-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Nimankii Col. Warfaa oo Gedo jooga soo lugooyay oo Amisom hubka ka dhigtay & Xil. Xidig oo arrintan ka hadlay Sida la wada ogsoon yahay waxaa maalmahan jiray rag Xamar laga soo abaabulay oo loogu tala galay in J/Hoose gaar ahaan magaalo madaxdeeda Kismaayo qas ka bilaabaan. Ragan oo Ceelwaaq hab qabiil looga soo diray ayeey wararku sheegayaan in hubkii markii horaba ciidamada dowlada ee Jubbooyinka iyo Gedo ka hoowlgala lahaayeey laga dhigay iyagana gacanta lahu hayo. Col Warfaa oo ka mid ah ciidamada ka hoowlgala Gedo ayaa ka mid ah raga la xarag xirtay Xasan Culusoow oo dagaal ku haya shacabka Soomaaliyeed ee Deegaanadan dagan. Warfaa ayaa ku dhici waayay in uu Kismaayo u soo dhaqaaqo taa badalkeedna dhalinyaro heeb abaah ku soo aruuriyay u diray Kismaayo iyagoo Faarujiyay aagii loogu tala galay in ay ka hoowl galaan. Tan ayaa qeeyb ka ah dagaal lala doonayo in Kismaayo laga rido si loo arbusho in uu hirgalo maamulka Jubbaland. Dhinaca kale Xildhibaan C/Rishiid Xidig ayaa iftiimiyay xiriirka ka dhaxeeya masuuliyiin dowlada ka mid ah, ciidamada la soo diray iyo Shabaab. Isagoo taa sabab uga dhigay in ragani soo dhexmareen deegaanada Shabaab ku sugan yihiin ee J/Hoose iyo Gedo u dhaxeeya iyadoo aanay jirin wax dagaal ah oo dhex maray taas oo muujineeysa in Shabaab, ragan iyo masuuliyiinta dowlada ka mideeysan yihiin la dagaalanka shacabka Jubbooyinka. Gobalka Gedo ayaa ka mid ah deegaanada lala dagaalamayo waxaase nasiib daro ah in isla gobalka laga helo rag fulinaya hagardaamada madaxda dowlada Xamar fadhida la damacsan tahay Jubbooyinka iyo Gedo ee ku dhisan qabyaalada iyo dhul balaarsiga
-
Kismaayo oo Qarka u saaran Goob Dagaal iyo Itoobiya oo sheegtay inay ciidamadeedu ka baxayaan Somaliya Raysal-wasaraha Itoobiya oo sheegay inay Ciidamadoodu Tartiib Tartiiba uga baxayana Somaliya, kuna Wareejinayaan AMISOM Kismaayo(Waaheen) Xaaladda Magaalo Xeebeeda Kismaayo ayaa lagu soo waramayaa inay qarka u saaran tahay inay isku bedesho goob dagaal oo ay ku hirdami doonaan Ciidamo kala duwan oo isku kulaalaya gudaha iyo daafaha magaaladaasi oo ay soo buux dhaafsheen Maleeshiyooyin iska soo horjeedaa. Dhinaca kale, Ra’isul wasaaraha Itoobiya Haile-mariam Desalegn ayaa sheegay in ciidamada Itoobiya ay bilaabeen in ay si tartartiib ah uga soo baxaan Soomaaliya isagoo xusay inay ciidamada AMISOM ku wareejinayaan goobaha ay gacanta ku hayaan ciidamadoodu. Haile-mariam Desalegn ayaa u sheegay wakaalada wararka ee dalka Turkiga in joogitaanka ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya ay tahay mid ay gacan ku siinayaan dowladda Soomaaliya si ay u soo celiso amnigii iyo kala dambeyntii iyo si looga saaro Xarakada Al-Shabaab goobaha ay gacanta ku hayso ee dalka ka mid ah. Waxaa uu intaas ku daray in xaaladda nabadgalyo ee Muqdisho ay tahay mid ka soo reyneysa oo hagaagsan, sidoo kalena nolosha dadka Soomaaliyeed ay soo hagaageyso si tartiib tartiib ah, isla markaasna doorashadii madaxweynaha iyo guddoomiyaha Baarlamaanka ee Soomaaliya ka dhacday ay muujineyso in xaaladda ammaanka ee soomaaliya ay muujineyso sida ay nabaddii Soomaaliya u soo noqoneyso. Mar la weydiiyey sida uu arko awooddii Xarakada inay wiiqantahay iyo in kale ayaa waxa uu yiri lama dhihi karo waa ay baaba’day awoodii Xarakada Al-shabaab, wuxuuna intaasi ku daray inay ka baxeen Muqdisho ayna aadeen buuraha iyo dhulka baadiyaha ee galbeedka Soomaaliya. Hailemariam Desalegn waxa uu ugu baaqay beesha caalamka inay taageeraan dadka Soomaaliyeed isagoo sheegay in dalkiisu ka qeyb galayo shirka London ee looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya kaasoo u jeedadiisu tahay sidii dhaqaale loogu aruurin lahaa dib u dhiska dalka Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha itoobiya waxa kale oo uu ka hadlay dalalka dariska la ah Itoobiya oo uu sheegay inuu xidhiidh wanaagsani ka dhexeeyo marka laga reebo sida uu yidhi dalka Eritrea, wuxuuna ku dooday in Eritrea qudheeda ay ka doonayaan daris wanaag balse ay iyadu diidan tahay sida uu yidhi, wuxuuna intaasi ku daray “khilaafku waxa uu inoo dhexeeyaa madaxweynaha Eritrea ee nooma dhexeeyo shacabka dalkaasi.” Itoobiya ayaa waxaa ka jooga Somalia kumanaan askari oo Al-shabaab kala wareegay magaalooyin iyo degaano ku kala yaala gobolada Hiiraan, Bay, Bakool iyo Gedo oo ku kala yaala koonfurta iyo bartamaha Somalia.
-
Masuuliyiinta maamulka Kismaayo oo Nairobi gaaray & askartii Ceelwaaq ka timid oo lagu heesto aagagii cadawga ay soo baneeyeen Dhamaan masuuliyiinta maamulka ku meel gaarka Kismaayo ayaa shir wada tashi loogu yaarey magaalada Nairobi oo ay horey ugu sugnaaneen masuuliyiin kale. Tagitaanka masuuliyiintan oo uu sh Axmed Madoobe hogaaminayo ayaa lagu sifeeyay in ay salka ku heeyso hoowlihii dhismaha dowlad goboleedka oo si rasmi dardar leh dhawaan uga bilaaban doona caasimada J/Hoose ee Kismaayo. Waxaa jira durbaba road map la isla wada aqbalay oo ku saabsan sida wax u dhici doonaan waqtiga dhaw iyo kan fogba oo ay ugu horeeysa doorashada masuuliyiinta dowlad goboleedka iyo sidii loo dardar galin lahaa in gacanta ciidamada dowlada ee Jubbooyinka iyo Gedo la soo galiyo deegaanada wali maqan. Dhinaca kale askartii la soo lugeeyay oo ay soo direen rag iyaguba ku haray Gedo ayaa Amisom ku heeysaa xero duleedka Kismaayo. Waxaa jira waxyaabo badan oo muujinaya in askartan qaarkood la qiyaameeyay loona sheegay in ay Kismaayo aadaan sidii iyadoo Kismaayo tahay meel la iska iman karo ujeeda la’aan. Waxaa sii xoogeeysanaya cadeeymaha jiritaanka mu’aamurad Xasan Culuso, Saacid iyo qaar Gedo jooga dhacdadan isla meel dhigeen iyagoo doonayay in qas laga rido Kismaayo. Askarta Gedo ka timid ayaa lagu hub iyo maal galiyay hantida shacabka Jubbooyinka hase ahaatee rabeen in ay adeegsadaan kuwa danaha shacabka Jubbooyinka ka soo horjeeda. Wararka uga danbeeyay oo aan deegaanka ka helnay ayaa sheegaya in ragan intoodii qorshaha aaga dagaalka lagu ogaa soo faarujiyay lagu qaadi doono sharciga ciidamada halka kuwa kalana u badan tahay in la cafiyo dibna looga celiyo halkii ay ka hoowl gali jireen waxaase xaqiiqa ah in aanay Kismaayo galin hubkana lagaga wareegayo. Tan ayaa ah dhacdadii sadexaad oo ay kuwa Xamar hantidii shacabka Soomaaliyeed xaaraanta ku heeysta soo qorsheeyeen iyagoo isticmaalaya kuwa lagu hoowl galiyay hantida shacabka ay u soo duulaan tagayaan. Si walbaba dadka arrimaha Soomaaliya ku xeel dheer ayaa saadaalinaya in colaado waaweeyn oo madaxda Soomaalida ku lug leeyihiin ku soo fool leeyihiin Jubooyinka iyo Gedo waxeeyse wax walba ku xirn yihiin gardaro in aan guul laga gaarin iyo sida shacabka, siyaasiyiinta iyo dhamaan qeeybaha Jubbooyinka isku kaashadaan uguna diyaar garoobaan in aay dhiciseeyaan colaadaha Culusoow soo hurinayo.
-
Maaddeey;926049 wrote: ^ sheekada Kismaayo haddey xiise yeelatay!. Kn:Sida aan saakadii hore tabinnay, maamulka ku meel gaarka ah ee Kismaayo oo looga yeeray Nairobi ayaa soo gaaray halkaasi kadib markii diyaarad loo diray ay Kismaayo ka soo qaaday. Dhamaan xubnaha uu ka koobanyahay maamulka ku meel gaarka ah, intooda muhiimka ah ayaa iska soo xaadiriyay Nairobi, waxaana xubnahaasi kamid ah, Sh. Axmed Madoobe oo ah Gudoomiyaha maamulka, Yaasiin Raadaar, kuxigeenka Gudoomiyaha, Gen. Saxardiid, taliyaha ciidamada qalabka sida ee Jubbooyinka iyo Gedo, Muungaab, Seeraar iyo xubno kale. Lama oga sababta dhabta ah ee ka danbaysa masuuliyiinta la soo wada dheelmay, walow ay tan iyo bari wax kala caddaan doonaan, laakiin hadana waxaa soo baxaya warar sheegaya in loogu yeeray sidii xal looga gaari lahaa arimaha maamul u samaynta Jubbooyinka oo u muuqda kuwo ajuuro cunsan. KismaayoNews.com Aad bay hada xiiso u yeelatay , hada waxa la sugaya uun ciidamada cusub eeh Shabaab oo dhan so dhex maray Sida Kismayo ula dhaqmaan , iyo warku Axmed madoobe kala so noqdo Kenya. Beesha Azania ,hankoodi mamuul waxa ka qasay Hassan culusow oo tageero fara badan ku leh beesha gedo,oo nidaamki mamuul samaynta jubooyinka isbaaro u dhigtay. Waleh tani wa isu qayileysa..
-
Burco Hargeisa
-
malistar2012;925987 wrote: great job by the Puntland admin and the people . This type of relationship we need to see between States and FG. I am hoping for agreement something like Puntland Forces To Be Integrated into FG Forces also mybe Dowladdu waxay la wareegeysaa maamulada degmooyinka gobolada d Puntland gacanta ku heyso, kuwaas oo si toos ah u hoos imaanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay xaquuqdoodii u helaan. Its to fast for that but i am sure there is a process under way to bring Puntland under Federal control of the Somali government. Some where down the line the troops of Puntland need to be under the command of the federal armed forces. But i think its to early for that but it will happen during hassan sheikh maxamuuds reign.
-
This unprecedented gathering within the African continent will seek to highlight Africa´s self-attained achievements with regards to its standing in the international community as well as it´s increasing emancipation from the often assumed dependency on the Western world. The focus will be on the role and successes of the African Union as an intergovernmental regional organization seeking to combat political, social and economic inequalities. Past achievements will be considered while simultaneously accenting the future challenges the AU faces. Multidimensional in focus, the conference will revolve around three main themes. Beginning with ´the rise of corporate Africa´, the positive impact of enterprise on development throughout the continent will be accented. The following theme, ´African solutions for African challenges (human development)´ will be dedicated to the overlapping issues of education, the eradication of poverty and the empowerment of women. The final topic ´community development through arts, culture and sports´ will exemplify the power exerted by cultural diplomacy on the furthering of community development. It will be demonstrated that the application of cultural diplomacy is pervasive within the African Union´s activities, as it has charged itself with the task of uniting highly differentiated cultures within Africa with the aim of achieving ´greater unity and solidarity between the African countries and the peoples of Africa´. Cultural Diplomacy will be shown to support and solidify such efforts. Conference Speakers Speakers during the conference will include leading figures and experts from civil society, international politics, academia, diplomacy, civil society and the private sector. These speakers will include a number of individuals from the ICD Advisory Board (for further information about the Advisory Board, please click here). Speakers for the Conference include: President Olusegun Obasanjo Former President of Nigeria (more) Minister Maite Emily Nkoana-Mashabane Minister of International Relations & Cooperation, South African Government (more) Minister Mildred Oliphant Minister of Labor, Government of South Africa (more) Reeta Roy President, MasterCard Foundation (more) Conference Participants » The conference is open to applications from governmental and diplomatic officials, civil society practitioners, young professionals, students and scholars, private sector representatives, journalists, and other interested stakeholders from across the world. If you would like to reserve a position, please click on the "Apply Now" link below http://www.culturaldiplomacy.org/experienceafrica/index.php?en_aucdc2013
-
Xiinfaniinow cadhada inaga dayoo shirki ka war doon, shirki halku ku danbeyey:D
-
Reer Budhlayn way washeen hada madaxweynihi bay eedeynayaan shabaab ku sheegeyaan, hada wa ninka dalka shabaab ka xoreyey. War ileen inaga wax aragnay
-
U kaadi Xiinfaninow ,, Zack iyo Ileey heshiis maha, Ileey wa nin xabashida u shaqeya, zack na wa xoriyaad raadis isma galaan,, Faroole na waka raisal wasaarihi u yimi hada faroole wala so gaba gabeynaya oo wa inu si toos ah u hoos gala hassan sheikh maxamuud. Kismayo warkeedi waati la du duubay war ninku mala wu danbeyaa shirki wa ti lugu kala kacay. Ciidamadi reer gedo na wa kuwa hada ku laalaya Kismayo.
-
Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo ka hadlay Boqollaal Ciidamo ah oo dhawaan gaaray Magaalo Xeebeedda Kismaayo Isniin, Maarso 11, 2013 (HOL) — Guddoomiyaha gobolka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil ayaa ka hadlay boqollaal ciidammo oo dhawaan gaaray degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kuwaasoo cabsi badan ka dhaliyay degmadaas. Maxamed Kaliil ayaa sheegay in ciidamadan ay ahaayeen kuwo dowladda Soomaaliya ya u bedeshay degmadaas, balse aysan ahyan kuwo inay dhibaato sameeyaan halkaas u tagay. “Ciidamadan waxay ahaayeen kuwo dowladda Soomaaliya ay u bedeshay gobolka Jubbada Hoose, umana tegin halkaas inay dhibaatooyin abuuraan,” ayuu yiri Kaliil oo u warramayay VOA-da isagoo ku sugan gobolka Gedo. Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka taagan cabsi weyn oo ka dhalatay in ciidamadan iyo kuwa maamulka KMG ah ee degmada uu dhexmaro isku-dhac hubeysan. Su’aal ahayd halka ay ciidamadaas u mareen Kismaayo oo la weydiiyay ayuu kaga jawaabay inay mareen soohdinta u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya ayna hadda ku sugan yihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo. “Intii ciidamadan ay kusii socdeen jidka wax dagaal ah lama kulmin, mana aysan sii marin dhulka ay Al-shabaab ka taliso,” ayuu Kaliil hadalkiisa ku daray. Isagoo xusay in ciidamadan ay ogaayeen maamullada dowladda balse maamulkii aan dowladda ka tirsanayna maba oga. Sidoo kale, mar la weydiiyay su’aal ahayd fikirka ay ka qabaan maamul u sameynta Jubbooyinka ayuu sheegay in maamulkaas aan loo dhameyn, mana jirto jabhad maamul u sameyn karta Jubbooyinka, waayo dalka lagama aqoonsano buu yiri jabhado. “Dalka dowlad ayuu leeyahay waana inay dowladdu hoggaamiso maamul u sameynta gobollada dalka, ciidamada Kismaayo tagayna waxay ku tageen qorshe dowladeed,” ayuu guddoomiyaha gobolka Gedo ku daray hadalkiisa. Ugu dambeyn, Maxamed Cabdi Kaliil wuxuu dowladda Soomaaliya ka codsaday inay maxkamad soo taagto xildhibaan baarlamaanka ka tirsan oo uu sheegay inuu ciidamada dowladda ee Kismaayo tagay ku tilmaamay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab. Maamulka KMG ah ee Kismaayo ayaan weli ka hadlin ciidamadan soo gaaray degmada, inkastoo wararka ka imaanaya xarunta Jubbada Hoose ay sheegayaan in cabsi weyn ay ka jirto degmadaas.
-
Ciidamadii Raaskanbooni oo Magaalada Kismaayo laga saaray iyo Sheekh Axmed madoobe oo Magaalada Nairobi u soo aaday wada tashi. Dagaalamayaasha Jabhada Raaskanboni ayaa habeenkii xalay ahaa laga saaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose kadib markii ay shacabka magaaladaasi xalay fowdadii ugu darneyd ay kula dhaqaaqeen. Wararku waxa ay sheegayaan in ciidamada Kenya ee ku sugan Kismaayo ay amar ku siiyeen maleeshiyaadka in ay duleedka ka tagaan magaalada Kismaayo oo ay ku luga aruursadaan Madaxtooyada kadib markii ay shacab mudaaharadayay ay jir dil u geesten boorarkii mudaaharadkana ay ka jeex jeexeen. Goob joogayaasha ayaa waxa ay xaqiijiyeen in amarkaasi si dhaqsa ah ay ugu hogaansameen Ciidamadii Raaskanbooni ayna dubrbadiiba magaalada ka bexeen, magaaladana ay amaankeeda sugayaan ciidamada Kenya halka ciidamadii meleteriga ahaa ee dowlada Soomaaliya ay u dirtay xilligaa ay ku suganyihiin Garoonka diyaaradaha Kismaayo. Goob joogayaasha ayaa waxa ay xaqiijiyeen in amarkaasi si dhaqsa ah ay ugu hogaansameen Ciidamadii Raaskanbooni ayna dubrbadiiba magaalada ka bexeen, magaaladana ay amaankeeda sugayaan ciidamada Kenya halka ciidamadii meleteriga ahaa ee dowlada Soomaaliya ay u dirtay xilligaa ay ku suganyihiin Garoonka diyaaradaha Kismaayo. Dhanka kale, Amxed Madoobe, Cabdi Naasir Seeraar iyo saraakiil kale oo dhamaan kamid ah hogaanka Raaskanooni ayaa looga yeeray Kenya iyaga oo shalayna ka duulay garoonka Kismaayo, iyada oo lafilayo in loo soo yeeriyo waxa ay ku dhaqaaqi lahaayeen. Ilo xog ogaal ah waxa ay xaqiijinayaan in kadib wada hadal dheer oo dowlada Soomaaliya iyo Kenya ay yeesheen leesla afgartay in meesha laga saaro waxa loo yaqaanno Jabhad si deris wanaaga labada dal uu u sii jiro, lana filayo in Axmed Madoobe uusanba kusoo laaban doonin Kismaayo, dagaalamayaasha Raaskanboonina hubka laga dhigayo magaalada amaankeedana ay la wareegayan ciidamada meleteriga ah ee garoonka diyaradaha ku sugan, kuwaas oo qorshaha in ay ka qeyb qaataan markii horaba loo sii diyaariyay.
-
Sounds very good , and a good step taken by the FG.
-
Muhammad Jesus versus Adan Jesus. let the monkey fight begin
-
We will succeed What a beautiful nose by the way Noolow adeer
-
By the way Hassan sheikh Maxamuud admin is trying to unite the country under one structured command. So the Jubbaland conference will be delayed for as long as its possible until the gedo region and middle juba region is fully liberated. At least that's the signal coming from Mogadishu.
-
Carafaat i think the Kismayo conference was put to halt by Saacid and hassan sheikh maxamuud under the argument that the conference is unconstitutional. Xiinfaniin iyo sheekadisi cidna u joojin mayno ey ba cunay:D
-
Coversation between two former JVA loooooool Walaalaha Galgaduud
Xaaji Xunjuf replied to Waranle_Warrior's topic in Politics
Walaalaha galguduud are still in good terms and they need each other politically, they are using the HAG admin to get rid of the Kenyans. But the Habr Gangster community power is reduced in Somalia, they lost much of their colonies. But since they have a President in Somalia who wants to unite tolka, they might just return. -
The wild wild east: Bohol, Hudun district, Sool , Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in General
Wayahay
