-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Well the only difference is Kenya is recognized by the wider world and Somaliland is not but they have the same history which defines them as a state entity. where the Brits took part of their land and gave it to the italian colonialists the same they gave the hawd and reserve area to the Ethiopians. It doesn't make kenya less of an illegitimate entity, because of what the brits did. All African nations are the same in their history except for Liberia Ethiopia who were never colonized.And Somaliland after gaining Independence joined with another nation called Somalia. If there was never a state than how come there was an act of union, why was there the union law.
-
You cannot change the website rules clan names are censored and will be censored.
-
Oke pirate:D
-
Somalilanders should introduce these kind of tradtional clothing
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Alpha Somaliland has more right to name themselves Somali than the Koonfurians the nomadic way of Somali culture is integral part of Somaliland heritage. Somaliland is the only country with 100% Somali speaking people Djibouti has afar and french speaking people. Somalia is more diverse more than 25% of the population is not even from the ethnic Somali society. The language the nomadic culture is Somalilands, there are many things Somalia and Somaliand are different , when it comes to ethics political culture history nationality traditions. Even the traditional clothing the Sabaaxili hat is not even part of our custom and traditional clothing. Odayaal at the age of 80 told me we never wore those saabixili hat but when we went to Kenya many afro hashimiates went to Kenya to find jobs there in British east Africa. Thats how they got into contact with the saabixili hat. So i believe the name Somaliland stays its very good name Somali and land we are Somali speaking people and this is our land. -
Why does Yusuf Garaad suddenly care about Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Haa aniga leh -
Waxasi wa iska aflagado raqiis ah Piracy wa wax ka jira deeganada u ka taliyo Faroole, waxana jira cadaymo muhim ah faroole iyo kooxdisa ay lug ku leeyihin Budhcad badeednimada. Maha wax aan anigu iska sameystey.I dont know how sodomy has any connection to Somaliland , bal ino sheega?
-
Al shabaab getting stronger and stronger in Mogadishu
Xaaji Xunjuf replied to Cambuulo iyo bun's topic in Politics
Amiir Godane changed his tactics which was to have sleeper cells in ,major cities Mogadishu baydhabo beledweyne and Kismayo to create instability in those places u will hear road side bomb suicide attacks this is caused by the new strategy it seems Alshabaab have been studying Taliban art of warfare against the Americans ISAF. Where as they are given time to regroup attack on their own strength retreated when needed to avoid major clashes and unnecessary losses. Another problem which made it easy for Alshabaab is the interior minister the defense minister the whole national security team who are unable to perform with their incompetency to protect the SFG and Somalia from Alshabaab. i dont usually say this but the Garowe clan enclave has a team called Ahshaado la dirir specialized to combat Jihadists and other extreme elements the SFG needs to set up similar like that if they want to to stop Alshabaab. -
Piracy is their profession that does not mean i am calling them that because of their clan but because of their profession.
-
Cambuulo you are a typical Koonfurian there is a difference between Qabyalaad and Tolnimo the people in lower shabelle are Tol who have some disputes tol people fight. Qabyalaad is hadaad qof nacdid becase wa reer hebel ama reer hebel bu ka so jeeda oo aad wax gocatid. For Koonfurians Qabyalaad Tolnimo Qabil is all the same they cant tell the difference waxay ku odhanyaan khabiilka naga dhaaf nooh. Qabil is an identity of the Somali sub groups nothing wrong with that the clan disputes in lower shabelle will have a clan solution. Sidu xeerku aha.
-
No clan talk , dadkan Qabyalaad ba walaay have a civilized topic with out talking about clan no mentioning of clan names i agree with the SOL founding fathers. They are making Somalis better people walahi, noolada.
-
Adigu ma Quraan baad Akhrida markad Xaaji Xayrana igu yeedhasysid mise duco baad igu darta , bal waalida inta leeg eega, wa wax is wada burinaya, wa iska caadi budchadka u hili Ramadan karim now bye
-
Waliga ba budhcadka u hili
-
Why are the pirates so concerned about what happens in lower shabelle dont you know the 2 clans who are feuding are closer to each other than you think.
-
He is a clown and need to be locked up
-
You have a crazy way of reasoning so if the Brits hand over the hawd and reserve area to Ethiopia does that mean they did not have treaties with Somaliland tribes. If that was the case Kenya is no entity either remember Jubbaland was part of Kenya or British east Africa before they gave it to the Italians. You are comparing colonial treaties between Somaliland tribes with bilateral relations between 2 states.
-
Somalilanders should introduce these kind of tradtional clothing
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Any way no need to derail the topic and talk about gallas , we should go back to the topic the topic is neither about me nor about the galla peasants. -
Why does Yusuf Garaad suddenly care about Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
i am not concerned what he says about Somaliland his opinion does not matter as i said earlier read the tittle of the topic i a asked why he suddenly care about Somaliland. We are no way discussing what he says or what he thinks this is irrelevant. -
Why does Yusuf Garaad suddenly care about Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Its not about his opinion but about him i did not even read what he wrote the fact that he is talking about Somaliland is what i have a problem with, so his opinion does not matter, what matters is why does this man want to talk about Somaliland. -
Somalilanders should introduce these kind of tradtional clothing
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
^Now you are insulting me and calling me the son of a pagan Galla? -
Somalilanders should introduce these kind of tradtional clothing
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Somaliland elders mullahs and traditional elders are already taking my advise They just need to lose the silly hat and those who were wearing a macawis, and they need to wear a white Turban, and than they are good to go -
Why does Yusuf Garaad suddenly care about Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Why does he care what is his motive we know how this guy ruined the BBC Somali. this guy should completely be condemned, and no one cares about his opinion. -
Yuusuf Garaad Oo Faalo Dheer Ka Qoray Siyaasada Somaliland Iyo Marxaladahii Ay Soo Martay. Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh ........... Marka la barbardhigo Soomaaliya inteeda kale, Somaliland waxay ku tallaabsatay horumar dhinacyo badan leh oo la taaban karo. Waxaana aniga iigula muhiimsan horumarka ay ka gaartay xagga amniga iyo hirgelinta nidaamka axsaabta badan iyo doorashooyinka u suurtageliyay muwaaddin kasta uu saameyn yeesho, waa Dimuqraaddiyadda. Inkasta oo ay jirto dhaqaale xumo iyo shaqo la’aan da’yarta haysata, haddana waxaad moodda in Somaliland arrinta ugu muhiimsan ee ay raadineyso in ay tahay aqoonsi caalami ah. Geed dheer iyo mid gaabanba wey u fuushay. Taas ayaa ugu wacan in Afartii Madaxweyne ee Somaliland soo martay ay magacaabaan isugeyn 13 Wasiir oo Arrimaha Dibdda midba mar loo xil saaray. Waxa ugu weyn ee loo diray waxay ahayd, kac oo aqoonsi raadi. Somaliland doodo fara badan ayay caalamka soo hor dhigtay. Waxaa ka mid ah in Somaliland ay xorriyad iskeed u qaadatay 26 June 1960. Isla markaana ay iyada oo ah dal xor ah ay iskeed ugu biirtay Soomaaliya. Markii midnimadaasi ay anfaci weydayna ay iskeed ula soo noqotay madaxbannaanideedii. Waxay cuskatay Xeerkii Ururka Midnimada Afrika oo u xuubsiibtay Midowga Afrika ee ahaa in soohdimaha Afrika loo daayo sidii Gumeysigu uga tagey. Somaliland ka dib markii ay ku guuleysatay in ay gacanta ku dhigto Sool oo markii hore ay Puntland ka talin jirtay, waxay doodda ku soo dartay in ay soohdimaheeda oo dhan gacanta ay ku heyso. Doodaha Soomaaliland waxaa ka mid ahaa in la xasuuqay dadka Somaliland oo Qarankii Soomaaliya uu u adeegsaday ciidankii dowladda oo wata madaafiicda goobta, dabbaabado iyo dayaarado, welibana adeegsanaya calooshood-u-dirir ajnebi ah iyo qaxooti ka yimid Ethiopia. Waa dagaal aan aniga lafteydu 1989 iyo 1990 aan indhaheyga ku arkay qaar ka mid ah xad gudubyadii dadka rayidka ah loogu geystay Hargeysa, Berbera, Burco, Beer iyo weliba Borame iyo baadiyaheeda ilaa tuulooyin Awdal ka tirsan oo ay ka mid yihiin Qolujeed, Xaliimaale, Boon, Weeraar iyo Beysaarre. Xataa waxaa jirtay dood uu mas’uul Somaliland ahi hadda ka hor yiri wax aan diinta ahayn ee Somali nagala dhexeeyaa ma jiraan. Inahaas oo dhan wey ku qancin waayeen caalamku in uu Somaliland u aqoonsado dal Madax bannaan. Somaliland waxay Madaxweyne u dooratay Silaanyo, oo intaan kula soo ekaaday siyaasadda Soomaaliya, mar uu Wasiir ahaa, mar uu Jabhaddii SNM Hoggaaminayay, mar uu Wasiir ka ahaa Somaliland iyo mar uu hoggaamiye mucaarad noqday. Markii uu xilka qabtay Madaxweyne Silaanyo oo aan siyaasadda ka caajisin, waxaad mooddaa Siyaasaddiisa Arrimaha Dibadda oo uu garwadeen ka ahaa Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar, in ay qaadatay dariiq ka duwan kuwii ka horreeyay. Wasiirradii hore waxay qaar isku dayeen in Somaliya ay is diidsiiyaan oo sidii wax aan jirin ama aan waxba ka khuseyn ay u dhaqmaan. Qaarkood waxay isku dayeen in taariikhdu sida ay tahay aan looga warramin. Haddaad fiiriso Afrika, Ethiopia waxaa ka go’day Eritrea. Labada ayaa isaga raalli ahaa. Sudan ayaa iyadana laga jaray South Sudan. Waxay ku timid wadahadal iyo heshiis labada dhinac ku dhex maray Nevasha, Kenya. Markaa Dowladda Silaanyo, iyada oo aan joojin dariiqii dowladihii ka horreeyay ee Somaliland ay iskeed caalaamka aqoonsiga uga raadsanaysay ayay haddana waxay ku soo kordhisay dariiq cusub. Iyada oo aan ka tanaasulin Madaxbannaanideeda ayay furtay wadahadal fool-ka-fool ah oo ay la yeelato Somalia. Waa wax aan Somaliland marna hore suurta gal uga ahayn. Waxay ku dhiirratay in ay ka qeyb gaho shirar siyaasad, ammaan iyo maalgelinba leh oo Soomaaliya loo qabtay, taas oo sida caalamku u arko ay Somaliland ka mid tahay. Waxaan goob joog ka ahaa Shirarkaas qaarkood ka dhacay Yurub iyo Afrika. Waxaan dhihi karaa, Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar wuxuu shiiqiyay mas’uuliyiintii matalayay Dowladda Soomaaliya. Taas ulama jeedo isbarbardhigga laba Wasiir oo keliya. Wasiirka Somaliland waxaa ka muuqday diyaar garow wanaagsan. In uu yaqaan waxa uu shirka ka rabo iyo danta uu ka leeyahay in uu ka gaaro. Waxaa kale oo hadalka u qurxiyay in uu hayo horumar la taaban karo oo uu soo bandhigo. Waxaa kale oo uu ku helayay garowshiyo , dhiirrada ah in uu goobta yimid inkasta oo qaar badan oo dadka uu metalo ka mid ahi aanay raali ka ahayn in shir Soomaaliya ku saabsan laga qeyb galo. Waxaa loo arkayay in Somaliland ay wax muuqda qabsatay ayadoo taageerada ay deeq bixiyayaashu siiyaan Somaliland ay tahay mid ka yar tan lagu kharash gareeyo Soomaaliya. Inahaas oo dhan waxaa uu ku helayay sacab ama garowshiyo ka xoog badan kan ergadii Soomaalidu ay helayeen. Wasiirka Soomaaliya u hadlayay, saa wuu ka duwanaa. Goobaha qaarna waxaa Wasiirka Soomaaliya ka muuqatay kalsooni darro oo waxaaba ka garab hadlayay, Maamul goboleedyo, mararka qaar hadalkoodu is khilaafayo. Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar hadda waa laga wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda, waxaana loo magacaabay Maxamed Biixi Yonis, oo ah nin leh khibrad gaammurtay oo ah xagga maamulka hawlaha Qaramada Midoobay. Wuxuu ahaa ninka labaad ee Madaxda ka ah hawlgalka ballaaran ee Qaramada Midoobay ay ka waddao Darfur, Sudan. Wuxuu afkiisa ka sheegay in uu maamulyay miisaaniyad dhan $1.8b. Qof barteyda Facebookga uga fallooday oo afka Sportiga adeegsaday wuxuu Biixi ku tilmaamay cayaaryahan halis ah oo ay Somaliland soo gatay. Waxaa isaguna cududda Somaliland ku biiray Axmed Ismaaciil Samatar, oo aqoon iyo khibrad maamul isku darsaday. Waa Bare Sare oo Jaamacdeed iyo Hormuud, cimrigiisa inta bandan ku qaatay waxbaridda dhallinyaro Mareykan ah. Jaamacado kale oo badanna casharro ka jeediya. Buugaag badanna qoray. Waxaa uu ku takhasusay Xiriirka Caalamiga ah. Axmed waa hadal yaqaan aan waxba hambeyn marka uu Soomaali ku hadlayo iyo marka uu Ingiriis ku hadlayo labadaba. Axmed markii aan ku wada hungownay doorashadii Muqdisho ee kal hore ee lagu doortay Madaxweyne, Xasan Shiikh, iyo weliba dhismihii dowladda, ayuu goostay in uu tago degaanka Gebiley oo uu ku dhashay. Soo dhoweyn, uu isaguba qirtay in aanuu fileyn, ayuu kala kulmay Somaliland inteeda badan oo uu cagta mariyay. Wuxuu qiray in uu hadda ka dib ka shaqeyn doono suuqgeynta Jamhuriyadda Soomaaliland. Isbeddelkan Wasaaradda Dibadda lagu sameeyay ma cadda in micnihiisu yahay in Madaxweyne Silaanyo iyo kooxdiisa khusuusiga ahi ay u dan leeyihiin in ay wax ka beedelaan siyaasaddii dibadda. Waxaan ogaan doonnaa 100 maalmood gudahood, taas oo ah muddada ka harsan, madasha ah in 120 maalmood gudahood ay labada dhinac isku arkaan. Laakiin waxaan muran ka joogin arrinta aqoonsiga Somaliland sida ay muhiimadda koowaad ugu tahay Hargeysa in xaalku ka duwan yahay Muqdisho. Dowladda Federaalku inkasta oo Somaliland aanay illowsaneyn oo weliba ay dhowr jeer la fariisatay, haddana aqoonsiga ama aqoonsi la’aanta Somaliland ma ahan sida Hargeysa ay ugu tahay mudnaanta koowaad. Dhismaha dowladda ayaa inyar nooga ifinaya taas. Dadka Soomaaliyeed ee reer Somaliland ee sheegay in ay midnimo doon yihiin, hal Wasiir oo keliya ayaa ku jira Golaha Wasiirrada – Fowsiyo Yusuf Xaaji Aden, WasiirKa Dibadda iyo Ra’iisal Wasaare ku xigeen. Waxyaabaha Dowladda hor yaallana waxaa ka mid ah sidii loo sugi lahaa ammaanka caasimadda oo marxalad xun maraya, xallinta dagaallada Shabeellada Hoose iyo Kismaayo, isu diyaarinta iyo ka qeyb galka shirka Brussels, ku dhaqaaqidda isbeddelka dhismaha xukuumadda ee saameeyay niyadda Wasiirrada qaar ka warhelay in la beddelayo laakiin weli sii jooga xafiiska, in Puntland la iska afgarto dastuurka, mushaar u helidda hey’adaha dowladda oo ay kuwa amnigu ugu horreeyaan, dhismaha hey’adaha dowladda, la dagaallanka musuqmaasuqa iyo diyaarinta wixii la fali lahaa marka xilliga baarlamaanku dhammaado – maaddaama aan jawi doorasho hadda soo muuqan. Dowladda Xasan Shiikh iyo Saacid Shirdoon uma gaar aha, laakiin xataa xilligii KMG-ka, dowlad kasta oo Muqdisho ka dhalata waxaa dhaqaaq u diiday arrimo soo dabra hanka iyo himilada hoggaamiyayaasheeda. Ugu dambeyntii waxaan shaki ku jirin in culeyska horyaalla dowladda Soomaaliya iyo miisaanka u sii kordhaya Hargeysa, oo lagu daray oonka caalamku u qabo in shidaal laga soo saaro dalkeennu ay tahay mid rajo ku abuuri karta taageerayaasha Somaliland. Waxaa la gudboon Dowladda Muqdisho in haddii ay wadahadalladu sii socdaan in ay tayada u sii kordhiso ergada la xaajooneysa Somaliland. Ergadaas waxaad hadda mooddaa in lagu soo xulay nidaamka Baarlamaanka lagu soo xulay mid la mid ah.
-
Somalilands Government Under Kulmiye Healm Three Years On.
Xaaji Xunjuf replied to GAROODI's topic in Politics
They did allot of good things there are still allot of shortcomings but we hope for a better future for the people of Somaliland.
