-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
A khadar but thats far from the reality, we need to come and see what is going on today in Somalia. Are you saying Reer Khatumo do not want to a fair share in the government, i really doubt that. Why would they make khatumo isnt it an clan identity for the garaad clan , to achieve things in Mogadishu? Anigu hada qabiil kama hadlin adigu uun ba adeer ila hor hordayaa. Anigu waxan leeyahay Somali si bay isugu timi 1960 sina wa ku kala tagtay, hada dib lo raba midow sidi ay wax ahaan jireen ba la isigu noqon doona , haday dhici weydena dee siday tahay maanta la kala ahaanaya manay gar ahayn. Meesha qabil ma sheegin cambaru cuud na ma sheegin, eeh siday dadku kala yihin maanta uun baan ku sharaxay. Ileen hadaad qabil mamuul diidaysey , qabil mamuul ma samaysateen awoow yanay ka hoos bixin. Waxad rabta inad meesha ka muuqatid wana garta bal aan diido
-
A khadar the Koonfurians do not want to include you into the nation building of Somalia. They take it as its their right and do what they prefer with it. No one is chest beating the people of Somaliland are enlightened today so are even the Garaad clan who stopped blindly supporting the Xamar Project. So we have to set some priorities straight first before we can move on.
-
Somali siday qabil u deyn karan hada ba dawladi 4.5 lugu qeybsaday":D
-
Another part http://vimeo.com/61258847
-
http://vimeo.com/61540080
-
^^ hahahaahhaha good one.
-
Yemenis punished for fishing illegally in Republic of Somaliland waters
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Well done Somaliland. -
Somaliland:Kulmiye party convention to be held on April 11 ,2013
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I think neither of the 2 will be the Presidential candidate But Siilaanyo for another term. -
Somaliland President Axmed Siilaanyo visits Turkey
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Old ottaman Somaliland -
Ceeb waryaa my Kenyan brother
-
^^ When pigs fly:D
-
A_Khadar;926333 wrote: This whole concept of Somaliland/Somalia talk is piece sh*t. The right term should be a talk between Somalia and the triangle clan, beesha cadhootay. XX come again and talk about honest and fairness when in fact you are favoring your clan's agenda to be the consensus and agreed fate of entire clans of what is known British Somaliland. This should ring the bell of "Hypocrisy". Come on Khadar wamaxay waxan aad sheegeysid eeh cadhooday, Cid cadhootay ma jirto eeh dadkan Koonfurianska iyo reer Somaliland dawladnimadi wa isku af garan waayeen iyo wixi la isku darsaday. i am not favoring any one. i want every one to be pleased that includes the garaad clan, oo iyagu laftigooda laga qadiyey kuraasidi xamar.Khadar ta Reer SL ka dhexeysa wa mid sahlan eeh wanu dib u dhigan idinki ilaahay.Aniga iyo beesheyda iyo beesha Siilaanyo ba dont see eye to eye , laakin dib banu u dhiganay i believe the garaad clan iyaguna saaso oo kale wa in dib loo dhigta. Mise khadarow waxad rabta in reer Somaliland la xaqiro sidi 1960? Hada wala barugay oo la yeeli mayo.
-
SomaliPhilosopher;926332 wrote: Are you pro union Xaaji? I am for what brings solutions Union would have been great if we had great unionist down South and understood the true notion of what a greater Somali statehood could have been. But since the years have been passing by the 2 countries have unintentionally developed different national identities so it will be very hard to achieve another union, but we never know.
-
No they dont have to support secession nor union they just need to be fair and balanced and neutral. When they do that than i think they are right guys for the job.
-
Prime Minister saacid farax declares war on Khaatuumo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
:D akhadar allssc wa niman wariyaal fiican ah aniga warka iga ma qataan laakin iyaga xogta raadiyaa:D -
They did colonize Djibouti , but Djibouti is not Somalia nor Somaliland so they can be honest brokers, when it comes to talks.I think its a bit more complicated than how you put it. Somalia and Somaliland started on the wrong foot since the beginning of the Union and that needs to be corrected when that is corrected i think no compensation is needed from the Koonfurians. We just need to find the right mediating team and than we are good to go.
-
^^ Alshabaab defeated every one , but no one could defeat Shabaab Ethiopians Kenyans Uganda burundi Djibouti , the rest of Africa was needed to stop Shabaab. Clan states will be a mess in the south
-
Prime Minister saacid farax declares war on Khaatuumo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo cadaystay Dagaalka uu kula jiro Beesha khatumo -
Prime Minister saacid farax declares war on Khaatuumo.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A khadar anigu cidna waxba uma dirin, Khadar qolyaha ALL ssc Maxay ku maageen raisal wasaaraha ma dagaal bu ku iclaamiiyey. -
R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo cadaystay Dagaalka uu kula jiro Beesha khatumo( Warbixin) R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ( Saacid) ayaa waday booqashooyin is daba joog ah oo uu ku kala bixinayey Gobalka Dalka Soomaaliya kuwas oo ugu guur galayey xaaladda Ami, Horumarineed iyo waliba Maamul waxana uu R/wasaaraha Saacid lugtiisii ugu horaysay ku tagay SH/hoose, Hiiraan Gobaladda Dhexe iyo waliba Puntland, Galmudug oo uu maanta hadhsanayo R/wasaaraha Soomaaliya ayaa la filayey in uu booqanayo deegaanadda KHaatumo State of Somalia meel ka mid ah gaar ahan Buuhoodle,Taleex iyo Boocame midkood sida ay Allssc u sheegeen Mas’uuliyiin khaatumo oo uu R/waasare Saacid la xidhiidhay, Booqashadda R/wasaaraha ayaa ahmiyad gaar ah u keenaysay deegaanka uu tago tas oo ah in ay ku dhiiradaan Deeq bixiyayaashu sidoo kalena xoojinaysa xidhiidhka Fedraalka iyo deegaankaas uu booqday Kolkii Madaxweyne Xasan SHiikh Maxamuud uu magacaabay R/wasaare Saacid waxa ay shacabka Khatumo ku dhiiradeen in ay Miyi iyo Magaaloba ka soo dhaweeyaan iyaga oo bananbaxo waa weyn ka dhigay Gudaha Khaatumo iyo dibaddaba,waxana dhacay in Laascaanood lagu xidhxidho Mudaharaadayaashii taageersanaa Saacid sidoo kalena markii durbaanadda iyo caleemaha qoyan ay reer KHaatumo lulayeen aan Caabudwaaq looga dabaal dagin dhismihii Golaha Wasiiradda ayuu R/wasaaruhu ka reebay Beesha khaatumo kuraasta Wasiiradda taas oo taariikh madaw u furtay Beelaha gedo iyo khatumo maadaaa waligeed aan la arag khatumo oo waaya Wasiir ilaa iyo sidii Calan soomaaliyeed loo qaatay, Mudane Saacid waxa uu beesha waasiyey Agaasimihii guud ee ay aawood qaybsiga u heshay beeshan ka dibkii uu xidhay Agaasimihii ka soo jeeday beesha uuna xilkii ka qaaday waxana sidoo kale uu Saacid ka baaciyey Xafiiskiisa Shaqaalihii ka soo jeeda Gobaladda SSC ee ay kaga tageen Omar Cabdirashiid, Farmaajo iyo Gaas mana jirin badalkooda cid uu qaatay iyo wax uu ku qanciyeyba Tagin la’aanta Saacid ee Khaatumo ayaa ka dhigaysa ujeeadeedu tahay idima aqoonsanid mana jirto wax xidhiidh ah oo dawladda idin la dhexmaraysa maadaa uu heshiisyo rasmi ah la galay isla markaasna ma jirto wax Saamayn ah oo ay ku yeelanayso Beeshaas iyo Maamulkeedu Xukuumadda uu hogaaminayo Cabdi Faarax Shirdoon , Puntland,Galmudug, Aj iyo Ximan iyo Xeeb waxana looga baahan yahay Maamulka KHaatumo in ay si degdeg ah war cad uga soo saaraan sidoo kalena Xildhibanadda Dawladda Fedraalka ee ka soo jeeda Khaatumo ay fadhiga ka kacaan oo muujiyaan in ay ma talayaan dad iyo Maamulka tisqaaday Allssc News Desk Muqdisho-Somalia
-
The french can be neutral on this case, i think we should give it a try The qataris are in effective, as for the geed stuff its not ano issue between two clans or sub clans or a small domestic issue Its about the furure of our childeren. By the way we need outside mediation we cannot agree just by ourselves its not going to work. By the way the french did not colonize somaliland or somalia so they can do the job
-
The wild wild east: Bohol, Hudun district, Sool , Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in General
Alpha ur overusing it ma is tidhi:D Yaan laga garan -
Well we heard that President hassan wants the Qataris to mediate and its not certain if president siilaanyo will visit Qatar, i wont recommend Qataris i dont think they're Honest mediators. The Brits do not want to mediate i think we should look in Africa Kenya South Africa Maybe or perhaps the french themselves.
