-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Puntians are angry
-
Where in Somalia can you find the most beautiful beaches?
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in General
oba hiloowlow;909148 wrote: Xaaji xunjuf do you know where this beach is located?? Looks like Lughaye or bulaxaar -
Where in Somalia can you find the most beautiful beaches?
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in General
When i was in berbera 3 years ago i told reer berbera we need to open Bars and restaurants on the beach and small beach houses we could rent when people from the west come and stay there. Waa ila yaabeen waxan ku idhi marki danbe wayahay iska daa waxaso bada ma tagna oo bada picknick ma iska dhigana and they said pick nicku wamaxay ma nooc mina qayilaad baa. Markaasan ku idhi haye qaadkina so qaata oo is keena bada ayeynu fadhisanayna, markasu mid yidhi ulu war maad walantahay maxa bada nagenaya.Markasay igu yidhaheen adeer qurbahaad ku raagtay eh anagu makhsinkayganu iska fadhisana qol ka yar eeh madow bad na ma tagno , badna waxba naga ma gelin eeh na daa anu ku duceyne eh. -
Failed Negotiations; the prospect of Somali Region and ONLF
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wadani;909134 wrote: Ur right Xaaji, it's a very complicated situation. When trust is restored than the Somalis in galbeed are a power to be reckoned with -
Shaw Libaax Mujahid bu aha:D
-
Failed Negotiations; the prospect of Somali Region and ONLF
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wadani;909126 wrote: Xaaji, before they even consider working with the other opposition groups, should they not first begin including non-cagdheer Somalis into their rebel group? They must make this a soomaali galbeed resistance and make space for all soomaalis living in the kilinka. Change of name and a reshuffle of leadership to represent the clan composition of the region is a must. For that to happen the trust between the different tribes in Somali galbeed needs to be restored i dont see that happening any time soon,the Ethnic Somalilanders dont trust bigfoot community. And the Bigfoot community dont trust the Ethnic Somalilanders. I remember afaraad a wing of the WSLF that splitted from the WSLF in 1978, initially they were all fighting for the same cause against the xabashis. But after the Somali Ethio war, when several ethnic Somaliland colonels and generals were ambushed and murdered by another wing of the WSLF. Is when shit turned real ugly the fourth division or Afaraad splitted and started instead of fighting the Ethios the attacked their former allies the WSLF. Later assisted by general Maxamamad cali and his group of men and later with the formation of SNM they fought under the command of the SNM. So in order for reer Somali galbeed to unite and hold hands lots of things need be dealt with talked about trust needs to be returned with in the societies. I dont think the ONLF name or the name is the problem thats just a name but the people there have no common interest it seems. Also the Ethnic Somalilanders in galbeed have little trust in the ONLF because i remember in 2007 2008 2006 they burned down lots of trucks that belonged to Somalilanders, just because rayaale handed them over to the xabashis now we could say it was wrong to hand them over to the xabashis i agree no one can condone that, but those ordinary Somaliland businessmen lost all their capital and they had nothing to do with the whole conflict. So wadani its not as easy as you say it is. -
Failed Negotiations; the prospect of Somali Region and ONLF
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
ONLF needs to transform into a more effective rebel group perhaps its leadership must also be changed also it needs to work with other opposition groups in Ethiopia Ginbot OLF TPDM and create a wider alliance against the TPLF. -
Wadani;908492 wrote: Wow. Maasha'Allah wiilkan yari caadi maaha. Waxaan ku qoslaa sida ay Soomaalidu ugu xuubsiibtaan wadaniyiin markay shirarka isugu yimaadaan, oo ay la qiiroodaan qabayada Timocadde ee ka digaya qabyaaladda, marka ay goobtaas ka huleelaanna ay isla halkii qudhunka ka miisaan. Somalidu wa dad been isku sheega maha dad wadaniyin ah dalkooda jecel Somalida wa dad isla hadhay is aminayn wa laga yaaba inay iska oo ooyaan oo calanka la qiiiroodaan laakin wax meel fog ah maha
-
Somaliland Ministerial delegation in the United arab emirates +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka Arrimaha Dibadda S/Land Oo Ka Waramay Nuxurka Shirar Ay Dubai Kula Yeesheen Wasiiru-Dawlaha Khaarajiga Imaaraadka Iyo Madaxda Dekadda Dubai Hargeysa, January 17, 2013 (Haatuf) – Wasiirka Arrimaha Debada Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar ayaa ka warbixiyey nuxurka laba shir oo ay shalay ku yeesheen Magaalada Dubai ee xarunta Imaaraadka Carabta, kaas oo wafti uu hogaaminayaa oo ay ka mid yihiin Wasiirada Madaxtooyada iyo Macdanta iyo Biyuhu kula kulmeen Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibeda ee Imaaraadka Dr. Anwar Mohammed Gargash, isla markaana sheegay inay ka wada-hadleen arimo ay ka mid yihiin wada-hadalada Somaliland iyo Somalia iyo sidii uu Imaaraadku u maalgashanlahaa dalka. Dr. Maxamed C/laahi waxa uu sidaas ku sheegay Waraysi Khaas ah oo uu Haatuf khadka telefoonka ku siiyey xalay isaga oo ku sugan Magaalada Dubai, kaas oo sidoo kale faahfaahin ka bixiyey kulan ay saddexdoodaas Wasiir oo uu wehelinayo Maareeyaha Dekadda Berbera Eng Cali Xoor-xoor ay la yeesheen Madaxda sare ee Dekadda Magaaladaas Dubai, kaas oo xusay inay isla eegayeen sida ugu haboon ee dekadaasi uga qaybqaadan lahayd hawlo uu sheegay in lagu casriyeynayo dekadda Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil. Waraysigaas oo uu Wasiirka Khaarajiga Dr. Maxamed C/laahi kaga hadlay arimahaas iyo kuwo kale oo door ah ayaa isaga oo ugu horayn ka hadlaya kulamada ay la yeesheen Madaxda Imaaraadka iyo waxay ka wada hadleen, waxa uu yidhi “Aniga iyo waftigii ila socday waxaanu maanta kulan Wasaaradda Arrimaha Debadda ee dalkan Isu-taga Imaaraadka Carabta kula yeelanay Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibeda ee Imaaraadka Dr. Anwar Mohammed Gargash oo uu weheliyo Wasiir ku xigeenka Khaarajiga ee dalkan, waxaananu ka wada-hadalnay arimo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen xaga horumarka dhaqaalaha oo aanu waydiisanay in dawladad Imaaraadku ay gacan ka gaysato sidii Maalgalin loogu samayn lahaa Kaabayaasha dhaqaalaha Somaliland iyo khayraadka dalku leeyahay intaba. Waxaanu Wasiir Anwar noo balanqaaday in dawladda Imaaraadku ka shaqayndoonto soonto sidii ay Somaliland maalgashi uga samayn lahaayeen”. Isaga oo hadalkiisa sii watana, waxa uu yidhi “Waxa kale oo aanu Madaxda Khaarajiga Imaaraadka ka wada hadalnay arin xaga siyaasada ku saabsan oo ah in dawladda Imaaraadku ay Kaalin mugleh ay qaadato sidii ay kalhoreba uga qaadatey wada-hadalada u dhaxeeya labada dawladood ee Somaliland iyo Somalia. Waxaana uu Wasiirku cadeeyey inuu ka hawlgali doono isla markaana ay ku talo-jireen arinkaas, dhawaana ay war ka soo saari doonaan doorka ay ka qaadanayaan wada-hadaladaasi, waxa kale oo aanu ugu danbayntii ka wada-hadalnay Madaxdaas aanu la kulanay arimo ku saabsan xaga mucaawinada iyo gargaarka, marka laga saaro arimo xaga horumarinta biyaha ah oo xaga binu-aadanimada ah oo aanay dawladda Imaaraadku hore u siinjirin Somaliland, manay jirin mucaawinooyin toos ah oo ay Somaliland siiso dawladda Imaaraadku sida kuwa ay siiso dalalka soo koraya oo dunida. Wasiiru-dawlaha dalkaas Dr. Anwar waxaanu ka codsanay inay si rasmi ah Somaliland ugu dirto Mucaawinooyinka ay bixiso, haday tahay xaga Waxbarashada, Caafimaadka iyo xaga horumarka kaleba, arintaasna dawladda Imaaraadku way soo dhawaysay dhawaana labada dawladood waxay ku heshiin doonaan dhinacyada ay dawlada Imaaraadku ka taageeri doonto Somaliland”. Dr. Maxamed C/laahi Cumar mar wax laga waydiiyey arinta la xidhiidha dib u dhiska Dekadda Berbera ee la sheegay in Imaaraadku ka taageerayo Somaliland, waxa uu yidhi “Shirka Wasiirka aanu yeelanay ka-sokow waxa aanu yeelanay shirkale oo wayn oo aanu la yeelanay Madaxda sare ee Dekadda Imaaraadka, waxaananu ka wada-hadalnay sidii ay suurta-gal u noqonkarto in dekadaasi ay Maalingalin ugu samayso casriyeynta iyo balaadhinta dekadda Berbera sidii ay u noqon lahayd dekad casri ah oo wayn oo geeska Afrika ku taala, isla markaana u adeegi karta dalal badan oo mandaqada ku yaala, taas oo dhaqaale badan u soo saari lahayd dalka, si wayna uga qaybqaadan lahayd horumarinta dalka. Wada-hadaladaasi way noo sii socondoonaan oo maanta waxa aanu la kulanay masuuliyiin ka tirsan dekada barina waxaanu kulamo mihiim ah la yeelan doonaa is madaxda sare ee Dekadaas Caalamiga ah”. Wasiirka Khaarajiga mar la waydiiyey sababta wakhtigan keentay in Wasiirada Khaarajiga, Madaxtooyada, Macdanta iyo biyaha iyo Maareeyaha Dekada Berbera uu socdaalkoodaasi iskugu beegmay, waxa uu yidhi “Markii ugu horaysay waftigu waxa uu ahaa aniga iyo Wasiirka Madaxtooyada, waxa kale oo nala socday Maareeyaha Dekadda Berbera oo isagu ka qaybgalaya wada-hadalada dhinaca Casriyeynta Dekada Berbera, taas oo waajibaadka saaran iyo aqoonta uu u leeyahay shaqadiisu ay ka fursan wayday inuu ka qaybqaato wada-hadalaas. Hase yeeshee Wasiirka Macdantu isagu hore ayuu u joogay halkan oo shirar xaga macdanta iyo shidaalada ku saabsan ayuu ka qaybgalay, isla markaana markii danbe maadaama oo uu masuul qaranka ka tirsan uu yahay waxa uu ku biiray waftigayagii”. Mar wasiir Maxamed C/laahi la waydiiyey in ilaa imika la cayimay wakhtiga ay furmayaa wada-hadalada Somaliland iyo Somalia, waxa uu sheegay inaanay jirin ilaa hada wakhti rasmi ahaan loo qoondeeyey inay furmaan wada-hadaladaasi, waxaanu yidhi “Ma jiro wali wakhti rasmi ah oo loo qabtey inay furmaan wada-hadalada Somaliland iyo Somalia, laakiin dawladda Somaliland waxay arintaas ka qaadatay kaalintii hogaamineed ee ay ka qaadatey markii ay wada-hadaladii hore la yeelanaysay dawladii ku meelgaadhka ahayd ee uu hogaaminayey Sheekh Shariif. Markaa waxa aanu safar ku tagay dalka Ingriiska oo aan ka codsaday in shirkan la qabto isla markaana Britain ay ka qaybqaadato fududayntiisa, waxaana halkaas nagaga daba yimid wafti ka socda Somalia oo ay ka mid ahayd Wasiirka arrimaha dibada ee Muqdisho, halkan Imaaraadka Carabtana anaga ayaa ka hor nimid, markaa dawlada Somaliland xilbay iska saaraysaa arimahaas, waxaananu wada-hadaladaas ugu talo-galnay inaanu kaga midho dhalino himilada qadiyada ictiraaf doonta ee Somaliland ee ah inay aqoonsi caalami ah ka hesho dunida -
Somaliland speaker of parliament response to Jawaari speaker parliament of Somalia.. Somaliland is older than Somalia and that Somaliland statehood is not negotiable.
-
Somaliland Waa Qaran Somalia Ka Da’ weyn Oo Dawladnimada Ka Hor-qaatay” Guddoomiye Cirro Waxa kale oo uu GudDoomiye Cabdiraxmaan Ciro sheegay inay soo dhawaynayaan madaxda iyo............. Hargeysa (GNS) -Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland, isla markaana ah gudoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Ciro) ayaa sheegay in qaranimada Somaliland Madaxbanaanideeda aan wax gorgortan iyo wada hadal ah laga gali karin, waxaanu tilmaamay in wada hadalada Somaliland iyo Somalia haddii ay la gole yimaadaan midnimo masuuliyiinta Somalia ay taasi soo dedajinayso in wada hadaladu fashilmaan, waxaanu intaa ku daray in siyaasada qaranimada Somaliland ay tiir dhexaad u tahay aftidii shacbiga Somaliland ay ku ogolaadeen gooni isku taaga 97%. Gudoomiyaha Baarlamaanku waxa kale oo uu sheegay in wixii taabanaya masiirka qaranimada go’aan wada tashi ay ka qaadanayaan golayaasha qaranka iyo xisbiyada siyaasadu. Waxa kale oo uu GudDoomiye Cabdiraxmaan Ciro sheegay inay soo dhawaynayaan madaxda iyo taageerayaashii ururadii ku hadhay doorashadii golayaasha deegaanadu inay ku soo biiraan xisbiga wadani, taas oo uu tibaaxay in qaar ka mid ah ururadii hadhay uu wada hadal dhexmaray. Gudoomiyaha golaha wakiiladu waxa uu sidaasi ku sheegay xogwaraysi khaasa oo uu shalay wargeyska Haatuf kula yeeshay xarunta golaha wakiilada, ugu horayna gudoomiyaha oo aanu waydiinay hadalada ka soo yeedhay Raysal wasaaraha Somalia ee uu ku sheegay in wada hadalada Somaliland ay ku doonayaan midnimo dhexmarta labada dal, isagoo ka hadlayana arrinkaasina waxa uu yidhi “Somaliland waa qaran Somalia ka da’ weyn oo dawladnimada ka hor qaatay, waa qaran markii hore ikhtiyaarkiisa ugu biiray Somalia, waa qaran markii danbe-na shacbigiisu go’aansaday inay kala soo noqdaan qaranimadoodii iyo madaxbanaanidoodii 18-kii May 1991-kii, waa qaran doonaya in daris wanaag lala wadaago dhamaanba dawladaha jaarka ah, Somaliland waxay ogolaatay sanadkii hore in Somalia lala hadlo, laakiin siyaasada somaliland waxaa tiir dhexaad u ah aftidii laga qaaday shacbiga Somaliland ee 97% ay ku ogolaadeen madaxbanaanida iyo gooni isku taaga Somaliland, taasaana lagu heshiiyay oo aan qarsoodina ahayn in loo wada hadlo Somaliland iyo Somalia, ujeedo kaliya ayay ka lahayd beesha Caalamku ay joogaan in qadiyadeeda ay ka hadasho, Somaliland wada hadalada waxay ka rabtaa Somaliland oo madaxbanaan iyo daris wanaag, Somalia haday midnimo ka rabto somaliland dee waa arrin u gaar ah Somalia ama madaxweyne ha yidhaahdo ama raysal-wasaare ha yidhaahdo waxaa lama taabtaan ah inm shacbiga Somaliland ay ku go’aansadeen madaxbanaanidooda aftidii lagu go’aamiyay in Somaliland ay gooni isku taagto, aftidaasina cid badali kartaa ma jirto”. S: Golayaashiina Baarlamaanku miyaydaan door ku lahayn inaydin kala qayb qaadataan xukuumada wada hadalada Somalia maadaama ay tahay arrin qaran? J: Qaran ahaan xukuumadaynu wakiilanay, laakiin talada qaranka waa la wada leeyahay golayaasha qaranka ha noqoto, wixii masiira ee weyn waxay noqonaysaa in laga wada tashado ama golayaasha qaranka ha noqoto ama axsaabta qaranka ha noqotee. S: Gudoomiye ma noo sheegi kartaa mustaqbalka siyaasadeed ee xisbiga wadani maadaama uu noqday xisbigii saddexaad ee u soo biira xisbiyada qaranka? J: Wadani waxa uu noday xisbigii saddexaad ee ku soo biira axsaabta Somaliland tobankii sano ee u dambeeyay waxa uu noqday guri dambayskii Somaliland, waa xisbi aanu ugu baaqayno ururadii aan ku guulaysan xisbinimada madaxdoodii iyo taageerayaashoodii inuu u furan yahay, oo uu qofkastaa xubin iyo madaxba ka noqon karo, waa xisbi doonaya inuu ummada mideeyo oo dalka horumarkiisa ka shaqeeyo, mustaqbal fiican baanu rajaynaynaa, mahada horena Ilaahay baa iska leh ta dambena shacbiga Somaliland ee iyagu doortay inay codkooda siiyaan xisbiga wadani, sababna waxa u ahaa guusha uu xisbiga wadani keenay shacbiga reer Somaliland. S: Waxaa la sheegay in qaar ka mid ah ururadii ku hadhay doorashada ay idiin socdaan wada hadalo ku saabsan sidii xisbiga wadani ay ugu soo biiri lahaayeen, maxaa ka jira? J: Ururadii aan guulaysan waanu soo dhawaynaynaa, qaar aanu wada hadalnayna way jireen, laakiin natiijada waxa laga arki karaa marka ay soo baxdo. S: Haddii dawlada Somalia ay wada hadalada Somaliland la gole yimaadaan midnimo Soomaaliyeed oo mawqifkaasi ay istaagaan maxaad ka odhan lahayd? J: Taasi waxay ila tahay waxay soo dhawaynaysaa in wada hadalku fashilmo, balse Somaliland madaxbanaanideeda cid gorgortan iyo wada hadal lagala galayaa ma jirto, cid badali kartaana ma jirto masiirka shacbiga, qaranimada Somaliland-na waa lama taabtaan”.
-
Also Cali khalif galaydh said that Hassan sheikh Maxamuud cant represent Somalia and Siilanyo cant represent Somaliland listen here
-
Somaliland Ministerial delegation in the United arab emirates +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://togaherer.com/warsaxaafadeed-ka-soo-baxay-wasaarada-arimaha-dibada-somaliland-ayaa-lagu-sheegay-nuxurka-kulan-ay-maanta-la-qaateen-madaxdii-uae/ i was correct the SL govt is thinking to lease the Berbera Port like Djibouti did to -
Xamud maasheyee former TFG state minister for foreign affairs called the Somaliland and Somalia talks treacherous
-
Oba Hiloowlow '' I do not support unuka leh anymore''
Xaaji Xunjuf replied to oba hiloowlow's topic in Politics
STOIC;909013 wrote: I honestly thought the whole Unuka thing was a joke here in SOL and that young overzealous Puntlanders/Somalilanders were just upbraiding your folks for the sheer fan..Hmm so you were buying the whole "Unuka Xamaar leeh"....Well as long us your folks think this way you can kiss Somalia for a very long time They have been saying that the past 21 years they waged a destructive war inside the city against the forces of caydiid to keep the city as unuka territory. I dont think you will see any time soon a governor that is not from the Unuka family in Mogadisho. -
Fighting in Sudan's Darfur kills more than 100 - U.N.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
They have to accept islam Sudan is a Muslim country they have to follow the Sharia the law of the land. -
Madaxweynuhu ma xuma eeh qurba joogta qabyaladu go goayse ba xun thats the message anigu aan ka dhex dhuuxay.
-
U.S. to recognize Somali government, opening door to new aid
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
Thats a good step that means lots of aid can come and assist the Somalis and reconstruct the country in need the arms embargo needs to be lifted to in order to built a capable army. Che Egypt and Turkey said they will help built the Army equipment can easily be purchased. -
Abwaan;908986 wrote: lol....XX hadda ma waxaad ku calaacalaysaa yaan dowladda Soomaaliya la aqoonsan? Too late mate. war dee anigu ma qorin anigu wabaan tageersanahay dawlada xassan meel fiican bu wax u wada sidan u arko
-
galbeedi;908990 wrote: he is not the so called southern doctors populate the cabinet. This guy is the deputy finance of the district of Columbia or Washington dc , he manages 6 billion dollars with (b) budget. He is a career bureaucrat from a well known family like the foreign minister. This are the natural technocrats who could save this country. indeed wa aqoonyahan weyn wax bartay oo ka dhashay one of the elite families of SL
-
I kinda agree with NGONGE if Faroole is not making any noise it seems every one is quiet. Faroole needs to begin with a new project or something perhaps another oil adventure or other mineral adventure.
-
Introduction: In spite of Meles’s death and historical persona changes in Ethiopian political leadership, The Somali people’s saga is never ending. Today if there is any way to describe the Somali Regional State at best, it could be George Orwell’s Nineteen Eighty-Four (1984) novel, established in Oceania, where society is tyrannized by The Party and its totalitarian ideology. A province (Somali Region) perpetual war, pervasive government surveillance, and public mind control, dictated by a political system euphemistically (Ethnic based -federal states) under the control of a privileged Inner Party elite (The military and their Somali drudges) that persecutes all individuals regardless of their gender, age or political affiliation. In this paper, we will reflect on the failed negotiations, the change in the central government and its impact, the Somali Regions situation and ONLF. (Some of the 1984 book description is taken from.wikipedia.org) Ethio-ONLF Negotiations Recently the long anticipated negotiations of ONLF and Ethiopia concluded without any meaningful discussions. The Karamarda Group has offered plausible scenarios when the negotiations rumored back on May 2012. Based on the historical data and our experience in the past 20 years of working in Ethiopia, we offered our view and what might come out of these negotiations. Whether the two groups would resume talks or not remain to be seen. For the first time in the recent Somali-Ethiopia conflict, The Ethiopian government accepted international mediation and met face to face with The O'gaden National Liberation Front ( ONLF). The Ethiopian government and the O'gaden National Liberation Front were mediated by the Kenyan government, financed by the western governments. The first meeting was held on September 6 and 7, right after the burial of Meles Zenawi, the architect of present-day Ethiopia. To spectator’s surprise, in the midst of a nationwide mobilized mourning, where everyone including homeless, disable, elders were forced to Read more http://www.wardheernews.com/public_html/Articles%202013/Jan/Failed%20Negotiations%20_Karamarda.pdf