-
Content Count
30,211 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
82
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Will never happen sh dalxiis and his government will be the government on paper oo coma ku jirta oo ay african union troopsku nafta ku hayaan. The west will never allow an alshabaab government in Mogadishu .the neighboring countrys of Somalia will never allow that to.
-
BREAKING NEWS: ETHIOPIA MPS DO NOT WANT TO ACCEPT SOMALIA PLEA
Xaaji Xunjuf replied to Oromali's topic in Politics
The madow kid in Washington cut all the aid he was giving the Ethiopian government Ethiopia cant even feed it civilians , and sh dalxiis is talking about Melez can you please save me from al shabab, guess sheikh dalxiis is on his own. lol. -
Dee idinka meesha dhigay wadankiina, maxaad la calacalaysa imiika hadaba.
-
Ethiopoan army to rescue Mogadishu society another myth exposed
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: Waa laga ridanayay dee ,,,,,,, haday ka riiteen may iyaku xukumaan.. -
Ethiopoan army to rescue Mogadishu society another myth exposed
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
oo maxa cabdilahi yusuf lugu haystey haday tigraygii soo noqdaan lol. -
Eritrea is playing with fire...
-
Originally posted by m_aden_nur: In 2007 Prof.Dr.Ismail Hurre Buubaa's borhter Mahdi Buubaa died in Hargeisa. The Professor wanted to attend his brother's funeral but the Gov't of Somaliland refused him to enter to his Own country (Somaliland) and Capital (Hargiesa).The reason was known that he was Foreign Minister of Abdullahi Yusuf Gov't. This Clearly SHows the Equality of Somaliland officals on all somaliland Politicans who are in SOmalia. Indeed.
-
President rayaale meets with the emir of Kuwait.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Yeah I like to see that to I think they have on plate weyn oo ay bariiska ku wadda cunan. By the way the ties between the royal family of Kuwait and the government of Somaliland seems good. -
Any one who joins the government of the koonfurians we will hunt them down..
-
Madaxweyne Rayaale oo la kulmay amiirka dalka Kuweyt Written by Qarannews Jun 18, 2009 at 05:15 AM Kuwait (Qarannews)-Madaxwey naha JSL Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo socdaal ku jooga dalka Kuwayt, ayaa la kulmay amiirka dalka Kuwayt Sheekh Nawaaf Al-Axmed Al Jaabir Al Sabaah. Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac oo ku saabsan kulankaas, laakiin ilo xogogaala ayaa wargeyska geeska afrika u xaqiijiyay Madaxweyne Rayaale oo amiirka la kulmay salaasadii doraad, sida uu warku sheegay kulankaas oo uu goob joog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibada Kuwayt Mohammed Sabah AL Saleem waxa uu Madaxweyne Rayaale, madaxda Kuwayt ugu bandhigay qorshayaal aan si rasmi ah loo shaacin, balse uu warku tibaaxay inay la xidhiidhaan dhinacyada horumarka oo uu ka codsaday inay dawlada kuwayt ka caawiso Somaliland, waxaana la sheegay inuu kulankaasi ka dhacay qasriga Madaxtooyada. Warku waxa uu intaas ku daray in amiirku shalay Madaxweyne Rayaale u sameeyay qado sharaf ay goob joog ka ahaayeen qaar ka mid ah tujaarta reer Kuwayt iyo waliba wasiirka arrimaha dibada ee dalkaasi, waxa kale oo uu shalay la kulmay ninka leh dhaxalka boqortooyada dalkaas. Madaxweynaha Somaliland oo uu socdaalkiisa ku weheliyo Wasiirkiisa Waxbarashada iyo Xoghayntiisu, waxa uu magaalada Berbera ka raacay Axadii toddobaadkan diyaarad gaar ah oo ay dawlada kuwayt u soo dirtay, waxa la sheegayaa in dawlada Kuwayt si diiran u soo dhawaysay Madaxweynaha iyo wefdigiisa, waxana madaarka ku soo dhaweeyay Madaxweynaha badhasaabka gobolka ay caasimadu ku taalo ee Kuwayt. Qarannews desk.
-
Breaking News : Qarax Is-miidaamin : Cumar Xashi (AUN)
Xaaji Xunjuf replied to Juje's topic in Politics
allah ha oo naxariisto. -
Mashallah diinta hala xoojiiyo.
-
Ilahay ha uu naxariisto amiin.
-
Somaliland: Daallo Airline Introduces New Jets and Flights
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
yeah ina waran cadde wasiirka duulista works hard .. 737 boing landed in hargeysa in april for the first time ,we will get there, inshallah. -
How come it looks like a house. you think its big enough for a library
-
Somaliland: Daallo Airline Introduces New Jets and Flights Hargeisa, 15 June 2009 (Somalilandpress) — Daallo airlines has launched a new luxury, daily nonstop services connecting Somaliland’s capital Hargeisa to number of cities in Africa, Middle East and Europe using it’s new fleet - the McDonnell Douglas DC-9, a twin-engine, single-aisle jet airliner. The DC-9 passenger Jet can carry 91 passengers; 75 people in economy class and 16 business class passengers and its flight crew. The airliner has long been known for its reliability and efficiency. The first Daallo airline DC-9 passenger jet arrived at Hargeisa’s Egal International Airport at 10:30 am, on time, on Sunday by a French flight crew. The carrier was met at the VIP terminal by cheerful political dignitaries, influential members, business executives, media personnel and community leaders who were invited to the occasion. Among those who attended this historical inaugural flight were the chairman of Somaliland’s House of Elders, Mr Saleban Mohamud Adan, Chairman of the Somaliland parliament, Mr Abdirahman Mohamed Abbdillahi (’Iro‘), Member of Parliament, Sheikh Mohamed Adan, Civil Aviation Minister, Mr Ali Mohamed (’Waran Ade‘), former Somaliland Foreign Minister, Ms Edna Adan Ismael, President of WHO [Hargeisa], Ms Asiya, business executives from Dahabshiil, Telesom and Daallo airline’s Hargeisa employees and management staff. Daallo Airline’s Hargeisa chief executive Mr Munir Haji Abdullahi told Somalilandpress that Daallo is the oldest private carrier to operate in Somaliland. “Daallo has been operating in Somaliland for very long time from the time of the civil war when we started with old carriers, in fact, the legs would not even fold, we use to circulate around the city three times before landing. People use to wait for such a long time. Today however we brought a new luxury airliner, the DC-9 configured for 75 people in economy-class and 16 in the business-class.” Mr Munir concluded that they will expand their flights from Hargeisa’s Egal International Airport. “Daallo airlines will operate seven days a week from Hargeisa to all the states. In addition, we will operate two flights to Hargeisa from Nairobi, three flights to Hargeisa from Kingdom of Saudi Arabia, four flights to Hargeisa from Dubai, two from Europe to Hargeisa and two flights to Hargeisa from Addis Ababa, Ethiopia,” Mr Munir told Abdulqani of Somalilandpress. In recent times, airline business has became one of the hottest industries in Somaliland, where in the last four months two new airliners were created, Suhura airways and Cosob airlines. There are also plans to expand Somaliland international airports to accommodate this surge in flights. Just last week Somaliland’s Civil Aviation Minister, Mr Ali Mohamed traveled to the port city of Berbera to unveil new plans to reconstruct and expand the existing airport due to fears of Hargeisa airport becoming too over crowded. Mr Ali told local media he plans to divert some of the flights to Berbera to ease the pressure on Egal International Airport during busy flights and in times of expansion and repairs. Daallo airline unveils new luxury jets Daallo airline unveils new luxury jets Mr Ali also told reporters that his staff are expecting new equipments from Djibouti that will enable them to expand and construct a new highway for Egal International Airport to give motors better access. Daallo airlines is the market leader in the industry and has been introducing customer-driven schemes and attractive fares due to competition from the new carriers. Most passengers complain about Daallo airline’s noisy old Russian jets, lack of proper ventilation and often over crowded. Will the new McDonnell Douglas DC-9 jets restore passenger’s confidence with Daallo? Only time will tell but one thing is for sure, its new day for Daallo airlines and Somaliland.
-
Dayniile's outcry on Maryan Mursal continues.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Originally posted by Emperor: ^Lool, maxaan ladhiman waynay ma anagaa idinka maaranna, waar dee waanu idin jecelnahay Lool horta idinku is jecladaa jacaylkayagu ha idin danbeeeyo. -
Dayniile's outcry on Maryan Mursal continues.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Koonfurians xata waxay ka xanaqaayaan fananaad noo heestay waleh angu ictraaf helna na wabay dhiman lahayeen.. -
No but u have to understand u are comparing ina xashi to ismacil adan cismaan oo yidha sir baan haya ina xashi waxay isku diideen oo ay isku qabteen ina riyaale mizaaniyadii ma been ba waxay isku af garanwayeen ninkaan ina xashi wa dacaad.. wax yaalo loo bahnayn buu soo saar saaray..
-
Dee waa siidee golaha ayuu ka dhex jiidhii qaladadaka ina riyaale iyo xukmaadiisa.. kabacdii markii la firgereyee ayuu wixii oo dhan oo file aah sooo dabacay .... ina xashi wa ninka kaliya ugu dacaadsan wa tay ina riyaale isku diideen wata cawiil meesha keentay..
-
Seeftii Daacaadnimada Oo La Tagtay Enj. Maxamed Xaashi Cilmi SDWO — London,UK — 04 May, 2004 -------------------- -------------------- -------------------- -------------------- Seeftii Daacaadnimada oo la tagtay Enj. Maxamed Xaashi Cilmi SDWO (Hargeysa 04/05/04) Faallo – Waxa lama filaan iyo u qaadanshawaa ku noqotay shacbiga Somaliland dalka gudahiisa iyo dibadiisaba xil ka qaadida Enj. Maxamed Xaashi Cilmi oo ahaa Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee xukuumada Riyaale. Waxa magaalada Hargeysa aad arkaysaa meelaha sheekada iyo kaftanka la isku weeydaarasado dadkoo koox koox u taagan oo falanqayn ku samaynaya sababta ka danbaysay talaabadan aan laga fileyn ee uu Madaxweyne Riyaale qaaday. Hadaba sheekooyinkaas markaad u kuurgasho oo aad dhegaysato intooda badan waxaad arkaysaa iyagoo meel kuwada arooraya isla markaasna aad arkaysid sida dadku uga xunyahiin talaabadan cusub. Dadka intooda badani waxa ay u arkaan Maxamed Xaashi inay la tagtay seeftii daacadnimada iyo wadaninimadu, sababtoo ah Maxamed Xaashi waxa uu ahaa wasiirka labaad ee golaha wasiirada xukuumada Riyaale ugu waxqabadka badan wasiirka labaad ee soo raacaana ay tahay Marwo Adna Adan Wasiirka Arimaha dibada, labadan wasiir oo had iyo jeer dadku u nisbaynjireen, daacadnimo, hawlkarnimo, dadaal, wadaninimo taasi oo ay ku mutaysteen la dagaalanka musuqmaasaq iyo cadaalad dara dalka ku habsatay. Waxa dadka intooda badani isweydiinayaan isku shaandhayntii laga sugaayey Riyaaale ma waxa ay noqotay wasiirkii dadkuba eeganayey ee ay aaminsanaayeen ee laga filayay inuu keeno wasiiro kale oo ku sifooba sida Maxamed iyo Adna oo kale hase yeeshee xukuumadu waxa ay cadaysatay inaanay rabin cid waxqabata ama ka hadasha musuqmaasaqa dalka hadheeyay, arintan oo manta ahayd sheekooyinka hadheeyay magaalada Hargeysa oo lala yaabay sidii xilka looga qaaday wasiirka oo siduu qoraalku u dhiganaa la yidhi wuxuu ka afkaar duwanaaday golahii wasiirad oo dhan. Hadaba waxa isweeydiin leh tolow waa maxay waxaas uu kaga afkaar duwanaaday ee xukuumadu u adkaysanweeyday ee xilka looga qaaday wasiirka. Arimahaasi uu kaga afkaarduwanaaday sida ay dadkuba ka wada warhayaan hada waxay noqotay inuu yidhi waar dalka iyo dadkaba sidan ha loo dhaamo oo intayar ee cashuura ee ina soo gasha aan basrisano, sida cashuuraha ka soobaxa dekada, Haamaha shidaalka iyo madaarka oo si toos ah u hoos yimaaada madaxtooyada taasi oo uu ku taliyay in miisaaniyada sanadkan ee 22 ka milyan lagu sheegay lagu soo daro. Arintana waxay aad uga cadhaysiisay Madaxweyne Riyaale oo kaga jawaabay inuu xilka ka qaado wasiirka. Waxa la filayay in loo mahadnaqo labada wasiir ee ugu cadcadaa golaha wasiirada xukuumada Riyaale waxase layaab noqotay markii arinkii u ekaaday cid waxqabata lama rabo, arintiina lagu soo gebogebeeyay ninka ugu il dheerbaa dadka ugu ayaan daran. Wasiirkan xilka laga qaadayna waxa uu noqday wasiirkii ugu horeeyay ee dadku ka xumaadaan xil ka qaadistiisa sababtoo ah waxay ogaayeen inuu ahaa wasiir shacabka u maqan. Waxaanay dadku isku qancinayaan Maxamed Xaashi uma baahna Somaliland ee Somaliland baa u baahnayd. Tani oo maanta hadii doorasho dhici lahayd ay xukuumada riyaale 10% aanay ka hesheen codka shacabka, bal la arkidoonaa xukuumada riyaale xagay u jihaysato maadaama aan maanta laga filayn inuu soo dhiso dowlad tayo leh. Intaas waxaan ku soo koobnay faaladii aan idiinka soo diyaarinay sida dadka caadiga ah ay u arkaan isbedelka ay xukuumadu ku samaysay ee ay xilkii kaga qaaday wasiirkaii ugu daacadsanaa Somaliland. Wuxuu Wasiirku hore u yidhi oo looga qoray ilaahoow sidayda ka dhig ama sidooda iga dhig, sidaas darteed sidiisii way noqon waayeen isna wuu diiday inuu sidooda noqdo. Laga bilaabo 5th May SDWO wuxuu idiin soo diyaarindoonaa dood qof waliba uu sitoos ah (online) uga dhiiban doono sidaad u arkayso xil ka qaadida wasiirkii Ganacsiga. (Look out the front page). www.sdwo.com
-
Maxamed Xaashi oo si xoog leh u dhaliilay muddo kordhinta ay Golaha Guurtidu u samaysay Madaxweynaha Somaliland & Ku xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cilmi April 03, 2009 _______________ Hargeysa, April 03, 2009 (WDN) - Guddoomiye xigeenka urur siyaasadeedka Qaran Md. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa bayaan qoraal ah oo uu aad ugu dhaliilayo muddo kordhinta 6 bilood ah ee ay Golaha Guurtidu u samaysay madaxweynaha Somaliland iyo ku xigeenkiisa soo saaray dhawaan. Waxa kale oo uu Md. Maxamed Xaashi dhaliil iyana usoo jeediyay Golaha Wakiilada oo uu ku tilmaamay in ay ka gaabiyeen xilkoodii kol hadday miisaaniyad ay og yihiin in ay khaldan tahay, xisaab xidhna looga keenin ansixinayaan sannad walba. Bayaankaas oo dhamaytirsani waxa uu u qornaa sidan: Himilooyinka xilgudashada Baarlamaanka waxa ugu uhiimsan arrimahan soo socda :- Qodobka 38: 4-j Hirgelinta xeerarka u degsan Jamhuuriyadda Somaliland iyo xaqiijinta taabbagalka cadaaladda oo sal u ah xasiloonida guud ee Jamhuuriyadda iyo isu-kalsamaanta iyo iskaashiga dadweynaha Somaliland”. Bal u fiirso hab-dhaqanka labada gole ee Baarlamaanka Golaha Guurtidu wuxu go’aamiyay, 28 March 2009 inuu muddada xilka u kordhiyo Madaxweynaha iyo ku xigeenka Madaxweyne lix bilood oo ku egg ilaa 29 Oct. 2009. Suaashu waxa ay tahay, muddo kordhintani Dastuurka ma waafaqsan tahay? Jawaabtu waa maya. Dastuurka Qodobka 83: 5 wuxu u qoran yahay, sidan: “ Haddii ay suurtoobiweydo duruufo la xidhiidha nabadgelyada darteed in la qabto doorashada Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha marka muddadii xilkoodu dhammaato, waxa Golaha Guurtida waajib ku ah in ay muddada xilka u kordhiyaan Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha, iyaga oo tixgelinaya muddada dhibaatada lagaga gudbi karo, doorashaduna ku qabsoomi karto” Mudanayaasha u codeeyay, muddo kordhinta xilka ee Madaxweynaha iyo ku-xigeenka Madaxweynaha waxa ay ku gafeen, Dastuurkii Qaranka iyo shacbiga reer Somaliland, iyaga oo danahooda gaarka ah ka doorbidaya, Xilkii loo igmaday iyo Xaaladaha adage ee dalku marayo. Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka Madaxweynaha waxa xilka loo doortay shan sannadood May 2002, ilaa May 2008kii. Waa mar labaadkii Guurtidu u kordhisay muddada xilka, oo aan Dastuurka waafaqsanayn. Maanta waxa ay ku joogaan ma aha sharci iyo doorasho ee waa ku meel-gaadh (Interim Government), illaa 6 da April 2009. Muddo kordhintani, waa mid dadweynaha xorta ihi ka soo horjeedo. Waa mid aan la qaadan karin oo aan la yeeleyn. Waa mid dalka u horseedaysa xasillooni darro. Waa mid ka soo horjeedda rabitaanka dadweynaha danaynaya jiritaanka iyo Qaranimada JSL. Waa mid caqabad ku ah geedi socodkii doorashaooyinka. Waxa iyana isweydiin leh, Maxaa u sal ah xidhiidhka iyo kal-gaceylka odayaasha Guurtida ee goor walba u dhaga-nugul amar qaloocan oo Madaxweyne? Labadan arrimood baa sabab u ah; 1. Aqoon darro ay xilka culus ee loo xambaariyay, aanay ku gudan karayn. Mudanayaasha intooda badani, ma gaadh-siisna waxbarasho dugsi dhexe. 2. Dhaqaale ama dhaameel salka ku haya awooddaa lacageed ee laxaadka leh ee ku soo ururta Madaxweyne. Awooddaa dhaqaale, ayaa hooyada xumaha dalka ah. Maalinta loo kordhiyaa maamulkan waa dar-xumo, u soo koradhay JSL shaqaalihii iyo ciidamada kala duwan ee Qaranka ee mushaharka la siiyaa hadda, uu ka hooseeyo 500 % kii la siin jiray 1994kii. Shaxda 1: Isu-eegid Mushaharka Shaqaalaha iyo Ciidamada Darajada A Mushaharka Hadda $ 68.00 Mushaharka 1994 $ 340.00 Darajada B Mushaharka Hadda $ 56.00 Mushaharka 1994 $ 280.00 Darajada C Mushaharka Hadda $ 42.00 Mushaharka 1994 $ 215.00 Darajada D Mushaharka Hadda $ 24.00 Mushaharka 1994 $ 120.00 Waxa intaa dheer shaqala la’aan, maceeshad qaali ah iyo iskuul-fii ku culus waalidka ardayda. Waa arrimaha da’yarta ku kalifay TAHRIIBKA. Golaha Wakiilada, ayaa isna qayb ka ah dhaliisha iyo dhibaatada dalka. Wuxu ansixiyaa sannad walba, miisaaniyad ay ka dheregsan yihiin in adduun badani ka maqan yahay oo aan xisaab-xidhna lahayn. Waa arrin ah ku xad-gudub Dastuurka Qaranka, waana xil-gudasho darro.Waa ta abuurtay in awoodda dhaqaale iyo maamul ku soo ururto Madaxweyne; “Qodobka 55: 6.Waa waajib u soo bandhigidda Golaha Wakiilada xisaab-xidhka sannad maaliyadeedkii dhammaaday muddo aan ka badnayn lix bilood oo ka bilaabanta taariikhda dhamaadka sannad-maaliyadeedka , iyada oo Golaha Wakiiladu ka doodayo, go’aana ka soo saarayaan Qodobka 7. U soo bandhigidda (G/wakiilada) xisaab-xidhka miisaaniyadda waxa u xilsaaran Hanti-dhawrka Guud”. Dhaqaalaha dalku wuu taag-daran yahay. waxana u sabab ah musuq-maasuq; Madaxweynaha iyo Wasiirka Maaliyaddu si weyn bay ugu tagrifalaan dhaqaalaha dalka. Dakhliga waxa loo qaybiyaa saddex meelood: 1-Qaybta libaaxa ( Madaxweyne), oo ah ta ugu badan. Taas oo aan gelin Miisaaniyadda Qaranka, Qaybta Wasiirka. Qiyaas ahaan waa 45.5 % dakhligii soo xerooda, laakiin aan gelin Miisaaniyadda Qaranka. Dul-xaadis baa la odhan karaa. Waxa soo hadhay waa inta Miisaaniyadda Qaranka lagu qoro, oo wax horumar ihi aan ku jirin, oo ay u weheliso feenashada wasiiradu. Toddobadii sannadood ee Xukuumaddan, maalka ka lumay ummaddan saboolka ah, waxa uu noqon lahaa, in ka badan, shaxda qaybteeda sare oo ah $ 365,591,849. Waxa ummadda isu raacay, saboolnimo aan dalkeedu gabin iyo magac-xumo dawarsi. Sida Doorashada caalamku ha naga gar-gaaro, UNDP Madaxtooyada ha noo dayactirto iwm. Shaxda 2: Dakhliyada aan Miisaaniyadda 2008 gelin: Dakhliga la leexsado ee ah 45.5 %. (Eeg SL in Figures) $ 20,593,159 Dakhliga Haamaha Berbera $ 1,742,024 Dakhliga Dekedaha $. 8,000,000 Lacagta adage ee xoolaha dhoofa $ 3,883,356 Inta faro dhexdood ka baxda (15 %) $ 6,788,954 Hadhaaga miisaaniyaddii sannadkii hore (Feenashada wasiirada) $ 2,657,143 Dakhliga Maddaarada iyo $ 2.00 ee Waran Cadde $ 1,687,723 Labada qiime ee $ ( marka laga jaray lacagta adag ee raashinka ciidamada ) $ 6,875,048 Isugeyn $ 52,,227,407 Kaluumaysiga: Waa dakhli ka badan miisaaniyadda Qaranka Joint Venture Co. Royalty-Fish 15 % Qiimaha? Foreign Co. Royalty-Fish 20 % Qiimaha ? National Co Royalty-Crustacean 15 % Qiimaha ? Joint Venture Co Royalty-Crustacean 20 % Qiimaha ? Foreign Co Royalty-Crustacean 20 % Qiimaha ? National Co. Royalty-Fish 10 % Qiimaha ? Dhagaxa (Coral reef) ee laga iibiyo Masar iyo UA E ? Iibka hantida maguurtada ah ? Deeqda Dawladaha ? Xil-gudashada G/Wakiilada ee Miisaaniyadda Qaranku, kuma eka dood iyo falanqeyn oo qudha. Waxa Dastuurku ku waajibiyay, inay maxkamadda u gudbiyaan ciddii ay hanti ummadeed ku maqan tahay ba. Waxa soo afjarmi lahaa amar ku taagleynta iyo dhaameelka aan qarsoodiga lahayn. Guurtida khariban, af-miishaarka iyo suldaanka xun, baa laga nasan lahaaa, da’yartu shaqay heli lahayd dalkuna horumar buu gaadhi lahaa. Ebbow iimaanka nagu so dabbaal. ALLAA MAHAD LEH Maxamed Xaashi Cilmi Aamiin -------------------- ---------- F.G: Soo ururinta Xogtani waxa ay igu qaadatay dhawr bilood. Waxa ka reeban HAFFAR iyo wax aan la HUBIN. Ilaha Xogtu (Source) waa Miisaaniyadaha Qaranka ilaa 2008 iyo buugga Somaliland In Figures ee Wasaaradda Qorshayntu soo saarto ee UN maal geliso, M. Xaashi.
-
He was the minister he pointed out all the errors in the budget of Somaliland and riyaale fired him it was very clear every one knew that,, shalay bay ahayd. There is enough proof cawil and his corruption, laakin waad iska indha tiiraysa.
