Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ka waran hadaynu isku darsano ileen dadka inaga isku xigne eh oo marka kheyrku halka ka unkamo haday khatumo iyo HAG heshin karan maxa u diidaya inay hargeysa iyo khatumo heshiyaan. Ileen inaga ba isku asaliyad ka so jeedna eh.
  2. Apophis;908106 wrote: In due course I can see and hope Jubbaland supports Khaatumo. I think it's feasible. lol You need to establish jubbaland before it can support another state:D and how will you smuggle weapons to khatumo not through Puntland not through Ethiopia? Right now Khatumo should support Jubbaland ileen iyaada ba jirta eh
  3. Taleexi wayahay igu dabe tukko isku xassanaad baynu urursanaynaye waliga waan oga inaynu isku dhiig leenahay
  4. Taleexi dadku ha wada nafisan xita khatumo ha nafisan beryaha maydan neefsan eh:D
  5. Imtiaxaanki qalinkaan ku ansixiyey.
  6. True carafaat status is quo is not good Somaliland not recognized Somalia not stable and its sovereignty being violated by foreign troops including France. Somaliland non recognition status gives Ethiopia the upper hand to influence Hargeysa and even Mogadishu because of its fragile situation. Ethiopia Kenya are happy with the status quo but its not good for SL and Somalia. lets talk either unite or separate but the status quo needs to end.
  7. 2 guys opposed it and one guy said lets talk to the koonfurians. But they have their reasons these men cherish Somaliland statehood more than anything, but the people of Somaliland completely trust President Siilaanyo.
  8. Anigu oday xal raadis ah baan ahay adigu waxad leedahay wixi la dhacay busto aynu ku qarino yaynan dadku na arkin. Ana waxan leeyahay waxay Somali kala haysato ha kala xisaabtaman adigu laakin abwaanow in la xisaabtamo ma rabtiid ana waxan is weydinaya sababta aad ku diidisid in la xisaabtamo tallow maxaad qarinaysa:D Dowladu wa wax fiican laakin dowladu laftigeedu wax kama qabanayso dadki wax laga haystey wa kuwi shalay hudheeladoodi u dacwooneyey, dowladu may maqasho.Ciidamada qaranka jamhuuriyada Somaliland waligay special forces kuma sheegin mala sheekadi fransiiska wali maskaxdada ku guuxaysa. laakin wa iman doonta maalin anu ciidamada sida gaarka u tababaran aanu abuurno, laga yaaba General Xunjuf inu asaasyaasha ka mid noqdo lol. Abwaan dhiig wa dadanayey 21 sanadood,Somaliland shaqaqooyinka ka dhaca lama babar dhigi karo,dunidi aad so rogtay inaga daa dee:D
  9. Waa iska caadi anigu fawziya la ima didiin culusow xita nin xun maha sh dalxiis ba ka darnaan laha , culusow wa nin fahansan siyasaadu siday u dhacayso manaad arkayn sidu u qoslayow. Wa reer mareeg state oo siyasaada HAG iyaga gardaadiyaa sidu faisal cali warabe siyasasada SNM u gardaadiyo.
  10. Taleexi;908057 wrote: Then we are in one country - she represents you in the talks not Siilaanyo. The days of the free ride is over .... Laa ima didiin isku dhinac uun baanu wax u wadna:D Let fawziya represent me and let siilaanyo represent you agreed
  11. Taleexi;908053 wrote: XX: See wax kuugu sheega saaxiib oh well whatever floats your boat. SL will represent your clan not as you wished the former British Protectorate citizens. You talk about Xaglotoosiye, what about Fowzia .. warninyahow, chill bill qaado cid aan naftaada ahayn ma matali kartide Fawziya aniga la ima diidin wa fariid feedha toosan oo wanaagsan waba naagti tidhi Somaliland waan u dhashay Somalia na waan u dhaxay:D
  12. Apophis;908051 wrote: In fact I would think a better strategy for Mogadishu would be to support all those who wish to re-unite with the republic and then the few regions left will have to re-join. You can't make a country out of 2 regions. The negotiations should be with those who wish to secede the secessionist, if you get my meaning. I dont think the government in Mogadishu can do a better job than Puntland when fighting for those regions. Mogadishu has to appease the semi autonomous state of Puntland which lays some claims of eastern sool and eastern sanaag. So by supporting them he would also anger Mr faroole. But right now Somaliland controls the vast majority of those regions there is no way Hassan sheikh will waste his resources with that he must secure the lower shabelle and parts of bay and bakool and the middle juba region.
  13. Taleexi awoow its not going to work like that but if hassan culusow represents you in the upcoming talks you should be on his side when talking to Siilaanyo , xaglatoosiye made his choice now the choice is you'res. Hassan sheikh maxamuud will do the talking for Somalia and he said it clearly that he is talking to Somaliland and Somaliland the state that united with Somalia on first of July 1960. He clearly stated that 52 years ago the former Somali republic was conceived with a Somaliland state and a Somalia state. And now we need re negotiate the union those were the words of the president and we welcome that.
  14. Abwaan;908038 wrote: You guys should listen to Abwaan, Taleexi and Che's advice. Let the city be a stable place first then waa la heshiinaa. Beleive me although he has a point and that "Let me share what is yours and mine is only MINE" is wrong; Oba himself will be removed out of Mogadisho by Barbaarta Mataan Cabdulle. . Waxaa la yiri "God sireed ha qodin ku dhici doontidaane ma ogide". Soomaalida maahmaahdaas lee hadday fahmi lahaayeen dhibka dhan waa laga bixi lahaa.....kuwii dowladaha hagayey, kuwii jabhadaha hagayey kulli god sireed bay qodeen, waana ku dheceen. Marka waxba la isma dhaamo ee inta maalin walba maalayacni laga doodayo dowladdaan caatada ah hallala shaqeeyo, markaas nabad iyo barwaaqo waa la gaariye. Adigu waxad tahay dadka is ka yidha wax walba way iska hagaagi adigu ficil ku darin oo wada hadal fiican la galin dadka is diidsan wax walba wey iska hagaagi hadal maha wa inad dadka isku so dhaweysid umada aad tustid wedji fiican , dad ba xamar jooga oo dad kale hantidoodi haysta adna waxad leedahay kuwi haystey ha iska haystaan eeh horta xamar nabad ha noqoto beri baynu eegi inaynu u celin karno wa cadalaad daro waxaasi .
  15. Apophis;908039 wrote: They could speak out everytime the Junta in H-town decide to go on rampage against the locals of that region. The Somali government is buddying up to a state which says it does not want to be part of Somalia and ignoring one which is fighting for the right to be part of Somalia. The least the government in Mogadishu can do is bring up the issue of Khaatumo in the on-going negotiation with S-LAND. But if they support anti SL rebels that would mean they are jeprodizing the future talks with Somaliland and thats something the folks in xamar dont want to risk. Imagine if the talks fail than the IC needs to facilitate new talks and it will take lots of time again and the new govt in xamar will have another foe in the region Somaliland. Raising ur concern will not help khatumo so why do that and than further push away the SL govt.
  16. Taleexi;907986 wrote: Ahhaha, Waan taageersanahay shuruuddaa ha ku adkaystaan. Taleexi khatumo maxay ka qabta wada hadalada ileen iyaga ba wa khuseysa eh maan fahmin waxay khatumo uga amuustay?
  17. N.O.R.F;907992 wrote: No talks yet. Things will drag. Election season soon all over the place. Maybe in a couple of years No it will happen pretty soon these talks are facilitated by the IC both SL and Somalia have little do with its timetable they can just pick the plase of negotiations and ofcourse they will do the talking while the IC is the mediating factor between the 2 sides.
  18. Apophis;908002 wrote: Good to see Khaatumo is doing good. The Somali government has let down this region. Are you referring to the govt in Mogadishu tell me what could they possibly have done for khatumo.
  19. oba hiloowlow;907975 wrote: lool i don't think so xaaji yaan been laysku sheegin Walahi the puntians would love to host the government of Somalia the seat of the Somali government and HAG will be welcomed in garowe to.
  20. oba hiloowlow;907972 wrote: will Garoowe be a city for all somalis to claim markaa? Why not
  21. Beesha Unuka weyne waxa ka lacag badan the Pirate Puntians oo bada isbaaro dhigtay ,, garowe hada caasimada laga dhigo garowe wanu dhisayana adigu shirkadaha dhismahayasa meesha geyn kara oo shaqo abuuri kara. Eeg garowe hada wa tuulo hada caasimad laga dhigo. Beesha unuka weyne wa happy. Puntianskuna wa happy. Somaliland na wa happy Kenya na wa happy cid walba wa happy