-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Contrary to the Farole propaganda machine, this militia is, according to knowledgeable sources, recruited from within Puntland and the overwhelming majority of its members hail from the hamlets of the western Bari sub region. Their leader, Mr. Atom, is not a radical individual nor is he, unlike President Farole, given to dictatorial tendencies. Those who know him well say he is a mild-mannered, thoughtful person. Nor is his philosophy particularly anti-Western in outlook, as the regime would have the world belief. They try to portray him as a terrorist but on the contrary he is just protecting his people and his land from thieves (Pirates)
-
^^ saaxibow kaftanku qoladiina budhcadbadeedka wuu idinka xiidhanyahay maalintad xiiniyo iska baadhaan oo aad dagaal so qaadan oo aad noo soo badheeedhan. ayaanu wada hadli markaad leedahay piratsku toodi bey ku mashquulsanyihin Marka ,,marki hore ba dan kamaad lahayn dhulkan ka qabsaday wayahay eeh arimihina iska watta, piratski beryahan duco uun ba ka so hadhay waan idin duceynaya maxay tahay inan ku sii qabso ku duceyso wayahay eh lol
-
Originally posted by Emperor: The secessinists are in trouble, their good relations with Ethiopia is fragile, the SSC movement is gaining momentum and are recruiting and rearming heavily, the Awdal regions is rebelling. The test of is on Siilaanyo to deliver. I forgot to mention the ONLF incident. No wonder Gaboose has repeadly called for cooperation with Puntland. There is no Trouble my friend Ethiopia and somaliland are close allies and the diplomatic relations between the two countries is better then ever. And i am not aware of any awdal rebbelion i don't know where you get your news as for the Khusuusi well they are still where they were last year Which is buhoodle
-
Originally posted by Mr. Somalia: ^ To Xaaji Marduuf: Haye calanka lagarey-- laakin ma ii sheegi kartaa dadka masawirada ka dhex muuqda yey yihiin? ma habraha reer marfash miyaa, mise waa daraawiishta reer sool? Caqli xumidaada, waa waxaad ulasoo shir tagtey dhisma xuna uu Xaabsade iyo ilma adeeradiis oo Daraawiish ah ey ka dhisteyn magaaladooda oo aad moodey rinjiga iyo calankey ey kuu sureen meesha inuu daacaad ka yihiin. War alwaax yahow, nimanku wey idiin qayileyn oo lacag been been ah ayee rabaan iney idiinkaga cunaan ee qaadka yuu shortage kaa gelin, nimankaan Illahay keliya ayaa iimaankooda deeqee! Aniga meesha qabsaday ciidankayga haysta calankayga ka tagaan nidaamkayga ka shaqeysta meyeen pirateski dagaalami jiray ma cabsi ba idin hellay war dagalaama ambaydanba dhiman ba weydaane eh Meesha mamuulka budhcad badeedka eeh bahluulsan ba ka talin jiray walaga fiiqay iyaguna taw bay yidhaheen oo meel jaan iyo cidhib ay dhigeen lama hayo,, mr somalia aya wali ka had hadal haya iyaguna sadex sanno ka bacdi wali hadal laga ma hayo , waliba faroole somaliland babu amaan kala daala maalinkaasta. marka Mr somaliyow goormaad dagaalamaysin oo aad xabbad soo qaadaysan xita nimanki is yidhi bal ka kiciya somaliland laascanood wayidinki u diiiday inay Dalkina ka soo duulaan
-
No amount of you talking about qaad and mirqaan will get you back the land i took from you iska mirqaan saaxib ka jiidhi mayo In the mean time Ku raxayso
-
he did in jan the second in 2009 during the voter registrations it was posted by all kind of websites. But you can believe what ever you want Somaliland owns sool, and the pirates got owned
-
Originally posted by Mr. Somalia: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascanod Daawo Sawirada Written by Qarannews. Apr 02, 2008 at 11:52 AM Psst! Xaaji Marduuf , over here. Lets not start deflecting the fact Mudane Siilyaanyo, as alleged by Thankful as an established matter, cannot visit Las Canood(a supposed marfashland city), by recycling old propaganda from 2008. We all know that Siilaanyo has never set foot on an inch of Las Caanood soil in the past. He never did during his most recent campaign against the * mugger-extraordinaire , and like Thankful , I'm willing to bet that he will NEVER EVER lay a foot in the future, on such a hallowed precinct as Las Caanood is for the Daraawiish peoples. Now try posting something a little bit more convincing than your usual claptrap, you mewling propagandist! P.S * mugger-extraordinaire a.k.a NSS thug Riyaale Kaahin Siilaanyos and his visit to laascaanood. you lost the bet pirate Diiwaangelintii oo Ka Bilaabatay Laascaanood, Siilaanyo oo Ku Sugan & Axmed Yuusuf oo caynabo Ku hakaday Friday, 02 January 2009 12:16 xusen Ololaha Diiwaangelinta ayaa maanta ka bilaabanaya guud ahaan gobolka Sool, iyadoo ay xalay halkaasi gaadhaya kolonyo gaadiid ah oo gaadhaysa 100 oo ku raran agabkii loo adeegsanayey diiwaangelinta Sool & Buuhoodle, & shaqaalaha hawshaasi fulinaya qaarkood, waxaanna horeba magaaladaasi u gaadhay gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Kulmiye Axmed Siilaanyo halka madaxweyne ku xigeenka Axmed Yuusuf yaasiin uu isna ku sugan yahay Caynabo oo ku sii jeedo dhinaca laascaanood. Gobolka Sool ayaa la filayaa inay diiwaangelintu ka bilaabanto ilaa 160 goobood oo ku yaala gudaha gobola Sool iyo Degmada Buuhoodle oo Komishanku ka soo reebay gobolka togdheer balse raaciyay gobola Sool, hase ahaatee ay tirada dadka Buuhoodle iska diiwaangeliyaa lagu kabi doono tiradii iska diiwaangelisay gobolka togdheer. Sidoo kale gobolka Sool ayaa ah gobol aanay inta badan ka dhicin doorashooyinkii Somaliland ka qabsoomay, iyadoo ay gacanta ku hayeen maamulka Puntland marka laga reebo deegaamo dhawr ah oo Somaliland ka talinaysay, balse Dhawr iyo toban bilood ka dib oo Xukuumadda Somaliland la wareegtay talada iyo gacan ku haynta gobolkaasi ayaa laga hirgelinayaa hadda diiwaangelinta Codbixiyayaasha. Allhawd.com Laascaanood
-
Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Laascanod Daawo Sawirada Written by Qarannews. Apr 02, 2008 at 11:52 AM Laascanood(Qaran)-Wefiti balaadhan oo uu hogaaminayo Maxadwayne Kuxigeenka Jamhuriyada Somaliland Mudane Axmed Yusuf Yasin Ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, imaatinka weftida uu hogaaminayey M/kuxigeenku ayaa in dhawaydba laga sugayey Laascaanood iyo Gobolada Bari ee Somalilandba. Ujeedada Socdaalka wefdigan ayaa lagu sheegay inay la xidhiidhi Dib u dhiskii gobolka Sool iyo u kuurgalka abaaraha ba’an ee ka jira gobolada Bari ee Somaliland taas oo ay hada masuuliyiinta Somaliland isku dayayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen dadwaynaha ay dhibaatadu ka soo gaadhay abaaraha sii fidaya. Weftida ayaa waxay ka koobnayd Golaha wasiirada, Golaha Wakiilada iyo Siyaasiyiin kale oo uu ka mid yahay Muadane Ahmed Abdi Xaabsade, Mid ka mid ah baabuurtii soo galbisay madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa oo ay saaranyihiin qaar ka mid ah ardayda dugisyad magaalda Laascanood oo iyagu ka mid ahaa dadweynihii maanta sida balaadhan u soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka. Ali Maxamed Warancade oo ah wasiirka duulista iyo hawda, wasiiru dawlaha arimaha gudaha soo dhawayntii waftida ayaa waxaa ka qayb qaatay dhamaan shacabka oo aan u kala hadhin ayaan orankarnaa iyo ilaa 150 gaadhi oo kala duwan ayaa lagu soo dhaweeyay iyo caleemo qoyan iyo calanka Somaliland oo caruur iyo cirooleba ay ruxayeen, maanta waana masuulkii ugu sareeyay ee xukumada Somaliland ka socda ee booqda magaalda Laascanood, tan iyo intii ay mar labaad ay magaalada Laascanood soo gashay gacanta xukumada Somaliland, sideedaba magaalda Laascanood ayaa ah magaalo ka mid a magaalooyinka Somaliland, dhaqan ahaan deegaan ahaan intaba waxa ay la wadaagtaa magaalooyinka kale ee Somaliland, dadweyanaha reer Laascanoodna maanta waxa ay muujiyeen soo dhawayn iyo gacmo furan, taas badalkeedana waxa laga sugayaa dhamaanba shacabka iyo xukumada Somaliland oo balan qaaday in ay gobolka Sool soo gaadhsiin doonaan gobolada galbeedka oo iyagu horumar aad u balaadhan sameeyay. Madaxwayne kuxigeenka iyo weftida ayaa ku degey Hotel Xamdi halkaas oo uu Maxadweyne ku xigeenku qudbad gaaban ka jeediyey khudbadiisiina waxaa ka mid ahaa sida uu uga mahad celiyey sida ay u soo dhaweeyeen Shacabka magaalada Laascaanood, wuxuu kale oo sheegay Md/Axmed Yasin in ay u socdeen sidii ay wax uga bedeli lahayen raadiikii Maamulkii hore ee Puntland balse ay Gobolkiiba uu Abaar baaxad wayn ku jiro sidaas awgeeda ay arinta Abaara iyo Biyaa la’aanta ay wax ka qabanayaan hada,wuxuu kale oo uu sheegay M/wayne ku xigeenku dad intii isku dal ah ba ay isku dad tahay isku DAWLADNA tahay maraa aanan anigu sheegan karin Soomaalida Jabuuti,ta Kililka Shaan ee Ithoobiya ama konfurtaba. Waxaa kale oo Xafladii ka hadlay Odayaal dhaqameen waxaa ka mid ahaa Caaqil Saleebaan Caabi (Bagaf),Caaqil Cali Maxmed Kaarshe iyo Caaqil Maxmaed C/laahi (Gadhyare),sidoo kale waxaa ka hadlay Uruuro Sama falka iyo Qaybo kale oo Bulshada ka mid ah. Waxa sidoo kale maanta ka mid ahaa odayadii madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa aad ula hadlay mid ka mid ah odayda reer Laascanood oo yidhaa Saleebaan Cabdi (Bagaf), oo isagu ka mid ahaa odaydii sida aadka ah ugu ololayn jiray maamulkii Puntland, waxa aanu sheegay in ay soo arkeen maamulkaasi, xagan Laascanoodna ay tahay magaalo ka mid ah Somaliland, maamulkii horena saaristiisii ay iska kaashadeen shicibka iyo xukumada Somaliland, oo aan aan anigu ka mid ahay, waxa aan soo dhawaynayanaa xukumada Somaliland, waxa aananu eegi doonaa waxa ay noo qabato oo aan ku qadarin doono ayuu ydhi oday Bagaf, oo hada aad ugu ololeeya qadiyada Somaliland, kana mid ahaa odaydii soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisa. Madaxwayne ku xigeenku wuxuu tegey goob kala duwan sida Xarumaha Gobolaka iyo Dawlada hoose sidoo kale wuxuu gaadhey Jiida hore ee Ciidanka Qaranka ka dibna wuxuu ku soo noqday Hotle Xamdi halkaas oo kula shirayo qaybaha bulshada, iyaga oo mamulka gobolka ku wareejin doona raashin iyo hawlihii biyo dhamiska ee loogu talo galay goobaha ay abaaraha xoogani ka taaganyihiin, caawimadana ma aha tii ugu horaysay ee xukumada Somaliland ay soo gaadhsiiso gobolka Sool, waxa hore ay xukumadu raashino iyo daawooyin ugu deeqday ama keentay gobolka, iyada oo xiligan uu cisbtalka magaalada Laascanood uu ka soo kabtay daawo laantii ku habstay xiligii ay maamulka Puntland ay maamuli jireen. Lama oga ilaa xiliga ay ka ambabaxayaan weftidu Gobolka Sool balse waxaa la sheegay in ay ku laabanayaan magaalada Caynabo ka mid ahayd Goboladii la magacaabay dhawaan halkaas oo ay weftidu Xaflad ka qaybgelayaan sidoo kale waxay marayaan Gobolka Buuhoodlle, wararkale ayaa sheegaaya in madaxweyne ku xigeenka iyo waftigiisu ay toos ugu ambaba bixi doonaan gobolka Sanaag oo uu socdaalkoodu uu ka midyahay in ay soo maraan ama tagaan goobaha abaaruhu wax yeeleeyeen ee biyo dhaamisku ka socdo taasi oo ay xukumadu si balaadhan uga qayb qaadanyso xiligani.
-
xeebaha galbeed is my land my friend all of somaliland belongs to me A khadar tell me about the costal situation of the future khusuusi state
-
A khadar adeer dhulka wa ka so fuuri jiray ciyari wa gali danbe ha ii dan dansan somaliland shacabkeeda bay u tudhaysa iyo inay ka dhex dagaalanto guryaha shacabka. laakin jabhada inay cagta marinayso muran kama jiro , wamaxay noohdu sidad somaliland iskaga fogeyneyse baad xita lahjadi is tidhi badal lol
-
^^ in other words we are scared of somaliland.
-
^^ adigu wax aad kiireysid ba ma haysid horta buhoodle dekked ma leedahay
-
Africaown the Vp of the pirate state even stooped so low when he said he would teach his grandchilderen about the legacy of the great Tigray people of Ethiopia for loving puntland
-
Thankful ssc didn't fight any one let alone Ethiopian army a section of the Liyu police from danod district Entered Buhoodle after a qad incident. That took place outside the Somaliland border. That was about it , ssc rebbels can't face the somaliland army they know it two hence the hit and run tactics from the khusuusi.
-
Africa inadeer sure there are some security problems that need to be resolved . The sirdoon guy needs to be Sacked ASAP Col xudhuun guy is allready sacked By Siilaanyo. because of his inability to perform . So the government is taking measurements when it comes to security.Just give it time
-
^^ awdal on fire u must be on some heavy stuff lol. ssc is still where it was last year in buhoodle.
-
Originally posted by AfricaOwn: We need the Kulimey supporters to tell us how this problem can be resolved. Where are they? this problem existed before Kulmiye won the elections the day of the elections and even before that , people were being ambushed today there is no ucid udub kulmiye. The elections is over. We need to stand behind our goverment.
-
^^ talks about what , the time of talking and using diplomacy is over no more gudi only guns can solve this issue.
-
Jacayl baro suldaan Maxamamd suldaan cabdulqadir suldaan diiriye ma ciid ba wax ka qorta wa wixi boqol jeer loo xiidhi jiray.
-
Who Attacked al-Shabab? The Rebel Leader Speaks
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Godane spoken like a true leader -
Ciidamada Aaga Bari ee Somaliland oo bilaabay Hawlgalo ay ku Ugaadhsanayaan Dableydii Oog Dadka ku laysay Hargeysa (Waaheen) Maleeshiyada SSC ee ka soo jeeda Puntland ayaa habeen hore weerar ku soo qaaday magaaladda Oog ee Gobolka Saraar ee Somaliland halkaas oo ay ku Dileen laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Somaliland laba kalena ku Af-duubay Sidaa waxa Waaheen u xaqiijiyay Xildhibaan Axmed Ducaale Bulaale oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland ee laga soo doortay Deegaamadaasi, waxanu sheegay in Maleeshiyo ka tirsan SSC habeen hore soo weerartay magaaladaasi Oog “ waxa soo weeraray Oog niman Maleeshiyo ah oo ka tirsan Maleeshiyada SSC oo ku dilay Nin ka tirsanaa ciidanka Somaliland, nin kalena ku dhaawacay laba kalena kaxaystay, markaa waxa la ii soo sheegay ninkii kale ee ay dhaawaca ku kaxaysteen isna inuu dhintay.” Isagoo sii wata warbixinta uu ka helay Oog waxa uu yidhi “ nimankaasi waxa la ii sheegay inay Doraad Calan ka taageen Deegaankaasi, dadka degana u qudbadeeyeen isla habeen horena hawlgalkaasi weerarka ah ay magaaladda ku qaadeen.” Wararka ayaa intaasi raaciyay in kooxda weerarka gaysatay ay baxsadeen markii danbe, hasa yeeshee ay Ciidamo ku baxeen, kuwaasi oo ku raad-jooga sida la sheegay dablaydaasi oo u kacay dhinaca deegaanka Buuhoodle, iyadoo talliyaha aaga Bari ee Ciidanka Qaranku Talliye dhancade uu ku hanjabay in ay weerarkaasi gaadmada ah cidii ka dambaysay tallaabo adag ka qaadi doonaan.
-
Ma oktobertii ba la gaadhay nin walba meel ba u daran Afrikaan iyo inqlaab.
-
President Faroole and Interior Minister Ilka Jiir Arrive in Nairobi
Xaaji Xunjuf replied to Xudeedi's topic in Politics
The days xudeeydi was a puntlander -
Cidamo Itoobiyaan ah oo soo Deegaanka Bakool Ee Koonfurta Soomaaliya Wednesday, 29 September 2010 Ciidamo Itoobiyaan ah iyo ciidamo ka tirsan dawladda ku meel gaar ka ah ayaa lagu soo waramayaa in ay soo buux dhaafiyeen degmada Quracjoome iyo deegaanada hoos yimaada ee ka tirsan gobolka Bakool. Ciidamadaasi ayaa ah kuwo degmadaasi soo gaaray waabarigii saaka halkaasi oo ay ka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoogan kaasi oo ah mid ay ku doonayaan in ay deegano ka mid ah gobolka Bakool uga saaraan maleeshiyaadka Alshabaab ee ku sugan qaybo ka tirsan gobolkaasi Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in ciidamadaasi ka kala tirsan ciidamado Itoobiyaan ah iyo kuwa dawladda ku meel gaarku ay yihiin kuwo si xoogan u hubeysan oo sita gaadiidka dagaalka iyo Uuraalo waxaana ay saldhiyo ciidan ka sameysteen degmada Qurac joome iyo deegaanada hoos yimaada, iyagoo hakiyey isku socodkii gaadiidka dadweynaha ee iska kala gooshi jiray dhulka ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo gobolka Bakool. Goob joogayaal ku sugan degmada Quracjoome ayaa sheegay in ay arkeen ciidamo Itoobiyaan ah iyo gaadiidkii ay wateen oo gudaha u soo galay degmadaasi saaka aroornimadii hore mana jirto cida ay waxyeelo u gaysteen hase yeeshee saraakiil ka tirsan ciidamada dawladda ayaa dadweynaha ku wargalieyey in ay is dajiyaan una sheegay in wax dhibaato aysan deegankasi ka jirin. In badan ilaa iyo 3 biood ayey ciidamo ka tirsan dawlada ku meel gaarku ay fariisimo ay ku leeyihiin deegmada Quracjoome iyo Yeed ee gobolka Bakool, iyagoo ammaanka deeganadaasi sidoo kalana dhawr dagaal kula galeen maleeshiyadka Alshabaab ee qaybo ka mid ah gobolka Bakool kusugan. Waxaan sidoo kale ilaa haatan si dhab ah loo ogayn sababta ay ciidamo ka kala tirsan Itoobiyan iyo kuwo dawladda ku meel gaarku ay haatan degmaadaasi u soo buux dhaafiyeen walow ay jiraan warar sheegaya in ay dhici karto in ay doonayaan in gobolka Bakool ay ka saaraan maleeshiyaadka Alshabaab ee ka horjeeda dawladda kumeel gaarka
-
^^ Dude you and your Little Militia will be exterminated before they even know it , this is Not Booto it was just a few months back when we captured widhwidh and took 12 Prisoners of war to maandhera No hit and run cowardly attacks will liberate Laaska for you try harder. as for faisal he is just sending a clear message to the nabbadids.