Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Che Guevara dont you know Libaahe he him self is from ssc
  2. This was a cowardly attempt by the ssc insurgents the thing is they can't face the army of somaliland so it's hit and run tactics it familiar this most of the time happens at the end of the month this is the time the khusuusi collects money from the diaspora so it was all a show. But they will exterminated for sure.
  3. ^^ We are still waiting for the pirates to grow some balls and claim back laascanood after 3 years still no move .
  4. Originally posted by Jacaylbaro: Raggu dalkoodii bay joogaan ,,, markaa ha u baqan you will see them at the graduation ceremonies in 2014 ,,, 2014 wey fogtahay war 2011 arinka ku so dhame dhe odayga
  5. it was an accident in xaafada caabaaye , ilahay ha u naxaristo wixi halka ku dhintay
  6. Libaahe the only way these Nabbaddiids will be crushed is with Military Might and that has to be done. They will be destroyed before they even know it.
  7. Faisal cali waraaabe wa halyey qarran
  8. Godane maha nin ci ciyaara waleh cidu doonu u magacaabaya gobolada bay iyo bakool
  9. The new goverment need to step up their game and take measures against the nabbaddiids with their shoot and run tactics. There is no need to wait any Longer, a large military offensive in the hawd buhoodle region will bring good results and smoke the rebbels out of the territory of somaliland once and for all
  10. War deg deg ah:Oog weerar ay ku soo qaadeen Kooxda Nabad diidka SSC oo ay ku dileen Laba askari kuna qafaasheen Saddex Kale.. posted by: Webmaster Oog (ToggaHerer) War hadda na soo gaadhaya ayaa waxa uu sheegayaa in Kooxda Nabad diidka SSC ay xalay weerar ku qaadeen magaaladda Oog ee Gobolka Sool oo ah taliska xarunta gobolada Barri ee ciidanka Qaranka Somaliland. Dagaalkaa xalay ka dhacay magaalada Oog ayaa sida wararku xaqiijinayaan waxaa dhintay laba askari oo ka tirsan ciidanka qaranka , waxaana sida la xaqiijinayo ay ku afduubteen kooxda nabad diidku saddex askari oo ka mid ah askartii ku sugnayd Oog. Dhanka ka kale lama sheegin wax khasaare ah oo soo gaadhay kooxda Nabadiid ka . Warar lagu kalsoon yahay ayaa seehagaya in weerarkan ay uga dan lahaayeen in ay ku furtaan kooxda nabad diidku maxaabiis hore looga qabsaday ciidamadadooda dagaal hore uga dhacay magaalada Widhwidh. Wixii warar ah ee ka soo kordha waan idinla socod siin doonaa Inshaa Allah ishana ku hay shabakada ToggaHerer
  11. i welcome this the state of israel and the rep of somaliland should work together when it comes down to trade and also in creating a healthy transparent diplomatic relations with the state of israel.Siilaanyos goverment should seriously consider in working with the super power in the middle east. i agree with the article Israel needs more friends in africa so does somaliland in Asia.
  12. Sudan : Xaflada Qalinjabinta Ardeyda Reer Somaliland Ee Sudan Sawiro posted by: Webmaster Xaflad Aad u Qiimo Badan Si Qurux Badana Loo Soo Abaabuley Ayaaa Ka Dhacdey Caasimada Khartoum Taas oo Ardeyda Reer Somaliland ee Sudan Ku Qalinjabinayeen , Xaflada oo Lagu Qabtey Hoolka Caalamiga Ah Naadii Dubaad Ayaa Waxaa Ka Soo Qeybgaley Ardeydii Qalinjabineysa, Marti Sharafa Iyo Boqol Qof oo Wajiyadooda Ka Muuqato Farxad Kuna Faraxsanaa La Wadaagida Habeenkan Qaaliga Ah Ardeya Qalinjabineysey .. Ugu Horeyn Waxaa Halkas Ka Hadley Cabdalah Fadli Sayid Oo Ahaa Maamulihi Hore Ee Hamdan Secondary School, Isagoo Ku Dheeraadey Amaan uu U Soo Jeediyey Ardeyda Qalinjabineysa Iyo Sidey ugu Samreen Wakhtiyadii Ay ku Jiren Waxbarashada Jaamacadeed , Waxaa Kale oo Uu Kula Dardaarmey Qiimaha Waxbarashada , Maxed Amin Abdirahman oo Ku Hadlayey Magaca Ardeyda Qalinjabisey Ayaa Isaguna Halkaas Ka Jeediyey Hadalo Qiimo Badan , Waxaa uu Maxed Amin Uu Mahad Celiyey Martisharaftii Iyo Ardeydii Ka Soo Qeybgashey Xaflada Qalinjabinta. Sidoo Kale Waxaa uu Tilmaamey Qiimaha Cilmigu Leeyahey . Xaflada Qalinjabinta oo Aheyd Mid Si Heer Sarre Ah loo Soo Agaasimey Ayaa Waxaa La Isaguna Khadka Telefoonka Ku Soo Galey C/raxmaan Maxed Maal oo Ah Agaasimaha Wasaarada Waxbarashada , Isagoo Jooga Magaalo Madaxda Somaliland ee Hargeisa Ayaa Waxaa uu Ugu Horeyn u Mahadceliyey Ardeyda Qalinjabineysa Isagoo Ku Amaaney Dadaalka Dheeraadka Ah Ee Ay Sameeyeen , Waxaa Uu C/raxmaan Maal Uu Ku Dheerigaliyey Ardeyda In Dalkoodii Ay Yimaadaan oo Ay Aqoontey Barteen Ku Horumariyaan Waxna ugu Taraan , Si Dalkeenu u Gaadho Horumar Iyo Barwaaqo Intaas Ka Dib , Ururka Ardeyda Reer Somaliland ee Sudan Ayaa Gudoonsiiyey Cabdallah Fadla Sayid Maamulihii Hore Ee Hamdan Secondary School Shahaado Sharaf Ay ugu Talo Galeen Iyagoo Uga Mahadceliyey Doorkii uu Ku Lahaa Iyo Dadaalkiisa Waxbarashada Somaliland Waxaa Ka Dib Mid Mid Loogu Yeedhey Ardeyda Qalinjabisey Oo Dadweynihii Madasha Ka Soo Qeyb Galey Si Diiran Sacab Iyo Farxad Ula Kacayeen Iyadoo Halkaas Lagu Gudonsiiyey Shahaadooyinkii.
  13. The other resentment of the group also bagun when the AlShabaab‘s leader, Ahmad Godane alias Abu-Zubayr, appointed a man hailing from his clan as a cashier to control the money they collect from the business people in southern Somalia. Reports confirm that Robow abu Mansur, a high ranking official in Al-Shabab, became furious when Abu-Zubayr appointed leaders for Bay and Bakool regions which is Robow’s hometowns a men who are not hail from those regions.
  14. Mogadishu(Sunatimes) The Alshabaab rebel group has failed to heal a growing rift among senior leaders of their group, following a crucial meeting in Mogadishu to stem a threatening differing views based on clan and political power, Somalijournal has learnt. During a eight-hour meeting in Mogadishu‘s Suqaholaha area, the two rebel leaders Ahmed Abdi Godane who is the current leader of the group and his second in command Sheikh Mukhtar Robow have faced off on getting solutions for dying young boys mainly from Robow’s hometown of Baidoa to fruitless fighting and Godane’s proposal to keep them onboard and at last walked out of the meeting with anger. "The grounds for this deepening rift is just about politics, their failure of solution is indicating how bad the group is weakening time after time for the failed Ramadan war" Abdullahi Nor Ghelle, a Somali political analyst told Somalijournal. "In terms of the contentious matter, its not easy to overcome differences and to initiate a new beginning on political and popular levels," he said yesterday. The group has vowed all out war against the Somali government and the African Union peacekeeping forces, but inherited more death and painful shelling which disheartened many young and older fighters who instead came back with dead colleagues and deafened ones for the sharp shelling by the AU tanks. Robow also clashed with his hometown elders who lost many young boys for him to fight alongside Alshabaab on the whereabouts of their mostly dead and badly wounded boys. The other resentment of the group also bagun when the AlShabaab‘s leader, Ahmad Godane alias Abu-Zubayr, appointed a man hailing from his clan as a cashier to control the money they collect from the business people in southern Somalia. Reports confirm that Robow abu Mansur, a high ranking official in Al-Shabab, became furious when Abu-Zubayr appointed leaders for Bay and Bakool regions which is Robow’s hometowns a men who are not hail from those regions. Ahmad Godane is said to have faced some difficulties from the foreigners who now support Robow Abu-Mansur. The foreigners called on Ahmad Godane to leave the country for other countries with which has close relationship in order to resolve the rift among Al-Shabab Islamists. Meanwhile Somalia's information minister, Abdirahman Omar Osman , has said that his government was ready to welcome any defectors from Alshabaab. "We are renewing our call to the international community to assist the transitional government and the AU peacekeepers in order to restore peace in country,"Yarisow said. By Abdi Mohamed
  15. Khilaaf mudo ka dhex jiray Hogaamiyaha Al-Shabaab Ahmed Abdi Aw Mohamud Godane iyo ku xigeenkiisa Mukhtaar Roobow Cali ayaa cirka isku shareeray kadib markii uu guuldaro ku dhamaatay shir lagu dhexdhexaadinayay oo sedex maalmood uga socday Hotel ku yaal Magaaladda Marko ee gobolka Shabeeladda hoose. Khilaafka ayaa laba kacleeyay kadib markii Ahmed Godane golaha sare ee talada Al-Shabaab ka saaray Mukhtaar Roobow,sidoo kalena amray in la dhameeystiro Sarkaal ku dhaawacmay dagaaladda Muqdisho,kana tirsanaa garabka Melleteri ee Mukhtaar Roobow Cali sida ay waagacusub.com u xaqiijiyeen ila wareedyo muhiima. "Meeshii aan istaagaba telefoon dacwada ayaa ii soo dhacaya,waxay dadka i soo wacaya ka dacwoonayaan cadaalad daro lagula kacay,oo qaar ka mida madaxda Al-Shabaab kula kaceen,Cadaalad daradaas mudo ayaan ka aamusnaa,maanta aniga ayey igu dhacday,waxaan idiin sheegayaa in Sheekh Ayuub,taliyahii Mujaahidiinta barriga Bay ku dhaawacmay dagaaladii Muqdisho kadibna aan waayay warkiisa,markii aan raadshay ayaa la ii sheegay in la dilay,oo la dhameeystiray,Amiirka ninkaad u taqaanaan ee Ahmed Godane ayaan waydiiyay ,wuxuuna iigu jawaabay,Sheekh Ayuub markaan aragnay inuu liito,ayaan amar ku bixinay in Shahaadadiisa loo fududeeyo ,isaga iyo Mujaahidiin badan,waana la dhameeystiray"ayuu yiri Mukhtaar Roobow oo Maleeshiyaad ka amar qaata kula hadlayay Magaaladda Baydhabo. Mukhtaar Roobow oo loogu yeero Abuu Maansuur sedex jeer ayuu dhaartay,oo yiri SUMA WALAAHI,SUMA WALAAHI,SUMA WALAAHI ,inaysan Ahmed Godane iyo qolada la safan cadaalad iyo diin agtooda oolin,waxaana idinkugu bishaareeynayaa in xaalada wax iska bedeli doonaan. Markii lagu kala tegay shirkii Marko oo Mukhtaar Roobow uu qaatay dhaawacyadii ka yeelay Muqdisho iyo Shabeeladda hoose ,sidoo kalena kaxeeystay Maleeshiyaadkii beeshiisa,waxaa uu Amiirka Al-Shabaab khudbad uu jeediyay ku gaabsaday in Abuu Mansuur yahay nin ka leexday hadafka Jihaadka lagana saaray golaha sare hasse yeeshee Ibrahim Xaaji Jaamac Meecaad Afakhani oo ay isku reer yihiin Godane ayaa khudbad uu jeediyay ku weeraray Abuu Maansuur,wuxuuna yiri " Waa daalim Mukhtaar Roobow,waa nin qabyaalad ka buuxda,wuxuu yahay maleh,hanaga tago" Fu'aad shongale oo ka mid ahaa gudigii dhexdhexaadinayay Ahmed Godane iyo Mukhtaar Roobow ayaa Magaaladda Baydhabo khudbad uu kula hadlay Saraakiisha Maleeshiyadda Al-Shabaab wuxuu ku yiri"Dagaal Mujaahidiinta dhexdooda ah ayaa laga yaabaa inuu bilaawdo, dagaalkaas haduu bilaawdo waa fitno, yaan laga qeyb gelin, nin walba beertii aabihiis ha aado" Qaar ka tirsan Saraakiisha Al-Shabaab ayaa ku xog waramay in Ahmed Godane yahay nin qabyaalada ku weyn tahay laabtiisa,uuna madaxda ugu sareeysa Amniyaadka,dhaqaalaha iyo gaashaandhiga ka wada dhigay Saraakiil reerkiisa ah sida Ibrahim Afakhani,MMNUR,oo loo yaqaan Faruur iyo Caraale. Lamma ogga sida uu ku aakhirsan doona khilaafka Godane iyo Mansuur laakiin wuxuu Ahmed Godane aad u habeeyay Maleeshiyaad u dhashay beesha Hadamo kuwaas oo la sheegay inuu rumeeysan yahay inay asal ahaan u dhasheen Beesha Arab ee *****,uuna isaga ka dhashay. Goboladda Jubooyinka,Bay iyo Bakool,Shabeeladda hoose iyo Hiiraan waxaa ka madaxa rag u dhashay beesha Ahmed Godane. 123 ka tirsan Maleeshiyadda Al-Shabaab oo la sheegay inay dhaawacyadooda halis ahaayeen ayaa la qarxiyay inta godad lagu shubay kadib markii uu sidaa amray Ahmed Godane oo ku sifeeyay amarkiisa mid ragaas loogu sahlayay gelida Janadda. Taariikhda waa markii ugu horeeysay ee gudaha Somalia lagu arko maleeshiyo ay nolosha ku gubayaan isla kooxdii ay ka tirsanaayeen
  16. ferguson wiilwaal waba shalay eeh raage ugaas iyo xirsi amaan bey isku wakhti ahayeen Cigaal shidaad i dont know soo ki lummi jiray maha , oday biiqe wabu igu cusub yahay laga yaaba boqolaal sanne markan dhinto in la yidha xaaji xunjuf ma jirin somaliland na ma tageeri jirin
  17. laakin che luqad iyo dhaqan ma sheegto meel asaliyan laga so jeedo somalidu waxay qaataan laba go o cad cad Wa labada go ee cad cad eeh Xajka lugu tago oromadu xita way qaataan. Marka lama odhan karo halkasa laga so jeeda taarikhiyan magaaloyinka xeebeed eeh aad u caanka aha waxay weye seylac marka Muqadisho very busy bey ahayeen boqol qawmiyadood ba so maray.
  18. Che he miyana carabta laga iman karayn Asxaabihi weyna ba way ka imadeen halkas berigi ma garanysa berigu asxaabuhu ay aksum so gaadheen. wa macquul. Che hadaad carabta diidid, Ethiopianki aad necbayd beynu noqonayna ka waran taas
  19. Originally posted by Che -Guevara: ^Taas sheeko quraafaad waaye. War Sheekhu wuu jiraye Maha Khurafaad
  20. Libaahe yes i have seen its not in the town but its before you reach salaxlay town