-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Wasaarada Arrimaha Iyo Ciidanka Booliska JSL Oo Si Wada-jir U Soo Bandhigay Hub, Qalalbka Walxaha Qarxa Iyo Rimuudka Wax Lagy Qarxiyo Hargaysa (OWN)- Wasiiradda Arrimahada Gudaha Somaliland iyo Ciidanka Booliska, ayaa si wada jir ah u soo bandhigay hub iyo qalabyo kala duwan oo ah nooca loo adeegsado walxaha qarxa, isla markaana la doonayay in loo adeegsado falaal argagixiso nimo oo laga fulinlahaa Magaalooyinka Hargaysa, Berbera iyo Burco ku waas oo ay ciidanka boolisku fashiliyeen. Hubkaas iyo walxahaas kala duwan oo lagu soo bandhigay xarunta ciidanka birmadka Somaliland ee magaalda hargaysa, ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) iyo taliya guud ee ciidanka booliska Somaliland Jen.Cilmi Rooble Fure (Cilmi Kabaal) saaraakiil sare oo ka tiran ciidanka booliska Somaliland. Ugu horayn waxa halkaas ka hadlay taliyha ciidanka booliska Jen.Cilmi Rooble Fure waxaanuu sheegay in qalabka ay maanta ciidanka boolisku saxaafada u soo bandhigayaan ay ku soo qabteen hawlago ay labadii todobaad ee ugu danbeeyey ay ka wadeen guud ahaan dalka. Taliyaha ciidanka boolisku waxa kaloo uu shraxaad ka bixiyey qalabka la soo qabtay iyo siyaabilii loo adeegsan lahaa waxa kaloo uu xusay taliyuhu in ay hayaan 16 qof oo ka mid ah dadkii falalkan ku hawlanaa qaarkalena ay ku daba joogaa, Hadaladii taliyahana wax kamidhaa sidan “qalakan waxa isugu jiraan arin bucad badeed iyo qoloda kale alshabaab,bucad badeeda waxa baasuuka yaasha looga keenay Xamar ragii fulin lahaan wey joogaa waxay iibsadeen doonyo, doonyahaas marka la saaro hubkan ma garanayno in dakadeena lagu weerari lahaa iyo in loo adeegsan lahaa in lagu qafaasho maraakiibta maraysa biya bada cas eek u aadan xeebteena” sidaana wax yidhi taliyaha guud ee ciidanka booliska Somaliland Jen.Cilmi Rooble Fure (cilmi kabaal). Hogaanka miinada ee ciidanka booliska Cumar Cabdilaahi Qaasaali ayaa sharaxaad ka bixiyey noocayada kala duwan ee ay ciidnaka boolisku gacanta ku soo dhigeen iyo siyaaba loo adeegsado waxaanuu sheegay in qalabka la soo qabtay ay ka mid yihiin 12 xabo oo ah miinada nooca ramood kantaroolka lagu hao ku was oo meel la dhig karo gaadhi ama wax kalena lagu dhajin karo kadibna uu qofka qarxinyaa soo istaagayo meel goobta qaraxa u jirta qiyaasti ilaa kun talaabo, waxnaauu sheegay hogaanka miinada ciidanka boolisku in noocayada miinooyinka ay hayeen ay ka mid yihiin kuwa laga sameeyo kiimi kooyinka waxaanuu soo badhigay noocyada sida daqiiqda oo kale ah iyo Xalwad uu sheegay in loo adeegsanayo qarxina noocyadan miinada boodharka ah isagoo xusay in noocan miinada ah ay tahay tii loo adeegsay qaraxii loo gaysatay xarunta madaxtooytada sandii 2008. Sidoo kalena waxa uu taliyah hogaanka miinada Cumar Qaasaali sheegay in qalabkan ay ka mid yihiin miinooyinka wada la dhigo bar tilmaameedka na lagaga dhigto gaadiidka siagoo sheegay in laga soo helay noocan miinada ah wadada u dhaxaysa Hargaysa Iyo Berbera. Waxa kaloo halkaas ka hadlay wasiirka warfaafinta iyi wacyigalinta Somaliland mudane Cabdilaahi Jaamac Cismaan (Geeljire) waxaanu wasiirku baaq u diray bulsha caalamka isagoo ka codasay in ay wadamada aduunku somalinad gacan kla siiyaan dagaalka ay kula jirto budhcad badeeda iyo argagixisada, waxa kaloo wasiirku baaq u diray bahweynta saxaafada Somaliland isagoo ugu baaqay in ay ka qaybqaataan wacyi galinta bulshada ee laga wacyi galinayo amuuraha la xidhiidha falalka argagixisanimada. Ugu dambaytii waxa halkaas ka hadlay wasiirka wasaarda arimaha gudaha JSL Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo aad ugu mahad naqay shacbiweynaha Somaliland oo uu sheegay wasiirku in iyaga la aantood aanay ciidanka boolisku gaadheen guulhan maanta ay soo bandhigayaan iyagoo uu sheegay Dr.Gaboose in dhamaan hawlgaladan la fashiliyey ay soo sheegaan dad muwaadiniin mutadawiciin ah. Waxa kaloo wasiirku baaq u diray bulsha weynta Somaliland oo uu ugu baaqay in ay indha hooda furan lana socdaan dhamaan dhaqadahaaqyada ka socada xaafadahooda, guryaha ay jaarka yihiin, gaadiidka ay kiraynayaan IWM.
-
War Deg-deg ah: Magacayadda 18 Agaasime Guud Ee Uu Magacaabay Madaxweyne Axmed Siillaanyo Iyo Haadhagii U Dambeeyey Ee Agaasimayaashii UDUB Oo La Hurgufay Cabdilaahi Xuseen Cige (Blacki), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Daakhiliga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL.... Hargeysa(GNS)- Magacayadda 18 Agaasime Guud Ee Uu Magacaabay Madaxweyne Axmed Siillaanyo Iyo Haadhagii U Dambeeyey Ee Agaasimayaashii UDUB Oo La Hurgufay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa digreeto uu soo saaray Maanta ku magacaabay 18 Agaasime Guud oo ay yeelan doonaan Wasaaradaha Dawlada ee uu hore u magacaabay Wasiiraddoodii, ka dib markii uu xilkii uu ka qaaday Agaasimahayaashii guud ee Xukuumaddii Rayaale oo baaqi ku sii ahaa Wasaaradaha Qaarkood. Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), ayaa waxa uu magacaabay 18 Agaasime guud,kuwaas oo bedeli doona Agaasimayaashii hore ee Xukuumaddii UDUB, isaga oo madaxweynuhu uga mahadceliyey Agaasimayaashii hore ee Xukuumaddii Hore hawshii Wadaniyaddu ku dheehnayd ee ay u soo qabteen dalkooda. Warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta Madaxtooyadda Somaliland oo uu ku saxeexanyahay Afhayeenka madaxtooyadda C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa waxa Madaxweynuhu ka codsaday Agaasimayaasha Cusub in ay si deg deg ah Xilka ula wareegaan. Warsaxaafadeedkan oo dhamaystirana waxa uu u qornaa sidan: “Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta (shalay) soo saaray Digreeto Madaxweyne oo uu ku magacaabay Agaasimayaasha Guud ee Xukuumada JSL. Waxaanu Madaxweynuhu Digreetadiisa ku Yidhi Sidan:- Markaan Arkay: Qodobka 90aad faqradiisa (3)aad, Xarafka (kh) ee Distoorka Qaranka, Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha guud u leeyihiin Dhismaha Qaranka, Markaan Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagooyinkan hoos ku xusan. Markaan La Tashaday: Madaxda ay khusayso Markaan ku qancay: in ay buuxin karaan, aqoon iyo kartina u leeyihiin jagooyinkan. Waxaan go’aansaday In Mudane, Cabdilaahi Xueen Cige (Blacki), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Daakhiliga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee JSL. In Mudane, Axmed Cabdilaahi Rooraaye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Dibu-dejinta ee Wasaaradda Arrimaha Guduaha ee JSL. In Mudane, Cali Maxamed Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL. In Mudane, Khadar Axmed Diriye, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee JSL. In Mudane, Maxamed Axmed Maxamuud (Cagaweyne), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Xanaanada Xoolaha ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL. In Mudane, Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga ee JSL. In Mudane, Salaan Cabdi Cige, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Warshadaha ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshdaha iyo Dalxiiska ee JSL. In Mudane, Cabdilaahi Cabdi Axmed (Kubado), laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshdaha iyo Dalxiiska ee JSL. In Mudane, Faysal Cali Sheekh, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta ee JSL. In Mudane, Cabdi Axmed Nuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka ee JSL. In Mudane, Maxamed Faarax Xirsi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada ee JSL. In Mudane, Cabdikariim Xaashi Cilmi, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ee JSL. In Mudane, Ibraahin Ismaaciil Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee JSL. In Mudane, Axmed Nuux Caalin, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta, Tamarta iyo Biyaha ee JSL. In Mudane, Mustafa Maxamed Qodax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dhaqanka ee JSL. In Mudane, Maxamuud Raage Ibraahin, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda ee JSL. In Mudane, Axmed Dalal Faarax, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta ee JSL. In Mudane Axmed Xasan Nuur, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeyaha Guud ee Maamulka Mucaawimooyinka ee (WFP).” Dhinaca kalena, Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo), waxa uu xil ka qaadis ku sameeyey Agaasimayaashii Guud ee Xukuumaddii hore ee Xisbiga UDUB, sida waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaanu u dhignaa sidan: “Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta (shalay) soo saaray Digreeto Madaxweyne oo uu Xilkii kaga Qaaday Agaasimayshii Guud ee Xukuumadii hore. Ku: Agaasimayaashii Guud ee Hore ee Wasaaradaha, Madaxtooyadda, Arrimaha Gudaha, Waxbarashada, Xanaanadda Xoolaha, Horumarinta reer Miyiga, Ganacsiga, Wershadaha, Warfaafinta, Caafimaadka, Duulista iyo Hawadda, Diinta iyo Awqaafta, Macdanta iyo Biyaha, Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha,Qorshaynta iyo Horumarinta iyo Gaashaandhiga. Ujeedo: Xilka ka qaadis Mudanayaal, Waxa aan idinka mahad celinayaa mudadii aad xilka qaranka u soo shaqaynayseen, wakhtigan cusub waxa aan gartay in aan idinka qaado xilkii Agaasimaha Guud ee Wasaaradaha kor ku xusan laga bilaabo taariikhda Warqaddan. Sidaa darteed, waxaad ku wareejisaan xilkii Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha kor ku xusan Masuuliyiinta aan ugu soo magacaabay Degreetooyinka.”
-
Originally posted by Libaahe*: Haji Xandjuf, it's clear Maxamuud aw Cabdi ibraahim(dhagaxtur) did not make those decisions himself but wa la adeegsanaya daadka kale oo hayb neceb haysa iyo dano gar ah. + Cawiil is in somaliland so stop your lies. libaahe they are going after every one not just after Particular group or region you have to understand that cawil is in nairoby sxb i am 100% sure about that
-
Taleexi anigu dawlada ayaan aad ula shaqeynaya
-
Erigavo So far Unsatisfied with the Government of Siilanyo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Libaahe if this guy is an innocent he will be allowed to leave the country again -
Originally posted by Libaahe*: Haji Xandjuf, if iis bedel means targetting individuals on clannish bases and imposing illegal xayiraad on the individual without the courts consent. They can take it where the sun doesn't shine. Do u know the guy who is the head of hanti dhawrka qarranka waxay isku qolo yihin ninka ducaale la yidha so why would he go after his clan cousin that doesn´t make sense Ninka waxan oo dhan wadda wasaarad kasta baadhay is him if the ducaale guy just stayed in the country there would be no problem ask your self wasir kuxigeenki gacansiga why is he in Djibouti wasiirki ganacsiga why is he in adis why is cawil in kenya , dadkan oo dhan in la baadhayo bey ogyihin sxb
-
Barkhad C. Maxamed gives Advice to Shacabka, Salaadiinta the Government
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
wa tallo aad u wanaagsan u siiyey shacabka xukummada iyo salaaadinta reer somaliland. -
Erigavo So far Unsatisfied with the Government of Siilanyo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Taleexi: Boowe ma durba ... Awdal, SSC, iyo Maakhir baynu la liidanay ee mahadaa duriyaddiina muran keentay, tolow miyaaney Amiin Amir kartoonkiisii ugu danbeeyey arag. awdal waxba kama jiraan aad bay uu fiicantahay awdal ssc na wax kama jiraan eeh xafaad ka mid ah gobolka cayn bay jabhadi joogaan. -
3-Hadaanu nahay dhalinyarada Beesha Galbeedka Burco waxaan baaq si gaara u gaadhsiinaynaa madaxweynaha inuu u soo kala cadeeyo bulshada dooratay in isbedlka uu ku baaqayay uu ahaa sidii uu u aargoosan lahaa iyo inuu dalkani ku hogaamiyo kitaabkii uu ku dhaartay waxaanan tilmaamaynaa in wax laga xumaado ay tahay iayada oo madaxweynaha lagula yaabanaa in dalku raysal wasaare yeesho hadana manta ay la yimaadaan talaabooyin aan la qaan. duco qabeyaal ama dhaliyaro ha deg degina is bedelki aad rabten wuu idin so socda
-
Erigavo So far Unsatisfied with the Government of Siilanyo
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
LIbaahe what’s the point of defending a man who is wanted by the government for corruption these odayaals are just wasting their time it’s good that the government is going after the money that was lost during the rayaale administration, no one is just after this ducaale guy hanta dhawrka dalka Somaliland is going after every single person oo lacag lunsaday. Don’t forget Somaliland is in debt of almost 20 Million USD who do you want to pay all that money ,,,, as for why don’t they go after siilanyo when he was theminister of finance come on man in 1993 come on men maxa la lunsaday in 1993 somaliland gabigeedu ba 2 sanno bey jirtay, besides if the rayaale administration would go after Siilaanyo and that other wasiir maaliyad in 2002 I don’t think some one would be against that lets all be fair in this. The government is trying its best. As for the security ,,,, I agree there is lots of work to be done and government will work harder in to make Somaliland more peaceful then ever -
That's a clan map obviously
-
General Xudhuun blames Nuux Tani the scandal continues
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Libaahe col Xudhuun he failed and was incompetent the whole Seylac (onlf) fiasco was because of his lack of Performance that's why he was sacked. It has nothing to do with General Nuux ismacil taani, thats just pure Nonsense. Siilaanyo did a good thing sacking Xudhuun. -
Bosaaso: Business man killed from sool region
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by xiinfaniin: I know this is for the cheap political scorecard from xaaji xunjuf's part, Laakiin ilaah ha u naxariisto marxuumka Not at all this is just news from our neigbouring clan enclave. The businessman that was murdered was from somaliland may allah bless his soul. But the security in Boosaaso getting worse by the day that's all Xiin -
I know that but it still looks funny lool. laba kursi oo meel yaala iyo mid dhacay
-
Ganacsate Reer SSC ah oo lagu Dilay Magaalada Bosaso waxaa xala oo tarikhdu ay ahaayd 29/09/2010 sacada geeska afrikada barii ahayd waxaa magaalada. boosaaso lagu dilay Farax Sanyare X. Diiriye ka dib markii u salaada cishe ka soo baxay masaajidka. Marxuumka geeriyooday oo gancsade ka ahaa magaalada Boosaaso oo aan ilaa iyo hada wax dilay aan la garanaayn waxaana ilaahay uga bar yaynaa.... n ilaahay naxariisti jano ka waraabiyo eheladu ka tegayna samir iyo iimaan ilaahay ha ka siiyo. halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dadkan hoos ku qoran halkan waxaa tacsi tiiraanyo leh ka diraya dadkan hoos ku qoran 1.aabe cimaan xaji diiriye 2.adeer ismaacil x.diiriye 3.maxamed boodayre x.diiriye xaaskiisa iyo caruurtisa 4. maxamed osman x. diiriye xaaskiisa iyo caruurtisa 5.yusuf aadan aar xaaskiisa iyo caruurtisa 6.yusuf osman x.diiriye xaaskisa iyo caruurtis 7.clrashiid osman x.diiriye.xaaskisa iyo caruurtisa 8.clcalanle cllaahi xaaskisa iyo caruurtisa 9.ahmed osman x.diiriye xaaskisa iyo caruurtisa 10.sabaax maxamed boodayare 11.buraan maxamed boodayare. 12clrashiid ismacil x.diiriye 13.clrashiid maxamed boodayare 14.bashiir osman x. diiriye 15.caaqil clraxman x.ahmed x.diiriye 16.xildhibaan xuseen yaasiin x.diiriye 17.cali diraac awsahal.xaaskisa iyo caruurtis 19.asad ahmed xaji diiriye 20.mixye diin osman x.diiriye 21.faysa ismacil x.diiriye 22.fadxiya ismacil x.diiriye 23.sahra ismacil x.diiriye 24.hooyo ruun xasan x.diiriye 25.xasan jamac qanbi 26.maxmed tusbax faarah 28.khadija tusbax farah. dhamaan dadkas iyo dadkele oo aan halkan lagu soo kobi karin waxay tacsi tiiraanyo leh uga dirayan dhamaan xaski iyo caruurti . iyo ilma sanyare xajidiiriy geeridi naxdinta lahayd ee ku timi farah sanyare x.diiriye. waxaanu ilaahay uga baryayna ilaahay jana fardoowsa ka waraabiyo. aamin aamin sidoo kale bahdawidhwidh online waxay Tacsi gaar ah u diraysaa dhamaan Reer Sanyare X.Diiriye, waxaanu illaahay ugu baryaynaa farah sanyare x. diiriye in janadii fardoowsa ka waraabiyo, Aamin Aaamin Amiin..........................
-
Mr somaliya anigu darwiish iyo waxas aad sheegeysid ma aqaaan dhulkaan wa somaliland ciidi sii sharaf leh ugu noolanaysa nidaamkan aan so dadjiye wa welcome ciidi kalle waad ogtahay anagu hadalkayagu wu cadyahay dadka guura dhulku marnaba ma guuro, so sida ula ma socotid. cidi dhulkaan haysan jirtay anigu waxan oga Buun buuniland iyaguna waka gaabsadeen oo wa naga baqeen oo , waxa yidhahdeen anagu dagaal ma naqane eeh Nimanka somaliland iska ma celin karne anagu halkayagan baanu iska joogayna. Inta kumey deyn kuwey leedahay waan diifaaci laha Mr somalia ayuu saaxdheer ku gumaadaya wa cayudibilah. shalay ba xita dagaal ka dhacay dadki laga sugeyey inay gobolka sool inay ku dagaalaman hab mamuul iyo hab dawli ah. bay intay Gurigi garaad jamac hor istageen bey dagaal ku qadeen. Anigu dhulkan waan goostay From lawyacade ila yoocade Cid iskay hortaagtay na jidho Boowe Mid isku afgaranay inanay dhaqan inaga dhaxayn calan inaga dhaxayn taarikh inaa dhaxayn isir Inaga dhaxayn intaasi ba wa runta layano diintu wa ti islamka waynu wada aminsanahay anigu halka gaadhi mayo Marka doodi wanu isku af garanay Taleexi adigu maalinba iso yara dhun dhuumo oo marba xabbad meel yar ka so rid markana buhoodle isku qari hadanaan ku helin Dalka la isku haysto ba wa dagaladini bu yidhi ninki jiray
-
^^ Mr somaliya faanayey dee oo yidhi walahi waanu so socona ana hadalkan ka gurayey uun
-
Originally posted by Mr. Somalia: ^ Marmar sidaan caadi kuula sheekaysanoyo ayaan soo xasuustaa caqli xumidaada iyo nin marqaamaya inaad tahay. War i dhagayso: Anaka iyo idinku wax naga dhexeeyaaba majiro! Isku deegaan ma'aanu nihin, isku dhaqan ma'aanu nihin, xataa marmar isku diin ma'aanu nihin(anagu dad muslim ah ayaan nahay oo Illaahay iyo Rasuulkiisa ixtiraama)--marka wax naga dhexeeyaaba iska yar. Horaynah ayaan kuugu sheegay, dhulkaan aad ku faanaysid oo aad ku qarowdey inaad leedahay, nimankii lahaa waa joogaan oo waa kuwaan jabhadaha iyo ciidamada la rigrigleenaya meel walba bal orodoo iyaga xal u hel. Iyagaaba tabar u la'dahayee, furunto kale maxaad u doondoonaysa? Siiba furunto haraagii dhafoor qiiqqii SNM-ta waayihii aasaaskooda xaarka ku dhajiyey! Aniga waxba excuuse iyo reason ha i raadiin dhulka waad ka talin jirtay maantana kama talisid wa so simple adeer mala fahanka kugu yar eeh dhul aad ka talin jirtay hadanad maanta ka talin dee walaga qabsaday mamuulkaagi na waxba wa kaqaban wayey awood bu u wayeye siidan is yidhi, is that simple saxib waxba ha cadhoon oo ha odhan wanu idinka diin jecelnahay , umaduhu kala siyasad fiican kala mallatary adag kala xiiniyo baddan Inanay waxba inaga dhaxayn aniga ba hore u sheegey wa waxan dalkayaga u goostay inan noocina dal la yeesho watan hora ta uga tashaday adigana ii markhaati furay inanay waxba inaga dhaxayn Gobonimo is afgaranay Maalin danbe uun yaan ku arkin adigu naga daba ooyaya
-
Originally posted by Jacaylbaro: It is a sensitive transitional period .... been only two months. Let's give them time and see. i agree give it more time and things will go smooth inshallah.
-
Contrary to the Farole propaganda machine, this militia is, according to knowledgeable sources, recruited from within Puntland and the overwhelming majority of its members hail from the hamlets of the western Bari sub region. Their leader, Mr. Atom, is not a radical individual nor is he, unlike President Farole, given to dictatorial tendencies. Those who know him well say he is a mild-mannered, thoughtful person. Nor is his philosophy particularly anti-Western in outlook, as the regime would have the world belief. They try to portray him as a terrorist but on the contrary he is just protecting his people and his land from thieves (Pirates)
-
^^ saaxibow kaftanku qoladiina budhcadbadeedka wuu idinka xiidhanyahay maalintad xiiniyo iska baadhaan oo aad dagaal so qaadan oo aad noo soo badheeedhan. ayaanu wada hadli markaad leedahay piratsku toodi bey ku mashquulsanyihin Marka ,,marki hore ba dan kamaad lahayn dhulkan ka qabsaday wayahay eeh arimihina iska watta, piratski beryahan duco uun ba ka so hadhay waan idin duceynaya maxay tahay inan ku sii qabso ku duceyso wayahay eh lol
-
Originally posted by Emperor: The secessinists are in trouble, their good relations with Ethiopia is fragile, the SSC movement is gaining momentum and are recruiting and rearming heavily, the Awdal regions is rebelling. The test of is on Siilaanyo to deliver. I forgot to mention the ONLF incident. No wonder Gaboose has repeadly called for cooperation with Puntland. There is no Trouble my friend Ethiopia and somaliland are close allies and the diplomatic relations between the two countries is better then ever. And i am not aware of any awdal rebbelion i don't know where you get your news as for the Khusuusi well they are still where they were last year Which is buhoodle
-
Originally posted by Mr. Somalia: ^ To Xaaji Marduuf: Haye calanka lagarey-- laakin ma ii sheegi kartaa dadka masawirada ka dhex muuqda yey yihiin? ma habraha reer marfash miyaa, mise waa daraawiishta reer sool? Caqli xumidaada, waa waxaad ulasoo shir tagtey dhisma xuna uu Xaabsade iyo ilma adeeradiis oo Daraawiish ah ey ka dhisteyn magaaladooda oo aad moodey rinjiga iyo calankey ey kuu sureen meesha inuu daacaad ka yihiin. War alwaax yahow, nimanku wey idiin qayileyn oo lacag been been ah ayee rabaan iney idiinkaga cunaan ee qaadka yuu shortage kaa gelin, nimankaan Illahay keliya ayaa iimaankooda deeqee! Aniga meesha qabsaday ciidankayga haysta calankayga ka tagaan nidaamkayga ka shaqeysta meyeen pirateski dagaalami jiray ma cabsi ba idin hellay war dagalaama ambaydanba dhiman ba weydaane eh Meesha mamuulka budhcad badeedka eeh bahluulsan ba ka talin jiray walaga fiiqay iyaguna taw bay yidhaheen oo meel jaan iyo cidhib ay dhigeen lama hayo,, mr somalia aya wali ka had hadal haya iyaguna sadex sanno ka bacdi wali hadal laga ma hayo , waliba faroole somaliland babu amaan kala daala maalinkaasta. marka Mr somaliyow goormaad dagaalamaysin oo aad xabbad soo qaadaysan xita nimanki is yidhi bal ka kiciya somaliland laascanood wayidinki u diiiday inay Dalkina ka soo duulaan
-
No amount of you talking about qaad and mirqaan will get you back the land i took from you iska mirqaan saaxib ka jiidhi mayo In the mean time Ku raxayso