-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Wiyishoo marmartoo markaas meela badan daaqdey Oo labada gees muujisoo maqasha dhaarsiisey Ninka yiri anaa madaxa qaban, malaha waa beene Mabda'eena sida leeb laganay ha u maqiiqnaado Nasabnimo hadii aad martoo, muran ka keenaynin Adoonkii Muqlaad inaad tihiin, keena midigtiina Markad geela iyo malayga kala soocii karii weday Oo aan Midig iyo bidix baa an ku Mizzaamey Madashu raggu joogo madaxkusheegina ka yaaci jireye Meel aad mamuusheen Cidi guul kama Maansone eh Murti inad ka madhantihin weydinka iska muuse nabaaye Mawqifkad ka mideysantihin wa mid Aan daahir ahayne Moracante iyo maxay salebaan ayu nasabkinu ku milmaye Maandhow Inu massaayr assalkinu yahay Kama murantane Mudanayashi maganta loo aha cidi isku ma maan dhaafte eh
-
wa arin fiican wakhtigi calanka bluega walaga gudbay
-
calankan puntland wabaad inugu waasheen big deal calankooda yar eeh farti . cismaniyadu ku qorantahay , ha haystaan u daya
-
Ina Bucur Baceyr marduuf qaad ah halay, waa majnuun falanee Mijin markuu cunuu, buu indhaha miriq kasiiyaaye Micna dawlladnimo leedahayba uma muraadaane Murankiyo makeykigey badshaan, maalin iyo layle Marfashkeey yaqaanaan intey marada xaytaane Musuqmaasuq iyo beenta waa meheradoodiiye Raganimo ma muujiyaan intey muruq ku faanaan Mushunguli Zinjibari malay helay wa maraan muruxsane Mabaadiidu aminsanyahay wa mid aan muslinku lahayne Maskax-xumada iyo murranku waa meheraddiiniiye Marakiibta aad dhacdaan ayaad hooyadin mire u saartaane Macruuf weye inaynadan Midhaha somaali Mid ku lahayne Malay ma dabto muran ma naagoodle gabay micnoyare
-
Alshabaab goes to places where there is no law and order , Kismayo iyo meelahaas iyo xammar iyo meelahaas bay qabsadaa iyo jawhar iyo. laakin meelaha dawladi ka jirto alshabaab ma iman karto. alshabaab dhawr suufi oo xadreynaya ayay iska celin kari wayeen. ma ciidan iyo boolice hubeysan oo nidameysan bay iska celin karan never. haba ka yaabin.
-
Originally posted by Abokor Omar: Its the ''SOMALI National Movement''. it was not called somalia national movement but somali, marka wa caadi
-
Nabii maxammad never used to call him self a salafi so u should never call your self a salafi
-
^^^Viva somaliland reer lascanod inta ismacil mire skoolada loogu dhigi laha waxa loo dhigaya Iebrahien koodbuur iyo kuwii dalka u so halgamay.
-
snm always wanted independence. umar carte qalib was the prime minister of somalia ama kooxdii manifesto. When somaliland declared independence from somalia in 1991
-
Ukrainian Candidate for President wants to declare war to Somalia
Xaaji Xunjuf replied to sahal's topic in Politics
Mamuulka xarakata mujaheediinta al ashabaab, oo mar dhaweyd soo dhaweye dagaalka u ciclaamiye Dawlada Ukrain. Iyaku oo sheegay inay gaalada meel alale meel ay ku arkaan inay ku leyn doonan. waxa kalo warku tibaaxaye dhoola tuski ay sameyeen xaraka tu alshabaab inay mid ka awood roon soo ban dhigi doonan todobaadkan fooda nugu haya. Emirka ku magac dheer Abu zubeyr Godane oo isna u sheegay saxafaada inay barro kicin doonan gaalo baddan oo Ifka ku nool. wararka laga helayo dalka Yeman oo iyaku na hanjabad, u so jeediyey ururka al shabaab. Dawlada federaalka eeh somalia ayaa iyaku na saxaafada u waramay oo sheegay in anay raali ka ahayn inay dawlada ukrain so weerarin dalka somalia hase yeeshe waxa la sheegaya, inu sheikh sharif sheikh axmed uu aan ba bixi doono dalka iyo ukrain. Source. alwariya.com -
What does Galgaduud has that Hiiraan, Jubba and Banadir lack
Xaaji Xunjuf replied to Naxar Nugaaleed's topic in Politics
Dikirka ilahay. cadawga wa jabbinaya waleh waleh. -
http://www.youtube.com/watch?v=5Kp1U7EQ0nU&feature=player_embedded Yasin juma in lascanood
-
Ashabab are chased out of CITY of FART Dhusamareeb.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
Al shabaab mala wa lugu dhuusay -
Somali shot after allegedly attempting to attack Danish cartoonist
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Those who insult the prophet should be killed Fuq tuluhum. -
yeah he should, but no one knows how he looks like lol.
-
war aad u fiican
-
Cabdillaahi Yuusuf oo Markii u Horreysay ka Hadlay Wakhtigii la Go’aamiyey in Somaliland Gooni u Go’do “Axmed Siilaanyo waxa uu igu yidhi arrintii lixdankii khaldantay ilaa aannu saxno idinla midoobi mayno” Waraysi – Col. Cabdillaahi Yuusuf London (Jam/Golisnews)- Madaxweynihii dawladdii Mbeghati ee Soomaaliya Col. Cabdillaahi Yuusuf Axmed, ayaa markii ugu horreysay tafaasiil ka bixiyey sababaha keenay go’aanka goonni-isu-taagga iyo madaxbannaanida Somaliland. Col. Cabdillaahi Yuusuf oo hadda socdaal caafimaad ku jooga magaalada London ee carriga Ingiriiska, ayaa waraysi aad u dheer oo uu siiyey telefishanka UNIVERSAL, waxa uu ku sheegay in ururkii SNM qorshaha goonni-isu-taagga Somaliland go'aan ku gaadheen ka hor 1991-kii shirkii magaalada Burco sida taariikhda hore loogu hayey, isaga oo xusay in boqorkii Itoobiya ee Mingiste Xayla Maryam uu taageernasaa in uruka SNM dawlad gaar ah oo Somaliya ka madaxbannaan samaytaan marka ay xukunka ka tuuraan Siyaad Bare. Waraysigan oo uu la yeeshay weriyaha caanka ah ee Cabdisalaan Ibraahim Hereri oo ka tirsan telefishanka Universal, waxa uu si faahfaahsan ugaga warramay dhacdooyinkii taliskii millateri ee Soomaaliya, waayahii afgambigii millatari ee uu hoggaaminaayey Maxamed Siyaad Barre, dagaalkii Ethiopia iyo Soomaaliya 1977-kii, afgembigii dhicisoobay ee 1978-kii iyo weliba fakadkii uu ka fakaday maamulkii Siyaad Barre 1978-kii dabayaqadiisii, isla markaana ku galay dalka Kenya oo uu uga sii gudbay Ethiopia, cahdigii aasaaska jabhaddii SSDF iyo weliba wakhtigii ay SNM tagtay Ethiopia. Ugu horreyn, Cabdillaahi Yuusuf oo ka jawaabayey su'aal ku saabsanayd sababta keentay inay kala aragti duwanaadaan jabhahaddii uu hoggaanka u ahaa ee SSDF iyo ururkii Somaliland xoreeyey ee SNM waxa uu yidhi; "Horta markii hore annagu waannu ka sii horreynay SNM oo annagoo afar sannadood dagaallamayna ayey yimaaddeen. Waa jireen niman ka horreeyey, balse Axmed Siilaanyo oo haddana ah siyaasi ayaa markaa yimi oo guddoomiye u ahaa; waa la isu kaayo keenay maalin oo meel miis ahayd ayaanmu soo wada fadhiisanay. Aniga [Cabdillaahi Yuusuf] ayaa hadlay oo waxaan idhi, waar haddii aynu dagaallamayn oo waxaynu ka dagaallamayna tahay sidii taliskaasi iyo ninka haysta meesha looga saari lahaa, isla markaana Soomaali dalnimadeedii la isugu keeni lahaa aynu midowno oo wax isku darsano, markaan intaa idhi waxa ii jawaabay Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo markaa isaguna SNM guddoomiye u ahaa, waxaannu igu yidhi; “Siilaanyo waxa uu igu yidhi arrintii lixdankii khaldantay ilaa aannu saxno idinla midoobi mayno, markaa goosashada Somaliland intay taa uun daba socoto ayey u muuqataa." Cabdillaahi Yuusuf oo sharraxaad ka bixinayey hadalkii Axmed Siilaanyo, waxa uu intaa ku daray, "Markii uu Siilaanyo hadalka i yidhi dad badan oo meesha fadhiyey oo saraakiishii annaga dhinacayga ka tirsanayd SSDF may fahmin, laakiin anigu waan fahmay wuxuu u jeeday. 1961-kii inqilaabkii fashilmay ee nimankii saraakiisha ahaa ku doonayeen inay woqooyi [somaliland] ku qabsadaan oo ay intayada saraakiisha ah ee reer koonfureedkana xidh xidhaan oo woqooyi goonni u gooyaan oo dal madaxbannaan laga dhigo, taas ayuu Siilaanyo u jeeday oo uu daba socday," ayuu yidhi Cabdillaahi Yuusuf Weriyaha ayaa ku celiyey su'aal ahayd, markaa ma waxaad u jeeda goonni-isu-taagga Somaliland kuma u iman sida la sheego markii Burco ay isugu yimaaddeen 1991-kii ee wuxuu ahaa wax hore u jiray oo Siilaanyo ogaa? Waxa uu ku jawaabay; "Haa Wallaahi, anigu taasi ayaan qabaa nimankaasi go'aanka iyo qorshaha goonni-isu-taagga mar hore ayey gaadheen, wuxuuna ahaa wax hore ugu qorshaysnaa ee yaan been la isu sheegin oo aan imminka la odhan Burco ayaa 1991-kii lagu gaadhaye." Jamhuuriya Online
-
Somali shot after allegedly attempting to attack Danish cartoonistJanuary 1, 2010 8:21 p.m. EST Kurt Westergaard is known for his controversial depictions of the Muslim prophet Mohammad.STORY HIGHLIGHTS Assailant allegedly tried to enter the home of Danish political cartoonist Kurt Westergaard Westergaard known for his controversial depictions of the Muslim prophet Mohammad Since 2006, Danish authorities arrested others allegedly plotting to kill Westergaard RELATED TOPICS Kurt Westergaard Denmark (CNN) -- A Somali man was shot as he allegedly tried to enter the home of Danish political cartoonist Kurt Westergaard -- known for his controversial depictions of the Muslim prophet Mohammad -- on Saturday, police said. The 27-year-old man, who was not identified, wielded an ax and a knife and cracked a window at Westergaard's home in Aarhus, said police spokesman Morten Jensen. A home alarm alerted police to the scene at 10 p.m., and they were attacked by the man, he said. The officers shot the man in the right leg and left hand. He was hospitalized, but was not seriously injured, police said. Westergaard's caricature of Mohammed -- which depicted the prophet wearing a bomb as a turban with a lit fuse -- sparked an uproar among Muslims in early 2006 after newspapers reprinted the images months later as a matter of free speech. The cartoon was first published by the Danish newspaper Morgenavisen Jullands-Posten in September 2005. At the time, Westergaard said he wanted his cartoon to say that some people exploited the prophet to legitimize terror. However, many in the Muslim world interpreted the drawing as depicting their prophet as a terrorist. Over the years, Danish authorities have arrested other suspects who allegedly plotted against Westergaard's life. After three such arrests were made in February 2008, Westergaard issued a statement, saying, "Of course I fear for my life after the Danish Security and Intelligence Service informed me of the concrete plans of certain people to kill me. However, I have turned fear into anger and indignation. It has made me angry that a perfectly normal everyday activity which I used to do by the thousand was abused to set off such madness."
-
ma hadaad kurdish calan no keentay lol
-
Anigu siday tahay uun baan sheegay alshabaab waxa ka horeyee Maxakimta maxakimta waxa ka horeyee al iltaxaada. dee kuwan na qaar ba ka danbayn ti alla na meel bay ku qorantahay run ahaanti.
-
^ After al shabaab there will be another group and after that group there will be another wa iska caadii
-
War calankeeni maxaad ku samesey
-