Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,132
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Also in gabiley it was celebrated, Just the official state one was cancelled due to security reaons. And the election preparations Which was a good move from the Somaliland Government.
  2. Somalia's Problem needs a somalian Solution we cant help with that. Mogadisho need to solve their own problems. Its Like Asking Tanzania to take part of a somalia State Reconsalation Deal.
  3. - Somaliland sent envoys to Turkey-Somalia conference, Riyaale refused to attend but sent his young miniter Xuunshe Saciid Abras instead(source from Somali Community in Ankara, not veryfied yet). You wish
  4. Its not banned Just the holy day will not be celebrated like all the other years At beerta xoriyada because of the election preparations, which is understandable
  5. Somali doon = ssc= Qabyalaad. Somaliland = Somali wanaag = qarranimo.
  6. ma golaha khusuusiga tilmaama wixi xalaal iyo wixi xaraan ah mise Xaglajiifiye lol.
  7. Who said anything about Dulmi Somaliland is all about Fairness equality and prosperity
  8. The next pm will be from Puntland as usual. So no jangali for you
  9. Faisal just wants to wear The khamis more often wax weyn maha
  10. 18-ka May 1992 ayaa gobolada Waqooyi (Somaliland) looga dhawaaqay maamul ay leeyihiin beelaha degaankaasi. I stopped reading there
  11. Faroole waba u hanjabaya nimanki ssc. Tallow maxa is badalay
  12. Originally posted by *ANWAR*: sanaag wilL, and do not like VOTE What don’t they like democracy, Any way ilahay ha u naxaristo Askariga
  13. Horta Buhoodlada wa in mar si fiican loo siifeyaa.
  14. He sure is not happy with pirates kidnapping British citizens
  15. Jamelia whats so funny an african president is Congratulating another prime minister
  16. Originally posted by Oodweyne: ^^^ Hadaad Hiil Hinaastey, Aadse Itaal U Weydey; Ma Af-kaad Ku Ciil Bixi, Ileyn Cid-laad Ka Hanjabeysaaye!! Salaan carabay
  17. Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Doorashada Madaxtooyada U Cayimay 26 June ee 2010 Written by Qarannews May 13, 2010 at 12:52 PM Hargeysa,(Qarannews)-Komiishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa mudeeyey xiliga rasmiga ah ee ay qabsoomayso doorashada Madaxtooyada Somaliland oo ah 26-June ee sanadkan.isla markaana ugu baaqay Axsaabta qaranka inaanay ku dhaqaaqin olole ilaa inta ay komiishanka doorashooyinku u cayimayaan, Sida waxa uu Afhayeenka Komiishanka doorashooyinka Somaliland Md. Axmed Maxamed Xirsi Geele uu kaga dhawaaqay Shir-jaraa’id oo uu galabta ku qabtay xarunta Komiishanka ee Magaalada Hargeysa. Afhayeenku waxa uu intaasi ku daray inay maanta duhurkii Madaxweynaha Somaliland Md. Daahir Rayaale Kaahin ay kulan ay la yeesheen ay ugu gudbiyeen qoraal rasmi ah oo ay saxeexeen todobada xubnood ee guddida doorashooyinku wakhtiga loo cayimay doorashada madaxtooyada. Md. Maxamed Axmed Xirsi Geele waxa uu sheegay inuu madaxweynuhu la qaatay wakhtigan ay u cayimeen, hasayeeshe ay ka sugayaan inuu digreeto ku soo saaro maalinta loo cayimay doorashada Madaxtooyada oo ah maalin Sabti ah 26 bisha June ee Fooda inagu soo haysa. 26-June waa maalin taariikhda Somaliland baal-dahaba kaga jirta, waana maalintii ay Jamhuuriyada Somaliland xornimadii madaxbanaanideeda ka qaadatay boqortooyada Ingiriiska 26 1960-kii, iyada oo boqortooyada ingirisku xukumi jirey Somaliland 83-Sanadood. “Doorashadu waxay dhacaysaa 26 June ee soo socota, maalinta Sabtida oo waafaqsan 14 bisha Rajab taariikhda ayaa komiishanku isku raacay, marka aanu aragnay sida ay hawshu noogu socoto, ayaanu garanay in wakhtigaas lagu qaban karo doorashada madaxtooyada”ayuu yidhi Afhayeenka komiishanka doorashooyinku Maxamed Axmed Xirsi Geele. Afhayeenka Komiishanku waxa uu Shacbiga reer Somaliland ugu baaqay inay si nabdoon kaadhadhka Cusub ee Codbixiyayaaasha u qaataan. Next> Back
  18. Originally posted by Thankful: Who are the opposition leaders? The presidential Candidate For the Kulmiye party Mudane Axmed maxammad maxamuud Silanyo Vice presidential candidate for the Kulmiye Mudane Abdirahman Seylici The presidential candidate for the Ucid party Mudane faisal cali xusseyn Vice president Candidate for the ucid party Mudane dr. Maxamed Rashiid Sheekh Xasan The presidential candidate For the udub party Mudane Daahir rayaale kahin Vice presidential Candidate for the udub party Mudane Axmed yusuf yasin
  19. A historical day 26 June 50 years after independence Somaliland will have a Free and fair registrated Elections