-
Content Count
30,019 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Hoggaamiye ka tirsan Xarrakatul Shabaab Mujaahidiin oo beeniyay inuu jiro khilaaf u dhexeeya Sabti, October 09, 2010 (HOL) − Hoggaamiyaha labaad ee Xarrakatul Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) oo ka hadlay masjid ku yalla Muqdihso ayaa beeniyay inuu jiro khilaaf u dhexeeya hoggaanka sare Al-shabaab. "Waxaan maqlayay maalmihii lasoo dhaafay, waxbaa kala kacay iyo waxbaa kala booday, balse taasi waa been abuur aan jirin, waxaan leeyahay kuwa wararkaas faafinaya been ayaad sheegteen," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Roobow. Afhayeenkii hore ee Xarrakatul Shabaab, wuxuu sheegay inay mideysan yihiin, oo aan lagu aqoon inay kala tagaan, inay kooxo kale kusoo biiraan mooyaane, isagoo sheegay inuusan u jawaabayn kuwa wararkaas faafiyay oo uu ku tilmaamay doqon. "Mujaahidiinta ayaan u jawaabayaan, waxaana leennahay ma jiro wax khilaaf ah, ee iska hubiya wararkaas oo kale, waayo faasiqiin ayaa faafinaya," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar oo sheegay inay soo gabgabeyn doonaan dagaalka ay kula jiraan AMSIOM iyo dowladda Soomaaliya. Sheekh Mukhtaar, wuxuu *****lka ka qaaday in wararkan ay baahiyeen xubno ka tirsan dowladda ay taageerto Qarammada Midoobay, ayna yihiin kuwo lagu qarinayo khilaafka u dhexeeya oo uu isku casilay ra'iisul wasaarihii hore. "Xarrakatul Shabaab, ma yaqaanaan mooshin, sidoo kalena iskuma qabsadaan jago, wararkaasna waa kuwo ay dowladdu ku doonayso inay ku qariso khilaafkeeda," ayuu si cad u yiri Sheekh Mukhtaar, isagoo sheegay inuusan hadafkooda waxba u dhimayn. Dagaallada ka socda Soomaaliya, ayuu sheegay inay wax ku leeyihiin mujaahidiinta ka dagaalama Afgaanistaan, Marooko iyo dalal kale oo caalamka ku yaalla, sidoo kalena ay gacan ka geystaan shacabka Soomaaliyeed. "Waxaan u sheegaynaa hoggaamiyaha Al-Qaacida Sheekh Osama Bin Laden, inaan weli mideysannahay, aana nahay ardadiisii, dagaalkana aan wadayno inta aan ka dhimanayno," ayuu Sheekh Abuu-Mansuur u sheegay warbaahinta Muqdisho, isagoo xusay in jihaadka socda ay dad badan god u galeen, iyaguna ay sugayaan geeri. Sidoo kale, wuxuu sheegay in Maxkamadihii Islaamka ay burbureen markii ay ka leexdeen dariiqii saxda ahaa, iyaguna aysan ka leexanayn dariiqa, wuxuuna xusay in taasi ay tahay sababta keentay midnimadooda. Hadalkan, ayaa imaanaya iyadoo dhawaan la shaaciyay inuu jiro khilaaf u dhexeeya hoggaamiyaha Xarrakatul Shabaab Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr iyo Sheekh Mukhtaar Roobow, ayna xubno ka tirsan ciidamadooda kala baxeen Muqdisho
-
Taleexi i gave my two cents about the demonstration at downing street and i liked it allot.This should happen more often.
-
Maamulka Somaliland oo ciidamo dheeraada keenay Degaanka Widhwidh. Posted: October 9/2010, 2:09 pm Waxaa buuhoodle laga soo sheegayaa in ciidamo aad u tiro badani soo buux dhaafiyeen magaalada soomaalidiidku haystaan ee widhwidh, dad la soo hadlay Buuhodle oo isticmaalayey taar ayaa buhoodle uga soo digay in laga yaabo in ciidamo Somaliland oo dheeraada ay aagaas yimaadeen. Dadkale ayaa sheegay in aysan ku fool lahayn buhoodle ee ay doonayaan in ay jidgooye ku sameeyaan Xaglotoosiye oo saaxdheer wadatashi ugu tagay Ina Garaad Jaamac. Dadka saadaalinayaa ayaa sheegaya in ay doonayaan in ay inta wadada hawdka xidhaan in ay markaasi kadib Saaxdheer u hareereeyaan kooxda isku magacowda SSC.
-
waleh somaliland duushay mar hada downing street horteeda sidi dawladaha looga mudaharadayo tagtay dhe.
-
Sheekh Muqtaar Roobow oo Beeniyey Inuu Khilaaf Soo Dhex Galay Madaxda Ururka Al-Shabaab MUQDISHO(OODWEYNENEWS)- Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Xarakada Mujaahidiinta AL Shabaab ayaa maanta beeniyay warar meelmihii u dambeeyay la isla dhexmarayay oo sheegay in ay bur bureen Al Shabaab. Sheekh Mutaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta ka hadlayay Magaalada Muqdisho kadib ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar maalminii u dambeeyay la hadal hayay oo sheegayay in uu jiro khilaaf bur buriyay Xarakadda Mujaahidiinta Al Shabaab, waxaana uu wararkaasi ku tilmaamay mid ay dhoodhoobeen dad cadow ku ah Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab kuwaasi oo uu ku tilmaamay inay ka midyihiin dowladda KMG iyo AMISOM oo uu sheegay in aanay isaga u banaaneyn in uu u jawaabo. Abuu Mansuur oo ka mid ah saraakiisha ugu sar sareysa ee xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab gaar ahaan kuwa maalmahaan la hadal hayay inay is khilaafeen isaga iyo hogaanka ugu sareeya ee AL Shabaab ayaa sheegay in ay sii wadayaan qebtii ugu dambeysay ee dagaalkii ay Xarakada AL Shabaab iclaamiyeen bishii Barakeysneyd ee Ramadaan, waxaana uu mar kale ku baaqay in dagaalkaasi laga qeyb qaato. Sheekh Muqtaar waxaa uu isagoo ka faa’iideysanayay warbaahintii xiligaasi kula sugneyd majisdka uu ka hadalay fariin u diray hogaamiyaha ugu sareeya Urur weynaha Al Qaacida Usaama Bin Laadin, waxaana uu sheegay in wali aysan bur burin AL Shabaab islamarkaana ay mideysanyihiin sida uu carabka ku dhiftay ardayda Al Qaacida ee ku sugan Soomaaliya. Hadalka Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa ku soo aadaya xili Maalmihii u dambeeyay la hadal hayay warar sheegaya in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay masuuliyiinta sar sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab islamarkaana hogaamiyayaal uu ka mid yahay Sheekh Muqtaar Roobow ay kala baxeen ciidamadooda gobolo ka mid ah koofurta iyo badhtamaha Soomaaliya walow arinkaasi maanta uu beeniyay abuur Mansuur.
-
Odayaal Iyo Waxgarad Ku Guulaystay Sii Daynta Shan Nin Oo Afduub Loogu Haystay Degaanka Buuralayda Bariga Sanaag (Dhageyso Warbixin Iyo Wareysi Ku Saabsan ). Burco(Ramaas) Okt.09, 2010 – Odayaal iyo waxgarad ka tirsan bariga gobolka Sanaag ayaa ku guulaystay sii daynta shan nin oo dhawaan lagu afduubay degaankaas, shanta oo markii la afduubay ku gudo jiray hawl shaqo oo ay u hayeen shirkad ka mid ah kuwa isgaadhsiinta ee ka hawlgala degaanka. Haddaba, odayaasha iyo raggii afduubka laga soo daayey oo maraya meel wax yar uun u jirta buurtii afduubka loogu haystay ayaa waxa wareystay weriyaha BBCda ee Burco Xusseen Awjaamac Jibriil Xagar, waxaanu wareysigu u dhacay sidan ee dhageysi wacan:
-
Abuu Mansuur “Sheekh Usaama Waxaan u sheegeynaa in Ardeydaadii Soomaaliya joogta ay wali mideysan yihiin” posted by: Axmed Kulan Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo maanta salaadii jimcaha kadib ka hadlayay Masaajid ku yaal degmada Yaaqshiid oo ay ku dukadeen boqolaal ruux ayaa waxaa uu ku beeniyay wararka sheegaya khilaafka u dhaxeeya Hogaanka Shabaab.¨ Abuu Mansuur ayaa sheegay in aanay jirin wax khilaaf ah oo u dhaxeeyay Madaxda Shabaab, isagoo sheegay in wararkaas ay yihiin kuwo been abuur ah oo la dhoo dhoobay. “Jaahilka in laga aamuso ayaa sax ah, waa been waxa ay sheegayaan, aniga uma jawaabayo Beenaale Bahoku iyo Dowladda Ridada ah”ayuu yiri Abuu Mansuur. Abuu Mansuur ayaa sheegay in dhowaan ay soo qatimayaan dagaalkii ay iclaamiyeen Bishii Ramadaan, isagoo ugu dhamaan dhamaan Mujaahidiinta inay u diyaar garoobaan. “Sheekh Usaama Waxaan u sheegeynaa in Ardeydaadii Soomaaliya joogta ay wali mideysan yihiin”ayuu sii daba dhigay Abuu Mansuur oo tilmaamay in aanay jirin haba yaraatee khilaaf si gooni u jira. Maalmihii ugu dambeeyey waxaa jiray warar la iska dhexmarayey oo sheegayey in khilaaf xooggan uu u dhexeeyo Shiikh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansur iyo Shiikh Muqtaar Abuu Zubeyr oo loo yaqaan Axmed Cabdi Godane Halkan hoosewaxaad ka sii daawan kartaa ninkii Burundiiska ahaa ee ay dileen Alshabaab
-
WAR DEG DEG AH: Abuu Mansuur "Uma Jawaabayo Dabaalada ilaahey cadawgiisa ah ee waxaan laabta u dejinayaa Shacabka Muslimiinta ah ee Beenta loo sheegay, wax Khilaaf ah oo Mujaahidiinta u dhexeeya majiraan". Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo katirsan hogaanka sare ee Shabaabul Mujaahidiin ayaa tacliiq dheer ka jeediyay Masjidka Dabaqeynka ee degmada Yaaqshiid. Abuu Mansuur ayaa shacabka Muslimiinta Muqdisho ugu hambalyeeya ka qayb qaadashada Xamlada Nihaayatul Muctadiin oo lagu wiiqay Maleeshiyadka DKMG ah. "ma doonayo in aan u jawaabo Dabaalada iyo ilaahey cadawgiisa waxaan doonayaan in aan shacabka Muslimiinta Niyadooda dejiyo,ilaahey ayaa qur'aankiisa ku sheegay Cadawgu wuxuu doonayaa in uu Muslimiinta meel walba kala dagaalamo, majiraan wax khilaaf ah oo Mujaahidiinta u dhexeeya bal waxaaba Mujaahidiinta kusoo biiraya kuwa aan horay uga mid aheyn"ayuu yiri Abuu Mansuur. Al-Qaa'id Abuu Mansuur ayaa ka taariikheeyey Xawaadis Ifki ah oo Umadda Muslimka ah soo martay sida dhacdadii Been abuurka aheyd ee lagu sameeyay Gurigii Nabi Muxamed Sallallaahu xaleyhi Wasalama. "Ilaahey Cadawgiisa waxay rabaan in ay Murtidiinta iyo gaalada jabta ku dagaal geliyaan Mujaahidiinta ayaa Iskhilaaftay, waad hoogteen Ismakhilaafin Shacabka Muslimka ahna waxaan ugu bishaareynayaa in dhawaan ay bilaaban doonto Xamllo cusub oo cadawga lagu naafeynayo"ayuu hadalkiisa sii raaciyay Abuu Mansuur. Xiligii uu Abuu Mansuur hadlayay waxaa hareertiisa taagnaa Sheekh Cali Dheere Afhayeenka Shabaabul Mujaahidiin oo warbaahinta cadawga ay maalmahan sheegayeen in ay is khilaafanyihiin, Macalin Burhaan ayaa isna jeediyay Khodbad qiima badan oo uu uga hadlayay qaabka loo cilaajin karo Tashwiishka Muslimiinta lagu dhaxfuro
-
Thankful the united states is a super power they can make things happen. they basically dictate african policy the african union know somaliland has a case it was a seperate Country before it merged with Somalia in 1960 just like that of Eritrea.The african union sooner or later needs to take responsibility for their own shortcomings
-
Thursday, October 07, 2010 Addis Ababa Ethiopia (APA) - Foreign ministers of the 15 member states of the African Union (AU) ommission Peace and Security Council (PSC) are scheduled to gather on 15 October 2010 in Addis Ababa to discuss about the African Union Mission In Somalia (AMISOM), APA learns here Thursday. The ministers are expected to discuss about AMISOM’s mandate, which is currently restricted to defending itself while making its peace making efforts in Somalia, which remains without a central government for the past 20 years. The ministers gathering in Addis Ababa would also consider the need to give AMISOM a robust mandate, which could give it powers to go after the Al Shabab, which remains a threat to the mission and the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia. According to the Kenyan ambassador to Ethiopia, Monica Juma who is this month’s chair of the PSC, the ministerial session would also discuss the Mbeki Panel and the renewal of its mandate. The UN Security Council is expected to hold a special debate on Somalia on 21 October 2010. Currently, around 5,500 Ugandan and Burundian peacekeeping troops are in Somalia supporting the TFG of Somalia in stabilizing the country. Source: APA
-
No man that's how it works Alshabaab will try to look like their big brother AlQaeda and sooner or later they will attack US embassies, and other Military bases. We will see how the US government respond to that. Adeero sam walo yaaba Emirki ba u so socda
-
Emir godane knows America will attack him , if he doesn't attack them preventive strike perhaps
-
^^ How do you know he Won't according to him America = Satan.
-
^^ Not if Emir godane attacks the US embassies in Ugandha and kenya and Yemen and their military base in Djibouti.
-
oo ma waxa la isku haystey ba gaadhi qudh ah lol
-
Well done MP amir adan congratulations
-
Laba qof oo lagu dilay Dhahar iyo Colaad ka soo cusboonaatay
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
ilahay ha u naxaristo labbadaba -
Ciidan Ka Tirsan Puntland oo Ku Dhaawacmay Qarax Miino October 6, 20105 comments| leave your own!Askar ka tirsan Ciidanka Puntland ayaa dhaawac soo gaaray kadib markii uu ku qarxay miino,iyadoo qaraxadaas miinada ay ka dhacdey halka lagu magacaabo Balli Khadar oo hada kahor dagaal ku dhexmaray Ciidanka Puntland iyo xoogaga taabacsan wadaadka lagu magacaabo Maxamed Siciid Attam. Wararka ayaa sheegaaya in qaraxadaas miinada ay ku dhaawacmeen askar gaaraya 8-askari oo dhaawacooda lasoo gaarsiiyey Isbitaalka guud ee magaalada Bosaaso oo xilligaan lagu dabiibaayo. Askarta ku dhaawacantay qaraxa miinada ee lasoo gaarsiiyey isbitaalka Bosaaso ayaa la sheegaaya in qaar kamid ah ay qabaan dhaawacyo aad u culus. Ma jirto ilaa iyo hadda cid ka hadashay qaraxa miinadaan, Ciidamada dagaalka kula jira Puntland ee uu hoggaamiyo ninka la yiraahdo Maxamed Siciid Attam ayaan weli sheegan in ay ka danbeeyeen qaraxaas, waxaase loo badinayaa in ay iyagu ka danbeeyeen. Ma ahaan markii ugu horeysay Ciidanka Puntland ay ku waxyeeloobaan qarax miino oo noocaan oo kale,waxaana dhowr jeer hore degaano ay kamid tahay Galgala lagula beegsaday qarax miino oo dhaliyey khasaaro dhimasho iyo dhaawac. Horseed Media
-
Africa Own Indeer just because President siilaanyo refused to inform Melez about his cabinet before he announced it, or just because adis ababa didn't like Ina xashi and Dr gaboose and the minister of religious affairs a good mutual relationship between two countries doesn't mean The Somaliland admin should please Ethiopia when ever it comes to it Ethiopia should not interfere with internal issues of somaliland. The relationship with Ethiopia isn't gone bad it's just where is was before rayaale took over power in 2002. As for the security Somaliland new admin works hard on the security issue. So lets wait and see the next comming months.
-
waxa la isku haysta daraha la dummiyey yaa dib u dhisaya
-
Originally posted by AYOUB: We should open an Embassy in Xarardheere. are we sure they can protect our Embessy When will waax iyo waadi come
-
Can't you read afsomali Hargeysa (TogdhNews)- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland oo shalay ka laabtay socdaal muddo 20 maalmood ah qaatay oo uu ugu maqnaa dalka Qadar, ayaa shaaca ka qaaday in hay’ad samofal oo xarunteedu tahay dalka Qadar ballanqaaday inay Somaliland ka dhisayo cusbitaal lix dabaq ah oo noqon doona ka ugu weyn mandaqadda bariga Afrika. Xildhibaan Nacnac, waxa uu sheegay in hay’addaas samafalka oo aannu magaceeda sheegin ay hore ula kulantay masuuliyiinta xukuumaddii hore ee Somaliland, isla markaana kala hadleen dhismaha cusbitaalkaas, balse aanay wax war ah dib ugu celin, sidaas darteedna ka soo codsadeen inuu Madaxwayne Axmed Siilaanyo iyo wasiirkiisa caafimaadka farriin arrntaas ku saabsan loo hirgeliyo dhismaha cusbitaalkaas. nacnac is a kulmiye parliamenterian.