-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
^^ Somaliland is very neutral in the Jubbaland Kenya/SFG conflict, ofcourse people have different opinion on that matter.
-
Mad_Mullah;969919 wrote: Somalis in Ethiopia don't even form 10% - yet we are the biggest challenge to the Ethiopian government and the most oppressed ethnicity. Oromos are useless, they form the largest ethnic group yet they're all refugees in Yemen/Sudan and even Puntland/Somaliland. You would think they would meet up and start organizing some kind of rebellion. Plus the problem with Oromo is if you ask them what are you a lot of them will say Ethiopian While the Somali will say Somali(an). You should not view oromo as one ethnic group but as several ethnic groups under one ethnic group, arsi bale and hararghe have an oromo identity shewa addis ababa wollo welega, feel that they are ethiopian first borana oromos are admixture of nilotics. People should not view oromo as one ethnic group.
-
The Zack re read what i wrote i said according to ethiopian statistics , by the way Somalis have this understanding that oromos are majority Muslims this is far from the truth significant number of oromo is not Muslim its closely 60% to 40%
-
There is a khatuumo shir in taleex soon bal aynu sugno waxa ka soo baxa
-
^^ I dont think it really has much to do with the Foreign minister it has more to do what kind of strategy he brings and plan to achieve the Somaliland goal. To deliver the price he either has to be very good negotiator when dealing with the Koonfurians who or he creates something new way of achieving the Somaliland objective. I doubt his clan matters he is from the same clan of Dr Bidaar, and we all know the shortcommings of the Dr Bidaar. i actually believe Somalilands best foreign minister was during the udub days Ducaale dhoolayare. He was a man who understood African and international diplomacy. Lets see what Biixi brings for Somaliland.
-
Naxar Nugaaleed;969895 wrote: With population of at least 50 percent, hailemariam desalegn neither holds Iftar dinners nor has a Muslim FM. Oromos and Somalis of Ethiopia are qasaaro wallahi. Actually the oromos are 40% Christians and according to Ethiopian statistics there are even more oromo Christians than Muslims, only Hararghe bale arsi oromos are 99% Muslim Welega are protestant shewa and Wollo and addis ababa oromos are all or Catholic or Orthodox Christians. There are actually more Amhara Muslims in the Highland than oromos in central and northern Ethiopia. The Ethiopian government believes it creates divisions if it dines with the Muslims remember there is Muslim uprise in the capital addis ababa. Somalis are minority cidi waxba ma weydiso. Muslims are not even allowed to build a mosque in Tigray Axum city. Kenya is more open kenya is more tolerant kenya is a democracy. Xabashida cidi lama joogi karto,
-
He is an elected President and he loves the unity of all the Kenyans he believes he is also one of them the Kenyan Muslim since he is their leader. He kinda reminds me of the President of Eritrea he did the same he also wore islamic clothing during the eid festivals in Eritrea. Leaders who do that want to keep their nations together despite religious differences.
-
The Zack;969861 wrote: The questions can be reversed and asked you.... you have been telling us Khaatumo is weak and have no strong troops... now you are telling us 600 well trained Khaatumo soldiers have surrendered. No one said they were well trained, just because u have 2000 men who can carry a gun doesn't mean u have an army that can threaten any one. I think Khatumo yesterday officially integrated the bulk of their militia into the Somaliland army. Others will follow soon 2.
-
Wasiirka Arimaha Debada Somaliland Oo Maanta Dalka Yimid Soo Dhawayn Diirana Kala Kulmay Xukuumada Somaliland iyo Shacabka, Si Koobana Uga Hadlay Xilka Loo Magacaabay+Sawiro (Hadhwanaagnews) Sunday, July 21, 2013 Hargeysa(HWN):-wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo maanta dalka yimid ayaa soo dhawayn balaadhan kala kulmay shacabka ku dhaqan caasimada Hargeysa. Hargeysa(HWN):-wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo maanta dalka yimid ayaa soo dhawayn balaadhan kala kulmay shacabka ku dhaqan caasimada Hargeysa. Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland oo maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweyey xubno ka mida golaha wasiirada Somaliland,madax dhaqameed iyo dadweyne aad u tiro badan. Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo warbaahinta kula hadlay gudaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ayaa waxa u mahad celiyey xubnaha xukuumada ah ee soo dhaweeyey iyo guud ahaan shacbi weynaha ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha. waxaanu sheegay inuu wadanka u yimid sidii uu ugu shaqayn lahaa waxaanu yidhi ? waxaan u mahad celinayaa madaxweynaha,xukuumadiisa,golaha baarlamaanka,salaadiinta iyo guud ahaan shacabka Somaliland. waxanan ilaahay ka baryayaa hawshaa culus ee lay igmaday in ilaahay ii fududeeyo, waxaan ilaahay ka baryayaa inaad igu gacan qabataan, waa hawl culus oo umada u taala, waana inaynu ka midaysnaanaa arimaha qaranka, arimaha ictiraafka iyo arimaha gooni isu taaga mucaarid iyo muxaafidba.? Wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa uu intaas raaciyey. ?Waxaan ahaa Secratery General waxaana ii magacaabay xoghaya qaramada midoobay banki moon waxaanan ka shaqaynayey UN-ka laakiin madaxweynuhu waxaan u sheegay inaan wadankayga imanayo oo aan u shaqaynayo oo aan ka tago shaqadaydii aan ka hayey qaramada midoobay diyaar-na aan u ahay inaan hawshan lay igmaday qabto.? Ayuu yidhi wasiirka cusub ee wasaarada arimaha debada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis.
-
^^ Thats not important i am more interested how and what kind of diplomatic relations Somalia and Somaliland can have,there is no point of talking about fishery pollution and the environment. When we dont even know what kind of relations we are going to have.lets first sort out , the political conflict and dispute between Somalia and Somaliland which circulates around that Somaliland withdrew from the failed union. And Somalia is not in agreement this should be discussed, marka ta meel la isla dhigo, we can talk about fish cunto bariis bad wax wada qeybsi niiko iyo hadalo badan oo kale. Inta kasakow wa shimbirioyoos heesa hees wanaagsan heesa.
-
Anigu beri baan Jehova witness muslimiyey wa waagan qurbaha ku cusba axad kasta slaan yar oo kniisad ka shaqeysa ayaa maalin walba buug yar keeni jirtay oo ku sahabsan Jacaylka nabi ciise iyo waxyaalo la mid ah , Maalin maalimha ka mid ah , anigu nin iska furfuran baan aha oo dadka ma fogeyoo ayaan yidhi bal maanta so gal oo shaah baan u shubay oo ka sheeke jacaylkaad sheegeysid wa sheekeysey wa sheekeysey markay dhamaysey bay tidhi hadaad qadaatid dhibka oo dhan wa ka tegeysa, Africa baad ka timi waad so qaxday maskaxda jacaylka ciise ku abuur. Markay dhameysey baan ku idhi anigu hada waan ku dhegeystey adiguna aniga i dhegeyso. waxan uga sheegeyey Naxariista ilaahay iyo abuuritaanka bin adanka oo ilaahay bina adanka naxariis ku abuuray , iyo inanu nin arladan maray anu marnaba ilaahay noqon karin, dhibaatada bina adanku wuxu uga bixi kara marku ilaaahay oo kaliya amino oo cidi u dhaxayn. Waxan oo kale uga sheekeyey in aan anigu Nabi Ciise amiinsanahay inu Nabiyada alleh ka mid yahay , sida kaliya aad jacaylka ilaahay u kasban karta wa adigu amina ilaah oo kaliya oo anay wixina la socon. Slaaanti yarayd marba suaal bay i weydisa ilaa an ku idhi hada wakhti badan ma hayo eeh Kitaab Quran af English ku Turjuman yahay baan siiyey iyo islamic basic Book about Ambiyadi. Slaanti yarayd Gurigeedi bay tagtay 2 weeg kabacdi bay igu so noqotay hada buug ma sidan oo ku sahabsan jacaylka ciise. Waxay i keentay tusbax ay hadyad igu keentey halki baan ashahaada ugu qabtay oo ay Ku Muslintay.
-
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Well we know Ali galaydh never liked the Garowe clan enclave nor the politics of the Faroole or all the SSDF leaders. I honestly believe galaydh wanted to create a home grown entity for his clan in order for him to climb the ladder in Mogadishu that was his objective. But he miscalculated the larger Sahal community rejected his stance for getting the parliament speaker they considered it cad quudheed, and wanted either president or Prime Minister. Galaydh lost that one , but his goal was never to let his clan join Somaliland altogether and if they do, they need negotiate , even though close 85% of the garaad clan in land mass and politicians are already part of the Somaliland current government. I believe Khatumo will eventually merge with Somaliland it is just natural because Khatumo cannot become a state with 3 villages its not viable they are not serious how can they be serious when Garowe clan enclave minister visits Taleex. But i dont think the Professor is to blame for this the Professor wuxu rabay inu beesha cad weyn uso qaado oo Somalia dhex taalo, dabeedna khatumo ugu doodo. Tiba dhici weyday. -
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
What did the professor do his objective was to get the Parliament seat , right now he has other stuff to worry about. I believe the professor really believed the Koonfurians would let him take the Parliament speaker. He miscalculated on that. I dont know what he will do next i dont think he is happy just being an MP in Somalia. He wanted some how to be the right hand man of Hassan sheikh. But hassan is in bed with damuljadiid and other groups and hassan didn't like galaydhs stance on the Jubbaland conflict. -
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiir Xirsi Oo Khudbad Soo Jiidatay Ciidamadii la Qarameeyay ka Jeediyay Fiqi-fuliye July 20th, 2013 “Darajadda ugu weyn ee aanu Bixin Jirnay Waa Mujaahid, Markaa waxaad tihiin Mujaahidiin” “Waxaad Garateen in Xabadda iyo Xoogu aanu Xal ahayn, inaydaan xoog ku baadi doonin, Annaguna Taas ayaanu ku shaqaynaynaa” “Waxaad xaq u leedihiin wax kasta oo ciidanka qaranku leeyahay haddii ay darajo tahay iyo haddii ay mushahar tahay-ba, haddii ay dalacsiin” Fiqi-fuliye(Somaliland.Org)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maleeshiyadii maanta lagu qarrameeyay deegaanka Fiqi-fuliye ee gobolka Sanaag ku ammaanay inay garteen in aan xoog waxba lagu baadi doonin ee xalku shaqeeyo. Wasiirku waxa uu sidaasi ka sheegay khudbad xiise iyo xamaasad waddaniyeed gelisay quluubtii bulshadda ku dhaqan degmadda Fiqifuliye iyo maleeshiyaddii la qarrameynayayba. Wasiir Xirsi waxa uu ugu horayn u mahad celiyay ciidankan ku soo biiray ciidammadda qaran iyo dhinacyadii ka qeyb qaatay ka midho dhalinta waan-waan muddo u soo socotay madax dhaqameedka beesha degmaddaasi iyo xukuumadda Somaliland, isagoo arrintaas ka hadlayayna waxa uu yidhi “Ciidammadda, Garaadada iyo cuqaasha halkan fadhida waxaan ku salaamayaa salaanta islaamka waxaanan leeyahay Asalaamu Calaykum warax-matulaahi wabarakaatu. Salaan ka dib waxaan ku faraxsan nahay kulankeenan nabadeed ee deegaanka Fiqi-fuliye laga sameynayo ee Ciidammadda la qarramaynayo. Intii ka shaqaysay ee nagala qeyb qaatayna waanu u mahad naqaynaa. Arrintan aynu maanta u fadhino wakhti badan baa loo huray, tacab badan baa la geliyay.” “Wada hadladii socday maanta haddii ay rumowday aad iyo aad ayaan garaadka iyo ragga kale ee ka shaqeeyay-ba uga mahad celinaynaa. ILAAHAY-na waxaanu uga rajaynaynaa inuu khayr iyo ajar ka siiyo wanaaga ay ka shaqeeyeen,”ayuu yidhi Wasiirka Madaxtooyaddu. Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “Ciidammadda halkan fadhiya waxaan leeyahay maanta wixii laga bilaabo waxaad ka mid tihiin ciidammadda qaranka. Waxaad xaq u leedihiin wax kasta oo ciidanka qaranku xaq u leeyahay haddii ay darajo tahay iyo haddii ay mushahar tahay-ba, haddii ay dalacsiin, muumuus iyo marwaad tahay-ba.” “Walaaleyaal aad iyo aad ayaanu idiinku bogaadinaynaa haddii ay oday tahay iyo haddii ay askari tahay-ba inaad nala garateen in xabadda iyo xoogu aanu xal ahayn, inaydaan xoog ku baadi doonin, annaguna( xukuumadda) aanaan xoog ku doonin oo aynu garateen inaad duudsigu waxba tarin, in cududu aanay shaqayn ee caqligu shaqeeyo. Annaguna taas ayaanu ku shaqaynaynaa in caqligu shaqeeyo,”ayuu yidhi Wasiir Xirsi. Wasiirku waxa uu intaasi ku kabay “Waxa loo baahan yahay inaynu danteenna wada garano. Waxaan jecelahay inaan xuso marka aanu Hargeysa joogno ka sokow darajadan imika la bixinayo darajadda ugu weynayd ee aanu bixin jirnay waxay ahayd “MUJAAHID”, markaa dee Mujaahidiin ayaad tihiin. Walaaleyaal waxay wax ku qabsoomaan wada jirka, waxba ma tarto cunfiga iyo colaaddu.” Wasiirka oo waxa uu intaas ku daray “Waxaanu aad iyo aad idiinku soo dhawaynayaa dalkiinii iyo dadkiinii. Waxaanu diyaar idiinla nahay qalbi furan iyo wax wada qabsi. Wixii horumar ah ee deegaankani u baahan yahay awoodu inkasta ha gaadho ee waxaanu diyaar idiinla nahay inay qeybtooda ka helaan.” Wasiirka Madaxtooyaddu waxa sheegay in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay goboladda bari u qorshaysay nabadeyn iyo horumarin sal balaadhan, isagoo arrintaasi ka hadlayayna waxa uu yidhi “Waxa madaxweynuhu khudbadiisii Goleyaasha uu ku saleeyay oo dhab naga ahayd oo muuqan doonta inuu deegaankan ugu tallo galay horumarin, haddii ay tahay Sanaag bari, Sool iyo Buuhoodleba, qorsheyaashaasi oo loogu tallo galay in lagu horumariyo caafimaadka, biyaha, waxbarashadda iyo guud ahaan adeegyadda bulshadda ee daruuriga ah.” “Waxaan Jecelahay inaan xuso had iyo jeer dawladaha yar yar ee innaga oo kale ahi ma laha awood dhaqaale oo ay dalka ku horumariyaan, ama way yar tahay, waxa had iyo goor caawimadda laga helaa Ha’yadaha madaxa banaan ee aan dawliga ahayn. Deegaamaddu waxay u qeybsan yihiin qeybo. Meel aanay gaadhi Karaan iyo meel aanay geliba Karin,taas ayaa kala horumarisa deegaanka. Waxaanu idinka codsanaynaa inaad nagala shaqaysaan sidii ammaanka loo sugi lahaa. Haddii aan ammaanka la sugin horumarku ma islaaxo,”ayuu hadalkiisii ku soo gunaanaday Wasiirka Madaxtooyadda Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan -
Khatumos process merging with Somaliland begins.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
In the Village of Fiqifuliye -
Haatu The Turks and their neoottomanism The Koonfurians dont even know the real plans of the Turks they want sell more lands to Turks and The Turks their real objective is the spread of diplomatic, political, economic activity to target-desperate countries like Somalia who will accept everything the Turks say. Somalia needs a home grown entrepreneurial based economy which will bear fruit. No need for social economic charities from Turkey, to be eventually be under their sphere of political and economic influence. Turkida Yurub ba so eriday why by second to them. where is the Pride.
-
Actually he is considered a Garaad by the Khatumo websites http://allceerigaabo.com/2012/06/27/garaad-cabdilaahi-maxamed-guuleed-ayaa-baaqnabeed-udiray-belaha-walalaha-ah-ee-dirir-kudhex-martay-docmodhagayso/
-
I do believe he has some sort of legitimacy and he has allot of influence if he can make peace with the SL government and has 600 militia under him with many of his other cousins and Militia leaders. if they consider him a garaad so be it.
-
Naxar is the guy a self styled garaad lol.
-
The Zack;969744 wrote: Hadey 600 is dhiibtay that means Khaatumo has much more troops than I thought. 15,000 kale ee aan is dhiibin maxaad ka sameen doontaan? I doubt they have so much Militia i think this was their Militia in southern Sanaag are fully on board the Militia in Tukaraq and Taleex are maybe close to 1500 men roughly. khatumo has not the resources to pay 15.000 soldiers , it has no source of income other than diaspora money. Ever since the SL government made peace in Buhoodle and Xaglatoosiye joined the SL government. There were no clashes any more, the Taleex and Tukaraq were never a threat to Somaliland, they actually formed a buffer between Somaliland and the Garowe clan enclave. In the times of peace u will hear more of these and more Khatumo elders Militia will join Somaliland. Khatumo never had the interests to form a state, but it was more of a bargaining chip for them.
-
Carafaat;969743 wrote: Xaaji, how could you have missed this important development on the first Inter-Government Organisation in the Horn of Africa. What are you talking about Carafaat what inter government organization
-
^^ That was already agreed on read the communique of April , by the way there is no need for coastal security, they agreed to fight piracy together and cooperate on security which includes the sea shores of both countries.