaqo Soomaaliya” Ayuu Yiri Raysal Wasaaraha Itoobiya Mr Hiala Mariam. Sidoo kale Raysal Wasaaraha Itoobiya oo warqad qoraal ah u gudbiyay Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa dhinaca kale waxa uu sheegay in uu sii laba jibaari doono dhankiisa caawinaada dowlada iminka ka hana qaaday ee Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweynaha Kenya oo markii uu qoraalka gaaray ka soo jawaab celiyay waxa uu sheegay in dhankiisa uusan ka dhaceyn u hanqal taaga in Soomaaliya dowlada rasmi ah ka dhalata islamakaana si taasi loo helo uu muujinayo kaalintiisa ku aadan sidii Soomaaliya ay haykalkii ay lahayd dib ugu soo ceshan lahayd. Waxa uuna balan qaaday in uu taageerayo Maamul u sameynta laga wado deegaanada Jubooyinka iyo Gedo oo maalmahan danbe howshooda lagu guda jiray,waxaana Kenya ay ka mid tahay dowladaha garwadeynka ka ah dadaalada Mas'uuliyiin ka tirsan urur goboleedka IGAD ay wadaan.
-
Kenya iyo Itoobiya Oo Isku Raacay Inay Taageeraan Maamul U Samaynta Jubooyinka Muqdisho (RBC Radio) Dowladaha Itoobiya iyo waliba Kenya ayaa sheegat in ay taageerayaan maamul u samaynta Jubooyinka iyo waliba gobalka Gedo, waxayna sheegeen in mar walba loo baahanyahay maamul ay rabaan dadweynuhu. Arintaan ayaa masuuliyiinta labada wadan waxay ku sheegeen war qoraal ah oo ay isdhaafsadeen, waxayna ku muujiyeen mowqifkooda ku aadan Soomaaliya. Raysal Wasaaraha Itoobiya Mr Hiala Mariam ayaa sheegay in dowladiisa iyo waliba dowlada Kenya ay shaaciyeen in ay taageersanyihiin sida haatan loo wado maamul u samaynta jubooyonka iyo gedo. Wuxuu sheegay in labadaan dowladood ay taageersanyihiin qorshaha socda haatan ee maamulka oo ay wax ka wadaan masuuliyiinta maamul gobaleedka IGAD. Sidoo kale Raysal Wasaaraha Itoobiya oo warqad qoraal ah u gudbiyay Madaxweynaha dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa dhinaca kale waxa uu sheegay in uu sii laba jibaari doono dhankiisa caawinaada dowlada iminka ka hana qaaday ee Soomaaliya. Dowlada Soomaaliya ayaa dhowaan sheegtay maamul u samaynta jubooyinka inaysan waxba ka qusayn dowladaha dariska la ah Soomaaliya isla markaana iyada oo kaliya ay u taalo maamul usamaynta gobalada Soomaaliya. RBC Radio
-
Kismayo: rival clan factions clash in the center of the city
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Where did any one wish war can you just tell me that the news was posted on reliable new websites and not from those u claim they are from.
